Waxaan Ka Cunay Cuntadii ay Dalbadeen Si aan Utijaabiyo Falcelintooda | Very Funny Public prank

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024
  • Waxaan Ka Cunay Cuntadii ay Dalbadeen Si aan Utijaabiyo Falcelintooda | Very Funny Public prank | Kamera şakası
    MAQAAXIYAHAN HOOS KUSOO QORAY KAALAY IGULA SHAAXEEYA OO IGALA SOO XIDHIIDH SXB
    facebook :: / akanteam
    instagram :: www.instagram....
    snapchat:akanuu619
    tiktok::akanuu1
    email::akantechnology69@gmail.com
    Prank Cabitaan KHAMRI Kujiro | Very Funny Puplic Prank | Kamera Şakası
    MURWAAN INSTAGRAMKIISA:marwanali01_
    selamlar kankılarım nasılsınız iyisinizdir bende iyiyim teşekkür ederim bugünkü vidyoumuz başlıkta gördüğünüz gibi SOKAK RAP. umarım beğenirseniz like atabildiğiniz kadar atın teşekkür ederim
    Burdan iletişim bilgilerimi ulaşabilirsiniz👇🏾👇🏾
    💌maqaaxiyahan igala soo xidhiidhi karto.
    facebook :: / akanteam
    instagram :: www.instagram....
    snapchat:akanuu619
    tiktok::akanuu1
    email::akantechnology69@gmail.com

Комментарии • 568

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 года назад +516

    iyadoo ay dadku mashquulsanyihin hadana waxa jira qof wanagsan oo aqrinaya qoraalkayga 🥰✌🏽

    • @abdisamedmeletar7395
      @abdisamedmeletar7395 2 года назад +3

      Niyoow comment ayaad caan ku tahay

    • @ahmedcumarsubow4590
      @ahmedcumarsubow4590 2 года назад +3

      War adi kalay meel kasta majooktasubxanallaah😊😊💟😘😂🖤😋😋🖤

    • @cabdinaan5039
      @cabdinaan5039 2 года назад +2

      Adi meel Walbo majuugtaa🤣🤣😂

    • @naimasheriffs.7914
      @naimasheriffs.7914 2 года назад +4

      Marwlbo ayn akhirayaa
      Wanaaga ayaa sheegtA
      Mashaa Allah

    • @asadakid9781
      @asadakid9781 2 года назад +3

      War adiga mel kale ayanba kugu arkaye intana ma jogta😏

  • @juhdimedia7725
    @juhdimedia7725 2 года назад +251

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤

  • @nimcanadar4099
    @nimcanadar4099 2 года назад +217

    Gabdhaha iyo wiilasha waa taas ineysan isku mid aheen degenan iyo naxaris baa gabdha kle dheernaahy😍

  • @aliaothman5564
    @aliaothman5564 2 года назад +64

    Cabdullahi abwe wiilka udanbeeyo baahiyaa iheyso uu marar badan🥺😢 Uurka Wixii ku jiro afkaa soo dafo ayeey somali ku maahmaahday wiilkaas hadalkaasi bilaash uguma soo celceliseen xitaa codkiisa laga dareemayaa in dhib heysto marka wiilkaasi maalin maqaaxi ama gurigaaga ku casuum oo kafarxi🥰❤
    Waanu ku taageernaa walal akannuu❤
    We love you❤

  • @SuheybElmanowlimbo
    @SuheybElmanowlimbo 2 года назад +74

    Gabada ugu horeeyso boqorad wye runti mashaallh aduun iyo aqiraba illahey habarakeeyo.

  • @bobby7715
    @bobby7715 2 года назад +172

    Qofkii Rabo in uu Alle Faqri & Nolol Cariri Ah Ka Fogeyo Saliga Nebiga ﷺ Ha Badsado👏

  • @Mohamed_Haaji_issa
    @Mohamed_Haaji_issa 2 года назад +57

    9:15🤣🤣 Soft inta Qaatay oow Gacmaha Xata Kaa Tirtiray AKANUU iimaanka ANKARA Haka Dhumo uma Sooman iska Dhaaf War Yaa Alle Yaqaano Waxan Prank Wadhafen Magac Kale Haloradiyo🤣🤣

