Hal-qabsiyo Haadraawi,Gaariye,Weedhsame,Sayid maxamed,& Qaar kale "Sahanka Suugaanta"

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 дек 2024

Комментарии • 8

  • @habbooncabdulhired8456
    @habbooncabdulhired8456 2 года назад +3

    Rabi ha uwada naxariisto idilkoodba hal-abuuradeena inaga geeyoodey

  • @dhubofarah6286
    @dhubofarah6286 2 года назад +1

    Maasha Allah jzkallahu kheyr Akhii xasuus iyo xaladaan kusoo korney adigana waad naga yar tahay saa kuwad, dhalinyaradana mar uun hakaceenoo tiktok hayska daayeene gabay maskaxda haka tuujiyeene ,balse waxaan xasuustey gabay aan dugsigii sare ku soo qaadaney baad tirisey nimankaan lo'deydii caseyd laanta ugu rogey nimaankaan wax lalaqiyo xoolo ugu lixaadyeeley nimankaan dukaamada lukiyan 2labo usiiyey. Waan xasuustey balse nasiib wanaag waa iga fakadey oo waagaa gabayada waanu xafidijirney.maantase gaboowney Alxamdullilahi ALLAAH ayaa Mahadii u sugnaatey nasoogaarsiiyey maanta .

    • @WaddaniSomalitv
      @WaddaniSomalitv  2 года назад

      Allah cimriga hakuu barakeeyo

    • @dhubofarah6286
      @dhubofarah6286 2 года назад

      @@WaddaniSomalitv AMIIIIIIIN AMIIIIIIIN AMIIIIIIIN EDO ADNA ALLAAH CAAFIMAAD IYO CIBAADO HAKUGU GAARSIIYO WELIBA MIDKA FIICAN KEENA INSHAA ALLAAH.

  • @mohamedhakar6926
    @mohamedhakar6926 2 года назад

    Ale hawnaxariisto abwaan hadraawe iyo abwaan gaariye

  • @sareedocabdi6129
    @sareedocabdi6129 2 года назад

    MANSHAA ALLAH WIILKAN WAA DADKA YAR XIKMADII SOOMAALIDA SOONOOLAYNAYA
    WALIBA CUNSURI MAAHA WAAYO ABWAANADA SOOMAALIYEED OO DHANBUU SOO DAAYAA

  • @Badraawi
    @Badraawi 2 года назад

    Codka wll ka daa filterkan iska daba odhanaya , sifiican in codkaaga loo maqlo xooga sar wll maahdsnid

  • @jaamacyuusuf4452
    @jaamacyuusuf4452 2 года назад

    Soomalidu haday kudhaqmilahayd murtideedu waxay sheegayso ee wanaagsan oo aysiwanaagsan ugudhaqmilahayiid wayharuumarilahayd