Inan Yar Oo Makarafon La Booday Baa Donaya In Uu Dalka Waalo,Kuwa Jookarada La Baxay"Madaxweyne Bixi

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024

Комментарии • 31

  • @mohammedhassanaidiid3213
    @mohammedhassanaidiid3213 9 дней назад +1

    Libax libax dhalay musa bixii cabdi madaxwaynaha jamhureyada barakysan SOMALILAND

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 8 дней назад

    Dadka cayaya Madaxweyha waan idin naqnaa ma tahidin reer somaliland

  • @ahmed.bakool
    @ahmed.bakool День назад

    Ninkii Dalka Gadi Lahaa Ku Yeh Adba Sow Adiga Bad & Berriba Gaday Ee Xabashi Bilaashka Ku Siiyey?.

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 9 дней назад

    No More Muse Biixi bisaarad baa ku riday Dalka dadkiina waad isku dirtay

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 9 дней назад

    No More Muse Biixi bisaarad baa ku riday Dalka dadkiina waad isku dirtay.
    No ayaa layiri madaxwayne Biden adigana noooooi

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 8 дней назад

    Shacabka somaliland waxay xaq u lee yihiin in ay ogaadaan caafimaadka maskaxda ee madaxeeynaha

  • @gday9659
    @gday9659 9 дней назад

    ADIGUNA IS QABADSIII SOMALILAND WAA DALKAYGA OO DIFAACAYAA IYO LAASCAANOOD MADAAFIIC BAAN KU GARAACAYAA.

  • @Cabdulqadir-i3b
    @Cabdulqadir-i3b 9 дней назад +1

    Muuse biixi wuxuu helay dad uu kadhigay sida robot ka oo kale oo uu kuduubo codad been ah ayaguna iskadhagaysanaya

  • @Golxjrdj
    @Golxjrdj 9 дней назад

    Madaxwayne ka Maangabsan ma Jiro igama Ahan Qabil inan Attack ku Ahay Balse Somaliland Maxay Gagal Calami Ah Hadady Gasho Soamliland Danbe Masi Maqalysid Muuse

  • @Akhalaq-i2k
    @Akhalaq-i2k 8 дней назад

    Aftaaga waa kan halkaa joogto kudhigay

  • @idirisismail7431
    @idirisismail7431 9 дней назад

    Muusow dhagar badan baad gashee waxaad yeeeshaa xilkan iska ilow oo masaajida iska gal

  • @RASHID-hs9zd
    @RASHID-hs9zd 9 дней назад

    Ilaahow naga kaxee masaaibtan aan dagaal ka dhargayn 80 jir wali doonaya dhiig u cabo iyo hanti u sii boobo subxanala allow ha na joojin halka kan lagu cadaabayo

  • @saalaxy
    @saalaxy 9 дней назад

    Asaasaq siyaasadeed IYO Somaliland

  • @Hassanaliaxmed
    @Hassanaliaxmed 9 дней назад

    Ibrahim ceydii waa xaqlaha somalilan

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 9 дней назад

    Meeshan waxa comment ka dhiibanayaa maxay ahaayeen dhulkiisa iyo dadkiisa ayuu ku mashquulsan yahay meeshan loogama baahna dad liita oo aan dhul iyo dad jecel toona lahayn orda qarfaddii iyo meelihii aad ku baahnayden aada

  • @Dulmi_diid123
    @Dulmi_diid123 9 дней назад

    Kulmiye waa cadowga somaliland. Guulayso waddani waddani

  • @abdillahiali7337
    @abdillahiali7337 9 дней назад

    Waa run weynu ka adaganay cid walaba madax weyne madaxaa ha jiro ilaahay idan kii inagoo Ak 47 sidana baynu xoraynay tan una soo badheedhenay kuna qabasanay hadana haday kuwaynu dhawaraynay cadaw aad u diciifa inagu noqodeen iyaga iyo kuwa soo😂raaca weynu buufin inashaalaa

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 8 дней назад

    DHUUSO WAYNE . Sida naagaha ayaa masayr ku Hayaa ragaan aad ku dawakhday waa rag laandherayaal ah oo HJ ah dal iyo dadba alle siiyay. Shalay iyagaa ku soo saaray maantana UFF ayay ku yidhaahdeen

  • @abdi-azisabdirahman4787
    @abdi-azisabdirahman4787 9 дней назад

    Adeer Shacbiga Somaliland waxay u baahanyihiin qorshe ku saabsan 30-ka sano ee soosocda ee uma baahna 30 sano kahor wax dhacay

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 9 дней назад

    Ongolaasho masheganee shabaab inatahay afrikan soohogamisay somali qaban ladahay xisbi niga koreyo inaanoqdo jabuti booskeda inlaga soowarejiyo safarada maxa iskukaya kenay nidaam

  • @FadxiyaYuusuf-m3t
    @FadxiyaYuusuf-m3t 9 дней назад

    Cimri tagay ceeb haku sagootin is ka fadhiiso awowe

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 9 дней назад

    Gesi gesi dhallay weye madaxweynaha qaranku hadalkisa rasas ah loma bahna hadal jilicsan iyo jilicsantona

  • @saalaxy
    @saalaxy 9 дней назад

    Maayir Mooge ayuu la hadlayaa..... Yaab

    • @abdourahmanahmed-b7p
      @abdourahmanahmed-b7p 9 дней назад +1

      @salaaxy mayir mogueh wa madaxwenaha mustaqbalqa wuxu sheqaya inamada yaryar laqu shaqeysanayo

  • @MoussaaliZardari
    @MoussaaliZardari 9 дней назад

    Ma mayor mooge baa mise maxmad abiib.lakiin labaduba way ku dhaamaan adiga

  • @cumarimohamed7766
    @cumarimohamed7766 9 дней назад

    War gooja caade ma hilmamaty

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 9 дней назад

    Muse biixi muu Riyonayaa isagoo soo jeeeda.
    Cid naga adkaata lawaa ku lahaa.
    SSC ayaa Ak47 kugu furatay,
    Ma Masar dabaabadaheeda loo is taaagi adna aqlaad leedehee carar maxaa dhaaama

  • @BahdoonObsiye
    @BahdoonObsiye 9 дней назад

    odaygu waa waashee dhulka ka qabta

  • @fithusni335
    @fithusni335 9 дней назад

    War ilaahey kacabso aduu
    Shaydanan kugu raranyahy

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 9 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