  • @axmadcumar708
    @axmadcumar708 2 года назад +105

    🤣🤣🤣 xariifka sooman qosolko iga dhameyay 🤣 gacanta io afka waa laga tir tiray 🤣

  • @blackboy6604
    @blackboy6604 2 года назад +118

    Alla gabdhahenna bqoorsanaaa allow noo dhaaf masha allh ✌❤

  • @BostowBostow-ci8ih
    @BostowBostow-ci8ih Год назад +3

    Magaca ilaahey iyo saliga nabiga❤😊😊😊😊🎉

  • @mohamethhaaji2095
    @mohamethhaaji2095 2 года назад +80

    Gabadhaana GOB GOB DHASHAY🤗

  • @moo__saami
    @moo__saami 2 года назад +102

    The one and only legend akanuu ninka kaliya iga qosliya🥰💙

  • @hooyofadumogabadheeda7972
    @hooyofadumogabadheeda7972 2 года назад +30

    16:37 wiilka Xaladiisa ma fadhido wajiga laga dareema waa igu yar thy baahiya iheyso ayuu dhahAy Cunto kle maxa ugu gadi weysay saan dabaal nimo waye 😭😭😭😭

    • @sulaimanmohamed9989
      @sulaimanmohamed9989 2 года назад

      Hhhhh

    • @ayaan850
      @ayaan850 2 года назад

      Uu u qaday wll waaka ka idhi inamari makhayad ayaan tagaynaye cuntan kuudalbi

  • @Zedani99
    @Zedani99 2 года назад +33

    Kan prank buu cunto ooga dharge👐🏻😂😂😂😂sidee catoosh yare. Prank waaye. Cunto ku cun xariif ma dhinto

  • @abdurazack4u848
    @abdurazack4u848 2 года назад +16

    Mnsha allh Gabadha ugu horeysa Qof deganaan ka muuqato.🤎🥰👐

  • @mohamedhussein7466
    @mohamedhussein7466 2 года назад +58

    Nio saan caqli waaye hada kadib camera 📷 been ah inaan soo qaadano been inaan wax ku cuno waaye 🤣😂😂

  • @omartikey1587
    @omartikey1587 2 года назад +3

    Gabdhahaheena somaliyeed wey iska qalbi jilcanyihiin masha allah🥰🥰❤️

  • @xasanshiiqiye7894
    @xasanshiiqiye7894 2 года назад +13

    Gabdhaha soomaalida Naxariis badanaaa 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @akramade6186
    @akramade6186 2 года назад +26

    Another level waaye wllhi keep going pro 🙏

  • @anisaabdulkadir711
    @anisaabdulkadir711 2 года назад +14

    Abdulahi umadeena ma tihid walee so funny 🤣 lkn dadka kuma fahman mii🤣🤣

  • @abdirahmanahmedosman3369
    @abdirahmanahmedosman3369 2 года назад +24

    Meshaa ka imaaday Kali kali ayaa wax loo cunaaa kulahaaa 🤣🤣😂😂

  • @anayaqurux7130
    @anayaqurux7130 2 года назад +5

    Wlhi abdulahi waxa thy ruxa keliya anjeclhy ina firsado 😂😂💯💯💝♥️💕

  • @jaalefuaad2949
    @jaalefuaad2949 2 года назад +22

    The one and only legend 🙌

  • @Short_factz
    @Short_factz 2 года назад +9

    “Waydow aaladhaha” ninkas legend wye wlhi 🫡😅

  • @dal-xoreeye1030
    @dal-xoreeye1030 2 года назад +10

    Waxaan kaftan iyo prank ma ahan especially kuwa wiilasha lagu sameeye waxaana fahmi karo ninkii iskaabulanimo wadan aan wadankiisa aheeyn ku joogay misna aan shaqo fiican heeysan ee nolal adag ku nool o raashiin fiican aan heli karin o mararka qaarkood laga yaaba hal waqti in ee cunaan sidaasna ugu noolaadaan gaajo gobanimo leh nin sidaas ah marka halkiisa waqti la gacma gacmeeyso wo xanaaqa micnaheeda ma ahan in o yahay boon aan wax lala wadaagi karin inkasto somalida tiraahdo nin baahan Gob ma ahan hadana sidaas o ee tahay in muuqaal nuucaan o kale o biri lagu jaaifeeyn karo in ee ku ogalaadaan in aa RUclips ku kala kacsato waxe ka turjume raganimadooda iyo geesinimadooda Guuleeysta wll yaal kuwa nolasha ku adagtahay na Allah ha u fududeeyo

