5 Buug waa in Aad akhrisaa inta Aadan 20 Sano Gaarin | Qodobo kaloo muhiim ah

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 фев 2025
  • 5 buug waa in aad akhrisaa ka hor inta aadan gaarin 20ka , dabcan dadka ku xiran ogaansho 18-24 ayay intooda badan u dhaxeeyaan , waana marxalad cumriyadeed xadidi karto inata badan waxa aad noqonayso mustaqbalkaada dambe , hadii aan si kale u dhigno saamayn ayay ku yeelanaysaa geedi socodka noloshaada .
    halkaan waxaan kuugu soo gudbinaayaa 5 kitaab ama buug oo ay muhiimtahay in aad akhriso si ay indhaha kuugu furaan ,
    qasab ma ahan in 100% waxa kutubtaan ku qoran aad u qaadato waxa ugu muhiimsan waa in ay kuu noqdaan sidii dharbaaxo hurdada kaa kiciso
    marxalada hore ee dhalinyara nimada waa muhiim waa waqtiga ay caadooyinka xun iyo kuwa wanaagsan labadaba samaysmaan
    waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Комментарии • 783

  • @ogaansho
    @ogaansho  4 года назад +459

    Buugii Hore : 7 caado ruclips.net/video/t6lZKdyPFy4/видео.html

    • @aqoonkaab996
      @aqoonkaab996 4 года назад +14

      Omaar inshaar walaal aduun🥰

    • @garaadofficial8992
      @garaadofficial8992 4 года назад +7

      Wll wakusaaray adiga raali aha isaar

    • @garaadofficial8992
      @garaadofficial8992 4 года назад +6

      @@aqoonkaab996 wll wakusaaray adiga raali aha isaar

    • @furahaaduunka7773
      @furahaaduunka7773 4 года назад +3

      Zxp walaal waan ku jacelahay ilaahay dardiisa

    • @garaadofficial8992
      @garaadofficial8992 4 года назад +2

      @@furahaaduunka7773 wll mcn adunyada cisi iyo sharaf kunolada akhirana janada allah ha kugu casumo isoo booqo

  • @saedahmet2736
    @saedahmet2736 4 года назад +65

    Iam saed im 17 yrs old and iwish these books will help me alot thanks ifound all of them on google 😊

    • @qamarismail2280
      @qamarismail2280 3 года назад

      You found them by ENGLISH or I also want these books nd i'm 16 y/o

    • @abdirahmanadem5074
      @abdirahmanadem5074 3 года назад +2

      Fiiriya asoo english mahaystan booka 2 dadka kugu hareeraysan maxey doqomo uyihiin buugaas hadaad english kuhesheen ii sheega asxpta cumar ininkoo mahadsan

    • @hamdamoha8153
      @hamdamoha8153 2 года назад +1

      Madhamesay bugti 18 alxm

    • @xmze75
      @xmze75 2 года назад +2

      Me too

    • @xaantuug8946
      @xaantuug8946 2 года назад

      @@xmze75 ani hada 17 jiraa

  • @cumarcaaqil9
    @cumarcaaqil9 4 года назад +119

    Buugaagta aqrintoda maku fiicni dhowr iyo labatan jirna waan ahay balwadeydu waa dumarka
    Allow guur xalaal ah o aan kudago ii sahal.

    • @abdulfatahmohamed7939
      @abdulfatahmohamed7939 4 года назад +9

      AmiiN dhamaaNteenba wllo 🙏✅

    • @safaasamater324
      @safaasamater324 4 года назад +30

      balwadaada hadeey dumar noqoto waligaa hormar ma gaareesid waaye dumarku waxaa ladhahaa waa ilmadoow hadeey 1habeen dartaa u ooyso oo eeysan heeynin awood eey kaaga aarsato ogoow ilaahay aa kaa sareeyo adne balwadaada waxkale kadhigo sida inaad banooni ciyaarto jirka dhisato midaasi ma ahan wax dib kuu dhigaayo illaahayne hakuu sahlo guur aad ku dagto wallaalo

    • @suleekhaaadan3884
      @suleekhaaadan3884 4 года назад +6

      AaaaamiiiN wll

    • @mohamedidiris2692
      @mohamedidiris2692 4 года назад +7

      Allaahuma aamiin dhamaanteen wll

    • @cumarcaaqil9
      @cumarcaaqil9 4 года назад +6

      @@safaasamater324 o markey ii ooyni maxan u gestay? Maxadse u fahamtay balwadeydu waa dumarka? Bl no sheeg sida u fahamtay?

