Zxp aad ayaad u mahadsan tahay waxa aan malmahan ka fikirayay ayaa ka haday waana waxa iidiuday in aan waxba qabto maant ayaa is waydiinyay wax aad soo kordhisay malahan inta aad fakarayso ayay wax walpa dhamadan
Over thinking waa wax jira walaal. Waxaan filayaa inay sabab u tahay personality type. Gaar ahaan intuitive and perceiving types. Aniga overthinking wuxuu ku badan yahay mustaqbalka iyo perfectionism iyo Analysis of different ideas or senarious. Any way ustaad kasoo hadal 16 personality types iyo productivity, emotions etc Shugran
Saami, I have a problem, it's so difficult to take a right decision that couses to make overthinking again and again and don't know what to do so give me any advice if you can.
Halka Salaada aniga waxa icaawiya meditation ka. Oo markaan meditation ka sameynaayo keliya hawada aan qaadanaayo ayaan focus ka saaraa oo fikrad kasta oo kale waan iska qabtaa.
Waxa leyhy caado taas ah mrki problem igu imado ama niyad jabo ina minyarada tago oo si toos ah an iskula hdlo majirto wx kle an ku nafisi karo wxa laga yaba hdi an minyarada tago in broblemkas mesha an ugu so tago ama goan fican an kaso qato ma wx fican ba hdi qof yhy problem wana qada dhiga wn qeexa wan fahma kdib xal ban ka keena hdi an niyad jabsanhy gabayo iyo heesaha an jeclahy aya darta anigo is eegayo kdib wn isla hdla amar ilahey wn ku ficmada mrka wll salim ma caado fican oo maskaxdeda u fican plz iga so jawb si dhaqsi ah
Am overthinker; dhibato badan bey ledahy lack of concentration lack of sleep anxiety stress energy less Waxan isku dayey in an si logic ah iskula shegesto alx 40% wan ka ronahy waxan isleyahy wey ka cawin karta in ad ka gudubto xaladan : Isku dey in aad haba yarate ka fikirin wixi tagey iyo mustaqbalka kaliya diirada saar maanta iyo maanta .
ustaad hal dhiba ihaysta sbabtana ma aqaan kasoo ah waxa qalbiga ka daremayo ma shegi karo😢Example qof haduu qalad iga galo si toosa uma shegi karo xitaa hdaan is dhaho ducayso dhibatada illhy u sheego afkayga kama so baxayso anigoo iska ilmaynaya is arkayaa😢 Aabahy ba dhintay u duce hda is dhaho ma awodo illin isma celin karo😢 aniga waa fahmi wayay ciladas 😮
Ma awoodo inan daayo waxan la dagalama maskaxdeyda everytime maskaxdeydu way fakareysaaa xta hdi an suuqa adaayo maskaxdeydu waxay ku mashqulsantey waxan xiran laha " wadding suuqa ayaba si haya ano guriga joga xta suuqaba an dhahno midha dhibkeygu overthinking maha maxa yeley munit walba makaxdeyda waxba ku fikireysa hddan an massegka qoraayo maxkdeyda way fekereysa waxan kafakarya ma aqaan " wan walan rba. Sina waba ugu faida fekerka badan waayo waxan ku darema dadka iga agdhow xaladaha I'm sure that
Wlh malin dhawayd niyada iska laha mu Over thinking kaso hadlo wll aniga caqabada koobaad ee i hysata weyan. Wax yar onan 2daqiiqo iga qadan lahaynba laga yaaba inan 24 saacba ka fikiro😢
Emotional intelligence kasoohadal
mahdsnid wll salim runtii mudo ayan daremayaa fikirka tirada badan lkn muqaalka wax badan ayaan ka fa iiday allh hakaa raali noqdo
ALLE albabada raxmadiisa haku wasiciyo waxan 3 sano radinayey i think imika ina helay alhmdulilah❤
Mahadsanid sxib arintaas oo aan dhibbdan ku qabay ayaa ksoo hadashay
Mashaa alaahu waa mahadsan tahay Wac badanaan kaa faa iidey
Waad mahad san tahay aad iyo aad ❤
Allah ka abaal mariyo wllo sida no cawisid 🥰🥰
M.a ilahay haku xafido
Mawduucan aad buu muhiim iigu yahy tnx teacher👍
Jazaakumulaah Ustaad 🎉
Mnzhaaa aalllh allh kuu barakeeyo caqligaaga ustaaad
Jazakallah ustaad qeyb kale nooga samee fikirka badan xaalad kaste waan fikiraa camal xoog ah hadii aana heynin I'm introvert wixi horay udhacay dadka na dhax maren ka fikiraa wax yaabo 3 bil ka hor dhacen ama waqti dheer igu soo laalabanaayo salaada xitaa waa ku dhax fikiraa lkn videogan markaan daawaday kadib 50%wa fiicanahay isleeyhaay alxamdullilaah
Masha allah saalim keep forward.