  • @awowemacsaro9745
    @awowemacsaro9745 2 года назад +15

    Akanu ukun ku margo ma ku dhaha dhib badnidaa nio😅😅anyway funny tahay wlhi keep going legend🤴

  • @amiincabdulahicali6324
    @amiincabdulahicali6324 2 года назад +2

    First comment zxb qli 🙏🙏🙏

  • @pubginformation8939
    @pubginformation8939 2 года назад +1

    Sxpow abdullaji ani wye malin kasta waxan jeclhy inan noqdo first viewer😰

  • @abdirahman8954
    @abdirahman8954 2 года назад +14

    15:30
    🤣🤣🤣👏👏
    Please soo Badi🙏

  • @daadirgaming3120
    @daadirgaming3120 2 года назад +16

    Maqaayada waa la dacweynaa kulahaa 😄😄😄💯🙏

  • @user-hb2up1jf6h
    @user-hb2up1jf6h 2 года назад +14

    Legend youtuberka kaliya aan sugi krin video yashisa thay really big fan 😀💙

  • @maankacade6201
    @maankacade6201 2 года назад +11

    BroH sheekada waalida ugu maceed ee gali wllka😂😅

  • @mohamedhassan8244
    @mohamedhassan8244 2 года назад +11

    Barnaamijyadaada wan xiiseyaaa hormar wacn ayn kuu rajeynaaa insha Allah

  • @muhamoudmohamad4401
    @muhamoudmohamad4401 2 года назад +9

    Xariif ka ugu dambeyoo funny waye 😂😂😂

  • @morganschniederling
    @morganschniederling 2 года назад +12

    catosh yare pro max😂😂😂shafto wye waxade wlhi😹

  • @marryme4690
    @marryme4690 2 года назад +13

    Gabdha Gob waye Hoo🤌 wada qado Ani ma bahniye❤
    Wiilka Soomna Shactirole waye Marku cuntada ka qato Afku kaa tirtiraa😂😂😂😂😂😂
    Ani sok fadhiso Aan wada cuna ku dhihi lhaa wllhi wxeyga kagam harayi😂

  • @ahmedhussein760
    @ahmedhussein760 2 года назад +17

    Wuu kaa tirtiraay cuntadha uu tabtaay afka xata 😅😂😂🤣🤣 xadhal makaraya lakin wilka ,😆

  • @kulanzametube3550
    @kulanzametube3550 2 года назад +7

    Lkn wll dadka cuntadooda ka cuntay
    Lacagta uceli wayo xaran kucuntay

  • @kingakshanyare9644
    @kingakshanyare9644 2 года назад +5

    Raga iyo dumarka dumarkaa xaraaba pro😅😅🥰
    keep goin pro

    • @khaliifindho3414
      @khaliifindho3414 2 года назад +2

      HAPLAHA MARKA DAPKA LAGA RIDO IS THE BEST 😀😀✌

  • @asiyaosman3116
    @asiyaosman3116 2 года назад +3

    Abdulaahi Aknuu walhi ciyaar ciyaar baad ku dharagtay brother😆🤣

  • @abdizalaanrashiidchanel8196
    @abdizalaanrashiidchanel8196 2 года назад +17

    War cuntada inaga daa cllahi oo eervonadi zoo celi iyo hilip doofar zhp ama wax cuzup please 😂

  • @qaadirovi879
    @qaadirovi879 2 года назад +1

    Abdullah Akanu legend waa kuwataa I

  • @iman1527
    @iman1527 2 года назад +11

    Gabadas boqorad waye runti m,a 😍😂

  • @emmamohamed6581
    @emmamohamed6581 2 года назад +14

    Kan prank waye uu wax dhan ku cunay wlhi 😂😂😂😂😂

  • @Oday_kaarto
    @Oday_kaarto 2 года назад +2

    Kan dadka woxooduu ku dhergay bee walhi baahi oo, cad waye 😁😂😂😂

    • @zaruu._Moh
      @zaruu._Moh 2 года назад

      😂😂😭Shaafto farsamaysan

  • @Ahmed_somali_6
    @Ahmed_somali_6 2 года назад +15

    16:33 baahiyaa i heyso .. hadalkaan xanuun waaye sxb cabdulahi akanuu
    Waxa macquul ah qofka aad saas u dhibeyso inuu problems kale hystaan baahina hayso.....
    Ee almiina qofka xoogaa wareyso bilowga
    Hadhowna u celi lacagta cunada

