Markale ayaa la ilacayriyey afurkii😂😂

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024
  • Facebook page dhaqankaaba

Комментарии • 139

  • @Miriamegeah
    @Miriamegeah Год назад +30

    MashaaAllaah Gabadhi Walahi Waay Dadaaleysa Joojiya Cuntada Aad Wax Ka Sheegeysin Somaliyey Dhiiri Galiya Si Aay Vlog Yada Inoogu Soo Badiso I Really Love Countryside Keep It Up Sis👍👏

  • @Ummacooking2023
    @Ummacooking2023 Год назад +6

    Abaayo wlhi si qurxan baad u sameysay lkn ani waxaan u xiisey ari raacidiii waa iga codsi halmaalin oo ariga raaacdo inoo soo gali quruxeey ❤❤❤❤ I love ari wllhi

  • @xasanadan573
    @xasanadan573 Год назад +4

    Masha alaah alaah ha kugu dhowro cafimad iyo cimri dheer ku nololow adiga iyo hooyada iyo aabaha iyo dhamaan reerihiina, Aamiin

  • @caddekacadde9477
    @caddekacadde9477 Год назад +3

    M.a kkkkkk waan u xiisay Change kaaga Media waan ka mashquulay ❤❤❤ Alle ha inoo Nabadeyo Dhulkeena Raas-Kanbooni ilaa iyo Raas-Caseyr markaan si free ah ugu soconaayo Insha-Allaah waan ku dal xiisi doonaa ❤❤

  • @shugriduhul2170
    @shugriduhul2170 Год назад

    Masha Allaah walaal guuleyso
    Dadkana waxaa isaga jira dad
    Jecel in ay niyad jibiyan dadka
    Haldoorka ah ama kartida leh
    Adigoo kale, garaad kodana ma
    Garsiisna wanaga aad Dalka iyo
    Dadka la dooneyso.Allaha ku xif-
    diyo. Aaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiin

  • @Abdi-xasan
    @Abdi-xasan Год назад +1

    Maashaa allah

  • @ahmedaweys9202
    @ahmedaweys9202 Год назад +1

    Aad baan uga naxaa qof baadiye jooga oo isticmaalaya caano iyo cunto aan dabiici ahayn.
    Dadkii magaalkuna caano iyo cunto dabiiciyay ayay raadinayaan.

  • @umiayaan5196
    @umiayaan5196 Год назад

    Aniga iyo ilmahaygu uk ayaan kadawaneeynaa oocaruurtiibaba kabaranaya dhaqanka 4 ji iyo 6 jiradeyda alle hakuxafido waanu kaahelnay runtii kuwakale hees iyo wax daranbeey naguwareeriyeene hunaantaadaa nadeeqday

  • @umuosama2956
    @umuosama2956 Год назад +3

    Maashaallah shaqo wacan dhaqan kaaba baadiya magaala kadhigtay bes waaye mardhow dad badan weysooguurayaan❤😂🎉

  • @hamdy8566
    @hamdy8566 Год назад +3

    Waxa kudhiman inaa sameysatit kushin fican iyo fiirno waxa fiirsata sidey unoolyehin rer baadiyaasha aan aheyn somalida waxay haystaan kushin aad ufican iyo faarno

  • @Wardhere77
    @Wardhere77 Год назад +2

    Hadaba intan samaysay adoo baadiye jooga masha allaah allaah ha xifdiyo❤

  • @hawohussein2919
    @hawohussein2919 Год назад +2

    always Somali waxaas dhaqan uma lihin ma ah joojiya aaduunku waa lasoowada maray waana laga socday ❤❤❤

  • @maryamashiikh317
    @maryamashiikh317 Год назад +2

    Maasha allaah wllo hore usoco

  • @simanmaxamed1434
    @simanmaxamed1434 Год назад +3

    Labaniyadq wajeclahy lkn talaaja la aa na iciileysay lkn hda biyo baraf lahaa dhax galinaa mahadsand abyo ano xamar joogo waxa sameyn wayaa sameysay hore usoco waxaa ku rajeeynaa sida dadka wax so duubo calamka cml inaa naqato

  • @deeqomahmoud1162
    @deeqomahmoud1162 Год назад +1

    Mashallah Tbarkallah
    Guuleyso gacloy❤❤❤

  • @UbaxMaxamed-h9b
    @UbaxMaxamed-h9b Год назад

    Masha allah wallo quruxey xasuus ayaad i galisa yarantaydi❤illahay haku xifdiyo wallo

  • @shukriabdullahi1028
    @shukriabdullahi1028 Год назад +1

    Ubaxey dhusamareb imaw qaliyey Wan ku arki lahaa wallhi Wan kutagera allaha kudhowro

  • @uniqueperson6294
    @uniqueperson6294 Год назад +1

    maajaha ama maraqdigaag kaad uta qaanidba mafiicna abaayo iskadaa chemicada kujirtaa Baden oo badanaa xaga indhaha uma fiicna.indho tarakoomo na waalaga qaada aan Maqley. Gabi ahaan ba geed kaas lama amaanin kafogaw.caafimaad ahaana mafiicna.!!

