DEG DEG;-Waji gabax Xoogaan Oo Dowlada Itoobiya Ku Dhacay Iyo Somalia Oo Qaadatay Go,aan Adag
HTML-код
- Опубликовано: 3 янв 2025
- Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
Subscribe Like Comment Share
❤❤❤❤❤😂😂😂 wa run aduunka dushiisa waxa saaran wan ugu necebahay
Mw hasan sheikh Tarikhda Somali wa hogamiyihii hogamiye Ethiopia gacanta ka shumiyay
Asc Adeer kheer Allah ha ku siiyo Amiin yaa Rab.Adeer Marabno Etobia waa cadowgeena waa in ay ka baxaan dhulkeena Etobia.umada somaliyeed wxaa Garabtaagan Allah suxana watacalaa.please madexweyne xasan Dalxureeye Naga bixi Etobia ma Rabno Etobia hadaan Nahay umada somaliyeed kuwa jogaa gudaha iyo kuwa joogo dibada ma Rabno Etobia in ay siijogto wadankeena .No More Etobia they must go to Etobia.bay bay Etobia .cadowga umada somaliyeed Cagta ka hoos Amiin yaa Rabi..XasbunAllah wanicmalwakiil kuli daalimiin Qabyaalistayaal sharkooda Allah ha ku celsho Amiin yaa Rab
Xassan sheikh Ayad haa aqriyo.(Yaa ayu halladiina aamaanuu lima taquluna maala tafcaluna(Badmaceeye ayaa iska leh.Kenya waan difacaneyna .waa hooyi somalyeed.Guul kenya daiman
War ninkaan rintii buu noo sheegay.
Illaahay ha xafido.
Waa in aanu burburinaa cadowga Itoobiya ee dhulka hooyo ku soo duulay.
Soomaaliya ha noolaato.
Itobiya xog ha Nagu qabsato rag loomahayo e maxaa lagu wada handling?
Itoobiya waa in dalka laga saara ciidankooda wayo wax dan ah Soomaaliya uma heyso in dhulkeena iyo badena ay damaaciso unbey ujoogta😊
Waa ninkii burburiyay ka shaqaynaya 30 sano kabanla’aday ka danbaysa wa itobiya ha la dillo ninka u jixinjixa qotiga!
Dowladii kala celinlahayd ayaa isku diraysa
Adder hadii isaaq &Darood soomaali yihiin soomaali waligeed dal mideysan manoqoneyso anigu waxaan qabaa in beesha diidan ethiopia ey sameysato xuduudeeda runta ah 2daas qolona iyaga ðiopia la isudaayo.
Ader waa ruunta noolaw ader qaraan doomaska waa inladala Ahmed madooba iyo sacad dani iyo musa baxi
Maxa naga dhexeeya oo ka wada hadleysa ma waxa yahan ku wada hadleya agah wa in rasaas laga warabiyo wayaanada walahi kan so raaca ba ka xun wa in aduunka lagu cadaabo
Xassan sheikh beenale badmaceeye.fasiq ah. Folay ah
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Ader waxaad tahay kaska. Somaliyad ayaad. Tahay
Wariye waxad difaceeysa maqarsarka(Xasan sheikh)Axmed madobe waa lasso werar Itobia waxay turan yihin beidabo .Maa laweraro?Gurgurte waa total out dated leader. Fashil
Ader waxaad tahay kaska. Somaliyad ayaad. Tahay