  • @mohamedamiin9414
    @mohamedamiin9414 2 года назад +3

    Maasha allah gabadha ugu horeeyso waa ka helay waa qof qalbi wanagsn

    • @queensowda4379
      @queensowda4379 2 года назад +3

      Ani wye💔😰😂

    • @mohamedamiin9414
      @mohamedamiin9414 2 года назад

      @@queensowda4379 Intaan kaala Soo xariiri karaa😂😂😊

  • @cabdirashiidmaxamed8513
    @cabdirashiidmaxamed8513 2 года назад +2

    Wlhi wllka video markad so dhigto wan jeceylahy akanuu

  • @janadunia8595
    @janadunia8595 2 года назад +3

    Wale 1m hadan awodo wankugarsinlaha hore usoco wlkey

  • @j.m.m1291
    @j.m.m1291 2 года назад +6

    Meesha ka imaaday cuntadaan Lee laga cunaa weydow kulahaa kaas cayaal xmr dhalad waaye nio lkn bro dadka markaa ku samaysid wax usii gad wiilkaas hada bariiska qaleelka cunaayey laga yaaba iney dan ugaysay oo arimo broblem Iska jiraan waana ku wataa zxb

  • @ApdirahmaanUgo-kb4li
    @ApdirahmaanUgo-kb4li Год назад +1

    Hhh dadka waad kaga cabaadisayee🤣🤣🤣🤣

  • @yaxyeyaxye2025
    @yaxyeyaxye2025 2 года назад +3

    Legend of the Legend

  • @ahmedsudeysiyaresaid7905
    @ahmedsudeysiyaresaid7905 2 года назад +4

    Gabdhaha wa boqoro m.a gabadhas ha ili dono u horeysa wa degananti oo qofa mansha allah aniga degan alx wa is an facana

  • @abdii4548
    @abdii4548 2 года назад +2

    Mashaallah I like how she is saying abowe....hoo cun(naxariis)

  • @sanaahmad3599
    @sanaahmad3599 2 года назад +11

    Way ka xishoonayaan gabadhuhu in aad cunto uu qaado, waa gabadh yar oo qurbe nacas joogta waxa laga yaaba in ay intaas ba dirqi kusoo heshay. Fadlan waxa oo kale ciyaar haka dhigan

    • @salmamaxamuud5113
      @salmamaxamuud5113 2 года назад +1

      Anigay ahayd wan haystay abayo ❤️

    • @sanaahmad3599
      @sanaahmad3599 2 года назад +1

      @@salmamaxamuud5113 Mashallah abayo ❤️ lakin waxa dhici karta qof aan heysan inuu ku sameeyo

    • @salmamaxamuud5113
      @salmamaxamuud5113 2 года назад

      @@sanaahmad3599 Haa abayo wlhi dadka isku wada mid maha 🥲🥰

    • @khadracudoon1142
      @khadracudoon1142 2 года назад +1

      @@salmamaxamuud5113
      Boqorad baa tahay abaayo mcn
      Maasha allaah
      Ilaahay ha ku sharfo
      Gobonimo soomaaliyeed baad muujisay abaayo mcnto
      Mahadsanid kun jeer ka badan
      Hhhhhhhhhhhhh
      Waa qoslay wlhi
      Lkn wiilasha soomaaliyeed bakhaylnimo aysan lahayn bay la soo baxeen

    • @salmamaxamuud5113
      @salmamaxamuud5113 2 года назад +1

      @@khadracudoon1142 mahadsanid abaayo sharafey ❤️😺

  • @abdullahisacidhirsi2434
    @abdullahisacidhirsi2434 2 года назад +2

    Wlhi waan fuuray abdullahi akanuu keep up with my pro

  • @stronggirl72
    @stronggirl72 2 года назад +2

    Abdillahi wan jiranhy ee walida kaa soceli plz malin uu jadwalka iga xumaa baa aad iga qosliday karamo broh
    Waxan rajeynaa oneday inaa ku arko respect from kenya

