Ciidanka Puntland sida ugu dhakhsaha badan waa in ay joojiyaan dukhaynta diyaaradaha dalaalka shisheeye, Dukhaymahaas sir dadka reer Puntland dhagar loogu maleegayo dad shacabana lagu dukhayn in ay kuhoos duugantahaan dareemaynaa. Cadawgana hub loo daadin. Rag argagixisada kamid ahna diyaarado lagu qaadin.
Guul guul Cidamada iyo Dowlada Puntland❤❤❤❤❤.❤❤❤❤
Guuleysta guuleysta guuleysta geesiyaasha, mujaahidinta, somajestayaasha ciidanka puntland Amiin Amiin Amiin yaa rabii ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guul ciidanka puntland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guul iyo gobanimo ssc people harti darood guuleysta marwalba inshallah cadowgina ha jabo
Guuuuuul puntland Guuuuuuuul Guuuuuuuul ciidamada difaaca Guuuuuuuul Guuuuuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Guul ciidanka difaca dowlada puntland waxey qabsadan duloyin cusub metyki argixisada dacish 187 dowlada ssc khaatumo shacabka waxey hil iyo ho la garab tagan yihin ciidankoda difaca dowladoda puntland guuleysta
Dulbahante oo dhiig ushubaayo iyo kalmokale msha ALLAH
Duubista halajoojiyo
Ciidanka Puntland sida ugu dhakhsaha badan waa in ay joojiyaan dukhaynta diyaaradaha dalaalka shisheeye, Dukhaymahaas sir dadka reer Puntland dhagar loogu maleegayo dad shacabana lagu dukhayn in ay kuhoos duugantahaan dareemaynaa. Cadawgana hub loo daadin. Rag argagixisada kamid ahna diyaarado lagu qaadin.
iidoor dagaal baya isku urusanayan ee SSC khaatumo ciidanka heegan hageliso warkasi waa biyo kama dhibicana👁️