Waa Baranaamij Waaqica wakhtiga dhalinyaranimda Koobsanaya Oo dhinac Wal-ba Wuu ka istaagey . Xirfadaha Loo bahanyey in La barto Waxa Ka mid ah 1 : All Electrical 2 : furniture 3 :technology da Sida IT Oo ah necessary ☝ 4 : the End Businesses 😊 thanks #Ustad
Wlhi wa xaalada maanta aan ka kujiro😭 Malaha noloshayda aya lagaga sheekeeyay😢 Aadan Ala maxa xog ogaal tahay Alah cimrigaga ku dheerey kuuna barakeey 🤲🤲ado kale alaha no badiyo🤲 Side waalidka wax ufahansina !!🤐
Mahadsanid Aadan sahan Waa barnaamij cajiib oo siinaya arayada Somaliyeed waxa ay tahay xaqiiqda waxbarasho ee nidaamiga ah Waxaana haboon in aan barano xirfado aan nolosheena wax ugu soo kor dhino
اللهمَّ صلِّ على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما صليتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد. اللهمَّ بارِك على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما باركتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد»
Waxaan ku noolahay hargaysa waxaan ku jiraa heer jamicadeed ama waxaan diyaariyaa shahaadada degree ga Markii Aan Bilaabayay jaamacada waxaan isla haa hada ayaad cagta saartay dhabadii guusha lkn markii aan 2 sano dhiganayay waanka niyad jabay kaliya hada waxaan u bartaa time ayaad soo bixi say ee si uun bay noqon bal iska dhamee waayo jahadii aan u socday ayaa iga luntay wixii aan u socday wa ka duwan ayaan la kulmay taasina waxay ay igu riday niyad jab wayn 😢 Wali ma Garanayo xaga ay u soco to noloshaydu kaliya Allah ayaa ku kal soo nahay maalin way isoo mari nolosha aan meel fiican ka gaadho 😢😢😢😢😢😢😢😢
aadan ayaantan laguma hayee barnaamujyadada sooo badi oo waxaa ka soo hadashaaa ama barnaamuj ka soo diyaarisa andre tate waraysigiisa baraha bulshada haysta thanks
masha allah wllo wd mhdsanthy waa barnaamij aad muhim u ah wxn ku boorinayaa dhalinta somaliyed inay bartaan xirfadaha gacan laga qabto guulaysta dhaman,✅💯🦾
Dadka dhagayso Kuna kasho khibradaha kale ee aa ledahy Muhimaddu wa in ad isku haysata shahaaddo iyo xirfad Lkn hadi layira ya muhimsan wa la ogsonyahy in shahaaddadu ay sarrayso Why? Manta wa waqtiga technology yada casriga wax walbana Computer ayay ubahan yihin Eg. Caybersecurity, programming, networking, designing, lab, research, accounting, digital marketing, finance, economic, telecommunication, controlling of drones and cc chamera and ect Waxa hubal ah in intan ay yihin kuwa ugu muhimsan shaqoyinka calamka manta Mana ahan xirfad gacanta ah
Waxaan ahay arday ku jira sanadkii sadexaad ee jaamacadda hadda ayaan ku baraarugay in aan hayo dhabbo ku dhamaanaysa irid xiran, waxaan aad uga walwalsnahay mustaqbalka iyo waxa aan nolosha kala kulmi doono lakiin allah subxannahu watacaalaa ayaan talada saarsaday Ilaahow halka roon igu hag yaa rabbi 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Mahadsanid ustaad , maanta ayan dood ka lahayn dhalinyaro an dhawr sanno kahor jaamacadaha dalka shahado ka wada qaadanay , waxan is la fahany qodobka aad ka dhawaajisay .