  • @awaarepilot4103
    @awaarepilot4103 4 года назад +64

    1:لماذا من حولك اغبياء
    ٢:العادات السبع للناي الاكثر فعالية
    ٣: حول العالم ٢٠٠ يوم
    ٤: الثلاثية نجيب محفوط
    ٥: هؤالاء علموني

  • @abdikadir5865
    @abdikadir5865 4 года назад +52

    Allaha u naxariisto hooyadaadii wacneyd😥 ee dhimatey 3/6/2020😥✔️

  • @bellafashion8487
    @bellafashion8487 4 года назад +99

    buuga 1aad 2:44
    buuga 2aad 4:30
    buuga 3aad 5:15
    buuga 4aad 6:55
    buuga 5aad 8:02

  • @abdifataahshihaapka1751
    @abdifataahshihaapka1751 4 года назад +40

    جزاك الله خيرا أخونا الكبير حبذا لو فتحت لنا سلسلة حول هذا الموضوع ▪︎كي يعم النفع ▪︎وتفتح أعين شبابنا
    Alla hakaa abaal mariyo wll way wacnaan lahayd inaad noofurto taxana noocan ah si aan indhaha ufurano siiba dhalinta soomaliyeed badankoodu xalkoodu waa alle ha usahlo.cidii igu raacsan like si uu uarko wllken weyn cumar🌻

  • @IbraahimDaauud-el4nb
    @IbraahimDaauud-el4nb Год назад +7

    I am watching 2023 thank you omar your really managing our future

  • @andregamming3536
    @andregamming3536 4 года назад +212

    haddii aad 20 sano ka yartahay like iisaar

  • @aqoonkaab996
    @aqoonkaab996 4 года назад +58

    Manta II cimaamadda like
    Maclin Omar inshaar🥰

  • @quruxbadan4094
    @quruxbadan4094 4 года назад +7

    19ban ahy alhamdulah 20 ku socdaa koly qof wayn ban ahy and i hope inaan riyooyn bdn xaqiijiyo bugagtna wxbdn ka faido danke omar

  • @zakibashiir8315
    @zakibashiir8315 Год назад +1

    I'm 19 yrs and 7 months old and i will Read these 5 books i.a thanks pro❤

  • @mambuuqzoria29
    @mambuuqzoria29 4 года назад +15

    Dad ayaa maantay caddaabmaayo kaliyah sida eey ku joojin lahaayeen cadadaas xun. 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 qofkasta asagaa iska war qabo WLLHI allaah wadada hanuunka ha inoo saqiro amiin amiin amiin

  • @markaawichannel2469
    @markaawichannel2469 4 года назад +8

    Yaa rabi Ustad Omar inshar waalidkisa unaxariiso io dhaman musliminta Aamiiin

  • @sarqawiofficial598
    @sarqawiofficial598 4 года назад

    ustaad omar aad iyo aad ayaan u mahadsan thy runtii waxa aad maanta ka hadashy waa xaqiq dhab ah Nasexadaan waxan u baahnaa 2012kii balse hada ayaan helay shukran al ustaad omar allah yabarik.

  • @Toptenrecaps
    @Toptenrecaps 4 года назад +5

    Ogaansho waxaan
    Lasocdaa muddo 4 sano kudhow
    Xilligay aan kusoo biiray waxay ahayd
    Bilihii tobnaad illaa kobyo tobnaad ee sannadkii 2017
    Ilaa iyo maalintaas illaa iyo maanta maxasuusto hal video oo idhaafay waayo wuxuu ahaa Chanel aad uga helay
    Markaas waxaan jiray 13 sano
    Haddana waxaan jiraa 17sano Omar inshar
    Waxaatahay khabiir kutakhasusay arrimaha dhalinyarada
    Alla haku barakeeyo omar
    👍👍👍👍👍👍💯

  • @izaaw8661
    @izaaw8661 4 года назад +5

    Mahadsanid ustaad 20sano maadaama ay 2sano iiga dhiman tahay alhamdullillah aad baa u jeclahay wax akhriska iyo luuqadda carabiga waliba inaa gurigayga maktabad ka dhigto, sanadkii tagayna 2020 waxaan akhriyey ilaa 6buug walow uu ii ahaa sanad dhib badan alhamdullillah waxaan rajaynayaa inaa akhriyo kuwaana iyo kuwo ii qorshaysan ilaa 10 buug meelahaas

    • @mahirabdi5532
      @mahirabdi5532 3 года назад

      M.a Wll sanadkii 12 buug ayaa la aqriyaa. Bishii hal buug. Halbuug 30 maalin.

