Qisas Cajiiba Faidada digriga part 2

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • #Filsancafifa #Gabar qiso cajiiba nala wadaagtay wa gabar caana oo kafaideey digriga oo jeclaaday in eey nala geebsato Nimcadey heshay illegal faiidesto

Комментарии • 67

  • @seebowseebowmaxamuud628
    @seebowseebowmaxamuud628 3 года назад +7

    Shukran walaashey filsan gabdhaha ducada kaa codsay moraadkoda allaha siyo adigana qerbadan allaha kusiiyo runtii qisooyinkàga waanjeclahay markastana waan sugaa jasaaka allaah uqtii baraka allaah

  • @sacdiyahassan6498
    @sacdiyahassan6498 3 года назад +2

    Illaahay ayada iyo inti xanuunsan inti owlaad saalax ah Allaha siiyo inta xanuunsan Allaha caafimaad taam ah siiyo aamiin

  • @LAYLAOFFICIAL
    @LAYLAOFFICIAL 3 года назад +1

    Very wonderful keep going 100 like thank you for sharing Masha allahVery wonderful keep going 100 like thank you for sharing Masha allah abaayo gulayso waliga

  • @muniirahassan664
    @muniirahassan664 2 года назад +1

    Masha Allah waa qiso cajiib ah aan wardiga ku dadaalno

  • @mahdiabuho1295
    @mahdiabuho1295 Год назад

    Ameen inchaallah ilahaye ha afiyo.

  • @bostejoali3717
    @bostejoali3717 2 года назад

    Mashallah Mashallah

  • @sacdiyahassan6498
    @sacdiyahassan6498 3 года назад +1

    Waa fahmi kara aniga riyooyinka cadwga kugu soo weerarayo anaa la nool aniga iyo inti Muslim ah Allaha ka dul qaado Ina so duceeya walalayaal muraadkeena oo illaahay raali ka yahay allaha noo sahlo Aamiin

  • @phantom-_-1515
    @phantom-_-1515 3 года назад

    Jazakillah khayr

  • @deqomohamed9037
    @deqomohamed9037 2 года назад

    Maash allah

  • @khadraaxmed2846
    @khadraaxmed2846 2 года назад

    Muradkeda oon macsiyo lahayn allah hasiyo in sha allah

  • @khadraaxmed2846
    @khadraaxmed2846 2 года назад

    Asc ma sha allah

  • @habiboabdi3597
    @habiboabdi3597 3 года назад +1

    Masha allah jazaka allahu qayr

  • @TIMIRQOLOFMALEH2024
    @TIMIRQOLOFMALEH2024 3 года назад +1

    Barakooba oo Baariyaal dhala Idim alle Jazaakallahu kheyran ukhtii Adigana

  • @yasmiindhowrsan
    @yasmiindhowrsan 3 года назад +1

    Mahadsanid habo ajar iyo hasanaad ILAHAY hakasiiyo ♥️♥️♥️

  • @fridasson848
    @fridasson848 3 года назад +1

    Mansha allah ilaahow ku xafid adiga iyo famikaga

  • @yaasminsaciid6365
    @yaasminsaciid6365 3 года назад +1

    Barakallah Ukhtii Qaalia

  • @hamdinasir5379
    @hamdinasir5379 3 года назад

    Aamiin aamiin illaahay haku sugo dikriga iyo khayrka allahana xanuunkana allaha kuma soo celuya gabadh walba oo muslimad ah oo muraad kehna allaha muraadkooda ha usahlo

  • @maryanali9557
    @maryanali9557 2 года назад

    Aamiin

  • @qurayshoali9273
    @qurayshoali9273 3 года назад

    Aamiin ya Rabi illahay walashay owlad bariya oosalixa alle hasiyo alle hana xafido walshay🤲❤🥰

  • @saharaabdille4892
    @saharaabdille4892 3 года назад +1

    MashaAllah abaayo mcn ilahey hakuhafidho

  • @milgocaress7879
    @milgocaress7879 3 года назад

    Asc mansha Allah ilahey cafimatka hausiyadiyo inti owlat radius ah ilahey hasiyo wax barakeysan amiin amiin mahatsanit walashey

  • @suadali793
    @suadali793 3 года назад

    Masha allah jasakalaah khayr xbbt

  • @faadumojumucabdicasiis6858
    @faadumojumucabdicasiis6858 3 года назад

    Masha allah kuwii ku cibri qaato allaha naga dhigo adigana miisan xasanadka allaha ku saaro

  • @raxmarowdaa271
    @raxmarowdaa271 3 года назад +3

    Wcs

    • @sadiasheikahmed7714
      @sadiasheikahmed7714 3 года назад +1

      Asc abaayo isoo ducee in allah ifududeeyo suuratul baqara

  • @fadumafaduma796
    @fadumafaduma796 3 года назад

    مشاالله تبارك الله جزاكم خيرا اختي

  • @f.n6491
    @f.n6491 3 года назад

    MashaAllah Jazakallah kheyr sister

  • @pheynuus9840
    @pheynuus9840 3 года назад +1

    Masha Allah xabibty shugran

  • @faadumocabdiqadir1288
    @faadumocabdiqadir1288 3 года назад

    masha alah qisa cajiba

  • @qurayshoali9273
    @qurayshoali9273 3 года назад

    Masha allh Qimo badan walashay alle wax kudhiba kumatuso aduun iyo akhiro alle hakuxafido🤲❤🥰

