Allah waxa ka baryay in dambigiina dhaafo iyo caamifaadna idin siiyo cimrigiina Allah ha dhereeyo Ya rabi gafkiina iyo geeridiina Allah makulmiiyo Allah ha caafiyo mamada faynuus sheekh daahir xanuunka Allah ha kaqaado waa idin salaamay salan sare salaan dhiiran oo dawacsan كل عام وانتم بخير عيد سعيد walaalaha sharfta baddan qeer Allah ha iddin siiyo Aamiin Abuukar mahdi aboowe cadawgaada cakta hoostet hori usocda
Asc reer gurmad waan idin salaamayaa dhamaantiinba walaalo aamina maah maahda waad khaladay waxaa weeyi gees lo aad kulaylkaa lagu jaraa lagu gubaa maaha teeda kale ragan may idin qabaan idin taataabanayaan illaahay ka xishooda insha allaahi waa iga talo walaal nimo igan raali ahaada ok
Su'aashaas inaad na wayydiiso maba ahayna Abuukaroow, qof muslin ah in taas dad waydiiyo ma aha , hadiise aan kaaga jawaabo,eyga soomaalidu kama cabsatee, way ka fogaadaan, saasna waxaa nafartay diina muqadaska ah, waayo eyga waa haran, meeshii uu kaa taabtana waa inaad 7ba jeer dhaqdaa, ayadoo mid ka mid ah7aasna aad carro ku dhaqayso, waa hawl aad u badan oo dhib leh, laakiin waxaa arkaayey, Roomiyow oo iska salsalaaxanaaya, waxaan fahmi waayey saas in ay aqoon ka tahay, mise wuxuu sambaatiyo ka diyaarinaayey gaalada eyga iska laheed, waxaasna wax fiicana ma'aha waayo qofku haduu diintiiaa iyo dhaqankiisa uu san xushmayn wuxuu noqonaa qof iska heehaabaaya, kuwa uu is leeyah raaligelina waxay u arkaayaan qof aan meel loogusoo hagaago aan lahayn, waxbana agtooda ka ma noqonatsid, ilbaxnidu yeysan idin qaadin, ilbaxna waxaa ah qofkii diintiisa iyo dhaqankiisa ku dhagan.
😂😂😂😂😂😂 maanta ano tareen saran naag eey wadata ak taakna tareenka buxay wan iska eegaye marku soo duurkaba ila aan mel an fariisto radiiye inu i taabta naaca baa😂😂😂😂
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo wall hadii aad janelkeyga soo booqato 🤲😢❤
Wooooooooow Maasha Allaah Maasha Allaah kooxda gurmad Wll qaali Abukar shukren Wll ❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂🙏🙏🙏🤝🥰🥰🌹♥️♥️♥️👍👌😂😂💞💞💞💞💞💕
Allla saa nii jeclahay lee ilhow nii barakee team gurmad guul io gobonimo❤😊
Aamiin Anagana Sidoo Kale Thanks Walaal
Masha Allah Mama Feynuus Sh Dahir Allaha Noo Xafido Hooyadii Fanka Somaliyeed
Wlhi anaga wacyi gelin iyo madadaalo ayaan u daawanaa kooxdeena gurmadna dadaal, waqti iyo qarash ayaa uga soo baxay team-ka gurmad waa soomaali dhab ah wlhi guuleysta!!
Waa idin salaamay mia team wllkey Abukar mahdi❤❤❤❤
Dhibka aykamarayaan. Day way nodadaleen ❤❤❤
Mnsha allaah Dhamaantiin Jiliinkiina Waa funi allow idin dhowr❤❤❤
Keep as entertaining coz we don't watch Netflix and Hollywood thanks our team gurmad ❤
❤❤kkkk hoyo feynus Masha Allhhh 💖 ku jecliya walalkey Abukar Mahdi kuliigin Masha Allhhh 💖💖👍👍
Somalia❤❤❤haguleysto❤❤❤
Allah waxa ka baryay in dambigiina dhaafo iyo caamifaadna idin siiyo cimrigiina Allah ha dhereeyo Ya rabi gafkiina iyo geeridiina Allah makulmiiyo Allah ha caafiyo mamada faynuus sheekh daahir xanuunka Allah ha kaqaado waa idin salaamay salan sare salaan dhiiran oo dawacsan كل عام وانتم بخير عيد سعيد walaalaha sharfta baddan qeer Allah ha iddin siiyo Aamiin Abuukar mahdi aboowe cadawgaada cakta hoostet hori usocda
Aamiin Walaal Thanks Adigana Sidoo Kale
Qeebta funy-yaasha soo badiya Abukaroow sxb kuwaan aad uma shidneyn waadna kumahadsantahay sida aad codsigeena ufulisay
Dafle iyo eedo faynuus ayaan ku haystaa iyo kamal ❤❤
Asc wrwbtu jiimca kareeem keep going filimkeeena jeclahay
Qofka eyga tabanayo romioo maxa dhacay😮😮😮
Mahatsanit walaal qali 👍🇸🇴❤️❤️❤️❤️
Eyga waa xayaan maskiin ah wuxuu jecel yahay in uu dadka ka agdhowaado
Dhamaan Gurmad Team Waanu Idinsalamayna And Happy To See Around Muqiina Waanu Kufarxnaa Allah Haidin Sharfo ❤❤❤❤❤
❤❤❤❤fim❤ankahelnay❤weyanin❤guuly❤dadkegoow❤❤❤❤
Team aan iska jeclady Alle ha idin dhowro dhamaantiin ❤❤❤❤❤
Writing for you guys at Mogadishu insha Allah!