  • @mawgajrmawliid3487
    @mawgajrmawliid3487 2 года назад +3

    Walahi saxib legen ayaa tahay hore uu soco

  • @barkhadhasan1870
    @barkhadhasan1870 2 года назад +3

    Will 2labaad uu soomanaa lkn gabadh u horeeysa waa gob

  • @hogaamiyepuumaale4762
    @hogaamiyepuumaale4762 2 года назад +8

    Best legend Funy aa thy wlhi 😄😄

  • @zedkaboy6084
    @zedkaboy6084 2 года назад +1

    Somaalidi turki markey tagen sabir ee laso baxen✌

  • @yuualewaxsiiyay45
    @yuualewaxsiiyay45 2 года назад

    Zxp akunuu ...wlhy ..waad iga yaabisay ...keep going

  • @regainyourmasculinity4020
    @regainyourmasculinity4020 2 года назад +11

    sxb prankigan wajira lakin cuntada dadka waa loo gadaa kadib markad ka cuntid. adi lakin waa prank lee dhehee wad sii socon thats not how it work pay them food back. rather then that i love your staff.

    • @amiiraarale3121
      @amiiraarale3121 2 года назад

      wah qofka maka abal marigo miyaa prank qaleel wxas wx jira ma ahan

    • @xamzealxajri2929
      @xamzealxajri2929 2 года назад +1

      Lacakta cuntada wosiinaa ee maiskabxo

    • @sabrinahassan5061
      @sabrinahassan5061 2 года назад +1

      Wu Yiri be sN dalbanena ma malqin miyaa videos waqti udhaxeo idkuma xige wuuna Ka abal mariya

  • @riyaaabdi4135
    @riyaaabdi4135 2 года назад +7

    Kkkk walhi you made my day 🥰🥰

  • @babahooyo3332
    @babahooyo3332 2 года назад +1

    Gabadhu waa boqorad masha allaah

  • @mirejr484
    @mirejr484 2 года назад +4

    9:13😂😂😂
    Waxaan so xusuusatay xariif Aan subax gacmaha ciidda U galinnay😂😜😜

  • @hibbodualleh8546
    @hibbodualleh8546 2 года назад +3

    Walalo cfmdkaga ilali dadku sharaabka ookale oo ay afka kaga caben isla meeshooda hakaga cabin dadku waxay qaban Ma ogid is ilaali

  • @zamzamabdullahisaid520
    @zamzamabdullahisaid520 2 года назад +6

    9:19 ninkas gajeysanaa cunada inaaa la cunto ku diday kkk intuu ka qatay buu farihina u tir tiray 😂😂😂

    • @faidochannel7486
      @faidochannel7486 2 года назад

      Maskin waye inu iska xaladesan yahy lagayaba

  • @Abuukar0976
    @Abuukar0976 2 года назад

    Wlh gebdhaha somaliyed miskiino Alaha idin xafido wey naxariis badan yihiin.

  • @calicatoosh6374
    @calicatoosh6374 2 года назад +20

    Hal maalin dhagool hakugu soo aado😂😂

    • @maahir_apdulahi
      @maahir_apdulahi 2 года назад +1

      😂😂Wa qoslay wlhi

    • @calicatoosh6374
      @calicatoosh6374 2 года назад

      @@maahir_apdulahi taliyo sawir sidee u saaratay

    • @maahir_apdulahi
      @maahir_apdulahi 2 года назад +1

      @@calicatoosh6374 sxp sitting ka saartay hada fahmi weysid youtube ka ku qor see gmail sawir loo saartaa

    • @calicatoosh6374
      @calicatoosh6374 2 года назад +1

      @@maahir_apdulahi thank you sxp

  • @silentpoi1413
    @silentpoi1413 2 года назад +6

    Waa qoslay wllhi🤣🤣

  • @abdirizackhassan487
    @abdirizackhassan487 2 года назад +20

    Nio ayaan tan.duqu been been ku qaraabanaa tan social experiment miyaa nagada apdala pro🤣🤣🤣

  • @ahmedrobleee3208
    @ahmedrobleee3208 2 года назад +6

    Alla gabdhaheena fiicanaa m.💯

  • @mohamedsalimiin5441
    @mohamedsalimiin5441 2 года назад +1

    Akanuu Waku Wataa lpx

  • @saciiidaxmed9527
    @saciiidaxmed9527 2 года назад +1

    fast view

  • @howardabdoulsalam7887
    @howardabdoulsalam7887 2 года назад +1

    Bro walihi wahad no samaysa videos ku sabsan ado hawenka waydisanaya gour wahad ledahay apayo gour doon banahay sidan ouhelno felcelindota. Mahadsanid

  • @faadumoclaahi8735
    @faadumoclaahi8735 2 года назад +7

    Wr nio sidaa dadka waxoda ucuneysey waa naxdey😅🤣

  • @mejorraamozmaanzabriye6102
    @mejorraamozmaanzabriye6102 2 года назад +1

    Xariifka funaanada madow nasab maahan qof cunto gacanta la galay maa gacanta la qabtaa gobonimo waa loo dhashaa💯✍️

  • @abukaradan4064
    @abukaradan4064 2 года назад +25

    Brother please make sure you pay them back because you may know their condition yah I understand it is prank just little advise

    • @shuriye2377
      @shuriye2377 2 года назад +4

      Yeah, really he might not know their situation. he suppose to pay back agree with100%.