    • @izaaw8661
      @izaaw8661 3 года назад

      @@mahirabdi5532 waxay ku xiran tahay qofku waqtiga uu haysto iyo buuga inta uu le'eg yahay, buug kasta oood akhrinaysid waa in uu ahaadaa mid adi ku anfacaayo oon waqti lumis ahyn, qofbaa ku dhahaaayo sanadkii 80buug baa akhriyaa hadaa aragtidna buugtuu akhriyo waa kuwo 20page ah oo qiimaba lahayn sida cigaal shidaadyo, juxa😁😁😂🙈

    • @mahirabdi5532
      @mahirabdi5532 3 года назад +1

      Kkkkkkk wlhi been ma ahan. Waan kuugu hambalyeeynaa inaad waqti hore ku baraarugtay hormarka iyo wax aqriska meeshaada kawad.

  • @xafsocabdulahi654
    @xafsocabdulahi654 4 года назад +4

    xaqiiqdii wiilkan kaliya aan aaminsanhy in wax inoo muhiima yutbkiisa kusoo kudbiyo halka kuwa kle malyacni ay kadawa wareegayaan oo xabad faaido aan luuqabin wlal ilahy haku barakeeyo🤲 wax badan ayaa nolashyda kabadashay waxaa tahy maclinkii iigu fiicnaa ee aan waxbadan kafaaiday

  • @mohametkaafi5534
    @mohametkaafi5534 4 года назад +31

    Wxan ahay 20 sano jir alhmdulilah wxn akhriyay 16 buug😍

  • @abdiaposto1413
    @abdiaposto1413 4 года назад

    Cumarow qumiyada kadhalatay
    Wax ma aqriyaan yacni jahilnimo
    Kama ahann lkn wax aqrinta duqaadkeyda ayen laheyn lkn madama thy qof jecel umada in wax wngsn uso gudiyo tala tala ahaan. Bugagta. Inta muhimka adigo kasoqadanayo inta noga so gudbi muqaal ahan. Thanks wll

  • @kismamedia6719
    @kismamedia6719 4 года назад

    Dad aya manta cadaabmaaya iyago aduunka jooga sidii ay u joojin lahayeen caado xun oo ay barteen waa xaqiiq runti ilaahay haka baabiiyo qofwalbo mislimo caado xun ku intixaaman manta amin

  • @rajadumarbayrumobi5160
    @rajadumarbayrumobi5160 4 года назад

    mahdsnid wll aad iyo aad wall naftayada iyo nolashayada ayaad qayb wayn uga tay xasuus kuqoran mid waliged laxusidoono kadib markan kudhaqano buugtan wana soodajistay ani ahaan shanta buugba
    wallken عمر انشار
    الله يعطيك كل ما تمنى من قلبك له سلامة والراحة
    alleh cimriga haku dhereyo mid saalixa oo wax tar leh hakugu siiwado
    عمر اانشار

  • @amiinabdirahman8278
    @amiinabdirahman8278 4 года назад +1

    Alxamdulilaah Wax-akhrisku waa caado aan si maalinle ah u sameeyo, buugtanna waan akhrin doona.
    Qofkasta oo soomaaliyeed waxaan rajaynayaa in uu wax-akhriska la saaxiibo.

  • @abdiwelimustaf1328
    @abdiwelimustaf1328 4 года назад

    Waxaan rajeynaa qoraayaasha somaliyeed badala afafka qalaad ustdka buugaagta uu tilmaamayo noo soo turjumaya fadlan. mahadsanid ustd omar inshaar illh haku xafido.

