Hogaamiyaha TPLF oo si Cajiib ah Uga Hadlay Ciidamada Liyuuga ee Dagaalkooda soo galaya.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is independent and impartial news and entertainment channel on You Tube. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainments, business news and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region and the world at large. The channel was first created on November 14, 2013 and renamed as SSTV on August 21, 2018.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on You Tube.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programmes and entertainments.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, Teamwork, Courageous, Credible, Diverse, impartial and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +254 722201838
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our RUclips channel: / sstv2
    Facebook: www.facebook.c...
    Thank you for joining us: please subscribe and like our channel, it will help us continue our public services.
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐄𝐱𝐞𝐜𝐮𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Mohamed Abdi

Комментарии • 99

  • @Robbiel192
    @Robbiel192 3 года назад +21

    We the people of Tigray send our love to the somali brother’s & sisters may god bless you & your country.

    • @t6f
      @t6f 3 года назад +1

      We love ❤️ Tigray too

    • @IB_Adam
      @IB_Adam 3 года назад +1

      @@t6f There’s no self respecting Somali who wants to be reminded about TPLF and what they did to Somalis both in Ogaden and in the republic of Somalia.However,we completely understand the people of Tigray and their rights of self defense and respect their bravery.For us,our problems will always be with the TPLF entity and not the entire Tigray people.We are absolutely against the savagery against the innocent civilians in Tigray.

    • @akirtulzaturki8119
      @akirtulzaturki8119 3 года назад

      We are somali fighters we will destroyed tplf rebel not tigrey people i remember 2007 to 2008 tplf killed our people in Mogadishu
      But now we destroyed tplf rebel they are not humans

    • @mohamedfarah9787
      @mohamedfarah9787 2 года назад

      @@IB_Adam Respect respect amazing answer Job well done my brother

    • @user-rx1pj1tw8v
      @user-rx1pj1tw8v 7 месяцев назад

      P😮​@@t6f

  • @saanichannel8732
    @saanichannel8732 3 года назад +12

    Walalayaal waxan ahay walalkin pleasa isoo boqada dhamantiin

  • @umulkhayrmaxamuud4187
    @umulkhayrmaxamuud4187 3 года назад +5

    Tplf alaah habaabi biyo

    • @Muhammad-sx7wr
      @Muhammad-sx7wr 3 года назад

      Siday umada Somaliyeed u galeen cidna ma taqaano. Waxaan xasuustaa qiso hooyo Somaliyeed ku dhacday. Wiilkeeda yar ii 10 jir ahaa baa dhagax ku tuuray baabuurtooda. Markaa kadib inat soo kala jeerayeen bay hooyadaa ku yirahdeen, "ama adiga xirigaan qaado oo wiilkaaga surka ka daldal ama ogow inaan anaga jirdil iyo silic nafta oga qaadayno."
      Qisadaan waxay soo gudbisay ayadoo madaxeeda tarniiga darbiga gurigeeda ku yaalay la dhacaysay.

  • @hooyomcn3390
    @hooyomcn3390 Год назад

    run😊😊😊

  • @AhmedMohamed-qw8gc
    @AhmedMohamed-qw8gc 3 года назад +4

    Debrestio waa halyay usoo baxay deegaanka tigreega

  • @jamalfaras5063
    @jamalfaras5063 3 года назад +4

    What goes aroun comes around, calaalalka iska daa ku dheh waxii ay umada ku sameeyeen ayaa laga jarayaa tplf

  • @saleebaanmaxamuud1171
    @saleebaanmaxamuud1171 3 года назад +1

    win win tigray civil war of ethiopia wanted to captured our region of makale

    • @saleebaanmaxamuud1171
      @saleebaanmaxamuud1171 3 года назад

      gebra is man who killed criminal of ethiopia

    • @Waris668
      @Waris668 3 года назад

      @@saleebaanmaxamuud1171 who are u

  • @taaniahmed8279
    @taaniahmed8279 3 года назад +5

    Ilma gabre kuwii jeel ogaden dadka ku ciqaabi jirey ayaad tihiin, tplf na arki maysaan

