Sool Xaalada Oo Cakiran Khilaafkii Garaadada Oo Maraya Meel Xasaasiya+Cabaadka Qurbejooga.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 ноя 2024

Комментарии • 8

  • @abobasement346
    @abobasement346 Месяц назад

    Safirkan waa horgaleh u shaqeyah dani

  • @marianhassan9515
    @marianhassan9515 Месяц назад

    Dhulbahanto joojiya shekada like dabaysha xagagga hadinko Somaliland kamidah basharci somalidu.marki ad ka godeen dadka katirsanade had i hal gobolo iyo bar hadi lawaye laba dhulbahantow meel isugu ama ku noqoda somland ama dad harti ah

  • @AbdirahmanYusuf-m3o
    @AbdirahmanYusuf-m3o Месяц назад +1

    Warka kadaaya yay nagaga dhici dali qarsoonaaye

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 Месяц назад

    Dhulbahante waar iska soo noqda halkaad dhulbahante ku ahayd ee aad darwiish ahayd ee aad daarood ku ahayd waad garan soo noqda wixii dhacay dhace xalwaara waynu gaadhi.

  • @NurGacan
    @NurGacan Месяц назад

    Maxay hatstaan dhaqaale lahayan bad lahayn oo gari going ku noool ayaa maamul ka sheekaynyaa ciiida cuna

  • @mohamedahmed9928
    @mohamedahmed9928 Месяц назад

    Garaadada waxa laga raba dhul degaan ay daaroodku ka helaan sool teeda kalena majeerteen talada looga dambeeyo oi dhulbahante noqdo dad laga xoreeyey isaaq. Mashruuc been ah ayaa dhulbahante loola soo baxay. Daaroodiw dhulku waa somaliland dhulbahantaane leh. Arrinta la wada waxa weeye inaanu dhulbahante weligi degen. Hawsha wada waa xaalki dhegdheere meeshuna waa buurah
    a xargagan.

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Месяц назад

    daroooodow gabayadii gubaan beeri dhegaystay oday leh daroodow qoobadaa mj dego ayaad ku leedihin dunida somaal hadba oroda oo isugu taaga majeeteeniyaa meeshuu dego gebigiinaba halkaas dega sida u dhantihin hada umadaha wax laqyabsan kari waydeen qabyaalad dabada wayn u lulaysan dhaman xagas u guura marexankii baa xata u guurayee dhulmahante adana orod dhulba hanan waydee u tag ila lascanood waxba kuma yaalane wa meesha qalashee wa adiga isku ooday cidla qabayalada darteed orod u tag mj waxba kuguma dhaman lakiin bada kalauun inaad ka heshaa lagayaabaa u guuur meesha inta ku macaluulin ada imanka iska qaday isaaqii ilahay ku sakhiray ka hor yimiye orood bada soo leef sida mj orod nibiriga inta doooxdo ubadka ka cun ila watii la soo dhigay iyago sidas samaanaye adana orod ka cun wax kale meesha idinma yaaale