✍️قال الشيخ يحيى الحجوري حفظه الله:- "نذكر أنفسنا وإخواننا وفقهم الله بقول النبي صلى الله عليه وآله وسلم: «اللهم! آت نفسي تقواها، وزكها أنت خير من زكاها؛ أنت وليها ومولاها» " 📓|الكنز الثمين صـ٢٥٦ ═════ ❁✿❁ ══════ 🌿 أسهموا في النشر فالدال على الخير كفاعله. 🖋
MazhallaH Bro Adan Wn ku Slm’y Wa Xaqiiqada Jirta Mida Ad Bulushada uso Bandhigtay Mybe Dad Badan inay ku Fahman inad Mustaqbal Jamacaded ad Ka Dilaysid Balse Waxan Huba Jamacad La Galo Wakhti Xadirkan inay Xirfad La Barta Ka Sharaf Badan Tahay Been Maha 🫡🙏🏾
Masha ALLAH good job wllky. Lkn waxan u bahana hy in aad no sodiya risid vidioyal sidan oo kale amba dhirigalin o camal. Wayo madamo oo aynu nahy arday waxan u bahana hy qof sidan no dhirigaliya marka ay noloshu noqon waydo sida aan rajeyno😢😢. Keep going brother 1M insha ALLAH ❤💯💥(Form Djibouti 🇩🇯)
Ustaad markaan daawanayo muuqaalada chenalkan, waxaan dareemaa in aan maktabada ku dhex jiro waayo; waxaad si fiican u baartaa wax badan ka akhrisaa muwaadiicda aad ka hadlayso, markaad xog ogaal noqoto baad xog ina soo gaarsiisaa, mahadsanid walaal .
Nuxurka muuqaalkan : waa in aadan isku haleyn shahaado jaamac, ee aad noqotaa labo guluusle , xirfadna lahow shahaado jaamacadna heeso 👍
Was sidaas ✌️✊
@@Dreamy-M thnks lpx
4 soyaabood baan kugu tageeraa
1. Dadaalkaaga
2. Kartidaada
3. Dhiiranaantaada iyo
4. Khibradaada
Kibirkana ma yaqaano oo kama muuqato
Dadkana kuma dhego qofna isma qabsadaan
اللهم صلى على محمد ❤
Scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
عليه أفضل الصلاة والسلام 🤍🤍🤍
Scw ❤
Waxuu ahaa barnaamij aad aad uga soo shaqeysay Ustaad kaalin muhiim
ah ayaad noogu jirtaa
Waxaad tahay qof waaqica iyo hadba xaaladuhu siday isu badalayaan la socda anagana tooshka noogu ifiya mahadsanid ❤
MahAD saniD wllky 🙏
Anigu marka dugsi hoose dhameyay ayaan ogaday inanay muhiim ahayn inaa school sii wada lkn mudo sadex sano ah hooyaday iga diidanayd oo i malaynaysay inaa meel qldan ku saxdo alx markii dambe faraha ayay iga qaday shoolkiina wanka baxay waxanan biloowday inan xirfado barto alx imika ma ihi sidaa kuwan kaga soo tagay shoolkii inshallah sanadkana dhaqale fiican inan sameyo aya i qorshaysan 🥰
Waad mahsnthy wall wallhi xilli fcn ayuu maqalkaaga isoo gaaray waayo hadda ayaan fasalkii dugsiga sare udanbeeyey bilaabayaa 01/08/2023 aad ayaad umahadsnthy wall qaali run ahaantii qof wangsn ayaa thy allh ku darajeeyo danbigaaga iyo kii waaridkaaga allh dhaafo thanks!!!!!
Waa waxaa ugu wanaagsan oo uu igula taliyay ustaadkeygah Sheikh Aadan Sheikh saciid albardaaliyi. Tusaale aad u wanaagsan ayuuna isoo qaatay oo ah in nabiyu Allaah Daa'uud uu ahaa qof aragti iyo aqoon leh sidoo kalena farsamo gacameed lahaa ❤❤❤❤❤❤اولي الأيدي والابصار
@sahanka xogaha
الهم صلي على النبي ❤
Waa Baranaamij Waaqica wakhtiga dhalinyaranimda
Koobsanaya Oo dhinac Wal-ba Wuu ka istaagey .
