Asc abaayo waxan ku weydiinaya Chia seed ka maku jira wax Yabaha ka qayb qata in la isku caateeyo???? Mida kale waxan maqlay wuxu keena kilyo xanuun ma run baa Aniga ahaan waan baray waan akhriyey waxana ku akhriyey in uu dadka qaba xanuunada kilyaha bes uusan u fiicneyn ... lkn isaga uusan keenin kilyo xanuun Sababta aan adiga ku weydinaya waxa waaye wadan ki aad loogama isticmalo waxa noga badan dadka qurbaha jooga Marka xog badan kama hayno aan ka ahayn inta aan ka akhriyey khad ka Marka wll hada wax ka ogtahay iso sheeg Waa geed fcn lkn high in protein ah Wax badan bu u fiican yahay lkn dadkan waa na walen waxkasta waxba laga qada un bay na leeyihiin Mhdsanid
Masha allah ❤
❣️❣️❣️
Masha Allah xabiibti ❤❤❤🎉🎉❤❤❤
Thanks ❣️🥰
Asc abaayo waxan ku weydiinaya Chia seed ka maku jira wax Yabaha ka qayb qata in la isku caateeyo????
Mida kale waxan maqlay wuxu keena kilyo xanuun ma run baa
Aniga ahaan waan baray waan akhriyey waxana ku akhriyey in uu dadka qaba xanuunada kilyaha bes uusan u fiicneyn ... lkn isaga uusan keenin kilyo xanuun
Sababta aan adiga ku weydinaya waxa waaye wadan ki aad loogama isticmalo waxa noga badan dadka qurbaha jooga
Marka xog badan kama hayno aan ka ahayn inta aan ka akhriyey khad ka
Marka wll hada wax ka ogtahay iso sheeg
Waa geed fcn lkn high in protein ah
Wax badan bu u fiican yahay lkn dadkan waa na walen waxkasta waxba laga qada un bay na leeyihiin
Mhdsanid
Haa wllo way fcnthy