  • @fadumoahmed7527
    @fadumoahmed7527 4 года назад

    Aad iyo aad baad umahadsan tahay ustaad . Ilaahay waxaan kaagarajayn inaad aakhiro iyo adduunba liibaan.👍👍👍

  • @subayrmaxamed455
    @subayrmaxamed455 4 года назад

    In sha alaah wall qaali waaxan kuu rajaynayaa guul wall omar inshaar

  • @bilansiciid9990
    @bilansiciid9990 4 года назад +1

    Wcs masha alah wanag ayad larabta dhalinta se waxa muhiima qofki donaaya aqoon korosi ama qisoyin ama talooyin ama cafimad
    Yacnii nolol dhamaystiran oo bila mashaakila ha aqristo QURANKA KARIMKA malyan buug od aqris kama faaidaysid Hal ayaad ood oqriso wax udhigma yacni somaliyey quranka halagu dadaala وقال الرسول يارب ان قومي اتخذو اهذا القرآن مهجورا

    • @abdirahmanmohamed8998
      @abdirahmanmohamed8998 4 года назад

      Mash allah walaalku waxay ahayd in uu ka dhigo kitaabka koobaad si uu ugu dhiirigeliyo dhalinta liibaantooda aakhiro iyo aduun

  • @saabiriincali7379
    @saabiriincali7379 3 года назад +1

    Alx 18 sano ayaa jiraa 2sano kahor ayaan bilaway Akhrinta buugta iyo riwayadaha kudhawad 100 wn aqriyey
    Carabi ayaa ubadan fikirkeyga ayey badaleen kuwan iyagana wn aqrin insha allah somaliyey Akhriska kudadaala
    Wa iga talo🥰

  • @hodanxuseen8538
    @hodanxuseen8538 4 года назад +1

    20 ka sano hal sano ayaa iga dhiman mahadsanid wll cumar sida inogu faideesay mawduucan

  • @diintakaliya
    @diintakaliya 4 года назад +3

    Masha allah i have read all! tips for liking to read, try to read while you are happy not when u are busy and angry

    • @sucaad2
      @sucaad2 3 года назад +1

      Niohow ma ii shegtid meshan ka heli karo

    • @diintakaliya
      @diintakaliya 3 года назад

      @@sucaad2 internet

  • @abdikariimbicirif3860
    @abdikariimbicirif3860 3 года назад +1

    Am 19 years oLd good advice omaR 🙏

  • @abdirahmanmahamed8118
    @abdirahmanmahamed8118 4 года назад +1

    Runti aad iyo aad baad u mahadsan tahay shaqo wngsan baad u haysa umada big respect ✊🙏💐 guul ban ku rajeenaya sxb

  • @cigeardon726
    @cigeardon726 4 года назад +8

    This channel is a channel for young people and their awareness so let us encourage our brother omer imshar😍😍

  • @abdulweliahmed8832
    @abdulweliahmed8832 4 года назад +1

    MashaAllah waa muqaal aad muhiim uah, ilaahay Soomaalida hafahamsiiyo,
    Jazaka Allahu kheyr bro

  • @edystudio6501
    @edystudio6501 4 года назад +9

    maheli karnaa 1o qof oo janalkeena soo booqda from Eritrea 🇪🇷🇪🇷❤️🇸🇴🇸🇴🙏

  • @mohamedabas4477
    @mohamedabas4477 4 года назад

    Masha allh wll sido kale adna waxeynu kuu rajeyneynaa guul labada daaroodba insha allg

  • @AkhlaaqDumar
    @AkhlaaqDumar 4 года назад +6

    ماشاءاللہ جزاك اللهُ‎ الله حافظ

  • @farxiyo_hani
    @farxiyo_hani 7 месяцев назад

    Waxaan dhashay 2007 dabcan way fiicantaha inaa arko muqaalkan ❤

  • @ayoush3734
    @ayoush3734 4 года назад +3

    ماشاءالله جزاك الله خيرا

  • @Mira_334
    @Mira_334 4 года назад +2

    19 sana Jira 8bilood Baa iiga haray 20 sano🙂 Ciwaanka baa isoo jiity Mhdsanid 👏💝

  • @Mr.Fighter_zofe
    @Mr.Fighter_zofe 4 года назад +26

    Mr omar keep going forward no way going back 💯💯

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 4 года назад +1

      Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor hadii kalena qoraal dhammaantiisba ha soo qorin
      Halkan afafqalaad dhammaantoodba loogagama baahna weeyna ku liidanyihiin

  • @cabdiqanimaansaawi8981
    @cabdiqanimaansaawi8981 4 года назад

    Mahadsanid walaal Omar inshar waxbadan ayaad noo faa'idaysaa maalin walba.