Aad baan idin sallaa may kooxday dii gurmad iyo abukar Mahdi ba ❤
Alla qosol iguma harin filmkii ifurtayee waa u xiisay inaan mar labaad soo bilaabo waaye daawashadiisa laakiin khaladaadka aaba ka xaraarad badan
Amina & romiyo waa qosol
Eeyga wlhi waan ka cabsadaa aniga Fuley nimo 😂
Anoo nin ah xata kacabsada galada markay iga soo horbaxan iyago ey wata wadada waa ka gudba geeeska kale mara 😂😂😂😂💔💔
Waa mxy tuurta gadaal iyo horey ah😂😂😂
Jumco mubaarak
Waaw anaa maanta uhoreeya
Thanks 🙏 ❤❤❤
Waa idin salaamay jacmeda qaaliga❤❤❤❤❤
Adna Sidoo Kale
Thanks my team😘
😂😂kaltuun qosolkey igadhamaysa eyga iga ilaali
waa teamkayga ey wadadii aan ku argo waan kawareegaa😂😂
Mama feynuus iyo Aj ugu shactiro badan😅😅😅😅
👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️
Mama cajabo allow cafimaad ku sii
Eyga waan kacabsana hadaan soomali nahay🤣🤣🤣
Kaamil xabada haigu dhufan inaan dhinto marabi kuyeh😂😂😂😂
Asc wlaal kamil wuxuu tabaneey hadii aaygu yihaay wa xaraan meshuu katabto diniyaan wainaad daqdo 7times marka bosbas waxaan kuleyihay mesha kawad walal iskailalia wa xaraam eyguu wa inaad nacdaa hadad Muslim tahay shukraan❤️
😂😂😂😂 kuwan anigoo kale waye eyga aad oga cabsadaa tiim gurmad dhamantod funy waye lantin waa abar allha idin xifdiyo dhamantiin
Hore usoco brother abukar keep going
Wlhi dhibkaaz lagamara anagana si raaxa leh oo anago sarirta saran ba ku dawana allaha kula garab galo director Abuukar mahdi
Colad vs Taliye keseey bistolada iska celii
Kkkkkkkkkkk qalaldkaa ba ba qosol miran aah
Waa sheeko kale
Eyka waxaran maxa yelay Muslim banahay ☪️
Hadda teamkan kamid ahaa lahay waxaa hubaa london ilaa kaaran inuu kab igu bursan lahaa abuukar mahdi wax laqarinaa haddii lee dhaho xitta qosol iskuma celi karo inaa wax jilo iskadaaye😅😅eeyga xaaraan baa uga cararnaa 😂 ej waaba funny qeybtiisa ugu jeclahay😅😅
KKKKKKKKKKKKKKKKKK
@@AbukarMahdi 🥰
Wara duudka ha iga dhawin😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Waa xaaraam eeyga diinteena baa noo shegtay
Noso Badi qaladadka
Xaaran mahe qoyankiisa nijasa
❤❤❤❤❤
Hhhhhhhhhhhhh Feeynus shekh dahiir Dafle Balayadan kormeh kasodhacday
Abukarow vedioga qaldadka so dhere
Wlhi waa qawiid asafa maquslayo lkn feynuus wee qusol ayee lasuxday😅😅😅😅😅
Alaa sidan idin jclhy xalay idinku riyoday ano idinlaa jogo wlhi ❤
Asc reer gurmad waan idin salaamayaa dhamaantiinba walaalo aamina maah maahda waad khaladay waxaa weeyi gees lo aad kulaylkaa lagu jaraa lagu gubaa maaha teeda kale ragan may idin qabaan idin taataabanayaan illaahay ka xishooda insha allaahi waa iga talo walaal nimo igan raali ahaada ok
Kaamiil ruunbo moday miyaa xabada 😅😅😅😅😅
😊😊
Where is,a comdey fiil
Mama faynus igu salan abukarow❤
