Cawayska dalma aad ban ku salamyaa wll wxn codsanaya heesta qalinle iyo sahra axmed wada qaadaan ee sida damal barwaaqo ah ama goormaynu darisna iyadoo kaban duet ah mar hore kalan ayan ka dhagaystay lkn wn ka wayay hada bal i baadh heesta wll adoo mahadsan
Cawayska Dalmarnock aadbaan kuu salaams sxp waxaan doonayaa inaan ku waydiiyo hees ay qaadaan faadumo axmed dhnbiil iyo cabd nuur allaale wallow qaar kalena aan ku arkay taas oo aan Mondays inaan chanelkaaga hore aad usoo galisay lkn dhawaan chanaladii oo dhan aan dib uga waayay waxa kamida ereyadeedana daa inbaa wadnaa kugu daabacoo , waxad tahay daruur raxmad soo da doo. Dunidaba majiro mid i deeqayoon kugu doomsday. Maxaan kuu dul iman dabadaa miyaan dibadaba arkaa saaxiib bal baadh heestaas
@@NanyIbrahm hees bey ahay gari ma kaa baxdaa waa heesohii ku jirey ruwaayadii nnba tacabkii togey kaa maal maaha ruwaayadu gari ma kaa baxdaa ee waxay ahay heesihii ku jirey ruwayadaas
Waaw alle haw naxriisto 2 fanaaan abwaanku sangub alle haw naxriisto aamin ❤❤
Aamin
Abwaan
Singub iyo
Fanaan dhabarlaw iyo
Fanaanadii
Khadra daahir cige
Ilaahay ha u naxariisto dhamaantood ❤❤❤
Aamin
Ilaahay ha unaxariisto janatal fardawsana haka waraabiyo maxamed axmed dhabarloo iyo khadra daahir cige faaniin waa fanaantii hore fana waa fankoodii
Aamin
Asc@@caweyskadalmar
Cws
Team 2024 l0veta ha ila dhaafin❤😅
Abwaan Singub ilaahay ha u naxariisto
Aamin
AUN khadra iyo dhabarlow
Aamin
Aamiin Aamiin ilaahayow u Naxariiso iyaga iyo muslimiinta oo idil
Aamin
@@caweyskadalmar9n 1❤1ym😢😅
70 rux jiray tunkayguba maqade tasho ban kuleyahay ❤❤❤❤❤❤❤
ruclips.net/p/RDEuOWk68SXWk&playnext=1&si=xrZCZdPt4rsQ9M9C
Riwaayadii gari maku gashaa ayay ku jirtay
Cawayska dalma aad ban ku salamyaa wll wxn codsanaya heesta qalinle iyo sahra axmed wada qaadaan ee sida damal barwaaqo ah ama goormaynu darisna iyadoo kaban duet ah mar hore kalan ayan ka dhagaystay lkn wn ka wayay hada bal i baadh heesta wll adoo mahadsan
Waa kuwan heesaha wada qaadaan AHUN Sahra iyo AHUN Qaline ee channel ka ku jire ruclips.net/video/TYUuEBjPwbw/видео.html, ruclips.net/video/PVQ7lmYiRkU/видео.html, ruclips.net/video/XNtfSaSPpTA/видео.html
Gartay wll lkn heesta sida damal barwaaqo ah iyado kaban dueti ah ayn rabaaa mar hore youtupka ka arkay lkn waa laga saaray
Wn arkaaa iyado sidan loo tumay lkn orginal kabanka maraky tahay rabay wll qaali
Sida heesta balqofyahoow ee kabanka ah sida lo tumay ayn ku rabay heesta sida damal barwaaqo ah
😊😊p
Cawayska Dalmarnock aadbaan kuu salaams sxp waxaan doonayaa inaan ku waydiiyo hees ay qaadaan faadumo axmed dhnbiil iyo cabd nuur allaale wallow qaar kalena aan ku arkay taas oo aan Mondays inaan chanelkaaga hore aad usoo galisay lkn dhawaan chanaladii oo dhan aan dib uga waayay waxa kamida ereyadeedana daa inbaa wadnaa kugu daabacoo , waxad tahay daruur raxmad soo da doo. Dunidaba majiro mid i deeqayoon kugu doomsday.
Maxaan kuu dul iman dabadaa miyaan dibadaba arkaa saaxiib bal baadh heestaas
Walaal waad mahadsan tahay, kuwan baan hayaa oo cod kaliya ruclips.net/video/xGZkpkuhjTk/видео.html. ruclips.net/video/MhrOOCFTY44/видео.html. ruclips.net/video/GNFedJualP4/видео.html. & ruclips.net/video/o5e2Df6gPpg/видео.html
Car yaa bayjkii afraid ku SOO dari kara oo soo heli kara
Maxaad bixinaysaa
0:59 waxay ku jirtey ruwaayadii ninba tacabkii togey kaa maal ee uu alifay Alle haw naxariistee maxamuud cabdilaahi ciise sangub
Maha waa ruwaayadii garimakaa baxdaq
@@NanyIbrahm hees bey ahay gari ma kaa baxdaa waa heesohii ku jirey ruwaayadii nnba tacabkii togey kaa maal maaha ruwaayadu gari ma kaa baxdaa ee waxay ahay heesihii ku jirey ruwayadaas
Heesta beyd ayaa ka maqan. Sorry
Sends
Ninba tacabkii talooy kaa maal