    • @MohamedOmar-lr9zj
      @MohamedOmar-lr9zj 3 года назад

      true n wellsaid HOOYADOD ha u shegaan wa rerCabdillah macna jecel ah EE an mowqifka leheyn🤣

  • @somaligalbed6026
    @somaligalbed6026 3 года назад +7

    Nimankaa jawaasiista ah waad taageertaan waayo magacyada saad u xafideen cajiib

    • @yajsomali6865
      @yajsomali6865 3 года назад

      Jooji cayda duliyow

    • @somaligalbed6026
      @somaligalbed6026 3 года назад

      Maan caytamin Lkn runbaan sheegay
      Duli iyo wasakh tigrey dabada udhaqa ayaa tahay furuq furuq dhalay ayaa tahy

  • @abdikarimharun1214
    @abdikarimharun1214 3 года назад +1

    Looma baahna tolf inay soo noqoto iyo in taageero loomuujiyo

  • @Waaawwaaw
    @Waaawwaaw 3 года назад +5

    War ninkan.wax Keliya.uu sheegayo.ama ogyahay.inay.tigrey.walaalahood yihiin.waana ku jiraa dagaalka afka.iyo borobagaandada.ku biilqaata

    • @ibrahimalasow9584
      @ibrahimalasow9584 3 года назад

      Ppæppopp i perioden pppppppppæpææppppppæpppppæppppppæppppppppppppppppppppp

    • @ibrahimalasow9584
      @ibrahimalasow9584 3 года назад

      Ppæppopp i perioden pppppppppæpææppppppæpppppæppppppæpppppppppppppppppppppp

    • @cabdisheekhidiris6566
      @cabdisheekhidiris6566 3 года назад

      Ninka wax iska celiya iyo kan waxba sika celin waxad taageeraysaa ka wax iska celiya

  • @mohamedissa358
    @mohamedissa358 3 года назад +1

    waxaan layaabay markaat samenesaan barnamij maxaad ugu adisaan waqtiga salaada salaada dhaweqeeda aaan ka maqleno masajidka idinku dhoow ma waxaa ka muhiimsan shaqadiina alle ka baqa waqtiga salaada ilaaliya ma idin dhahayo sorry waxaaan idin dhahayaa alle kabaqa

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 3 года назад +1

    Tigrey
    Waa jilibska Geeska Africa.
    Tigrey Anageey dhibaato wey noo gesteen.
    Ilahay dhibkii ay umadda ay u geesteen baa ku Celiyey.

  • @Kadraahmed124
    @Kadraahmed124 3 года назад

    Salam Jamac

  • @jumbojalato3884
    @jumbojalato3884 3 года назад

    Asc jamac iyo wariyaha

  • @chafiali447
    @chafiali447 3 года назад

    Kk

  • @abdiahmedsxiiba8063
    @abdiahmedsxiiba8063 3 года назад

    Wara kidhagahala

  • @mahamudabdilahi4466
    @mahamudabdilahi4466 3 года назад +1

    Hadhagii tplf soo noqon maayse yaanu hunguri iidiin gaalin

  • @burhansamatar7983
    @burhansamatar7983 3 года назад +1

    Nimankaan waa TPLF, weliba Jaamac waa haraadigii TPLF,

  • @samriyecapull2101
    @samriyecapull2101 3 года назад +1

    Amxaaro alle ha madhiyo tigree baa guulaysan doona

  • @omarahmeddjama4353
    @omarahmeddjama4353 3 года назад

    Jamac wad mahadsantay

  • @Muhammad-sx7wr
    @Muhammad-sx7wr 3 года назад

    *Alla maxay jiraan rag TPLF u nageeya una naxa.*

  • @mustafaabdullahi5031
    @mustafaabdullahi5031 3 года назад +4

    Tegreega waad jeceshehiin kkkk
    Si fiican ayaad u taqaanaan magacyadooda kkkk
    Amxaarada iyo Oromada waad iska dhego tirtaan.
    Tegree lovers

    • @abdulahmad2368
      @abdulahmad2368 3 года назад

      Mustafa adiga amxaar maa tahay. Qaniis amxaar waa lagu wasaa.