  • @abdallaaadan8508
    @abdallaaadan8508 4 года назад

    Masha allah al ustaad cumar alle haku barakeeyo adiga iyo walidiintata aduun & aaqiraba mhdsanid ustaad

  • @bellafashion8487
    @bellafashion8487 4 года назад

    mashaallah halsano iigahartay 20kii alle cafimaad haynugu gaarsiiyo amen

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 4 года назад

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin 《》
      "JZK Khayr"

  • @saaroxaaji2867
    @saaroxaaji2867 4 года назад +7

    Waan rejeynayaa in ay fahmeen dadka soomaaliyeed

  • @cabdulmalik5999
    @cabdulmalik5999 4 года назад +7

    Ma kugu adagtahay ultukashada salaaddu?
    Raac talooyinkan fudud ee kaa caawinayaa inaanad ka tagin salaadda:
    1: Ka fogoow dhagaysiga heesaha si iimaankaagu u xooganaado qalbigaaguna wiswaaska shaydaanku uga dheeraado
    2: Ka fogoow Waxyaabaha kicinaya dareenkaaga, dadnimadaadana liidaya iyo caqligaaga sida daawashada filimada xun xun ama muuqaallada la xidhiidha jinsiga
    3: Ka fogoow wax kasta oo kugu ridi kara ama kuu fududayn kara Sinada (galmada xaaraanta ah)
    4: Mar walba tasbiixso akhrina quraan maalin walba haba ahaato hal aayad ahe
    5: Ku xeer naftaada dad salaadda joogteeya si ay dhiirrigelin kuugu noqdaan
    6: Xusuusnoow geeridu inay mar walba kuu iman karto
    7: Ka shaqee nadaafaddaada jidheed iyo dhareedba
    8: Dib ha u dhigan salaadda si aanad uga caajisin
    9: Alle ha bari inuu kuu sahlo tukashada salaadda.
    10: Ka fogoow saamalaylka iyo isticmaalka maalaycniga ah ee social media-ha.
    11: Ku xooji iimaankaaga Soonka
    La wadaag asxaabtaada kale, si ay kua akhristaan.

  • @axmedicc
    @axmedicc 4 года назад +5

    Alla wll mahadsanid weliba aad iyo aad🙏🙏🙏
    Wll waxaa tahay qof aad u wanaagsan kana fikiro danaha umadda soomaaliyeed
    Wll waxaan kaa codsanaa dhibkaagaba ha ahaatee in aad buugtan aad noosoo turjunto tixanana nooga dhigto oo aad qayb qayb noogu soo geliso.🙏🙏😍
    Igana raali noqo hadii uu xoogaa codsigeygu kugu cuslaaday🙏🙏.
    Fadlan wll waa inoo muhiim

  • @krshaka8560
    @krshaka8560 4 года назад

    قرأت كتاب سلامه موسى ورواية نجيب محفوظ بس ولكن سأقرأ الباقي

  • @LearnEnglishPro.
    @LearnEnglishPro. 4 года назад +9

    Walaal cumar awalan aad iyo aad aad u mahadsantahay waxaan kaa codsanayaa ktabkii ugu horeeye ( لماذا منح حولك أغبياء) adiga oo mahadsan 2 ama 3 xalaqo noogu soo koob walaal بارك الله

    • @franskafka5913
      @franskafka5913 4 года назад

      Hh maanad caadi ahayn😂luuqadii oo kgu adag ayaad doonaysaa inaad buugaag carabiga ku qoran akhrido😂horta hingaada baro wey iska fududaaneysaa E

  • @bulgerietv8482
    @bulgerietv8482 4 года назад +4

    Frist one muuuqalkan aad ayaan usugeyey
    18 ayaaan jira
    Mhdsnid walal cumar inshaar

    • @ismailmire4114
      @ismailmire4114 4 года назад +2

      16 lee jiraa ani 😀😀😀😀🇩🇯🇮🇷🇸🇴🇸🇱

  • @hamzemohamed6458
    @hamzemohamed6458 4 года назад +10

    Walaalkeey cumar, sanadii 21 koobaad baa iisocota, lkn waxaad moodaa inaad video gaan aniga iigu talagashay fikir ahaanteeyda iyo moowduucu siduu iifaramuuqaayo, lkn waan tijaabin doonaa buugaagtuna in la iigutalagalay.
    Mahadsanid.

