Barnaamijka Qaraaxo waxa marti ku ah Fannaanada Iqro Indhadeeq.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • Barnaamijka Qaraaxo waxa marti ku ah Fannaanada Iqro Indhadeeq.

Комментарии • 91

  • @mcneyqurux1585
    @mcneyqurux1585 Год назад +95

    Ilaahey amarkiisa ano video dhameysan Commenti kuso orda yaa ila qabo cudurkaas😫😂

  • @naciimomaxamed3994
    @naciimomaxamed3994 Год назад +36

    Yaa ilamida oo gabadhan inee fanaan tahay caawa lee ogaatay😏

  • @KadisMedia12
    @KadisMedia12 Год назад +46

    Inata aan aqoon qoftaan waa qoftii kabtan baara kabta la dhici jir tay labo jeer ay maree qaraaxo like

    • @darishore814
      @darishore814 Год назад +1

      Wey caatoowday ma is dhahday lkn meel ee ka heesto lama arko qaraaxo lee lagu arkaa 😂😂

    • @anabmohamed7031
      @anabmohamed7031 Год назад

      ​@@darishore814magaceeda RUclips, ka gali adaa baran doonee

  • @qaalixuseen6543
    @qaalixuseen6543 Год назад +6

    Wlhi reer muqdisho dhiiga 👍👍👍

  • @darishore814
    @darishore814 Год назад +53

    Hadey maanta kugu horeyso fanaanadaan ama qoftaan iskeed isku magacowday like saar 😂😂

    • @queenladanlove
      @queenladanlove Год назад +2

      2 sano kahor dadki qaraxo lagu cazumay ayey ku jirtay waana fananad marka adilee kaseenin kloey 😂

  • @sihaamcayuuni5894
    @sihaamcayuuni5894 Год назад +12

    War wa gabadhaan sugaaayey😂😂inataso dhan

  • @nimcomohamed530
    @nimcomohamed530 Год назад +12

    Isla sanadkana kabtiibay tuuratay 😂😂😂😂😂

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 Год назад +14

    Iqra indha dheeq inta ila sugaysya Naag adag waaye wlhi 😊

  • @mohamedelmiismail3310
    @mohamedelmiismail3310 Год назад +11

    Gabadhaan si daacad ah ayey idiin ku hagar baxaysaa waa daacade ka daaya dhibka.

  • @cabdicasiisindhacase895
    @cabdicasiisindhacase895 Год назад +17

    Miss kab tuur ma dhaha tan 😂😂😂Doorkii hoorana kab ayay ku dagaalamysay 😂😢😂

  • @Janno66
    @Janno66 Год назад +13

    Qoftaan Ramadaan kan iyo kii hore ba wey shidneed wlhi 🤣

  • @sunduseyyyyy12345
    @sunduseyyyyy12345 Год назад +3

    Allaaaa mss kab waaa dhiig miiran wlhia legemd❤❤😂😂😂

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 Год назад +8

    Gabdhaha hargeysa iyo Ragaba ,Waxaa ka dhiig badan kuwa moqdisho Runtii, gabadhan waa dhiigii oo qof ah,Gabar waalshed ah oo si xun lola dhaqmaayo ma daawankarto

    • @araweelo8755
      @araweelo8755 Год назад +6

      gabdhaha hergeisa inanta lajoogto sidan looma bahdliyo isaaqna cid hiil iyo ficil kuma gaadhee afka nga jeedi

    • @qaaliyuusuf8234
      @qaaliyuusuf8234 Год назад +1

      @@araweelo8755 meesha bahdil mayaale jiliinaa yaalo gbdha io directorkba wey is yaqaanaan waana lgu tlagly in qofka xayeysiinta sameynyo dabeecadiisa la eego lkn xagiina jiliin mleh waa riwaayad uun

    • @hibacooking4859
      @hibacooking4859 Год назад +1

      War dhigayaga halked ku aragtay 😂

  • @xasanaxmad2727
    @xasanaxmad2727 Год назад +11

    wxanlayabay kofidan lamagato miyaa

  • @khadijohaji6118
    @khadijohaji6118 Год назад +5

    Jambal malesku tura ma fahmin 😂😂 iqro waan waata ani salandi lawad ida io kabteda kalama haran 😂😂😂😂😊