  • @Xawa_A
    @Xawa_A Год назад +2

    Waa afur wanaagsan. Maxay reerku ku diideen afurkan fiican. Labeeniyada waa custard(kastar). Waxaan ka helay sida aad u quboojisay labeeniyada waa si fiican. Waad mahadsan tahay sida fiican aad noogu soo gudbiso baranaamijyada dhaqan iyo miyiga ku saabsan wax badan aan ilaaway ayaad noo soo gudbisay.

  • @user-kd3cf3ix2m
    @user-kd3cf3ix2m Год назад

    Alla saladaas maxaan in badan kusoo Adeegay walee dadkii dhaqankii wey ka guureen Alla yaraanteydi Ayaan xasuustay dhaqan kaaboy Alle haku xifdiyo waan ku taageeraa waan farxaa markaan Arko video Aad soo dhigtay

  • @deeqomohamud7657
    @deeqomohamud7657 Год назад +1

    Qurxey badiye rer no dagn ad Ana kuku xiryo ila so xarir wlh wan kujeclhy Abyo ❤

  • @user-go6ko6ki3s
    @user-go6ko6ki3s Год назад

    Maasha Allah

  • @XamdeSidiq
    @XamdeSidiq 5 месяцев назад

    Masha allh nolol aaan uxiisay

  • @Ururshemadiai4523
    @Ururshemadiai4523 Год назад

    Mashalah afur wacan

  • @alhamdulilaahalluakbar595
    @alhamdulilaahalluakbar595 Год назад +1

    Labaniyada intay kulushahay Yaa weelka lagu shubaa

  • @mulkiavees1993
    @mulkiavees1993 Год назад +3

    Mash allah 🥰🥰👌❤️❤️🥰🥰👌👌

  • @fadumoabdulkadirshekh5737
    @fadumoabdulkadirshekh5737 Год назад

    ASC Maash Allaah Tabaarka Laah Aduunyo Iyo Aakhiro Tama Allha I Din SIIYO Inshaa Allaah Amiin

  • @xasancaliwehliye7987
    @xasancaliwehliye7987 Год назад +1

    Walaaleey iga daa Markale ma maqlikaree waa layla cayriyey nagadhaaf bahdilka

  • @abdikadirabdirahmanaden7552
    @abdikadirabdirahmanaden7552 Год назад +1

    Mashaa Allah ❤❤❤

  • @maxamedyaasiinengmoha5781
    @maxamedyaasiinengmoha5781 Год назад

    Mansha allh ubax dhaqan kaaba gabadh dhinac walba kadhisan allh haku barakeyo

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd Год назад

    Maashaa ❤ alaah ❤❤❤

  • @miskixasan7773
    @miskixasan7773 Год назад

    Masha Allah wllhi jawigas Io cuntada illhy haku barakeyo

  • @user-ge2kr4ui6c
    @user-ge2kr4ui6c Год назад

    Msha Allah

  • @YurubSalah-ej4xe
    @YurubSalah-ej4xe Год назад

    Man sha alah quruxay

  • @safiaissa5917
    @safiaissa5917 Год назад

    Mashaa allaah

  • @safiyaahmed2019
    @safiyaahmed2019 Год назад

    Xabiibtiyey wax walba qiyaas ayaa ku fcn ee qiyaas u issticmaal m.a waad fcn tahy lkn qiyaasta ku dheshaa😂😂😊

  • @fariidayusuf9207
    @fariidayusuf9207 Год назад

    Mncha allh Tabaraka allh Alle haku barakeeyo ukhtiii❤

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 Год назад

    Maasha'Allaah Tabaarakalaah habo horey usoco

  • @abuqudama4061
    @abuqudama4061 Год назад +1

    Guuleyso dhaqan kaba

  • @Khiyaar659
    @Khiyaar659 Год назад +2

    Asc wlo ubax hawsheegin ukunta markaa waxa ugudarayso kibista ugu xash anaadad badan orermiyiya siiyay iyagan ogeyn hadhow waxa ku iri weligaa ukun ma cuntay waydhe heen may iyaga o cunay❤❤❤😂😂😂

  • @IsmaelAjep
    @IsmaelAjep Год назад +1

    Makiinadan xgee ka heli karaa zis❤

  • @Deeqaibrahim62
    @Deeqaibrahim62 Год назад

    Masha allaha aby mishinka sharabka lagu shidayo wan kahelay insha allaha wan raadin

  • @xafsafaraxmaxamuud3601
    @xafsafaraxmaxamuud3601 Год назад

    MaashaALLAH gacantaada iyo caqligaagaba Allah hakuu barakeeyo siwacan baad usamaysay MaashaALLAH, inbadan oo magaalada joogto oon aqoon baa lahelayaa oonan waligood isku dayin waad diyaarsantahay xbbti MaashaALLAH hormar wacan baan kuu rajaynayaa qaali 🌹🌹❤.

