VLOG: HALALOW IYO HAY BOQAAN QARDHO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 45

  • @Hamdikumaan
    @Hamdikumaan 2 года назад +3

    Labo nin ooo dhimasho ubareeray baaa tihiin walhi geesiyaal marbh hdad birdaxalesaty qabsateen

  • @zaciimkazaciimka-lr8il
    @zaciimkazaciimka-lr8il Год назад +1

    Masha allah geesiyaal

  • @deqaahmed4308
    @deqaahmed4308 Год назад +1

    Waan maqlijjiray halalow iyo ha ibooqan jinbaa degan baan maqlijiray salamaad

  • @amalmustafa6608
    @amalmustafa6608 2 года назад +1

    Masha all keep going bro

  • @meguelv-p
    @meguelv-p Год назад

    Wiilasheena ilmaadeeradey waan idin salaamay ❤❤❤ from SSC ✌️

  • @zahraabdullahi3294
    @zahraabdullahi3294 2 года назад +2

    Ilaahay ha idin xifdiyo wiilalyahow

  • @HagahaNolosha-d5e
    @HagahaNolosha-d5e 2 года назад +1

    mashalh zxp waa badbaadeen bsinka

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 2 года назад +1

    Horumar wacan muuqaalada soo badiya meelaha history ga ah please 👍

  • @xarbicabdilaahi7551
    @xarbicabdilaahi7551 Год назад +2

    Waxa u baahanhy godka taarikhdisa imisa qarni inta la Ogyahy mesha ku yallaa awoow kaga sheekey maxay walidiin teena hore ka yiraahden iniga ahaan teeda tariikh weyn qarsoon baa ku duugan qaabka godka u qodan tahy iyo sida siman dhaxanta hore isdulsaaran waa meel qoomankeni hore awoow yashena tariikhdoda ka mid ah

  • @abdikariinalishaah6420
    @abdikariinalishaah6420 2 года назад

    Wow mncha Allah hore usoco RUclipsr

  • @xulveyxulbey6017
    @xulveyxulbey6017 2 года назад +1

    Sxb shaqo wacan ayaad bulshada uhaysaa horay usoco sxb

  • @caaishacabdirixmaani1035
    @caaishacabdirixmaani1035 2 года назад +1

    Oobahalomakujiraan

  • @kanyoninja2720
    @kanyoninja2720 Год назад +1

    Sxb nashiidada magaceed

  • @maryansgelle8044
    @maryansgelle8044 Год назад +1

    ❤❤❤❤❤

  • @aaminaabdi5731
    @aaminaabdi5731 2 года назад +1

    Wlhi wa meel aad qatar ah god dheer yaa dhisay awal jaranjarta ma gaalo xataa way mirirtay qorrax dishay way jabin now lakin dheeer subhanalah dadki hore wa gali jireen mxay ahayd meeshu

  • @Khayzu
    @Khayzu 8 месяцев назад +1

    Walahy wad iga indha adagthn😭💀
    Halaalow io hay😂boqan ba hadad booqaten😂

  • @umulkhayrofficial4822
    @umulkhayrofficial4822 2 года назад +1

    Go head walaaal

  • @aaminasalah3711
    @aaminasalah3711 Год назад

    Subxaana laah go dkaan weligiisuu jiray

  • @CmonNowTellme
    @CmonNowTellme 2 года назад

    Yaa qodey godkaan?

  • @Khalduuni_Vlogs
    @Khalduuni_Vlogs 2 года назад +1

    Hore usoco shp

  • @sucaadxasan1899
    @sucaadxasan1899 2 года назад

    Masha alah

  • @MCM_FILMS
    @MCM_FILMS 2 года назад +1

    WLLKY ABDALLA VLOGS RESPECT FOR EVER 🥰

  • @Mahadakhuna
    @Mahadakhuna 2 года назад +1

    Guuleysta

  • @abdikaafiabdullahi6385
    @abdikaafiabdullahi6385 2 года назад +1

    M.a

  • @abdirahmanabdullahi1262
    @abdirahmanabdullahi1262 2 года назад +1

    Shaqo wacn baa dalka u haysaa

  • @meguelv-p
    @meguelv-p Год назад

    dherman baa laga qotey . Tolow goormwy kala bexeen??

