Комментарии •

  • @omfatmaaqeeli5240
    @omfatmaaqeeli5240 18 дней назад +5

    اللهم صل على محمد وآل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميدا مجيد اللهم بارك على محمد وآل محمد كما بارك على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميدا مجيد

  • @user-lx3ev4yf4j
    @user-lx3ev4yf4j 18 дней назад +2

    Nabigane maxamed caleyhi salatu wasalam scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @user-yz4gh4fq7w
    @user-yz4gh4fq7w 15 дней назад +1

    No diyo no jail only dil

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp 18 дней назад +2

    SALALAHU CACALAYHI WASALAM

  • @user-yz4gh4fq7w
    @user-yz4gh4fq7w 15 дней назад +1

    SubxanaAllah wayaab ganacsato malin un dimanayane ya karebi done Malaga ayaga . walahi malin un malaga bangadi ololeyse nilaimani cid wax niqaban majirte ogada

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 18 дней назад +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 16 дней назад

    Insha Allah booskiisa uu joogo ookale allaha kugu salado maxaad ugu gariisaysaa toogashada hortiis lugu aas insha Allah

  • @xaawamaxamed3217
    @xaawamaxamed3217 18 дней назад

    Waasax Allahanaga Qabto

  • @user-lc7wh1yj8f
    @user-lc7wh1yj8f 18 дней назад

    Kiiskan hadii lagadaayo bunbuununta waa hore aya lagu kalabixilahaa

  • @anudguled9817
    @anudguled9817 18 дней назад

    Inuu sinxarisdaro ugubay adigu makuhubta?

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 18 дней назад

    Wcs walalkey cimran allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh yaab ninkas diilaga ah kor iyo wu dhimnya waanla toganya sheeko

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 18 дней назад

    Scw scw scw scw scw scw ❤❤

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 18 дней назад +1

    GANACSATADA WAXBA MA DIIDI KARAAN, EE MD. XASSAN SHEKH AYA LAGA LA'YAHAY, EE FADLAN MAANTA WIXI KA DAMBEEYA LA HADAL MADAXWEYNAHA IN UU SHEEKADAN IN UU SOO AFJARO.

  • @xaawamaxamed3217
    @xaawamaxamed3217 18 дней назад

    Walaalkey Waan Kusalaamey Waxaan Kuweydiiyey Maxaa Sheekooyinkii kaaqabsadey Salaamaad Matashuuf Sher

    • @user-jm7fh1yc7b
      @user-jm7fh1yc7b 18 дней назад

      ma aragtay saan u sugaynay waan daalnay mana noo jawaabayo Cimraan8 yaab

    • @ImranStudio
      @ImranStudio 18 дней назад

      WCS WALL QAALI AFRICANKAN JOOGA SHAQO AYAAN GALAY ADAG RAALI AHAADA WAAN SOO WADAA

    • @user-jm7fh1yc7b
      @user-jm7fh1yc7b 18 дней назад

      maasha alah waa mahadsan tahay waa noo jawaabtay alaha kuu fududeyo howsha aad hayso

  • @xamiida20
    @xamiida20 18 дней назад

    Salaam aboow cimraan kiiskaan hada ayaad xoogaa dhimaca luul xoogaa aad si xaqa ah uga hadashaa

    • @user-gd2pv5fg3v
      @user-gd2pv5fg3v 18 дней назад

      Cimraan waxaan ku naqiinay inuu wax walbuu arko u weeciyo dhinaca samaanta xitaa haday xun yihiin oo uu ujeedo wuxuu jeclaa inuu samaanta ujiiddo xataa dhacdootinkii hore ee luul lakin waa markii iigu horeysay ee aan arko cimraan oo abaaraayo xaqiiqda dhabta ah kolaay wuu u adkaysan waayey libaaxa allamtaradaa soo dhaafay... qisooyinkiina away cimraan mise boqoradaan kiis usoo gudbinaa?? 😂

  • @Zurich527
    @Zurich527 18 дней назад

    Sayid Cali ma ganacsatada somaliyoo dhan miyaa sayid Cali dhashay war beenta jooji. Ganacsatada shaqa kuma leh sayid Cali

  • @Zurich527
    @Zurich527 18 дней назад

    Dowladdii tuugaa tiri madaxweynihii tuugbaa tiri maxkamadana dowladda uunbey ka mid tehee. Ma daacadbaa sayid cali dil toogashuu u xiran yahay adiga warkaan badan intee ka keentay

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 18 дней назад +1

    ADIGA, MA SYID CALI CRIMINAL IYO QOYSKIISA AYA KU MASRUUFA, MAXAAD HAD IYO JEER U BUUN BUNISA, XASSAN SHEKH LA HADAL IN UU SAXIIXO.

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp 18 дней назад

    SALALAHU CACALAYHI WASALAM

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp 18 дней назад

    SALALAHU CACALAYHI WASALAM