  • @aweesabdulrahmaanisxaaq2219
    @aweesabdulrahmaanisxaaq2219 4 года назад

    Thanks bro waayo ani waxaan ahay qofka ugu horeeya oo aan wixiis marka aan daawado go aanadeyda Ku badalmaan m.a

  • @bussimulatorultimate9950
    @bussimulatorultimate9950 4 года назад

    Mahadsanid cumar waan ubaahnayn

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 4 года назад +2

    Wlaahiga waa Runtaa omar in shaar horay u soco thnks hada ayaan class ka soo baxay hadana waa Daawonayaa videogaga 🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤

  • @Mudane.
    @Mudane. 4 года назад +1

    Ogaansho :mawduucyada aad ka hadasho Iyo Aqoonta Xidhiidh fiican Baa Mahadsanid Wll Cumar❤from soomaligalbeed

  • @axmedcabduqadir6206
    @axmedcabduqadir6206 4 года назад

    Kanaalkaan ogaansho waxa aan bartay sanadii 2017 dhamaadkiisii ilaa iyo hadana waan kuxeranahay waxaana jiraa 20sano 2bilood alxmdu allah wixii afaco ayaan kadhageeystaa wixii kalana meesha uga tagaa

  • @mowledmohamed2717
    @mowledmohamed2717 4 года назад +1

    Alle hakaa abaal mariyo walal

  • @abdisalam679
    @abdisalam679 4 года назад

    My fvrt channel mansha allaah ❤

  • @mohamedxadaari7170
    @mohamedxadaari7170 4 года назад +7

    Keep going ustaad omar Oinshar

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 4 года назад +1

      Maxamad ✅ Xadaari
      Sii soco ✅
      Bare ✅ Cumar ✅ Inshaar ✅

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 4 года назад +8

    Wcs, gobtu isma qariso noolow bro🌏❤😍

  • @waxcusub1officaial
    @waxcusub1officaial 4 года назад

    Thank you sxb aan ku xidhanahy janalkaan waana jeclhy xqiiqdii sxb guul ayaan kuu raheynyaa

  • @Alikaraama
    @Alikaraama 4 года назад +24

    400k SUBSCRIBERS COMING..........💯✅

  • @abdillahisamireh1344
    @abdillahisamireh1344 3 года назад

    Mahadsanid sxb aad bad udhiri galin utahay

  • @user-vf7sj8gi9x
    @user-vf7sj8gi9x 4 года назад

    Mahadsanid ustad cumar inshar horay usoco walalkey

  • @muniirosmaan4689
    @muniirosmaan4689 4 года назад

    Najiib Maxfuud. Kitaabkiisa awlaadu xaarratinaa. Diin la'aan ayaa ku qoron.

  • @bashiiraadan1964
    @bashiiraadan1964 4 года назад

    Waad mahadsantahay zxp juhdi dheer aa ku bixisay si ay dhalinyarada u sameeyaan hormar 🤩🤩🤩

  • @apdirahiim5642
    @apdirahiim5642 4 года назад

    Bookaag caqligayga kordhinaayo oo dantayda aaan ugu baranla ibara isheeg

  • @abdallasalih775
    @abdallasalih775 3 года назад

    شكرا اخي سمعت كتاب لماذا من حولي أغبياء بسببك وبعدها تغيرت فيني عادات كثيرة , ياريت لوتعمل فيديوهات اكثر عن كتب مفيدة 😂❤️ اكتب عربي عشان كتابتي بالصومالي مرة تعبان

  • @amaalahmed9589
    @amaalahmed9589 4 года назад

    Maasha allah ilahay haku sharfo runtii waan ka faaiday videogan sidoo kale buugaagtaas waan akhrinaya insha allah mhdsanid mar walba ilahay haku sharfo

  • @hamse33muhumed79
    @hamse33muhumed79 4 года назад +2

    MAHADSANID BRO NO Faaidaysay 🙏 USTAAD CUMAR MAXAMED INSHAR ❤️🙏❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @saeedmohamed9480
    @saeedmohamed9480 4 года назад

    Buuga igu horeeyo waxaan jeclaan lahaa in aad koo fasirto ustaad Omar irshaar hadaad kari waysom

  • @LTGAzam
    @LTGAzam 4 года назад

    Sanadihii noolashayda ugu hormarka badnaa waa marky dadayda ahyd 17 jir -18 jir 2badaas sano buugagtii ugu badnaa noolashayda ayaan aqriyy
    Waana xiliga aan ugu farxada badnaa
    Hadeer alx waxaan jiraa 22 jir
    Wlhi waqti aad uwngsan ayy ahyd mashallah