Jizaka Allahu khaar.
Mash Allah sida wngsn ad bulshada waxa Anfacayo ugu sogud bineysid Mhdsnd Allh ku xifdiyo wll
Emotional intelligence si qoto dheer uga soo hadal wll
Waa idaaweysay
Ramadan mubarak ustaadii waa mowduuc aad u muhiima mowduucaan mhdsnd ustaad
Mansha allah talo wanaagsan wlhi ustaad ciladaas waa I haysataa caqabad weeyeh .salaada inlagu khushuuco waa muhiim
بارك الله فيك بارك الله بارك الله فيك بارك الله فيك
Zxp aad ayaad u mahadsan tahay waxa aan malmahan ka fikirayay ayaa ka haday waana waxa iidiuday in aan waxba qabto maant ayaa is waydiinyay wax aad soo kordhisay malahan inta aad fakarayso ayay wax walpa dhamadan
Thnks salim omer
Thanks wll 🥰
شكرا جزيلا يااستاد
Macha allh teacher ❤🧠
Aad i iyo aad umahadsantahy wll dadka aad ufikira aan kujiray lkn hada waxanjeclahy in an waxkabadalo mahadsanid
Mahadsanid Wll,
Alle haku xafido wll salim
Mahadsanid wll ramadaan mubaarak❤
بارك الله فيك ❤❤
Thank's sxb salman
Guuleyso
Fikirka .waa waxa kaliya .oo noloshayda kutagnthy
.waxan aminsnhy hadan waxan qabanayo kafakarin .inaan wax qabsankarin
Thank you wllka
Jazak Allah Alf khaire
Isbucan isku dayaa inaa practice gareyo qabka aad adiga iskaga yaresay okale.
Insha Allah 💗
Jazaka Allaah kheyrn😊
Waa mahadsantahay bro waxa kasoo hadashaa buuga dopamine nation
Over thinking waa wax jira walaal.
Waxaan filayaa inay sabab u tahay personality type. Gaar ahaan intuitive and perceiving types.
Aniga overthinking wuxuu ku badan yahay mustaqbalka iyo perfectionism iyo
Analysis of different ideas or senarious.
Any way ustaad kasoo hadal 16 personality types iyo productivity, emotions etc
Shugran
Mahadsanid
Saami, I have a problem, it's so difficult to take a right decision that couses to make overthinking again and again and don't know what to do so give me any advice if you can.
Overthinking dhib maleh waan ku farxaa xitaa
Masha Allah Allah ka abal mariyo wll
Mahadsanid wll wanka sugayay❤😊
Really maseexo ilaa more than 1h aan fikirin
Salaad kasidaran
SubhanAllah just me. To do something just thinking over and over
Asc wllkey wxaan rajeynaayaa inaad nabad qabto, sxp wxaan ahay overthinker waana isku ogaa wx aan kafikireynin maba laha haba ugu darnaado xiriirka aan qofka laleeyahay xitaa wxaa dabeecadeyda kamid ah qofka aan xiriirla laleeyahy wxaan isku dayaayaa inaan aqriyo asiga dhan wxa uu yahay maanta dhan analysis ayaan ku jiraa with out controll kadibna wxay idhaheysaa maskaxdeyda qofkaan maba ku anfacaayo totally dhibkaas ayaa iheysta
Aniga aya sidaasa wax walpa sidan rabo inay noqdaan ayan jeclhy wana isku arkay fikir badan mustaqbalka ayan maalin walpa dajiya
Thanks
Sxp aad ayaad u ,mahadsan thy lkn wllky hal cod buugas dopamination❤ thanks
Halka Salaada aniga waxa icaawiya meditation ka. Oo markaan meditation ka sameynaayo keliya hawada aan qaadanaayo ayaan focus ka saaraa oo fikrad kasta oo kale waan iska qabtaa.