  • @shaafiyaismaaciil569
    @shaafiyaismaaciil569 Год назад +1

    Xafadiinu waa la yaab maxa badiye aniga ka imi labeeniyad aad bay u jecelyiin caruurta iyo dumarkuba raga ayan aad u cunini

  • @dekaaadam6103
    @dekaaadam6103 Год назад +2

    Maanshaa allaah Maanshaa allaah keep going sister 💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰👍👍👍👍

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c Год назад +4

    Isku day cunto kle ana shakshuuko samenoya shalay adi kaa maseeray wahi m.a😂❤

  • @musemuse1507
    @musemuse1507 Год назад +1

    eedo saan laguu ceyrin mardanbe dadkan ukari bariis cade iyo caano adigama howsha hakuu yaraate ayagana taas ayeey yaqaanan

  • @munoqali826
    @munoqali826 Год назад

    Masha Allaah xabibti guul insha Allaah

  • @iftinqurux7959
    @iftinqurux7959 Год назад +1

    Masha Allah ❤️❤️❤️

  • @uniqueperson6294
    @uniqueperson6294 Год назад

    Masha allh gabar adag
    ❤ hore usoco wll

  • @fatumaclkadir3045
    @fatumaclkadir3045 Год назад

    Mash allaah abyo sifiican aad u sameesay

  • @ahmedderiakassim3951
    @ahmedderiakassim3951 Год назад

    M. a

  • @susanamohamed7102
    @susanamohamed7102 Год назад

    M.a hbo mcn alle haku sharfo

  • @hawohussein2919
    @hawohussein2919 Год назад

    aamiin yaa Allah ❤❤❤❤❤ beautiful waa inaan ilbixino ree baadiyaha somalida meeshi un lama tagnoodo Aduunky waa socday

  • @abdisalamnuur
    @abdisalamnuur Год назад +1

    Gabdhaha afur Yan lalacayrin❤

  • @nasteehohassan6691
    @nasteehohassan6691 Год назад

    Masha Allah aabyo horey usoco

  • @fardosodiriye7544
    @fardosodiriye7544 Год назад

    MashaAllah MashaAllah

  • @kafiyaabdulkadir6973
    @kafiyaabdulkadir6973 Год назад

    Welldone!! Faceed ka roon masha allah

  • @fo8708
    @fo8708 Год назад

    MashaAllah, custard waaye walaal.

  • @farxiyfilsan6116
    @farxiyfilsan6116 Год назад

    Dhaqan kaabay waxaad la joogtaa rer biyigii asalka ahaa anigu waxan arkay rer miyi aan waxba diideen ba waan yaabay

  • @ayanabdul3371
    @ayanabdul3371 Год назад +1

    Waxey yaqaanaan u gari

  • @abdiwahaabhassan5586
    @abdiwahaabhassan5586 Год назад

    Horay usoco wlshy❤❤

  • @foosnoor7368
    @foosnoor7368 Год назад

    ❤❤❤❤❤❤👍👍👍

  • @halimofarah1601
    @halimofarah1601 Год назад

    Makiinada hilibka. Lagu shiido looma baahna hadad hilib. Haysato waa la tumaa inta la hufiyo ama si fiican. Loo kululeeya

  • @Hamdaumer
    @Hamdaumer Год назад

    Masha allaah very beautiful 😍 👌

  • @alifreemann5440
    @alifreemann5440 Год назад

    Quruxeey anakufahmay sababta udideen ukuntalamadidene marka yayadakudartay magaceyyelatayey kaqawafeen 👍😁

  • @nafisaahmed8560
    @nafisaahmed8560 Год назад

    Maashaa allaah waa kastar

  • @Happy-go-l
    @Happy-go-l Год назад

    Mashallah aniga maba awoodo baadiya in aan intaas ku sameeyo.

