Adiga Ayaa Sabab U Noqon Kara In Aad Labadan Xaalad Midkood Gasho.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 29

  • @aishamohamud4583
    @aishamohamud4583 5 месяцев назад +13

    Dhalin yartaan waxey shegeen waxa qiiq 😢ee dhalin yaro noqda kuwi ka faidaysto waqtigoda ee hormar ka sameya nolosha 😊🥰

    • @muna-Cabdi
      @muna-Cabdi 5 месяцев назад +1

      Haa wlhi🥺

  • @MssFatma-f3o
    @MssFatma-f3o 5 месяцев назад +1

    Tani waa fikirka dhabta aanka qabo nolosha wax barashadu waa laanta kaliya aan liican ama qalalij❤ runtii waana barandoonnaa xirfado ❤

  • @Mubarik-z7t
    @Mubarik-z7t 5 месяцев назад +5

    ZO badiya zxipayal 😊

  • @jamacomarali9662
    @jamacomarali9662 5 месяцев назад +4

    Soo badiya😊😊😊😊❤❤❤❤

  • @mohamedcabdicasis7037
    @mohamedcabdicasis7037 5 месяцев назад +1

    Jiil joog ee jir ,
    waa ku mahadsantihiin wacyi galintiina jiil ka la jaanqaadeeyso.

  • @abukarcadoowe1178
    @abukarcadoowe1178 5 месяцев назад

    Jiilka madia waan idin wataa m.a guuleysta Mar walba

  • @nuradinalli9140
    @nuradinalli9140 5 месяцев назад

    muqalada soo badiya p

  • @Uuuukkyyyytkkkl
    @Uuuukkyyyytkkkl 5 месяцев назад +4

    In aan ani ugu horeeyo been miyaa mise.....😂😂❤

  • @NimcoBile-li5zl
    @NimcoBile-li5zl 5 месяцев назад +3

    ❤❤❤❤❤❤

  • @Fadumaabdirahmansamatar
    @Fadumaabdirahmansamatar 5 месяцев назад +5

    Maxaa qof dadaala oo hadana waayuhu ciila

  • @soumayoxasan
    @soumayoxasan Месяц назад

    2:53 2:56 2:57

  • @CumarcabdiXanafi-yx8rp
    @CumarcabdiXanafi-yx8rp 5 месяцев назад +5

    Qofka dambaa ahay iisoo duceeya in uu alle ii sahlo shaqo xalaal ah😢

  • @abdullahisiyad7406
    @abdullahisiyad7406 5 месяцев назад

    Jiil media

  • @PinaBinianimals
    @PinaBinianimals 5 месяцев назад +1

    Dadbaa guul u,arko in company shaqaale loo noqdo oo adoonkii oo kale loo gumeysto😏

    • @yusufbottan9111
      @yusufbottan9111 5 месяцев назад

      Waa runta zhp

    • @Hanna44_Hoodo
      @Hanna44_Hoodo 5 месяцев назад +1

      Shaqo la’aanta way dhaantaa
      Hal abuur ayaan ahay shaqooyin badan ayaan hayaa lakiin maal galin ma haysto iyo dhaqaale aan ku bilaabo
      Ilahay hana guleyo aaamiin

  • @MaxabaRashiid-zl2pi
    @MaxabaRashiid-zl2pi 5 месяцев назад +1

    😮

  • @AbdiraxmanMohamed-o7d
    @AbdiraxmanMohamed-o7d 5 месяцев назад +2

    Qofka ugu horeeyay😮😅

  • @AhmednorShire
    @AhmednorShire 5 месяцев назад

    Kuwaa masakinta saaas Aba ladhaha kuwa fataalasha aba shaqo la siya mana shaqeystan kuwas

  • @DarwinDana-s1r
    @DarwinDana-s1r 5 месяцев назад

    Moore Charles Lee Brenda Lee Dorothy

  • @shukrixuseen506
    @shukrixuseen506 5 месяцев назад

    Qasaali abuukate abuukaate ayuu u egyahy

  • @yusufbottan9111
    @yusufbottan9111 5 месяцев назад

    Niman yahow idinka xita wax idin ka khaldan yihin manta shaqo la anta dhalinta waxa dhigaya wa ku fakirida in xafiis la fariisto oo aysan arkin in shaqo la abuurto sida kle waa saxan thin ee midas idin ka khaldan manta qofkasta somalia joga wa ogayhy in ina ader mel la isku geyo dadka ha warerina ku dhirigaliya in shaqo la abuurto kuwo phd wata darbiyada jiifa mxay tartay aqoontodi

  • @HabbibaAli-i7k
    @HabbibaAli-i7k 5 месяцев назад

    Dd

  • @MaxamedNuur-j9w
    @MaxamedNuur-j9w 5 месяцев назад

    Jūūl ĵüü·ßə

  • @867gud
    @867gud 5 месяцев назад

    Fack %100