DEG DEG:DAAWO LIVE MUJAAHID KAALA FOOTO OO HADA AFKA FURTAY QIRTAYNA INUU

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 дек 2024

Комментарии • 46

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 День назад +2

    Geesi baad tahay halgamaa ah Macalim Kaala footo 🫡. Madaxa ayaad noo saaran tahay Allah haku xafido .❤❤❤❤❤.

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 День назад +5

    Geesi geesi dhalay ❤❤❤❤❤❤❤ Raligeinta walagaa aqbalay.

  • @SacdiyoAden-j3v
    @SacdiyoAden-j3v 21 час назад +1

    Dhulbahaantow inaderyaal odaga u dajiya qofku waa bilaadan qalad waa ka dhici karaa from D5❤️❤️❤️

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 19 часов назад

    Halgamaa wado shaqadaada 💪👍✌️🤲🇸🇴💯

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 День назад +5

    Don’t worry, you are hero guuleyso

  • @Salamin77
    @Salamin77 18 часов назад

    Waad cadaysay thank you .

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d День назад +4

    Kaalafooto hadalkaa loo qabanmaayo.

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg День назад

    ilaahay gacanta kuumageliyo in adeer guuuuuuleyso ilaahay hakuxafido aamiiin aamiin aamiin yaa raxiim ☝️ butland 👍♥️♥️

  • @Mahmeedahmed-b5z
    @Mahmeedahmed-b5z День назад +3

    geesi geesi dhaley ssc ❤ ssc ❤ ssc ❤ ssc ❤ ssc ❤ ssc ❤ ssc hanolato guuuuul guuuuil ssc ❤❤ guuuul ssc iuo gobni

  • @MohamedAli-pk5qv
    @MohamedAli-pk5qv 19 часов назад

    Real man respect, more Somali people need to learn

  • @shukrilibax
    @shukrilibax День назад

    Masha allaha guul iyo gobanimo ssc khaatumo iyo pundland iyo juboland ❤
    Urusamale iyo xasan xarash qaran?
    Xasan moryan waa tuuga somali oo dhan isku dirayo ?
    Dalken diintena iyo dadkena ilaah hanoga badbaadiyo xifdiyo amiin 🤲

  • @Man19699
    @Man19699 День назад +2

    100% Mujaahid

  • @KhalifJama-l4b
    @KhalifJama-l4b 23 часа назад

    Nin ragged baatahay

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 День назад +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Salamin77
    @Salamin77 18 часов назад

    Habar yoonis intaas Daarood bay isku dhex qaldaan.ka fogaada reerkaas jaajuuska ah Daaroodow.

  • @ihabdi47
    @ihabdi47 18 часов назад

    Assalaama Alaikum
    Kola footo
    Nin rag ah ayaad tahay Inader
    Waan kaa nahay
    Don't worry Inader ku lis

  • @Tea4ever-o8h
    @Tea4ever-o8h День назад

    Insha Allah

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 19 часов назад

    adoo ninka intaalege inaaba waxaa ku hadasho waa qallada👁️

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs День назад

    wixi hore kabax ee hader mujaahidka ugu geesisan oo ugu qadiyada ssc ku ad adag dee xiligas wa loo baahna in idoor wax laga helo

  • @khatumo2023
    @khatumo2023 19 часов назад

    Ma qal dame waa ilahay ninku waa bashar

  • @abdiasmigaud2647
    @abdiasmigaud2647 18 часов назад

    Guul iyo Gobonimo Jubaland. Guul iyo Gobonimo Puntland. Guul iyo Gobonimo SSC. Guul iyo Gobonimo ONLF.

  • @CabdiSalaan-o2s
    @CabdiSalaan-o2s День назад +1

    Maxaad uleedahay ciinkaparska

  • @Qaadiriye
    @Qaadiriye День назад

    Kalafooto waa khaa’in. Basaas is qarinaya weeye!

  • @farhiyadahir3725
    @farhiyadahir3725 21 час назад

    Dhulbahantow hadad xanaaqdan aamusa phone ka damiya plz ilaa aad miyirsanaysan show dhulkaba xanaaq baad ku bixisan. Hartiyow anger management course haloo furo qofkastoo Dhulbahante ah oo masuul meel ka ah sidaan waa waali. Firdhiye haduu xanaaqo bari hargaysoo ka dagi ceeb baana nagu dhici. Illaahow reerkan dagi oo dhulkoodq ku xasili amin amin