    • @franskafka5913
      @franskafka5913 4 года назад

      Markaad tidhi 17 18 wxay ahyd xiligi ugu farxda badnyd nolashyda wxaan islhaa imika waxa weyi ilaa 50 or 60 sano😂
      22 jir baad thye maadiga sidaa usii weynaadeyba

    • @LTGAzam
      @LTGAzam 4 года назад

      @@franskafka5913
      Yacni markaa wax aqriska aad ayaan ugu wanaagsana hadeer sidii waaga aan wax u aqrin jiray wax uma aqriyo
      😂😂😂
      Sidaa unbaa ka wadaa wll

    • @franskafka5913
      @franskafka5913 4 года назад

      @@LTGAzam hh bal dadka comntiyada soo qoraya ila soo eeG,midkastaa wxuu leyhy waxbaan akhriya😬talow jahligu xalkuu inaga haystaa mise wali waxynu akhrinaa buugaagti ka hadleysey sida loo hormaro ama sida loo farxO😂😂

  • @abdurazack4u
    @abdurazack4u 4 года назад

    Muuqal Cajiiba, Mahadsanid Ustaad Omer..

  • @Yahyebashir2012
    @Yahyebashir2012 4 года назад +7

    M.a pro Omar keep going

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 4 года назад

      MaaShaaAllaah ✅
      Boowe = Aboowe = walaal ✅
      Sii soco ✅

  • @peyazahassan2303
    @peyazahassan2303 4 года назад +46

    Omar inshaar dhalin yarada English ayaaa manta ufudud maxaa yeelay waxbarashada English ku baxdaaa ayagoo English video kasoo sameee

    • @__demacho__7289
      @__demacho__7289 4 года назад +2

      Xaqiq walhi

    • @ABDALASHOW143
      @ABDALASHOW143 4 года назад +2

      Waa sax sxb carabiga ku fiicnin waxabarashada madooyinka badanaa waa english

    • @LTGAzam
      @LTGAzam 4 года назад +1

      Waa is barbardhig schoolada dhalinta ay kasoo qalin jabiyeen waa 50 Arabic io 50 English
      Waloow schoolda soomalia ugu magaca dheer ay carabi ku baxaan

    • @abdulweliahmed8832
      @abdulweliahmed8832 4 года назад

      Inta reer galbeedka iyo qurbaha kunoo ayaa englisha ubadan,
      Lkn dhalinyarta iyo Ummada Soomaliyeed Arabic ayeey ubadanyihiin, siiba kuwo kunool dalkeena hooyo

    • @smileygirl2656
      @smileygirl2656 4 года назад +1

      Haa please aniga video ga wa ku farxay lkn marki Arabi u dhhy wa nhy cause Arabiga sifican uma fahmi English ii fiicna laha😢😢

  • @Dahirmuse-f7e
    @Dahirmuse-f7e Год назад

    Mahadsanid wll buu aya ka qori rawa😊

  • @kaafiyare3287
    @kaafiyare3287 2 года назад +2

    Cumar inshar sxb sare mahadsanid lkn waxan jiraa 18 sano sidoo kale waxan qoray buug ka hadlayo xikmadaha nolosha, waxan arkay hadda ka hor wiil qoray buug oo ku weydiiyay la talin oo aad dhaheyso adoo jiro 18 sano sidee ku qori buug waayo adaaba ku baahan in aad wax barto maskaxdada, marka ani ilama qurxano sxb sare in aad qof niyad jabiso laga yaabee in uu yahay qofkaas qof allah xikmad siiyay waayo allah wuxuu yiri من يؤت الحكمة من يشاء فقد أوتي خيرا الكثير marka sxb sidee kula tahay arintaani

  • @sayidmaxamad
    @sayidmaxamad 4 года назад

    Cumar wll wlhi barnaamijikaan aad baan u jecelahay thanks 🙏🙏🙏❤❤❤❤❤

  • @elyazelyaz1347
    @elyazelyaz1347 4 года назад

    Mawduuc aan sugayay inaad ka hadasho aan rabay wayo dhalinyarada somalida intooda badan dad wax akhriska ku wanagsan ma aha hadana waxa sii khaldan ay u fahmeen social media ✌

