قال رسول الله صلى الله عليه وسلم(بلغوا عني و لو آية❤ ) Rasuula scw wuxu dhahay( iga gaarsiiya dadka hal aayadba allah ka dhigee❤) Maanta balantii ma oofisaY oo dadka diinta ma gaarsiisaa 🤔 Wll salda waqtigeeda ku ilaali waayo camal uqabto alle wuxu ugu jecel yahaY
Walal aan ku fahansiinaayo qofka walbo bini Adam janada boos ayuu kuleeyahay naarta boos ayuu ku leeyahay marka donista adiga Ayaa lagu siiyey ❤tusaale mar kan timar waye kana waa Dab marka kaad qadaneeysid adigaa yaqaaano
صلى الله عليه وسلم 🤍🥹❤🔥💗
JazakAllah kheyr sheekh xasaan xuseen Abuu salmaan qadarta Allah waan ku qanacsanahay AlxamduLiLLAH calaa kulli xaal
ماشاءالله الله يحفظك ياشخنا الشيخ حسان حسين ابوسلمان
عليه صلاة والسلام 🥰🤲🏻❤🩹
عليه أفضل الصلاة والسلام
Jazakallah mufti xaasan
ماشاء الله تبارك الله وجزاك الله خيرا يا شيخنا الفاضل حسان
الحمدلله رب العالمين
MashaAllah Tabaraka Allah,
Jazaka Allahu kheyr sheikh
Sheekha allaha xafido
Dacaayada yaree Allah waafajiyo
الله اكبر
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم(بلغوا عني و لو آية❤ )
Rasuula scw wuxu dhahay( iga gaarsiiya dadka hal aayadba allah ka dhigee❤)
Maanta balantii ma oofisaY oo dadka diinta ma gaarsiisaa 🤔
Wll salda waqtigeeda ku ilaali waayo camal uqabto alle wuxu ugu jecel yahaY
شيخ الإسلام
Sh. Hassaan qaderku ma wax guud oo adduunka dhici kara oo Alle qaderey miyaa mase waa qof waliba qader u gaar ah loo qorsy.
Diinta waa jahawareer ilaaheey aa ku qorey wixii laguu qorey wax maka beddeli kartid haddana isagaa ku cadaabaa waa jahawareer
Wll maaha cilmiga alleh ayaa doonista ka horaysa markaa waxaad samaysay shar iyo khayr alleh uu ogyah doonistaa markaa xigta
@@qalbiuroon1450 Wuxuu ilaaheey hore kuugu qorey ee looxul maxfuudka yaala ee qoran adiga ma beddeli kartaa?
Wll maya lkn alleh wuxuu OG yahay waxaad samyn Doonto hadana uu inoo digayaa oo imtixaan ayuu inamarinayaa si aan ugalaabano hadaan ku sii adkaysano ayay imanaysaa ciqaabtu markaa alleh majecla inuu ina cadaabo ,kii maskax da alleh siiyay ku fikiri waayaa ayaa danbile
Walal aan ku fahansiinaayo qofka walbo bini Adam janada boos ayuu kuleeyahay naarta boos ayuu ku leeyahay marka donista adiga Ayaa lagu siiyey ❤tusaale mar kan timar waye kana waa Dab marka kaad qadaneeysid adigaa yaqaaano
Ani ahaan fahanka ugu fiican oo ila saxan waa
Tusaale hadii aad filim aad hore u fiirsatay aad fiirsaneysid wax walba oo filimkaas ka dhex dhacaya waad ogtahay oo hore ayaad u fiirsatay qofkaas filimka jilaayana ma qasbeysid oo isaga aya jilaaya Lkn adiga waad ogtahay waxa uu sameenaya ileen horaad u fiirsatee.
Sidaas oo kale qiyaarka adiga leh lakiin ilaahey waa ogyahay oo cilmigiisa aya gaarsiisan,
Xita waxa jira arimo science oo muujinaya ogaanshaha waxa soo socda " time travel " inkasto oo adag tahay!