  • @mohamedibrahim6252
    @mohamedibrahim6252 3 года назад

    Jamaac🥰

  • @omerali8332
    @omerali8332 3 года назад +1

    haa kan yar ayaa ka waraysi fiican kan kale ee sawirkiisu chanalka soo yaal
    waxan filayaa inuu koofeer hablaha lagu qurxiyo haysan jiray
    maxa yeelay markuu odayga jaamac galad waraysanayo si bilaa akhlaaq ah ayuu ula dhaqmaa lkn wax ha ka bedelo dhaqankiisa

  • @axmedjeeke41
    @axmedjeeke41 3 года назад

    War nimakani way tigree jecelyihiine wasu aale maiyagaa dhalay markay qabrigeega diido ayaay qabribayax tidhahdee

  • @cawilfaarax9216
    @cawilfaarax9216 3 года назад

    HADHAADIGII TPLF
    WABSAYDA AY MAAL GELIYAAN
    WAXANKU AQAAN NO DHEXDHEXAAD LA AAN

  • @abdikhaliif7187
    @abdikhaliif7187 3 года назад +2

    Tplf waa tigree kaliya yaa yidhi kkkkk

  • @ismailrolling348
    @ismailrolling348 3 года назад

    Mustafa cagjar waa daciif duli ah wuxuu kabaqayaa abi qoti Somalida kaliya ayuu xukumaa

  • @somali7851
    @somali7851 3 года назад

    Dagaalka inaga soo dedejiya Amhaarada in lasoo afrajo ayaan rabnaa

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 3 года назад

    Maxaa Tolow Annaga nagalay Yaabbanaa

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 3 года назад

    Cajiib Soo Mahan 3 millen oo Ethiopia oo dhan la dagaalamaya.Hal maalin ku Afjaraan beey ahed.

  • @saleebaanmaxamuud1171
    @saleebaanmaxamuud1171 3 года назад

    becouse ethiopia run way the region of tigray with out shoes

  • @maallcigemukhtar9865
    @maallcigemukhtar9865 3 года назад

    JAMAAC IYO ILK CASE SALAAN SARE .

    • @saidrobleh8575
      @saidrobleh8575 3 года назад

      Asc jamac iyo il ka case salan gobed

  • @AhmedMohamed-qw8gc
    @AhmedMohamed-qw8gc 3 года назад +1

    kkkkkkkkkkkkkk Xabadaha korlooridaaaa

  • @jumbojalato3884
    @jumbojalato3884 3 года назад

    Bal soomaalidan u kala hikineysa tigree iyo axmaaro la yabanahay aniga maxaa idinka quseeya ood dadkiina u cayeysaan ethopia isku jabto waa farxadeyda waxba igama galin 2 doodaba iney isku jabaana waa janis keyga

  • @mohamedawil5785
    @mohamedawil5785 3 года назад

    Benkahadal

  • @AhmedMohamed-xp2hr
    @AhmedMohamed-xp2hr 3 года назад +1

    JAMAC WA CARUURTI
    TPLF

  • @nuurka658
    @nuurka658 3 года назад

    TIGREE WAA ''CANCER=KANSAR' WAANA KOOX DAANNI AH WAYAANE.
    WAA IN LA KARBAASHAA.
    . . . . .
    Nuurka Libaaxa Odijk.
    Senior Political Analyst.