  • @raxmonuur4574
    @raxmonuur4574 Год назад +1

    Miss kabtuurtooy iqra indha deeq
    M.a waye 👏💋💋😁

  • @sihaamcayuuni5894
    @sihaamcayuuni5894 Год назад +7

    😂waar waa gabadhan zugayey intazo dhan

  • @abdishakurhussein6564
    @abdishakurhussein6564 Год назад +4

    Calosha i hurty
    Gabadha: si raganimo leh noola hadal abowe ayay tiri

  • @maclinduksi4231
    @maclinduksi4231 Год назад +6

    Qoftan qoftii kobta captain bara kuturi jirte somaheeno

  • @farhaanahmed9081
    @farhaanahmed9081 Год назад +4

    Walhi gabadhaan dhiigeedu waa saaid

  • @horseedmedia5456
    @horseedmedia5456 Год назад +9

    Xaggay ka heestaa fannaanadanj😂

    • @yaxyewiilqaran6100
      @yaxyewiilqaran6100 Год назад

      Muqdisho waa fanand u shaqeso hobolda wabari wàna askariyad

  • @mohamedabdiahmed5923
    @mohamedabdiahmed5923 Год назад +6

    Barxada cadi u xuresaty be bel huwesan me ka so jeda qofta 🤣🤣😂ciyaal wero me ku tashanosa 😂🤣😹

    • @qaaliyuusuf8234
      @qaaliyuusuf8234 Год назад

      Qofta ciidan waayy ineysan war badneen sowma argtid oo is jilci la dhohooyo😂😂😂

  • @maryanmursal3875
    @maryanmursal3875 Год назад +5

    Miss kab tuur tanaa😂😂

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 Год назад +6

    Naag adag aya heshay cawa😂😂

  • @secretstar8830
    @secretstar8830 Год назад +5

    Qoftaan sanadkii qaraaxo la bilaabayayna kab ayay siibatay😂😂

  • @korontostudio5448
    @korontostudio5448 Год назад +2

    Gabadhaan taleefanee idinku leedahay

  • @naimamohamed644
    @naimamohamed644 Год назад +5

    wllhi inuusan ku taaban Karin waa gabar hiilo gasho wllhi🥰🤞

  • @Queen_H_N
    @Queen_H_N Год назад +6

    Kabta way ku tuurtay hada ka hor kabtan baaro 😂😂😂😂

  • @alikaahiye4168
    @alikaahiye4168 Год назад +6

    Muna maskiin maahan, waa multiple people

  • @adenhajji7623
    @adenhajji7623 Год назад +7

    Hehehe Mr Cut is the man of this programme. He should be given a big trophy by Astaan TV

  • @adhrahbingohassan9451
    @adhrahbingohassan9451 Год назад +5

    Ala saa usugaayay lee waxn islahaa wa tuma Qoftaan kabta tuureyso 😂😂

  • @maskiintiialleinaahmed733
    @maskiintiialleinaahmed733 Год назад +1

    Gabar cusub

  • @abdihollandshow2147
    @abdihollandshow2147 Год назад +4

    Mansha allah indha deeq waa qof dhiig leh

  • @abdikafiabdullahi8891
    @abdikafiabdullahi8891 Год назад +1

    Dadkii Loo Baahnaay Ma Aysan Soo Qaban Astaan Sida Wasiir Shabalaaza iyo Baaquli Boy😂

  • @deeqoalishire7744
    @deeqoalishire7744 Год назад +1

    Walhi wa qof dhiiglel ❤❤❤❤❤

  • @yusra11_
    @yusra11_ Год назад +5

    mobilekaz wa japay😅😅😅😅

  • @waxsanle9717
    @waxsanle9717 Год назад +3

    😂🎉🎉🎉cidaa xanaaq lagu gaaray

  • @abdiyareofficial3227
    @abdiyareofficial3227 Год назад +2

    Mss iqra kabta

  • @princessnaima6011
    @princessnaima6011 Год назад +3

    Iqroy school dhagax tuur miyaad wax kaso baratay kab mobile 📱 waxlee tuurtaa

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Год назад +6

    First one comments another's levels fananada 💪💯💯❤😊

  • @zalmazharav7410
    @zalmazharav7410 Год назад +1

    Atiitala madaxa jiliinka m.a

  • @sihaamahmed715
    @sihaamahmed715 Год назад +1

    Marki labad ee kab qadato waye xarifad waye wlhi tan😂😂😂

  • @siradm
    @siradm Год назад +1

    Iqro! Waa ku wattaa aniga hhhh, Iqra waa in magdhaw la siiyaa oo telefoon loo gadaa maskiinta

  • @Farxadiyoguul
    @Farxadiyoguul Год назад +1

    Noway raga ayaa ka difaacad badan dumarka. Dumarka la keenay qaarkood howshooda ayay iska wadteen lkn raga isla markiiba dagaal iyo difaac markii gabar la xumeeyo.