    • @muminochanel5191
      @muminochanel5191 2 года назад

      @@shuriye2377 of course he will pay back

  • @ustaaddaaciabdishakir1548
    @ustaaddaaciabdishakir1548 2 года назад +4

    Hhhhh you always make my day bro keep going Abdullahi hhh

  • @Zadikzheikh1
    @Zadikzheikh1 2 года назад +3

    Wllo yaal qof ii awooda lacag isiiya hooyaday iga xnuunsansan

  • @ahmednaasir3354
    @ahmednaasir3354 2 года назад +5

    Qofka hadad cuntadii kacunto xitaa ugad markii aad usheekto iney pranka tahay marka suuqa ciyaarta kadaay

  • @fatumahussein893
    @fatumahussein893 2 года назад +2

    Wlhi wn furay lkn gabadha iyo wilka u dabeyo mnsh Alah. Kan dhaxda Bismillah anabo naxay hadad soned xita sas huguri Loma jeclado wa wax musqul tagayo

  • @updallakheyre4729
    @updallakheyre4729 2 года назад +1

    Wanku wata legend kanuu no so badi

  • @SSTV5080
    @SSTV5080 2 года назад

    Arkanaa sow umad uga waalay kulahaa
    Maya baahi may hayso ee baahiyaa iheeyso.

  • @awmadowbe9382
    @awmadowbe9382 2 года назад

    This is another level aduunkee ku noolnahay qofka waaalan xataaa tarbiyad uu leeyahay kkkkkkk

  • @jr.10defis18
    @jr.10defis18 2 года назад +1

    Soo badi zxb

  • @daahirdalabey6933
    @daahirdalabey6933 2 года назад

    Wlahi qoftii hore legend waye

  • @maxamedali4663
    @maxamedali4663 2 года назад +1

    Maqayadan sanbuuska lagu gado magaceed asxaabta?

  • @samiyoqalanjo1364
    @samiyoqalanjo1364 2 года назад +1

    Hhhhhhh meshan ka imi kali kalibaa lacunae kulahaa 🤣🤣ma iga baawar saraysaa😅😅😅😅

  • @taakaatakismora7846
    @taakaatakismora7846 2 года назад +1

    Brother god prank

  • @Abko478
    @Abko478 2 года назад +3

    Saxip dadkani Adrday bay u badan yihiine la daa parka kan fadlan 😐😶😶😐

  • @yassinahmed1152
    @yassinahmed1152 2 года назад +1

    Prank sharaftiisa adaa yaqaan some times sidan u qoslaayo waan ooyaa, Thnk you so much!

  • @astrofxastro4794
    @astrofxastro4794 2 года назад +3

    dad bahan baa waxay cunayen kaga cayartay waxan iskada sxb

  • @cumarcajib4410
    @cumarcajib4410 2 года назад

    Asxabta 300k coming soon ninka kadisa asxabey akanu legend

  • @neimamohamed8556
    @neimamohamed8556 2 года назад +1

    Ninkan youtuberka dadkan prank kisa Ma Arkan Horta wa yabe

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 2 года назад +2

    Weydoow maxaa weeye 🤣

  • @xafsashirdoon7380
    @xafsashirdoon7380 2 года назад

    Asc wllo abdilahi akanu wankutagera blse prankigan aadban uga xumaadey dad aanwax ficn haysanba jira baahi hayso mrkaa waxan kugula talinlaha prankiga nocana waxkle inoogu badal sobobto ah lamadaawankaro

  • @somtorrent
    @somtorrent 2 года назад +2

    Bro Commedy-gii Boodboodkii FAIL kiisa maad Soo share garaysid 😄😀

  • @hanuuniyemodel7904
    @hanuuniyemodel7904 2 года назад +2

    Wax aanu qofki lahaa raali ka ahayn calooshada yeysan tegin zhp 🙏