Комментарии •

  • @muktarmeo
    @muktarmeo 3 года назад +4

    Ya dib ii celiYa nio ilaa 70's

  • @abdiawaleh4952
    @abdiawaleh4952 2 месяца назад

    Been lagama sheego fanka reer xamer

  • @wariyesandheere1415
    @wariyesandheere1415 3 года назад +1

    Aac Bahda Curasho wan adin salamay salan kadib qisooyin badan ayaan soo dhagestay wlal aadban ugu haley qisooyinka marka sii wada wan adin dhiirigelinayaa

  • @zamalemameh3502
    @zamalemameh3502 3 года назад

    Khariidadaa XUN XUN naga daa

  • @xuseendhangub9704
    @xuseendhangub9704 3 года назад +1

    Riwayaadan Bidaari sibiq ayey kugu gashaa waaxa Alifey Abwankii weyna ee xasan cabdillahi xasan (ganey) waxan ku dawadey tiyetaarka hargeysa

  • @paultwocock5421
    @paultwocock5421 3 года назад +4

    See cml hee janalka magacii laga badalaye maqaayaadaan daahir calasaw maa la wareegay

  • @aminibrahim2101
    @aminibrahim2101 2 года назад

    Ruwaayadaha reer waqooyi kaliya fahmaya Kuwiina ka sheekeya Haba qasinee hhhh 😊

  • @nagwamohamed1288
    @nagwamohamed1288 3 года назад

    Inaabti qiso ha odhandee. Riwaayadii dheh.

    • @CSeerbiya
      @CSeerbiya 3 года назад

      Ruwaayadda oo dhan ma annagaa ka sheekeynayba?

  • @caliismaciil3888
    @caliismaciil3888 3 года назад

    xasan

  • @shankaroonland7480
    @shankaroonland7480 2 года назад

    Waaryaadhaheen cabdi way na ma taqaanaane reer koonfureedoow wax aydaan aqoon haku biyo batalaqsanina always khamiis iyo bakarbakar ka sheekeeya

  • @sharmakefarah7485
    @sharmakefarah7485 3 года назад

    Gol caatiyo sibir godan.
    Kala jeedi geeluba.
    Misna garay habeed gubi.
    Gondaha inuu ku leeyahay.
    Waa uu galab cadceedsaday.

  • @nuur3272
    @nuur3272 Год назад

    waxaa qiso lama ydhaa. waa mala awaal riwaaad ah (fiction story).
    Qiso waxay noqon lahayd hadii sheekadu ay ahaan mid dhab u dhacday

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 Год назад

      You have to file it whatever it is. We all know that it is a fiction story. we have to be proud of this priceless performance made by our somali poets. 🥰🥰

  • @curadacida7127
    @curadacida7127 3 года назад

    Cumar seerbiye mxd u badashay magacii lagugu yaqaanay xaqiiq anigu tariikhda aad sheegto waan aamin sanahay dad badanina waa ila mid marka dadkii aan horay u aqoon chanel ka kuma garan karayaan

  • @abdikanimedia205
    @abdikanimedia205 3 года назад

    Heesta abdiqays malahayn miya

    • @daadproduction6574
      @daadproduction6574 2 года назад

      Haa walaal malaha xasan ganey ayaa lahaa waa bidaari sibiqbay kugu gashaa ruwaayaduna

  • @seexiyeahmed6575
    @seexiyeahmed6575 3 года назад

    ma riwaayadii ayaad ka sheekaynaysaa mise waxay ku socotay heestu iyo riwaayaduba ayaad qisadeeda haysaa bad aanad garanayan lama galo saaxiibaw kaliya waxaad noo sheegtaa riwaayada riwaaydan loogu jawaabayay

    • @daawad
      @daawad Год назад

      war suuq un bad wadaaye wax kale la koala bees saliva ruwaayadi ku jidho waxa ay ka turjuntaa booska ay kaga jirta, sida sheekadani tilmaameysa saxa, waxii ka dheeri ah wa xan an xaqiiq ahayno dumarka lagu ogaaye raganimada ha ceebeyno warka halka ku good wa pga talo

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 3 года назад

    Curasho:---Maxaa Loo Badalay Magacii Lagu Yaqiin😨😨No Views!!

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 3 года назад +2

    SXB HALKA AAD KA LUSHAY CALANKII AY SOOMAALI EEDAY, WAXA MUDAN IN AAD SUDHO CALANKA SOMALILILAND WAAYO HEESTU WAA HANTI AY LEEDAHAY SOMALILILAND..
    TAKALE KHARIIDA WAXAA XAQ U LEH TA SOMALILILAND, MA JIRAYSO WAX DANBE AY BILILIQO U HAYSAN AYSO SOOMAALIYADII DHIMATAY 1991 KII.
    GUUL SOMALILAND.

    • @abdelahiabdirihmanjama4000
      @abdelahiabdirihmanjama4000 3 года назад +1

      Qabyaalada iyo Cuqdada qadaad wayntu iyadaa biloowday ee haku faaidaan meesha majeerteenkii la bur-buriyay dhul iyo dawlad dhisteen viva somaliland🇮🇷🇮🇷

    • @curadacida7127
      @curadacida7127 3 года назад

      @@abdelahiabdirihmanjama4000 wll qli marka hore adigu baro calanka aad ku faanayso kani kaagi ma ahe

    • @abdelahiabdirihmanjama4000
      @abdelahiabdirihmanjama4000 3 года назад

      @@curadacida7127 marka kii la eeday baad rabtaa miyaa alle qaraxa ha idin ka badbaadiyo

    • @curadacida7127
      @curadacida7127 3 года назад

      @@abdelahiabdirihmanjama4000 wllo marka hore aniga iyo calanka buluugaa midine wax kuuma geeysan ee dad qaldamay ayeey eedi idin kala kaartay tan labaadna adigu wxd tiri calan aan ku faano ayaan leeyahay marka calanka aad ku faanto meesha la imoow kaad la timid ama meesha kuusaaran ma ahan kaagii ee wa calan dawlad kle mise iraani ayaad thy ileen calanka kusaaran meesha wa calanka iraan

    • @gundhiyemedia3369
      @gundhiyemedia3369 3 года назад

      @@abdelahiabdirihmanjama4000 xoolo somaliweyn haka saarin

  • @sharmakefarah7485
    @sharmakefarah7485 3 года назад

    Gol caatiyo sibir godan.
    Kala jeedi geeluba.
    Misna garay habeed gubi.
    Gondaha inuu ku leeyahay.
    Waa uu galab cadceedsaday.