  • @mohamedali-yb6we
    @mohamedali-yb6we 3 года назад

    Maynu falastiin ku caawino ciidankeen gaarkaa

  • @mahamudabdilahi4466
    @mahamudabdilahi4466 3 года назад

    Hadhagii tplf

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 3 года назад +1

    Somalidu wa in ay tigreega baabiiyan wa cadaw somaliyed, Amxaradana wa in la baabiiyey wa cadaw kale, somaliyey qabsada Itobiya wa markiini

    • @mouminjama8114
      @mouminjama8114 3 года назад +1

      AMXAARO IYADAABA FAR UGU YEERAYSA SOOMAALIYE ...MAXAA LA QABSANBA

    • @user-xh3iw5kl4v
      @user-xh3iw5kl4v 3 года назад

      We all one Ethioipian, but different regions and who are you want to destroy creatures of Allah Almighty, Hamarawi

    • @buchraassad6243
      @buchraassad6243 3 года назад

      @@user-xh3iw5kl4v ethopia HABURBURTO inshallah

  • @mouminjama8114
    @mouminjama8114 3 года назад +1

    Amxaaro dhegta dhiigga ha loo daro.....HA LA GARAB ISTAAGO TIGREEGA

  • @MrAkim87
    @MrAkim87 3 года назад +2

    Asc. Waxan niman yahow idinkula talinayaa in markasta oo masaajidka idinku dhow laga tukanayo ama Gabi ahaanba salaada wakhtigeeda lagaadho aad joojisaan hawshan aad haysaan. Waa iga talo

  • @mustafeamin9577
    @mustafeamin9577 3 года назад +1

    Kani gallad maahee waa jaamac goblan ina tigrey

  • @ibrahimabdulahi2100
    @ibrahimabdulahi2100 3 года назад

    Jamac wad iga qoslisay markad tidhi woxo dhan la sii dayn kari mahayo waxay ka yaabi inay ku soo noqdan haday soo noqdana mar danbe la qaban kari mahayo way dhiman karan uun caku tplf jamacow haba la wada noqde afka tigreega aya dad badan ciilay dhuxun dhaxan hadad garanayso talo bixin fiican ayay noqon lahayd oo waxtar makala u ah 1000 xita lama sii dayen hadad afka tigrayga ku odhan lahayd mar labaad lama qaban karo wa in la iska haya

  • @aminabdisalem3401
    @aminabdisalem3401 3 года назад +2

    Asc maxaa tallo UU ah zone five iyo somalida deggen miyaad noqotaan dawlad gooni uu taagan, mise dabba dhilf uunbaad ahaanaysaan for ever.

  • @cabdinuur8365
    @cabdinuur8365 3 года назад

    Aniga Ciidanka Tigreega Eey sheegeekeen iney qabsadeen Ma Aaminsani waxaan umaleynayaa iney yihiin isla Ayaga Oo oga danlahayeen iney kucabsi galiyaan mitariga itoobiya Iyo cidanka maamulada kale Waayo cidan 6000 Ah oo hubeysan inaan laqaban karin waa mid qofwalbo uu fahmikaro Tblf Abood Eysan maanta heleey Ayey sheeganeysaa

    • @subscribeforgoodluck1806
      @subscribeforgoodluck1806 3 года назад

      Hadday iyagoo weli duurka kujira soo bandhigi lahaayeen hadalkaagu macquul buu ahaan lahaa laakiin goor ay Mekelle iyo hareeraheeda iyo boqolkiiba sideetan dhulkooda qabsadeen bay soo bandhigeen, maxaabiistanna wax halmar ama hal goob lagu qabtay ma'ahane ciidankii itoobiya meesha waa ku halaagsamay oo dhawr wiigba khasaaraa kusocday, ciidaa ladhaqaaqday oo afarta jihaa looga yimid hal mar! Tplf buuraha central tigrey kuyaala ayay dagaalyahano iyo shacab marka laysku daro aan tiro ahaan 500,000 kayarayn muddo bilo ah ku'aruuriyeen oo halmar soodaayeen! Marka saa ulasoco. Haysku baaba'een haday rabaan, annaga hadaan somali nahay kala furfuridii ay nagu hayeen baanu ka nasanaynaaye!

  • @mahamudnuur7850
    @mahamudnuur7850 3 года назад +1

    Ugaadeen Tigree iyo Amxaaro kolba qoladii adkaata ayay u niikinayaan waxba lama joogaan.halkaa Ugaadeen deganyahay majeerteen ayaa ku wacnaanlahaa Ethiopia oo dhan iyakaa xakumilahaa iyo geeska Africa.