Xirfadaha Loo bahanyey in La barto Waxa Ka mid ah
1 : All Electrical
2 : furniture
3 :technology da Sida IT Oo ah necessary ☝
4 : the End Businesses
😊 thanks #Ustad
Axl anuu waxaan bartaaa shareecada dhankasta way I dhistay waxaaan rajaynyaaa innan soo saao jiiil diiinta ku dhagan insha allah
Insha allah 🙏
insha allaah
Xgee kala soo xidhiidhi karaa adoo rli ah wll ???
Mashallh sis qofku markuu dhinaca diinta ka dhisan yhy hawlihiisa oo dhan ayaa u fududaada Allaha Ina sugo❤
M.a wshy
Wlhi wa xaalada maanta aan ka kujiro😭
Malaha noloshayda aya lagaga sheekeeyay😢
Aadan Ala maxa xog ogaal tahay
Alah cimrigaga ku dheerey kuuna barakeey 🤲🤲ado kale alaha no badiyo🤲
Side waalidka wax ufahansina !!🤐
Saas miyaa
Dadoow hadda wax ma qashaan qof waliba tiisa u taala aqoon la,aani waa iftiin la,aan kortoonka marba shaqo ku heli doonta xiligee noqotoba lkn xirfada ku sii darso waa faaidoo kaa maqana yaana laga tagin shahaadada wllyaal ❤❤❤...........
Ustaadow buugtii aad turjumidooda waday Goor ay soo baxayaan.
Xirfadlayaashu aduunka kale qiimo,mustaqbal fiican iyo mushahar wanaagsanb waa leeyihiin. Balse innaga xirfadlayaashu agteena nolol ahaan, qiimo iyo mushaharba aad bey ugu liitaan xageena, waana sababta dhalinyaro ahaan aynaan ugu dhiirran xagaas, maadama ay liidato nolosheedu.
Waayee khadar sahanoow adigu diyaar ma tahay inaad kabaxdo jaamacada aad dalalka kale aad uu aaday oo nolosha aad ugu gulaysato sikale
Mahadsanid Aadan sahan
Waa barnaamij cajiib
oo siinaya arayada Somaliyeed waxa ay tahay xaqiiqda waxbarasho ee nidaamiga ah
Waxaana haboon
in aan barano xirfado aan nolosheena wax ugu soo kor dhino
اللهمَّ صلِّ على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما صليتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد. اللهمَّ بارِك على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما باركتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد»
Aadanow saxib warbixin inooga so diyaari imaamu tirmidi iyo taarikhda sheekh maxamad ibnu siiriin mahadsanid
Bal walaal video gala soo dheeree❤
Adanow sxb allah ku barakeyo, isku fikrad ayaan nahay runtii. Waxad qof aad u IQ sareeya!!
Xalqadan aad ayay wax bdn uga faaidey lkn wxn sugi la'ahey xalqada ku xigta wll AADAN❤
Wallaahi waa runtaada waana xaqiiq waxa aad ka hadashay
Alle haku barakeeyo
Noo soo badi muuqaaladaan oo kale
wallahi zxp warunta wad asiibtay ha waqodob muhima
inta iskuulka naceb😊
Waxaan ku noolahay hargaysa waxaan ku jiraa heer jamicadeed ama waxaan diyaariyaa shahaadada degree ga Markii Aan Bilaabayay jaamacada waxaan isla haa hada ayaad cagta saartay dhabadii guusha lkn markii aan 2 sano dhiganayay waanka niyad jabay kaliya hada waxaan u bartaa time ayaad soo bixi say ee si uun bay noqon bal iska dhamee waayo jahadii aan u socday ayaa iga luntay wixii aan u socday wa ka duwan ayaan la kulmay taasina waxay ay igu riday niyad jab wayn 😢 Wali ma Garanayo xaga ay u soco to noloshaydu kaliya Allah ayaa ku kal soo nahay maalin way isoo mari nolosha aan meel fiican ka gaadho 😢😢😢😢😢😢😢😢
😢😢😢
Sahanka xogaha aad io aad baad u mahadsanthay dhiiraglintaada aadka ugu wngsan 🙏
Muqaalka xiganh waan sugaynaa inshallh
Marka hore Mahadsanid abowe adan 💯💫
Ani ahaan waxan scholka dhameyey Saladin 2020 waxana xafada joga sedex sano jamacad na ma gelin 3da sano ee aan xfda jogay waxan qadka kabartay bartay xirfada harqanka ama dawarka e dharka dumark
Hadana xafada ayan kushaqeyaa inkasto wax fcn iga sogalin oo bilow ahay
Marwalbana waxan kawal Wali jiray inan jamacad dhiganin lkin hda adban ufaraxsnhay xirfada an bartay darteet
Mrlkle mahadsnid 🥰🤍
Keeep going
Xaqiiqadan hore ayaan u dareemay, Iminkana waan isku wadaa xirfada iyo waxbarashada. Alle ayaa mahadleh.
