Maaansha Allaaah Gabadh Cod kar ah tahay wllo Inaa Mar hore kugu sio biiro ahayd Lkn Nasiib daro hada Lee ku arkay Hormar weyn kuu rajaynaa team kaaga waa noqonaa ❤❤
Faduumo RUclips kaga ibadan ban Badhi JiraYy Codkagana Marwalpa Tikto Ku Arki JiraYyy Sas Ban Uradin JiraYy RUclips kagaa Lkn XalaYy ban HelaYy Nasip Wnag iLaa XalaYy ma Sexan Tiraba ilaaa 6 sheeko Ban dawadey
Saan qiso uraadinaayey fatima iga soo hor baxday wan idin salaamay team qiso waana idinku soo biiray isoo dhaweeya🖐❤
Sodawow qali ❤
@@deqocolowdeqo9246 mahadsanid qali
Welcome wll ❤
Welcome to fatima ali
Welcome to fatima cannell
wixii qisooyin aha o ka mid ahayen chanelka dadweynaha iyo ileys iyo kuwo kalo bdn oo ka mid yihiin barasho iyo ogansho ugu danbeyn wxn iska so xadiriyay fatima channelkeda❤️😻🙌
Isku mida nahay maalin anoo raadinaya qiso aan daawado Fatima channelkaada sikadisa kuhelay waliba vediowga salonka
OMG somaligaaga aad shekada ku so tabinyso wan kahely ❤somthing like macl7nkyga suugntaa🙀🙈really you deserve WOW✌️🔥
Walahi mantad page kaga arkay lkn all inan dawadan kudhawahy keep goin apyo💖💪
My sister ❤ keep going 2000k inchallah ❤❤🎉🎉
Walaal waad mahadsantahay. 🙏
Wllshy qlpi kuwa dilalka iyo baadhitaanka soo badi
Wlh qof sheko macan ayad tahay naso badi qali❤
Masha allh sidan ku radinayay wll cwa soo helay my you fans ❤😊
Congratulations 16k abayo qali🎉❤
I love your stories sis❤❤❤
Byo waan jeclahay shekadaada noosoo badi❤
Maaansha Allaaah Gabadh Cod kar ah tahay wllo
Inaa Mar hore kugu sio biiro ahayd Lkn Nasiib daro hada Lee ku arkay Hormar weyn kuu rajaynaa team kaaga waa noqonaa ❤❤
OmG gabadhan sayyy qisooyinka usoo gudbiso kaliya ayaan kahelayyyy ❤🎉
Juweriya inan ladhaho u cod eegtay dawan jiray 2022 melaha
Maashalaah❤
Waw m.a walashay inaba cadi maha midba mid bayga macatahay sheegoyinkaaga horo usoco haga caajisin ❤
Wall ❤😊
Abyo fatima waad mahadsantahy chanelkaga sdaa wax walbo aaan ka codsano aad nogu soo galise thanks nolow abyo 🌸💐💋👸🏼🫶🔐🥺 fatima faced karon🫶😭🎀💋💐🌸💞👩❤
Mnsha allah alle haku xafido huuno wa qisadi 2 an dawado janalka wan ku cusbahay
❤❤🎉❤❤❤
Finally waan helay tiktokadacod malab❤😂
Abyo nooso badi qisoyinka❤
alpo illahey haku xafido ❤😊🎉
❤🎉
🎉🎉❤
Wan idinku soo biiray Isoo dhaweeya wadin salamay team qiso
Maanshallah way cod macaantay inantani
Allaha ku barakeeyo walaashey❤
Alle Hakula garab galoh byoh❤
Aad ayaan UGA helay sheekooyinkaaga
Kow
Hagar Badana Islantu😮
Waa ayeeyo update ah .
Sidaad codkar uthy wax lo dhigo jirin❤🎉
Keep gojng abayo❤❤❤❤
Fatmay naso dhawey dee wllo😊😂
Aduunyada ilahy na aniga hadii ay ayeyday ahan lahayd kab bay I indhaha igaga dhufan lahayd ay ka wado(ninka maxa ka eegaysa)😂😂😂😂😭
❤
Hi🎉🎉
❤❤
We love you hnooo ku wad ❤❤❤❤
Fatima❤
Thanks wllo😘🤗
Haye
Allha dulmigu mafiicna ilmo yar aana wax ba ogeen marku koro in danbigas loga shekeyo si arxan la,aan ah mida
Faatima haday iga dhalatay iyo kuwo badan oolamida ciishon maayo waxan jeclaan lahaa inaa iskugalaas noqon lahayn fatima❤❤
Mahadsanid ❤😊
❤❤❤😢😢
mahadsanid sami hora usoco❤❤❤
Waxan cunto ka paratay waxa ka padan waxan ka faido❤😂
M.a😢❤
Thanks
Abyo dadka codka qurxn sey ufcnyihin baba lwayaa 😂hnaga tagin mrka ilaa kadhimneyso😅
Ha walhi😂
Qali vedio yadada in tand tik tok ga soo dhigin noso dhig RUclips ka 😊❤
Hi😅😅😅
Kusoo dar walalo
Waxa igu soo dhacday musalsalkii
زهرة الثالوث 😂😂
Shekoyinka jinka jeclahay noso badi mcneyy 😂❤
tiktok ga mxaa kuugu qorn
Abyo so badi shegoyinka cabsida aad ujeclhy 🥴
Bayocabsicabsikasohadal❤
Codkada waa gabanyhy
Codkaga iyo sheekoyinkaga 🥹
2005 io najla
RUclips kle meedey😢
👌🏻🥲💔
هذا عربي ولا شنو هاللغة
هذي اللغة الصوماليه فيها تشابه صغير في العربي
Faduumo RUclips kaga ibadan ban Badhi JiraYy Codkagana Marwalpa Tikto Ku Arki JiraYyy Sas Ban Uradin JiraYy RUclips kagaa Lkn XalaYy ban HelaYy Nasip Wnag iLaa XalaYy ma Sexan Tiraba ilaaa 6 sheeko Ban dawadey
𝐚𝐥𝐥𝐚 𝐭𝐢𝐤𝐭𝐨𝐤 𝐮𝐧𝐛𝐚𝐚𝐧𝐚 𝐤𝐚 𝐝𝐚𝐰𝐚𝐧 𝐣𝐢𝐫𝐞 𝐦𝐚𝐱𝐚𝐝 𝐢𝐠𝐚 𝐪𝐚𝐫𝐢𝐬𝐞𝐧😂
❤❤❤
❤❤❤
❤❤❤
❤❤❤❤❤