HOOYADII XAMAALIGA EE NINKA BAHDILKA JIRDILKA KU SAMEEYAY OO LOO KACAY DADKII OO KA XUMAADAY MURUGO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024

Комментарии • 77

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Месяц назад +7

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @janira7480
    @janira7480 Месяц назад +6

    Hoyada anaga uso direno no lacagtu sinayay mid ka badan waxas Quranka ah bastar 😢😢

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Месяц назад +5

    Sidee 11saac 5dolar ugu shaqeynee oo uu Odeygaas eeyga ah hooyada u kala tuuraa nimanka kale meesha jooga ee duliga ah wax damiir leh oo odeygaas garaaca malaga waayey inaan ka fognahay darteed ayaan u caayneynaa hadii aan agjoogi lahayna waan garaaci lahayn wllaahi nacalad haku dhacdee

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 Месяц назад +1

    dadkii soomaaliyeed qaarkood damiirkii waaka lumay Subaxaanallaah 😢😢😢

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Месяц назад +2

    Axxxxx waalhi waa ka xumaaday hoyo macan insidad lo gaalo

  • @AnfacMohamed-qc1rd
    @AnfacMohamed-qc1rd Месяц назад +3

    Tolow tan udhaxday sebuu yela

  • @user-tr3wc9ze9p
    @user-tr3wc9ze9p Месяц назад

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 Месяц назад +2

    odaygu cadow sanaa daacuun ha dilee😢😢😢

  • @mahamedabdielmi8741
    @mahamedabdielmi8741 Месяц назад +3

    Waa nac ninka saac hooyada shaqeey saneeyso oo la wareeysanaayo in uu sidaasi u Tuur tuuro waa doqonimo

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille Месяц назад

    Jirigaas kalatuuraayo, hoyadaas Naxariisba malahan , ilaahow ugargaar, Hoyooyinka Somaaliyeed

  • @sureyaahmed6564
    @sureyaahmed6564 Месяц назад +1

    Ilaahay ha u gargaaro hooyoyinka wadanka gudida lagu silcinayo kuwa waxbarashadi caruurta somaaliyeed lacagta ka qaadanaya ilaahay xaqa ha garansiiyo

  • @user-jx3ke7yj1x
    @user-jx3ke7yj1x Месяц назад +1

    Hoyoo alle haku gargaro😢😢😢

  • @user-qo5km9gs2u
    @user-qo5km9gs2u Месяц назад +6

    Xaq uma. Laha. Inuu. Gacan. Saaro. Shaqada. Ayuu. Ka burin. Karaa. Maa. Hee. Ma. Dili. Karo. Odeygaan. Oo. Nacaska. Ah. Oo doqon. Ah. Waa. In. La. Hiraa. Anigoo ah. Korneel Hussein Afgooye Canada Ottawa

  • @user-pe4ig2tv5b
    @user-pe4ig2tv5b Месяц назад

    Hooyo macan janda alle ha kaa warabiyo❤

  • @LuulLuul-qd1hi
    @LuulLuul-qd1hi Месяц назад +1

    Ax ax waa arin xanunu badan tahay hoyo dhibataysan somaliyeye hacWiyo hooyo

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t Месяц назад

    Odaygaa xaasidka ah halasoo xidho shaydaanka 😭

  • @Madarasatii
    @Madarasatii Месяц назад +1

    Magaca soo baxaya inaad sheegtaan ayay ahayd wll

  • @howraarofficial3191
    @howraarofficial3191 Месяц назад +1

    Sorry maamo 😭😭😭😭 odeygan hala soo xiro dhaqan ma lahanee 😏

  • @user-oq5xu7hd3k
    @user-oq5xu7hd3k Месяц назад +3

    Ninkii waa laxiray caawa xabsiyoo ku jiraa mac ayee ku tahay

  • @leyloomar2577
    @leyloomar2577 Месяц назад

    Kacanka dhalinyarada somaliya saasan ku jeclahay

  • @MsKeyf
    @MsKeyf Месяц назад

    Masha allah❤❤❤

  • @khadiijasaid1516
    @khadiijasaid1516 Месяц назад +4

    سبحان الله وبحمده عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 Месяц назад