Mawduucyada noocan oo kale ah, ee waaqica, xaalada, dhalinyarada iyo dalka taabanaya waa kuwa ugu faa'idada badan.
Barnaamijyadaada aad ayaan u xiiseeyaa
Ustad aadan dar alle ayaan kuu jeclahay
Qodobaka i anfacy Barnamijku waa : inaad labadaba isku wado oonad dhinacna ka gaabin kolba kii loo baahdo aad Taqaano ( knowledge and skills) . Shukrn wllkyow
Wallkey soo xasuuste jaamcda sandkiisa koowad isga tagey 6:30 am feeling da😢 ohh Adan mahadsanid😊wll nagawda naxaayo tahay😊❤
Ubah miya qofkan😀
an aah saan maanta wlhy iskuul mxu faaiido le yahaay shaqo ma ba taaale
@@cabdaladalmar5620 yaawa adi
Tumaalnimadu waa xirfad , inta xanuunsan baan u iftiiminayaa .
aadan ayaantan laguma hayee barnaamujyadada sooo badi oo waxaa ka soo hadashaaa ama barnaamuj ka soo diyaarisa andre tate waraysigiisa baraha bulshada haysta thanks
Tani Waaba Sobobtaan U Galiwaayay Jamacada 2011
Thanks Adan'ow
Hada maxaa qabataa nio ❤
@@madaale5465 Alxmd Sxp Ganacsi Ogara Ah Samystay
masha allah wllo wd mhdsanthy waa barnaamij aad muhim u ah wxn ku boorinayaa dhalinta somaliyed inay bartaan xirfadaha gacan laga qabto guulaysta dhaman,✅💯🦾
Mahadsanid wll adam mawduuc muhiim ah weye o yimid xili muhiim ah
Yaa salam mawduuc iyo badh weyan baraarujin iyo dhiiri galin wata
Asc aadan wll anigu hal mid ayan ku darsanlahaa waa:
*qofkasta talent ayuu leeyahy ee kaga faaiidaysta. salaam🙌
Wlaahi Qofka kalia ee million Ka u Qalma 🥰🥰🥰
Alle ku barakee wll iyo ustd Aadan
Oky Wan talada aan naftayda siiyay oo aan ku dhaqaaqay insha allh guul ayaan rajaynayaa
Aadan sahan mahadsanid wllo koly wxbadn noo faaidysaa
Mahadsanid wll ❤
Aad ayaa u mahadsantahay shb
Vedio aan dawado kii abid igu qiimaha badna oo tabanaya nolosha aniga iyo dhaman dhalinyaradena somaliyeed
😢😢😢😢😢😢
Waqiga iyo waayuhba way hagaagi doonan insha llah
Dadka dhagayso
Kuna kasho khibradaha kale ee aa ledahy
Muhimaddu wa in ad isku haysata shahaaddo iyo xirfad
Lkn hadi layira ya muhimsan wa la ogsonyahy in shahaaddadu ay sarrayso
Why?
Manta wa waqtiga technology yada casriga wax walbana Computer ayay ubahan yihin
Eg.