  • @NaemaEgal
    @NaemaEgal День назад

    Gesiiii

  • @khatumo2023
    @khatumo2023 19 часов назад

    Fadexad mahe nimanka sir bu ka badhanaye

  • @AhajiFarah
    @AhajiFarah День назад

    Macalin hadaad cirka ahyd dhibo male

  • @Tea4ever-o8h
    @Tea4ever-o8h День назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤲🏾🤲🏾💪🏾💪🏾💪🏾🇸🇴🇸🇴✌️✌️✌️🩸🩸🩸🩸🥰🥰🙌🙌🙌👏👏❤️❤️🤔🤔 dhib maleh

  • @Man19699
    @Man19699 День назад

    Cidna ha u joojin macalin,mujaahid gobanimo badan baad tahay runtii.Wixii waxaas wax ka soo qaadaa nama matalaan

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 22 часа назад

    Waan arkay dadkaa hadlaayo lkn warkaagu ku filan shacabka ssc qaatumo iyo maamulka.

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot День назад

    wuu khalkhalay wuu isku yaacay

  • @AhajiFarah
    @AhajiFarah День назад

    Macalin hadaad jalabutaysnayd waa iska caadi

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 День назад

    MEDIA HA ISKA ILAALI WAA LAISKU GAADAA HADAL KUU QALMA MA AHAYN TITLE KAAGA ILAASHO NINYOHOOW

  • @abobasement346
    @abobasement346 День назад

    Kan waa in lagah qabtah umadah

  • @CabdalaIbrahimceeje
    @CabdalaIbrahimceeje День назад

    Raali ban kaanahy taliye wan ognahy reerkaas xilfaatan baa naga dhaxesa iska ilaali

  • @hodanaskar2089
    @hodanaskar2089 День назад

    Iska ilaali waa basaasiin badankoodu

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot День назад

    basaas laqabtay talo maleh

  • @MaaxDheeg
    @MaaxDheeg День назад

    Maanta ayey soo baxday waxa uu yahay walle ninbaa ku helay miyaanad lacag 7cishoba mar laguu soo dirin يا بنتي صندوقة خبرك في السوق

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek 20 часов назад

    Geesi baad tahay kalafooto lakiin bani aadam baad tahay qalad baa kaa dhacay dib isaga ilaali lanbaradoodana balook

  • @gullbarwaaqo9594
    @gullbarwaaqo9594 День назад

    Isaaqwaligii ilaaiyo gumestihii ingiriiska ayuu baacsanayey oo ingiriis ku dirijirey isaaq Mar walba wuxuu doonaa in uu gumeysto dhulbahante horta isaaq yaa umeheriyey dhulbahante ma iyagaa iskaleh dhulbahante horta waan yaabee mayaabteen waar isaaqoow dhulbahante iskaga hadh wuxuu ku yidhi adeerkuma rabee idaa oo ha ixumumin imaad dealinge cidi hadey ixukumeyso kuweygu hayxukumaan hartida iyo daaroodka aan islanahay adeer isaaq idaa oo iga hadh ayuuku yidhi dhulbahante wadanka weynu wada leenahay qeybtaada joog oo xukunbuuku yidhi anigana qeybteyda iidaa oo hay xukumin kuma doonayee idaa dhulbahante waa ku diidey isaaq gumeysi ma rabuukuyidhi dhulkeyga ha igugumeysan ayuuku yidhi dhulbahante waa diidey isaaq inuu gumeysto 2024 wixiika danbeeya warsangeli iyo dhulbahante gumeysiga isaaq waa diideen wabilahi towfiiq

  • @hiradbahwal4488
    @hiradbahwal4488 20 часов назад

    Maya Maya, WAA in CID WARAYSI KULA YEELATAA, SI LOO HUBUYO INAADAN BASAAS AHAYN.
    DOUBLE AGENT!!!😡
    WAAN NAXAY WALAAHAY MARKAAN MAQLAY IYO SIDA JILICSAN EE KAAFOOLTO U HADLAY!!!
    ARINKAN WAA IN NABAD SUGIDA KHAATUMO BAADHITAAN KU SAMEYSO, TELEPHONE KII SOO WACAY LOCATION KIISA LA RAADIYO.
    WBT

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 5 часов назад

    Waaruntaa inaad tahay halgamaa laakiin yusra harti kuwii dee naageheena ahaa intaas miciin bay ka dhiganayaan

  • @kabdi2408
    @kabdi2408 21 час назад

    Waaryaa nin weyn oo khalkhalka muuqanayad tahay fudeydka iska daaya hadana odeygan meelaha lagu dirirayo yuusan tegin dabagalna kuhaya hadalka uu yidhi waa hadal culus waxba yusan ismaldihine

  • @abdihashi9863
    @abdihashi9863 День назад

    Beenaale ayaad tahay martabad aanad joogin ha sheegan Weriyahan iyo boqolaal kale ayaanu kaa necebnay 😂😂