FARMAAJO IYO KOOXDISA NABAD & NOLOL OO HUBKII CAABDUWAAQ WAJI CUSUB U YEELAY QORSHAHA DUSHA LOOGU

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024

Комментарии • 16

  • @mrniceguy8663
    @mrniceguy8663 Месяц назад

    Nabed iyonolol madalkey kataliyaan eleen nisaa wadeye
    Farmaaja ikraan diley
    Halkaan udaah

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol Месяц назад +1

    Farmajo waxa kuwashay moryanta grub hirab 91 waar xilmahayo isaga iyo kohda nabad iyo nolol moryane wariye kushega aderka hassan dhiqo weydiya kulane jis jig jiga u tagikara jibouti adis abeba u tagikara waqof meshu dona tagikara ee ceebta moryane grub 91 siyasadoda hub kontrabanka dhul bob tuugo musuqmasaq dagal qabaliya dhagaar iyo dhiga shacbiga wata xirfadodu iyo aqoontoda grub 91 dadka sharaftal eh xag xagasha qadhafa celasha biyaha iya baraqiciyey dab damiska iya baraqiciyey wasarada armaha gudaha iya baraqiciyey qaburaha iyo miyitidi 30 sano ka hore dhintay lafohogu iya baraqiciyey wax kaste qof biliadana iyo masul ah ku dhiradeen kuwa u badhedhey miyaad ceeb ka lahiinkartin wa maaya yutubka kasohadloho waa so dhacdo iyo baraqicina dhaha farmajo kadabeyey

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 Месяц назад

    Hubkii cabudwaaq Abiye Ahmed baa ugu deeqay fargaajo, madaama fargaajo iyo Abiye Ahmed saaxibo yihiin u Abiye Ahmed doonaya u fargaajo dib u soo laabto

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Месяц назад

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ma waxay doonaan ayey iskaga hadlayaan

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 Месяц назад

    Abiy ayaa u geeyay Beesha Caalamka Cod laga Duubay MW Xassan isagoo la hadlaya Qoor qoor oo leh in Magaceyga lagu Qoro ma aheyn............

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek Месяц назад

    0000000000000000yaahuu xildhibaano maahee waaxaar dhibaano

  • @user-dc5ug4sk8n
    @user-dc5ug4sk8n Месяц назад

    Kkkkkkkkkkkkkk maxay doonaan bay sheegayaan

  • @fardowsoxassan2605
    @fardowsoxassan2605 Месяц назад

    Fashilka xasan ceeb karogoman meeso😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅farmaajo shuqul kumamale qabyaaledeeste ayaa ba ay😅😅😅😅

  • @sharmarkeahmed2864
    @sharmarkeahmed2864 Месяц назад

    Guurguurta hubkii wuu ka samri layahy gaalay so doono xoog baa lugu qaaday

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 Месяц назад

    Warya abdulahi dacad joji beenta aabah ki gabah toli jiray was kala tag umada beenta waradka was

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 Месяц назад

    HUBKA HIIRAAN SOO GALEY OO CADAADO U GUDVEY OO BAABUURTA HUBKA SOO GELISEY ITOBIYAN OO CIIDAMO ITOBIYAN WADAAN BAABUUR CADAADO KA YID LAGU WAREEJO DOWLADAA KA MAUUL KA AH

  • @garaarwabari1208
    @garaarwabari1208 Месяц назад

    Wariye ma aha kan waa xooogsade xassan munaafiq u shaqeeyo

  • @osmanmohamed4760
    @osmanmohamed4760 Месяц назад +1

    “Asalaamu Calaykum “
    Wixii Xunba Xaawaa leh.!!! War dawlada warkeedu isbabadal badanaa!? Sadex jeer ayay war kala badalan sheegtay! Waa yaabe say wax usocdaan ?

  • @abdifatahjamaalalzubeydi4432
    @abdifatahjamaalalzubeydi4432 Месяц назад

    Saxansaxan kugut kii airport's ka kaso dajin jiray deni

  • @shideways4418
    @shideways4418 Месяц назад

    Falaari Gilgilasho kaagama harto, youtuberkaka hadlaya waa collbox uu ka dhex hadlayo Xasan Dhiiqo

  • @khaalidqeys1653
    @khaalidqeys1653 Месяц назад

    Kkkkkkkk ban baadanah been