Caybersecurity, programming, networking, designing, lab, research, accounting, digital marketing, finance, economic, telecommunication, controlling of drones and cc chamera and ect
Waxa hubal ah in intan ay yihin kuwa ugu muhimsan shaqoyinka calamka manta
Mana ahan xirfad gacanta ah
Waxaan ahay arday ku jira sanadkii sadexaad ee jaamacadda hadda ayaan ku baraarugay in aan hayo dhabbo ku dhamaanaysa irid xiran, waxaan aad uga walwalsnahay mustaqbalka iyo waxa aan nolosha kala kulmi doono lakiin allah subxannahu watacaalaa ayaan talada saarsaday Ilaahow halka roon igu hag yaa rabbi 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Mahadsanid ustaad guuleyso
Can't wait barnaamijka xiga
Walaal ma noo sheegi kartaa meelaha ugu fiican ee lagu barto xirfadaha
Ustaad Aadan sahan mahdsanid
Imtixaankii shahaadiga sanadka glaaya insha allh
Jaamacad isma lihi aad dhigatid
Farsamooyin kale baranaya darawalnimo ama daraal
Adoo jaamacadaada dhiganaya baro
@@xamdijaamac insha allh wllo waxaan kaga maarmo hadaan helo waan shaqaysn
ugu dambeyn ugaas mudo dheer kadib back to the topic's
Si shaqsi ah baad iila hadlaysaa malaha!!! Adan Mahadsanid
Waad mahadsantahay walaaal Aadan Sahan
Waxa noo iftiimisay arin muhim ah oo aan wax badan fekeri jiray
❤🎉
Mahadsanid wallaal
Videogii ugu liitay abid....dhalinta somaliyeed waxaa dilay waa waxbarasho xumada dalka somalia haysata iyo dooqxumada ardayda oo isku dayda sida dhaqtar,akonti,wariye,neeris,injineerka guryaha iwm waxay ahayd in aay bartan caluumta kala ah energy iyo biogas ama watar geology
Sahanka xogaha waad mahadsantahy sxp
THANKS WALAL AADAN LEGEND YOU ARE BEST FRIEND
Isku haleyn maleh shahaado jamacadeed.
Mahadsanid ❤
Really ustaad ❤
اللهم صل على محمد
Aadan Sahan Horo u soco Hawl muhiima ayaad haysaa 😊🥰🥰
mahad sanaid wllky aan illahy dartii ujeclahay❤❤
Mahadsanid wll adan
good point❤
Mahadi korgaaga ha gaadho idanka alle waanu sugaynaa muqalka kan xiga
Mhadsanid ustaad waxbadan baad noo faa idaysay allah kaa ajarsiiyo
RUclipsr ka ugu waxtarka badan Somaliya
Sxb wad mhdsntahay
mahadsanid wll + macalin
Gunaanadkiiban fahmay mawduuca wax akhriska badi
Haye wllo waan sugaynaa Insha Allah 😊😊
Mahadsanid ustaad , maanta ayan dood ka lahayn dhalinyaro an dhawr sanno kahor jaamacadaha dalka shahado ka wada qaadanay , waxan is la fahany qodobka aad ka dhawaajisay .
jazak allhu khayr wlo
Alle haku xafdiyo walaal
wlhi inee san been ahn waa hadal sax eh oo jiro 💯💯💯
Keep going bro, you have our support. Hope that other somali youtubers learn good lesson from you.