    Ya Allah Somaliya badbadi insha Allah 🤲💯❤👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz Месяц назад

    Hooyo macaan malahelikaraa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AliOmarMohamed-u2h
    @AliOmarMohamed-u2h Месяц назад

    Sxb aabe qaldamay waye ee isagana ha lawaeyso mar kısa ❤

  • @user-yk3dy9oc9c
    @user-yk3dy9oc9c Месяц назад

    ❤❤❤❤❤Masha allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ex6jv5eh7m
    @user-ex6jv5eh7m Месяц назад

    Dadka shaqo masul wayka noqdan lkn ninka sas ugalayo waqaldan yahay ma ahan inow kala turo ilaahey hano xarido hoyoyinka way nadhalene hoyo mcn ilaahey hakugargaron

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp Месяц назад

    Ilaahow u gargaar InshaAllah

  • @aminaaden-ox6ke
    @aminaaden-ox6ke Месяц назад

    hooyo Alle hakuu gargaaro

  • @ifraahabdi
    @ifraahabdi Месяц назад

    Hoyo
    Macan😢😢😢

  • @khadiijasaid1516
    @khadiijasaid1516 Месяц назад

    🇸🇴

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 Месяц назад +1

    Raaga Somaliyadii naxariz malhn wlhi

  • @AWALLEHDARAR
    @AWALLEHDARAR Месяц назад +1

    ❤❤❤❤❤

  • @user-sw4qk8jb7c
    @user-sw4qk8jb7c Месяц назад

    Ax ax ax 😢

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 Месяц назад

    Waa masiibo weyn,waana Ka xumahay in sidaas loola dhaqmo.

  • @Xilwa_Xaggi
    @Xilwa_Xaggi Месяц назад +1

    Waaba oday wayn xaguu ka aaday ixtiaamkii iyo qiimayntii haweenka dadkii hore haweenka way u turi jireen mise waa jiilka colaada dhexdeeda dhashay odaygu??????

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t Месяц назад

    Waxaan jooga soomalilaan Waa yhy wll waa udirayaa wixii aan Awoodo ee sidaas miyuu kugalayaa nombarka

  • @xasankaafimaxamed1226
    @xasankaafimaxamed1226 Месяц назад

    Lkn EVC ga maamada waa uu buuxaa ee u weeyneya asxabey

  • @MohamedAli-rt2lw
    @MohamedAli-rt2lw Месяц назад

    Wlhi aad ayaa uga xumahay hooyo mcn iney xamaali ka shaqeyso

  • @ayaancumar9685
    @ayaancumar9685 Месяц назад

    Ax ax ax ax ax ax 😭😭😭😭😭

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Месяц назад +3

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @JamiiloAxmed-w2e
    @JamiiloAxmed-w2e Месяц назад

    Hooyo Macn 😢😢

  • @HodanGeedi-o3d
    @HodanGeedi-o3d Месяц назад

    Ax alaha kasaro rafadka hooyo mcn

  • @user-zm7gg6wl7k
    @user-zm7gg6wl7k Месяц назад

    😭😭😭😭😭😭

  • @MaryamaSh-eb7kh
    @MaryamaSh-eb7kh Месяц назад

    Alla hooyo miyaan gacan kooqooraa.wallahi hadaan shaqayn
    Lahaa waa koogargaari lahaa

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 Месяц назад

    😢😢💔🇸🇴😭

  • @user-im6zu2xq3u
    @user-im6zu2xq3u Месяц назад

    Habar kulahaa isaguba waa oday

  • @FahimaAhmed-to3bv
    @FahimaAhmed-to3bv Месяц назад

    Hooyo😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @fosiasaleh5473
    @fosiasaleh5473 Месяц назад

    Hooyooyinkii Soomaaliyeed inti burburka tacadi fara badan ayey ragga Soomaaliyeed kala kulmayeen.
    Iskuuladii lacag la’aanta ahayd dawlad
    Qura oo kacaankii kadib keenta waa lawaayey.