    • @kawsar23abdi75
      @kawsar23abdi75 3 года назад

      Xamar maad xukuntid hadad waxtari

    • @arawelloali5815
      @arawelloali5815 3 года назад

      😂so you're seriously telling us you can rule over 90 million people but you can't liberate Laascanood since 2007...start with Sool and Sanaag or even Galkacyo...worry about Galmudug...

  • @cumargeeddi8013
    @cumargeeddi8013 3 года назад +1

    Jaamacow wareysiga naga dhaaf oo nooga waran furumaha dagaalka iyo gulufkii lagu kiciyey tigreega halka uu marayo

  • @mukhtaarcaliwarsame6701
    @mukhtaarcaliwarsame6701 3 года назад

    Somalida dagaalka inay gasho wan ka xumey ruuntii

  • @mohamedhakim895
    @mohamedhakim895 3 года назад

    Saxiibayaal warkiina waan dhageeystaa intabadan lakiin waxaan idinkulatalinaa madaama aad rabtaa in aad noqotaan wariyayaaal caan ah dadka shactirada kadaaya iyo kaftanka ee war xaqiiqa ah gabi ahaanba ethiopia kahadlaayo soo wariya dadka madhaga xirna news yada calamiga ah ayaa lagu xiranyahay warka waa un lahayaa ee orama oo dagaal tigree lagashay ayaa ladhahay xabada kor urida wax dad caqlileh loogu sheekeeya ma ahane ee jaamac galad haiskadaayo tigree jaceelka Ethiopian ka dhan waa iskumid dhibaata ayeey noogeeysteen anakane abaal umahaayno marka lagareeba somalideena dagta halkaas marka haisku baaba aano dane yaanan lagagalin

  • @abdiazizambar7503
    @abdiazizambar7503 3 года назад

    Wax laga stereotyp ma.ahan.waad xayeysiinaysaane.inaga joojiya.niyad jabka. Makala jacli tigrey.amxaarada

  • @abdirahmaanalwaliid6767
    @abdirahmaanalwaliid6767 3 года назад

    ASC.
    Waxaan talo caafimaad usoo jeedinayaa
    Wll kay jaamac galad .
    Waxaan kula talin lahaa inuu kelyihiisa soo baadho soona jeeg gareeyo shaqadooda .
    Sababtuna waxa weeye
    Waxaa ka muuqda indhihiisa calaamadaha loo yaqaan "kidney warning allert "

  • @ahmedwarfaa3541
    @ahmedwarfaa3541 3 года назад +1

    Heego dislike ku qabta

  • @jamalfaras5063
    @jamalfaras5063 3 года назад

    Waxaa la Yidhi ayaad kasoo Shir tagtaan hadhaagii cabdi ilay

  • @abdirahmanabdiwahab8448
    @abdirahmanabdiwahab8448 3 года назад

    J

  • @mahamudabdilahi4466
    @mahamudabdilahi4466 3 года назад

    Hadhahii tlpf waay dhamaatay waad soo yara nolaaten ee waa laaydiin soo afjaari dhawaan

  • @aqoontaislaamkabaro
    @aqoontaislaamkabaro 3 года назад

    BARASHADA CARABI KALO SOCDA BARTEENA RUclips.KA...

  • @omerali8332
    @omerali8332 3 года назад

    la hadla ogaadeenow ka yar

  • @abdiazizsalah912
    @abdiazizsalah912 3 года назад

    Waar ninku iloshiyo dhowaa ma u mulbaa i

  • @shukridool3903
    @shukridool3903 3 года назад

    Qaybiyoo xukun. 😭😭

  • @mahammadabdii8240
    @mahammadabdii8240 3 года назад +1

    been badaa kuwani
    waxa layidhi uun bay warkadhigayaan

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 3 года назад

    Jaamacow wiilshii Soomaaliyeed meel ku sheeg oo Latareya afka looga shubey