  • @honkeyofficial4820
    @honkeyofficial4820 4 года назад

    cumar inshaar nin runta soo gudbiya horay usoco hambalyo

  • @faisalmohamed6548
    @faisalmohamed6548 4 года назад +1

    Mahadsanid ustaad Omar
    16 jir ayaan ahy

  • @halimajama1664
    @halimajama1664 4 года назад

    Sanadkaanaanba gaaray 20 kiiiiii inshaalah in an aqriyan isku dayi mahadsanid ustaad

  • @ogaalkaguud9767
    @ogaalkaguud9767 4 года назад

    M.a Mahadsanid wll Cumarow

  • @sabrinabdi4650
    @sabrinabdi4650 4 года назад +1

    Mahi dadka commentiga baxsha balse waxan kamid ahay kuwa marwalba ku dawada 14 markan jiray ku sobiray chanalkaga hadana 16 jira alx horay usoco ustad

  • @jamacbashiir8870
    @jamacbashiir8870 4 года назад

    ustaad Mahad sanid ilahay haku barakeeyo wll inoo soo badi barnaamijyada dhiiri galinta ❤❤🙏🥰

  • @mucaadmohamedafrahbaale7912
    @mucaadmohamedafrahbaale7912 4 года назад

    Masha allah ustaad mahadsanid alle haku sharfo

  • @abdimodel6539
    @abdimodel6539 4 года назад

    Thanks inbadan zxp ogansho muqladada aad ayay iitaabtaan

  • @clwahaabnadaara6405
    @clwahaabnadaara6405 4 года назад

    Wll wali 18 jirr wli magadhin incha allah waan akhrin doonaah

  • @kaamilabdirahman210
    @kaamilabdirahman210 4 года назад +1

    ILAAHAY haku barakeeyo
    Waxaad tahay dhiiri galiyahayaga
    Ogaansho

  • @kinggoley5189
    @kinggoley5189 4 года назад

    wallhi omar inshaar waa macalinkaa anna waxabadan ka bartey ee cadad xun ee marka kaliiga qolka ad ku tahye mgceed wuu xunyaah walhi 2020 markaan maqaley dhibtaada eysldahey iyo aflaanta xun xun iyo waxii dhibto kenoo dhey usdaadken udeey illahey qaar aaalah siyaa m,a like si eey ugaarto dadad farbadab my fans

  • @احلامبدوننهاية-ل1ذ
    @احلامبدوننهاية-ل1ذ 4 года назад +1

    Waxaan ahay qofkii ugu Horeeyay waxkalena ma ahan waan kusugi waayay runtii noolow omar

  • @sumayyahyusuf7142
    @sumayyahyusuf7142 4 года назад +1

    Jazakallahu khayr

  • @rahmaabdi2214
    @rahmaabdi2214 4 года назад

    Chanel ka ugu jeclhy youtube had iyo jeer muqaalada laso galiyo ima dhaafan

  • @sharmaasahal1591
    @sharmaasahal1591 4 года назад

    Wll ogaansho gabar islama hormar magari kartaa

  • @yahyekhaliifali874
    @yahyekhaliifali874 4 года назад

    Ugu horeyn mahadsanid Omar inshaar
    Lkn anaga inteena bdn maku fcnin luuqadaha eey buugaag taaas ku qoran yihiin oo waayo dalka gudahiisa ayaaan joognaaa lkn macnaheedu maahan inaa English iyo carabi zero manihin lkn reeer aan buugaag ku fahano sida luuqadeena hooyo manihin

  • @yaasmiincabdullahi3724
    @yaasmiincabdullahi3724 4 года назад

    Aad ayaan kuuku mahad celinaya wallkey omar inshar 💕💕💕💕💕💕

  • @Masterka7
    @Masterka7 4 года назад

    Inshlh masuul inshaar masar ban u guuraynaa

  • @zuzuqalbisafiyafamily3831
    @zuzuqalbisafiyafamily3831 4 года назад +3

    First comment mnsha Allah

  • @cabdirisaaqcumar7406
    @cabdirisaaqcumar7406 4 года назад

    Masha Allah Alle haku sharfo wll sida quruxda badn ee aad aqoon noola wadaagayso mar walba 🥰❤💯🙏🏾

  • @xasanaxmed5566
    @xasanaxmed5566 4 года назад

    Muhiim muhiiiiim sax waye waxad barato waa baaskaa maah mah aya aheyd