Hereri & Hargeisa Ee Fu'aad Cumar-16-02-2013

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 ноя 2024

Комментарии • 24

  • @nimco84
    @nimco84 11 лет назад +2

    Masha allah allah bless them fuad omar and hereri i miss my home Hargeisa

  • @mawliidhussein6927
    @mawliidhussein6927 5 лет назад +1

    fu aad waxaaa iigu horaysay habeen aan xaafada ku booqanay waa shakhsi aad u fiican runtii

  • @DeeqYare90
    @DeeqYare90 11 лет назад +1

    fuad cumar nice fanan

  • @Dhegayste
    @Dhegayste 11 лет назад +1

    naga daa adeer waad nagu badiday cabaadka ee meeshan doond intaa leeg oo laga bilaabo waxba faaiido ma lehee ,hadiise aad rumaysantahay in wax kastaa sidaa aad u sheegtay u dhacayaan waa loo joogi doonaa wixii noolaada.

  • @gaajuhaggy7455
    @gaajuhaggy7455 11 лет назад +1

    somalilander haye musran miya rabta in aan meeshan ka bilowno somaliland iyo somalia

  • @gaajuhaggy7455
    @gaajuhaggy7455 11 лет назад +1

    gobol ka tirsan somali insha Allah

  • @mboq
    @mboq 11 лет назад

    waxaan ku qoslay marku fuaad cuamr yiri ,,, haye buula xuubay

  • @gaajuhaggy7455
    @gaajuhaggy7455 11 лет назад

    aboo aboo ninka masajidka laga wareesanayo caadi maahan walahi dabeecadiisa aan jeclahey dadkii hore waay e nin adag waaye sifiican u dhageesta qoortiisa fiirya sida uu utaagan yahey walahi waa nin adag

  • @Dhegayste
    @Dhegayste 11 лет назад +1

    Maya cammo muran uma baahnin ,waxaynu u baahanahay wax qabad iyo dedaal.

  • @Dhegayste
    @Dhegayste 11 лет назад

    Adeer waa ceeb dee inaad tidhaahdo calankaaga waan necebahay ,calankan aad arkayso waxaa ku qoran Tawxiidka Alle wuxuu mudan yahay ixtiraam ,maaha inaad sidaa u hadasho sxb ,waana inaad ogaato calanku in aan waxyi illaahay soo dejiyay ahayne uu maro dad calaamad ka dhigteen yahay ,calanka hadii la caabudo oo lagu qiiroodo xitaa waxay noqonaysaa shirki.

  • @Dhegayste
    @Dhegayste 11 лет назад

    Ma jirto sxb waxaasi Somaliland waa qaran la dhisay oo tacab badani ku baxay ,hadii Jiritaanta Somaliland dhibaato ku yahay Somalida qaarkood waa masiibo aan xal loo helayn waxaanse rajaynayaa inay dantooda garan doonaan .

  • @gaajuhaggy7455
    @gaajuhaggy7455 11 лет назад

    walal jiitaanka somaliland waa jiritaanka somalia waa isku mid waxba jiritaan ha isku wareerin somali horey u jirtey hadana way jirtaa waligeedna way jireysaa marka ha isku wareerin jiritaanka somaliland wax qiimo kuma fadhiyo waa uun magac waa uun magalooyin somali ka tirsan oo dad somaliyeed ay degan yihiin oo nabad ah . wax intaas hdeer malahan somalilantaan aad ku walateen saxiib wadanka somali ka ku fakarin ay laka qeybiyo oo labo wadan laga kala dhigo waxas naxdin waaye nagadaa saxiib

  • @gaajuhaggy7455
    @gaajuhaggy7455 11 лет назад

    Ethiopia waa wadan jira oo madax banan oo aduunka laga aqoonsanyahey. Somalilanse maahan wadan aduunka laga aqoonsanyahey oo Ethiopia oo kale ah maxaa iskula bar bar dhigeysaa. Ethiopia hadii ay magaca raban in ay ska bedelaan way iska bedeli karaan waa caadi Zimbabwe oo kale markii hore waxa la dhihi jirey Rhodesia kadib markii ay qaateen xoriyada magaca way iska bedellen waxaylabaxeen Zimbabwe waa aadi laakin somaliland waa gobol somali ah aan wali la aqoonsan ha isla bar bardhigin Ethiopia

  • @Dhegayste
    @Dhegayste 11 лет назад +1

    kkkkkkkkkkkkk

  • @gaajuhaggy7455
    @gaajuhaggy7455 11 лет назад

    somaliland taan maa naga deesan o somali isaga soo labataan saxiib wadankaan somali maxad u rabtan in aad u kala goosaan adinkoo hal family somali ah oo hal qabiil ah.

  • @Dhegayste
    @Dhegayste 11 лет назад

    taa macnaheedu waxaaad ula jeedaa Ethiopia ayaa mar qudha magaca laga bedeli karaa oo Suuriya loo bixin karaa ?! yacni waa wax aan caqliga geli karin sxb . Sorry aad baan uga xumahay inay jiraan dad badan oo maanta wakhtiga iskaga lumiya arintan .waxaanse u malaynayaa hadii ay ka hadhi waayaan waxay ugu danbaynta kala kulmi doonaa dhibaato iyo holac aaanay weligood ilaawi doonin.