  • @seasesa1365
    @seasesa1365 3 года назад

    جزاك الله خيرا

  • @motivatingandrelaxingchann4044
    @motivatingandrelaxingchann4044 3 года назад

    MASHA ALLAH 💓.. the only Lady cool

  • @ahmedgaboow7309
    @ahmedgaboow7309 3 года назад +6

    Filsan videoga marka duubaysid u sheeg ahlu dikriga iigu sheeg in allaah caafimaad taam ah in allaah i siiyo

  • @qalbisaafi4279
    @qalbisaafi4279 3 года назад +1

    Wcs habibti

  • @rahmocabdullemahamud4806
    @rahmocabdullemahamud4806 3 года назад

    Wcs wrwbr jazakalahu qer Ma sha Allah

  • @rahanoor552
    @rahanoor552 3 года назад +2

    Manshallh tabarklah abayo Allah ha idin xafidu inshalah abayo filsan waxanahy hooyo carurhysto o ilma nabar iga dhacy aya ligu ha ysta waxn idin codsnya duco inshalah waxn idin rayeyna kher

    • @Afifakahiye
      @Afifakahiye  3 года назад

      Insha Allah walashey qali

    • @shukricali4252
      @shukricali4252 2 года назад

      @@Afifakahiye abaayo meel laga la soo xariiro ayaan rabaa

  • @laara144
    @laara144 3 года назад +2

    Amin yaa raab alahakusiiyo wax walba and rabtid alaha kaa dulqaado alaha kuguma soon ciliyo

  • @qalbisaafi4279
    @qalbisaafi4279 3 года назад +1

    ILAAH ajar hakaasiiyo wanaaga

  • @captaing4ll3d55
    @captaing4ll3d55 3 года назад

    Mashallah xabiibti khyir badan Allah haku siyo

  • @queengaraadqueen6907
    @queengaraadqueen6907 3 года назад

    Abaaaayo please isheeeg xagaaan kaaaalasoo xiriraa🥺

  • @shukrixussein6649
    @shukrixussein6649 3 года назад +1

    Asc ukhtii jizkalaahikheer

  • @furqanabidnoor6603
    @furqanabidnoor6603 3 года назад

    Ameen yaa rab

  • @najatjamat2030
    @najatjamat2030 3 года назад +2

    Abaayo salaamu caleykum, 1000 aayatul kursi ma hal Mar baa la aqriraa?

  • @shugricaliwarsame7310
    @shugricaliwarsame7310 3 года назад

    Wcs abaayo macaan qeeyr badan allaha kusiiyo aamiin aamiin aamiin yaa allah yaa rabbi 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰 gabadhane ducada allaha u aqbalo aamiin aamiin aamiin yaa allah yaa rabbi 🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾

  • @nimcoelmi2391
    @nimcoelmi2391 3 года назад +1

    Wcs wr abayo jzk.

  • @raxmogulied4930
    @raxmogulied4930 3 года назад

    Amiiiin Amiiiin Amiiiin

  • @rahmocabdullemahamud4806
    @rahmocabdullemahamud4806 3 года назад

    Aamiin aamiin insha Allah

  • @fartunfartun4824
    @fartunfartun4824 3 года назад

    Ameeeeeeeeeen amin ameeeen aby

  • @rahanoor552
    @rahanoor552 3 года назад +1

    ❤️❤️❤️🌺

  • @sucaadcartan9826
    @sucaadcartan9826 3 года назад

    Madha allhaa

  • @user-sl1pc2zp9f
    @user-sl1pc2zp9f 10 месяцев назад

    Asc

  • @nasraali5022
    @nasraali5022 3 года назад

    Amiin yaarabi amiin yaarabi amiin

  • @ibtisaamcadey8039
    @ibtisaamcadey8039 3 года назад

    Shugrañ wllashayo qali alha jano abaalkaga haka dhigo wañ idiñku çusubahay aya ijecl o chanalka iken eheli digriga wllo waxan ahy gabdhayar o aN 20tañ an garin Hooyo ayan ahy wañ murugysanhy wllyal uduceya in ilhy iga farxiyo wllo group yo igu dara hada awodañ 😭😭

  • @naciimaqaali6884
    @naciimaqaali6884 3 года назад

    Ayad kursi ana akhritstay walhi waa cajiib

  • @najmadaud732
    @najmadaud732 3 года назад

    Asc mamo filsan wxan raby inan ku waydiyoh riyooyinka mad fasirtaah

  • @aalaa2023
    @aalaa2023 3 года назад +1

    markaan riyo xun kuriyoodo ayatul kursi ayu ilahey iwaafajiya riyada dhexdeeda ayaan ku dhex aqriya markasu baaba a

  • @miskiabdiqafar8345
    @miskiabdiqafar8345 3 года назад +1

    Aboyo si garan kurabaye maa telkaga ishegto adoo raliya

  • @faraxhoodo6897
    @faraxhoodo6897 3 года назад

    ASC

  • @sacido9681
    @sacido9681 3 года назад +1

    Jazakallah Khairan mahadsanid

  • @qadiijosalax3081
    @qadiijosalax3081 3 года назад

    Aamiin