  • @saciidoxasan7378
    @saciidoxasan7378 Год назад +2

    19;16 Moblka waa halaabay 😳

  • @nursaid6283
    @nursaid6283 Год назад +1

    Aad ba u mahadsantijiin labo muno qaraaxo wanaagsan baa nala wadaagteen sanadkaan bsrnaamijku waa wacna si wanaagsan waa loo jiley, labo nin gabadha ma difaacin siidow iyo idiris talaabo taasina dhaqanka somalida waa ka baxsan tahay xaal ha lagu xumo ciid wanaagsan

  • @Abaasshakeeti3421
    @Abaasshakeeti3421 Год назад +1

    Eid MPRK

  • @abdirizakmohamed589
    @abdirizakmohamed589 Год назад +1

    kama helin astaan tv barnaamijkan

  • @wardahaji7260
    @wardahaji7260 Год назад +1

    ❤❤❤❤❤

  • @maahirkee3656
    @maahirkee3656 Год назад +4

    Sanadkan qaraaxo caajis waaye sanadkii kaptan para qaraaxo kama danbeyn

  • @zahraabdikarim
    @zahraabdikarim Год назад +3

    Laakiin tan magaca illahay been in ee ku dhaarato waa ceebay

  • @abdikadirabdi6686
    @abdikadirabdi6686 Год назад +1

    Astaan Mogadishu waa beelo lkn hargeyso waa siiro 000000 hargeyso

  • @NastehaAhmed-su2ri
    @NastehaAhmed-su2ri Год назад

    Ma iqra qof dhiigleh

  • @muno-gu4ir
    @muno-gu4ir Год назад +1

    Soo badiya 😊😊

  • @mohamedhashi2726
    @mohamedhashi2726 Год назад

    Kkk waxa aan la yaabay inan

  • @IqraNashaad-xu7zg
    @IqraNashaad-xu7zg Год назад

    Iqra indho deeq samidey xaq ma ahan inaad labo mar ku sameysaan sanadkii laso dhafay io hadda cep waye saas😂😂😂😂😂

  • @AyanHassan-md2jo
    @AyanHassan-md2jo Год назад

    Miss kab tur io mr caat Wani salmi😂

  • @marwaqalanjo4902
    @marwaqalanjo4902 Год назад +4

    Am sorry sidan ma ficna inantan waba dashi

  • @hamsemohamed5033
    @hamsemohamed5033 Год назад

    Rmadaanta dnbe doqonka iyo doqonta loo yeedhaayo ee lgu odhanayo kaalay wax noo xayeysii ayn la yaabanahay🤔😂😅

  • @ZumayoXasan-hi9do
    @ZumayoXasan-hi9do Год назад +1

    Anagey waxay Isla ogayeen bay nojlayaan benalayaal astaan

  • @somalikanye8642
    @somalikanye8642 Год назад

    Si lo shaqeeysto ba lu barilahaa mashaqeeysta yehee 😂

  • @abdinoormohamedali5402
    @abdinoormohamedali5402 Год назад +3

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @qadroshattah2545
    @qadroshattah2545 Год назад +1

    Mss kabta🤣🤣

  • @gabarcad9101
    @gabarcad9101 Год назад

    Qofta kliye sugayey nclaa safaradahga................😂

  • @nasiibcabdixasan9352
    @nasiibcabdixasan9352 Год назад

    Astan qof walbo fanan waye na dhaha😂😂

  • @ahmetshaker131
    @ahmetshaker131 Год назад

    Tani ma kab uun bay wadhfinaysaa 😂😂😂

  • @dalmarabdi877
    @dalmarabdi877 Год назад +1

    Mobilka iska bixiya

  • @abdikarimhassan1603
    @abdikarimhassan1603 Год назад

    Wll inanta mobile keeda u hagajiya ama mid cusub u iibiya
    Iyada iska jabisey arin maahee 😂😂😂

  • @haboonhaboon3804
    @haboonhaboon3804 Год назад

    Gbdhaan sndksta kabta leee 😂wiif

  • @leeylomaxamed3031
    @leeylomaxamed3031 Год назад

    Gabadha talefoon haloo gado astaaney

  • @xamdiabdalla6313
    @xamdiabdalla6313 Год назад

    Gaaadhaan mobile halo gado 😢😅

  • @cilmiilaahey1281
    @cilmiilaahey1281 Год назад +3

    Iqra kapta

  • @ilameeraysostudio5531
    @ilameeraysostudio5531 Год назад

    Gabadha telephone ka haloo gado nacalaa idin ku taale

  • @sihaamcayuuni5894
    @sihaamcayuuni5894 Год назад +5

    War wa gabadhaan sugaaayey😂😂inataso dhan

  • @sihaamcayuuni5894
    @sihaamcayuuni5894 Год назад +4

    😂waar waa gabadhan zugayey intazo dhan

  • @maryanmursal3875
    @maryanmursal3875 Год назад +1

    ❤❤❤❤❤

  • @sihaamcayuuni5894
    @sihaamcayuuni5894 Год назад +3

    War wa gabadhaan sugaaayey😂😂inataso dhan