Shaqo sahlan ma ahan film making wllhi
Wllhi qosol ukumaharen 😂😂wat mahadsan tahay wll nosobadii
Qosol igumaharan
😂😂😂😂 wow wow❤❤
Kaamil Eeyga maxaa u taabatay waa xaaraam😂
Filin cusub nobilawa
Boss bas iyaah hooyada wase ha itaban kulaha😂😂😂😂
Eyga wa xaram ee anagu kma cabsano somali wa genital m.a
Eyga haduu kutabto wadhib mala is dhaqi karo teda kale hadu rabu wuku qanina
Mesha waxbaa leysku xirxiraa muu dhahy mise xargo 😂😂😂 walhi waa qosley😂
Casirki is laha bal cw maxo sodhigay a wax LA an Hana dhigin kama marano gurmad
😂😂😂😂😂alla beerka dafle wa funny walhi bahala lisku xirxira aaa
Romiyo soka aga tabataya manu islama ahana nijasada wana nacaya
KAABALAADARKII EEY AA KA YAABIYEY SAAS MIYA HHHHHH MY BOSBAS
KKKKKKKKKKKKKKKKK
Walaahi waan fuuray 🤣🤣🤣🤣🤣
Islandan baa Gabadha 25 jir ka Ah hhhhhhhh
Muma xafiis eyga iga ilaali😂😂😂😂😂😂
Abokar Mahdi wllo film cusub nogu dhaqso ma sugi kareneee❤
Qosol iima hadhin 😂😂😂
Abukar mahdi adigiibaa qoslayaa ha qoslina way adag tahay😂
Su'aashaas inaad na wayydiiso maba ahayna Abuukaroow, qof muslin ah in taas dad waydiiyo ma aha , hadiise aan kaaga jawaabo,eyga soomaalidu kama cabsatee, way ka fogaadaan, saasna waxaa nafartay diina muqadaska ah, waayo eyga waa haran, meeshii uu kaa taabtana waa inaad 7ba jeer dhaqdaa, ayadoo mid ka mid ah7aasna aad carro ku dhaqayso, waa hawl aad u badan oo dhib leh, laakiin waxaa arkaayey, Roomiyow oo iska salsalaaxanaaya, waxaan fahmi waayey saas in ay aqoon ka tahay, mise wuxuu sambaatiyo ka diyaarinaayey gaalada eyga iska laheed, waxaasna wax fiicana ma'aha waayo qofku haduu diintiiaa iyo dhaqankiisa uu san xushmayn wuxuu noqonaa qof iska heehaabaaya, kuwa uu is leeyah raaligelina waxay u arkaayaan qof aan meel loogusoo hagaago aan lahayn, waxbana agtooda ka ma noqonatsid, ilbaxnidu yeysan idin qaadin, ilbaxna waxaa ah qofkii diintiisa iyo dhaqankiisa ku dhagan.
Eyga waaa xaran lkin romiyow din kaceliso mayaqaano miyaa waba tatabana uf
Keeslo Ad kulelka laku gubaa
Ha igu dhufin xabada😂😂😂
alla maxaa dhib ku qabtaan inaan wax duubista sorry
Darjiinka eyaha ma actionka lagu sameynaya meesha eya badana
Xalimo vs kamiil hhhhhhhhhhhh
anaga raaxo aan kufiirsanaa rafaad aaka dan beeyo
Subaxan ayga Lama tabto
Boss bas warya hai daban hhhhhhhhhhh
Haa kan kale lkn wuu usalsalaaxey inuu xaaraan yahay ma oga miyaa
😂😂😂😂😂😂😂😂😊
😂😂😂😂😂😂😂
😅😂😅😂😅😂😅😂😂😅😂😅😂😅😂😅😂
Aj waba imtixane .Anaba dhami lahaye kkkkkkk
😂😂❤
😂😂😂
😂😂😂😂😂😂 maanta ano tareen saran naag eey wadata ak taakna tareenka buxay wan iska eegaye marku soo duurkaba ila aan mel an fariisto radiiye inu i taabta naaca baa😂😂😂😂
Wale silixa laga maraa filimanta😢😂
Ayga wa nijas aya loga carara
Xassan waa tuug xaraashey dhulkii dowlada ee ahaa hantida ma guurtada yaahuu