Muqalka like ta u badiya wllyal hagarta iska dhaafa❤❤❤
Jazaka allh adan
Jazakallah wllo😊
Waadmadsanthy ustaad aadam sandkan is ayaan f4noqonya hdana examkii finlka f3 ayaan kujiraa su aalo badan aan is wey diyay marmarna aan kufikiraayey ayaad iiga jawaabtay alle hakulagarab qabto booskaa aad noogu jirto sida hagar la aanta ahna aad noogu wax sheegayso😢
Ilaahoow kuu barakee nolosha sxb
Wll kaso hadal xirfadaha ugu lacagta badan
Anigu waxan aqana oo aan aminsanahay makanikada wiil an daris ahayn oo badiye ka yimid ba galay gerash bartayna cilad bixinta garigailaa heer u garay in uu xiinka gadhiga ka garto cilada mantana waxa isku dagala geerashyada ilaa heer uu agaray in safafa ay ugu jiran gawadhida la hagajin kari wayay kadib ugu danbayn waxa qadatay hayad oo tiri ana no shaqe lkn asaga ugu danbayn furtay gerash uu leyahay hada waa wil guro iyo gadhiba leh xirfadaha an aminsanahay ba darawalnimada iyo xirfada kale ee makanikada
✍️قال الشيخ يحيى الحجوري حفظه الله:-
"نذكر أنفسنا وإخواننا وفقهم الله بقول النبي صلى الله عليه وآله وسلم: «اللهم! آت نفسي تقواها، وزكها أنت خير من زكاها؛ أنت وليها ومولاها» "
📓|الكنز الثمين صـ٢٥٦
═════ ❁✿❁ ══════
🌿 أسهموا في النشر فالدال على الخير كفاعله.
🖋
Asc owliyo ma sha Allah
MazhallaH Bro Adan Wn ku Slm’y Wa Xaqiiqada Jirta Mida Ad Bulushada uso Bandhigtay Mybe Dad Badan inay ku Fahman inad Mustaqbal Jamacaded ad Ka Dilaysid Balse Waxan Huba Jamacad La Galo Wakhti Xadirkan inay Xirfad La Barta Ka Sharaf Badan Tahay Been Maha 🫡🙏🏾
Mawduucii iigu saamaynta badnaa intaan channelkan ku xidhnaa thanks aaden
Thank u man sooboobsii 🙌👍
Masha ALLAH good job wllky. Lkn waxan u bahana hy in aad no sodiya risid vidioyal sidan oo kale amba dhirigalin o camal. Wayo madamo oo aynu nahy arday waxan u bahana hy qof sidan no dhirigaliya marka ay noloshu noqon waydo sida aan rajeyno😢😢.
Keep going brother 1M insha ALLAH ❤💯💥(Form Djibouti 🇩🇯)
Uma baahnid dhiirogalin aas shidaal ka dhigato ee waxaa u baahantahay ficil ama action that's reality ✅️
@@im7somali sax wuxu ubaahan yahay edab
Dadkan imikana dopomine kii baa ka dhamaaday
Waxay rabaan uun dhiirigalin
Dhibkuna waa taleefanka
Alxamdulilaaah alle waa I wafajiyay midaa. In aan xirfad iyo wax barasho isku dhex barto Channelka xogaha sahanakana. Wax badan ayaan ka bartay
Shurkan akhii
Adam Sahan waxaad qofka wax ugu sheegtaa si degan qaarbaa Markay wax kuu sheegayaan ku canaananaya ❤❤❤❤❤
Adiga dadkoo dhanba waxkuu sheega
Wax iskuma sheegtid dhibkuba taleefanka
Ustaad markaan daawanayo muuqaalada chenalkan, waxaan dareemaa in aan maktabada ku dhex jiro waayo; waxaad si fiican u baartaa wax badan ka akhrisaa muwaadiicda aad ka hadlayso, markaad xog ogaal noqoto baad xog ina soo gaarsiisaa, mahadsanid walaal .
Rabi hakaa abaalmariyo
Mashaa allaah ❤❤aadbaad umahadsantahay 🎉wllkeen aadam khadar waxaad ka hadaway qodob xasaasi ah oo dhalintu badi ayan kubaraarugsanayn
Alle haku barakeeyo
Cimrigaaga
Caqligaaga
Iyo cibaadadaada
Horay usoco wllo🎉🎉❤🎉
Muqaalka kalan sugaynaa ustaad❤
Oomaxaya
Maansha allaah
Nin aqoon yahan ah ayaa diyaariyay barnaamijkan 😮
I agree with you👍
Adan sahan sxb talooyin badan ayaad na siisay sxb