  • @Ezy15311
    @Ezy15311 2 года назад +1

    WaaW masha allh
    I kastoo qarar gasheen
    Siibadi Falogyada waayo dhul badan oo aan aqoonin ayaan kubara neynaa
    Dhulkena wax badan baa kuqarsoon
    Oon la ogeyn
    Godkana kow ka ah
    Ayaad umahadsantihiin
    Waan idin jecelnahy ❤️❤️🥰🥰

  • @wardafarah8714
    @wardafarah8714 2 года назад +1

    Naftina ha haligana

  • @abdalacomdina3093
    @abdalacomdina3093 2 года назад

    Wlhi sxb shaqo adag aya haysa wadanka aya ku bahan muqaal qurux badan aya so duubtay

  • @Peloaxmef
    @Peloaxmef Год назад

    Kaas wuuba Baqaya 😂😂

  • @abdihakimsaid3671
    @abdihakimsaid3671 2 года назад

    Amazing

  • @nuxurshow
    @nuxurshow 2 года назад

    Waw m.a zxp maanta waad waxaad biimeyseen naftuina i.a waxaan rajaynayaa sida aad udadaalaysaan in asxaabta idin dawanayso ay udadaalaan oo ay muuqaalka Cirkaa geeyaan .
    Idinka aadan kacajisin muqaalada inaad nooso gudbisaan ❤️❤️🔥🔥🔥🔥🔥

  • @youngpoy6174
    @youngpoy6174 2 года назад

    AMAZING ❤

  • @c.xakiinbunka3065
    @c.xakiinbunka3065 2 года назад +1

    Godka jinka 😂

  • @cqaniismailindhobulsho3299
    @cqaniismailindhobulsho3299 2 года назад +1

    Shinniyo miyaa degen sxb ?

  • @meguelv-p
    @meguelv-p Год назад

    Gumeystayaashii waa xadeen dhulkeena .

  • @dantadadkaiyodalka7594
    @dantadadkaiyodalka7594 2 года назад +1

    War meesha ninki maka qaxay aagaas looma dhawan jirine aduunka waa isbadaley meesha jinkii lagala waregey xarumahisii waa leys boobayaa warjinka nabad galiya yusan idin qadane😂😂😂

  • @mohamedshacuur5823
    @mohamedshacuur5823 2 года назад

    Lyaaaaab

  • @MustafaAli-z5b
    @MustafaAli-z5b Год назад

    NINKII UGU HOREEYAY EE GALA GODKAAN WUXUU MAXAMED NAXAR ALLAH HOW NAXARIISTEE AYAA MALAB KU BEERAY

  • @meguelv-p
    @meguelv-p Год назад

    War ha galina mar dambe

  • @turaabiofficialchannel1138
    @turaabiofficialchannel1138 2 года назад +1

    Muuqaalkan duubistiisa waxa ka soo wareegtay 7biloow wiilku duubista muuqaalkan dhib ayuu kamaray waxy ahayd in ay daawadaan hal milyan laakiin wuxuu ka dhashay soomali xaasidiin ah waan ka xumahay axb sorry

  • @idreskhaliwali7831
    @idreskhaliwali7831 2 года назад

    War abdalle ragu naftuu horay zhp tani waa dhaaftay dalxiis

  • @MRCASHMONEY2
    @MRCASHMONEY2 2 года назад +1

    GOODKAAN WAXA LO SAMEYEY IN LAGU DIILO DADKA OO XIBNAHODA LAGU IIBSHO MARKEY KU DHEX BAQTIYAAN WAXA DHISAY ABDIWALI GAAS WAXU KA SAMEEYA SANADKII 2.5 MILLION USD WAXANA IBSADO SHINAHA IYO FIIDNAM AND FILIBIIN

    • @Shamso697
      @Shamso697 2 года назад

      Wtf are you talking about😂

  • @mruun2509
    @mruun2509 2 года назад +1

    Masha Allah