  • @QadarSalah
    @QadarSalah Месяц назад

    Hoyadad somaaliyey waidinbarya caawiyo

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 Месяц назад

    Odeyga dayuuska hala xiro. Nacaska halagaraaco

  • @user-xu9dy7ry1v
    @user-xu9dy7ry1v Месяц назад

    Somalie urayso😢😢😢😢😢😢

  • @user-wh5mq5ng2p
    @user-wh5mq5ng2p Месяц назад

    Hooyo Waa hooyo maskin Rafadka waxa uga Daran ilmaheda Side Wax ugu Barto 😂

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 Месяц назад

    Sorry hooyo mcn ❤ 😭

  • @cusmaanshangaani1058
    @cusmaanshangaani1058 Месяц назад

    Sharaf dhimatay Madaama ninka weyn ee aan u maleynaayo inuu yahay capa shaqale dhismo waxan codsanaya in ninkaasi la soo xiro Madaama hooyada duruftaasi ku nool inuu qorta qabtay oo uu kala tuurayo.

  • @user-gp1li7ok1r
    @user-gp1li7ok1r Месяц назад

    Hooyo mncn sorry ❤❤❤

  • @hamdimohammed9094
    @hamdimohammed9094 Месяц назад

    ODAYGU NAXARIIS DARANAA

  • @user-im6zu2xq3u
    @user-im6zu2xq3u Месяц назад

    Odayaasha somali waa sidaa ee dhaliyarooy ogaada

  • @FathiaHassan-i1d
    @FathiaHassan-i1d Месяц назад

    waa arxan lawe kani waxasoo miran baa joga aduunka😅

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiiray Месяц назад

    AX SORRY HOOYO MCN. ALLE HA⁹ KUGAR GARO. ILAAHOW WALIDIINTEYN U NAXARIISTO U DAMBI DHAAF ALLOW. JANO FARDOWSA GEE DHAMAANTOOD. AAMIIN YAARABI. 🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭

  • @user-tl6ts3fi5b
    @user-tl6ts3fi5b Месяц назад

    Hooyo mcn 😢😢😢

  • @user-zd5yt5fb9r
    @user-zd5yt5fb9r Месяц назад

    Waxaan codsaneynaa in lasooxiro odaygaan inkaar qabe ha ah

  • @aderjalil1785
    @aderjalil1785 Месяц назад

    Äääääh
    H00y00 mcn❤❤

  • @cabdiadow1508
    @cabdiadow1508 Месяц назад

    abwaanka cijiyahisa ma rinji ayaa u saaran

  • @itzManha125
    @itzManha125 Месяц назад

    Hooyo soomali maxee dhib ku jirtaah

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Месяц назад

    WARYAA ODAYAHOW RUUFYANKA AH OO BEENAALAHA AH HOOYADAAN HADAAN LAKALA TUURI LAHAYN LAMA CAAWIN LAHAYN MARKAAD LEEDAHAY YAA KUU WAXYOODAY

    • @june6206
      @june6206 Месяц назад

      Aqli ga dee ficil kiisa fa Ido u noqdey ma waxyibay u bahan tahay aqli ga garan kara

  • @zahraibrahim8637
    @zahraibrahim8637 Месяц назад

    Waar dila odayga khaniiska ah eega ah hooyo yaa taabata

  • @user-tr3wc9ze9p
    @user-tr3wc9ze9p Месяц назад

    Ilahayow ugargaar rabiyow❤❤❤

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz Месяц назад

    War mamadas hagejookta nososheeg walal

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 Месяц назад

    Wa jahil an cid Ka celinayso