  • @maryanfarax
    @maryanfarax Год назад

    Mash Allah
    Suqurax Badan ayey kugusamaysantay❤❤

  • @iqraaden8514
    @iqraaden8514 Год назад

    Maansh Allah

  • @hamdy8566
    @hamdy8566 Год назад

    Abaayo waadadaleysa waxa iskudayda in aad badasho sodey unoolyehin rer badiyehina hakadaalin

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M Год назад

    ❤ MashaAllah nolol quruxbadan 🤲🏻❤

  • @halimofarah1601
    @halimofarah1601 Год назад

    Dhaqan kaabay. Digirta waxed a waa u. Dhamaaystiran yihiin waa la. Kululeeya. Keliya

  • @eisehaajiosman7161
    @eisehaajiosman7161 Год назад

    Mashaallah ❤❤❤❤❤

  • @user-ei7gt6hc1u
    @user-ei7gt6hc1u Год назад

    ما شاء الله 🤩🇸🇴🫶💙

  • @adanaxmedgurey-vo5oi
    @adanaxmedgurey-vo5oi Год назад

    Agaa ma ogaadeen jamca dhasha

  • @Abshaw6
    @Abshaw6 Год назад

    Qof nool batahay masha Allh❤

  • @bushroomar
    @bushroomar Год назад

    Keep do sister

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 Год назад

    Masha allah❤❤❤❤🤲🤲

  • @nafisowarsame3267
    @nafisowarsame3267 Год назад

    Masha allah aqligaaga Allaha kuu siyadiyo abayo

  • @Mudane-
    @Mudane- Год назад

    Asc huuno waad dadaleysaa lkn sokortaa aad uu fara badan waa cudur gacmahaada kuu radso waxaan kugula talin lahaa inaad iskadeyso ama waxyar kaa isticmaal wabilaahi towfiiq

  • @sadiaabdullahikhalif9054
    @sadiaabdullahikhalif9054 Год назад

    Masha Allah😘😘😘😘

  • @Ahmedibrahim-ut2ie
    @Ahmedibrahim-ut2ie Год назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 0:46

  • @xabsaaxmed4925
    @xabsaaxmed4925 Год назад

    Mashallaah

  • @maxamednoorad
    @maxamednoorad Год назад

    Midaan waxaan kafiican digirteena tijaabi

  • @AbdurRahman-co5tp
    @AbdurRahman-co5tp Год назад

    Mashallah very good 👌👌👌👌👌👍👍👍👍👍👍👍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sucaadmohamed6146
    @sucaadmohamed6146 Год назад

    Wad ficn thy wll lkn basasha iska casee mekay cadahy ma fiicna dhadhan na' uma yeesho cuntada.
    Waa iga talo😊

  • @fali2695
    @fali2695 Год назад

    Aamiin Aamiin

  • @Ummacooking2023
    @Ummacooking2023 Год назад

    Masha allha waa qurux

  • @Torobaawi
    @Torobaawi Год назад

    Qoryahaas waxkariskooda dhibkeey leeyihiin anaa soo arkay 5saac baan shaah kor fadhin jirey😂😂 qof xayi ahaa taha hadaaba custer kukarisay

    • @maskiintiialleinaahmed733
      @maskiintiialleinaahmed733 Год назад

      😂😂

    • @maskiintiialleinaahmed733
      @maskiintiialleinaahmed733 Год назад

      Aduun wlahai anaga dhibkaas ayaan ku qabana gaalo cadaan ah oo aan la deganahay sideey u jecelyihiin ineey qoryo wax ku karsadaan xiliga kuleylka waa isugu fanaan inteey banaanka isugu yimadaan ayeey qoryo cunto ku karsadaan

  • @barwaaqocabdifataax9184
    @barwaaqocabdifataax9184 Год назад

    Mashaallha abaayo mcn

  • @shukridaahir9537
    @shukridaahir9537 Год назад

    Labaniyad magacad kale kasatar waaye abaayo

  • @munamohamed5869
    @munamohamed5869 Год назад

    ❤❤m.allh

  • @Aminamohamed2464
    @Aminamohamed2464 Год назад

    مبروك حبيبتي❤❤

  • @hoodokhadar2154
    @hoodokhadar2154 Год назад

    Mnch Allah sister ❤❤❤

  • @yurubcabdilahi8575
    @yurubcabdilahi8575 Год назад

    Asc❤

  • @saudaabdi9959
    @saudaabdi9959 Год назад +1

    Intejogta

    • @saudaabdi9959
      @saudaabdi9959 Год назад +1

      ❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊😊😊😊😊😊😊😊❤😊❤wow 😳

  • @cabdinajiibcabdulaahi5229
    @cabdinajiibcabdulaahi5229 Год назад

    Heer baadiya marwalbo San leeway uf 😏😏😏🤫

    • @omhajar69
      @omhajar69 Год назад +5

      Hadey uf yihiin maxaad usoo raadsatay hee?

    • @amul2237
      @amul2237 Год назад +1

      War is yaab subhanAllah

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 Год назад

    Waxaas reer baadiyahayagu waa horay aqaaneen faasuuliyad baa ladhahaa

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 Год назад

    Nolosha baadiyaha waa cajiib.