Wll meditation ka wax yar oo nafis ah ayuu ku siinayaaa lkn salaadu waxay ku siinaysaa xal kama dambaysa
Wll Wan leeyhay fikirkaas badn maskaxda ayaa idaasha Aniga dhinaca xidhiidhada xal maleeyhay
Màsha Allah
Waxa leyhy caado taas ah mrki problem igu imado ama niyad jabo ina minyarada tago oo si toos ah an iskula hdlo majirto wx kle an ku nafisi karo wxa laga yaba hdi an minyarada tago in broblemkas mesha an ugu so tago ama goan fican an kaso qato ma wx fican ba hdi qof yhy problem wana qada dhiga wn qeexa wan fahma kdib xal ban ka keena hdi an niyad jabsanhy gabayo iyo heesaha an jeclahy aya darta anigo is eegayo kdib wn isla hdla amar ilahey wn ku ficmada mrka wll salim ma caado fican oo maskaxdeda u fican plz iga so jawb si dhaqsi ah
Wllhi waa dhibka i haysta madax xanuun saaida yeeshay xataa mahadsanid wll😊
Fikirkayga waxaa ubadan yahay xbeenki
Walal salim kaso hadal how to control your emotions🥰
Wll inan kula hdlo rabaa xgee kaalaso hdlaa 🤔
Dhibkaas waa qabaa insha allah waan tijaabinaa 1 week kadibneh natiijada waa kusoo sheeki doonaa🙏🙏
Wll bugaas ma heli kara asago somali ah
Markaan seexanayo ayaan aad u fekeraa 😢 waana caqabada ugu wayn ee ihaysata mahadsanid
Am overthinker; dhibato badan bey ledahy
lack of concentration
lack of sleep anxiety
stress energy less
Waxan isku dayey in an si logic ah iskula shegesto alx 40% wan ka ronahy
waxan isleyahy wey ka cawin karta in ad ka gudubto xaladan :
Isku dey in aad haba yarate ka fikirin wixi tagey iyo mustaqbalka kaliya diirada saar maanta iyo maanta .
Ani zaaid aan ufakari jiray waqtiga aan wax kuqabsan lahaa inaan fakir bes iiga dhamaado ayaa dhici jirtaymarna inaan waxaas inaan sameyo waan kacabsnaayaa marne fakir xad dhaaf ah baan kafikirayaa amey xumaadaan ameyzan sidaan sax aheyn amaa wax kaa qaldamaan balsa hda xaaldaas waan ka gudbay kadip markaan ogaaday muhimadu iney tahay isku dayga qof aan wax qaldin uusan wax sixin wax inaan sameeyo ey daqiiqdo igu qaadaneyso ayaan dhowr maalmood kafikiri jiray
Lkn alx hda xaaladaas waan ka gudbay
Aniga ahaan waxaan jeclaan lahaa
Inaad next topic ka dhigti joogtaynta
Sida akhris ama aha hadaf kle aad leedahay aad joogtayn igu gaarti
Ana qabo overthinkg beryahane anxiety iku kentey
Walll Marwalba Waxn Ka fikiraa dhanka Xidhiidhka Ee Maxan Sameeya Ooo Wllll Iga Ka caynayah wllll ado raliya
ustaad hal dhiba ihaysta sbabtana ma aqaan kasoo ah waxa qalbiga ka daremayo ma shegi karo😢Example qof haduu qalad iga galo si toosa uma shegi karo
xitaa hdaan is dhaho ducayso dhibatada illhy u sheego afkayga kama so baxayso
anigoo iska ilmaynaya is arkayaa😢 Aabahy ba dhintay u duce hda is dhaho ma awodo illin isma celin karo😢
aniga waa fahmi wayay ciladas 😮
Sorry wll.
Quraanka aqriskisa badso qasadan baqara.biidnillah waad cafimadhe
Sxb course goormee bilaabey
Saxiib aniga iyo adiga overthink nahaayo waaba iskumid waxaaba kaaga siidaran waa iskuwakhti xilliga fekerka
Mowducaan aada logu baahna aniga perfactionism kaas an leyahy wax kasta ine ok noqdn jeclhy inte waxas ka dhimanyhina ma bilaabo
Maskaxda I daalan ma aqaan swbta
Ustaad 16 personality type kaso hadal
❤😊
Taas anay ihaysataa
Mahadsanid 💯 Ustaad zxp arrintan anigay ihaysataa hadda really videogan 💯 waa I anfacay waana sababta kuso raacay tnkz alot 👍👍🥰
Saaxiib whastapp maleedahay si aan su aalo maskax deyda ka guuxaya kuu wey diiyo
Ma awoodo inan daayo waxan la dagalama maskaxdeyda everytime maskaxdeydu way fakareysaaa xta hdi an suuqa adaayo maskaxdeydu waxay ku mashqulsantey waxan xiran laha " wadding suuqa ayaba si haya ano guriga joga xta suuqaba an dhahno midha dhibkeygu overthinking maha maxa yeley munit walba makaxdeyda waxba ku fikireysa hddan an massegka qoraayo maxkdeyda way fekereysa waxan kafakarya ma aqaan " wan walan rba. Sina waba ugu faida fekerka badan waayo waxan ku darema dadka iga agdhow xaladaha I'm sure that
Mararka qaar ayaan ku fakaraa malaa adiga guusha laguuguma talagalin ,markaan waxba qaban kari waayey een wax kasta bilabo hadana ka tago
Mahdsdn mawduca self lose Mkso hdli krtaa ado Fdln
Wlh malin dhawayd niyada iska laha mu Over thinking kaso hadlo wll aniga caqabada koobaad ee i hysata weyan. Wax yar onan 2daqiiqo iga qadan lahaynba laga yaaba inan 24 saacba ka fikiro😢
M.a fakarka bdn dhib bab ku qabay mhd sanid