FALAADHI GILGILASHO KAAGAMA GO'DO, WARKAAGUNA WAA CIYI WAA KA BARYEY, HADALKAASINA WUU KACAY, KA DABA TAG MA LAHA, LEEF-LEEF KA H/J MA MASAXAYSO waanu ka soo tashanaynaa hiilka habarjeclo, TOOS NA WAYDINKII HUWANTA U RAACEY ! GUDIDA GARXAJIS HADDEY MEYDHAAN OOY SEEXDAANBOOY SOO TOOSAAN, WAA ISLA GUDIDII HUWANTA AHAYD....
Sildaan daauud waa inan yar oo aan aqligu ku filleyn rag ayaa isticmaalay walahi waa ka xumaaday rag baa hadalka u so dhiibay ina jaanbir beenale weeyi waxa ku hadli jirey waa la ogaa
Waa badbadadi sml mousse bixi abdi
Waa goorma kkkkk
Maanta adaa baahan faashiluu
Reer cheikh issak ciida ladoranayo way taqan
Adeer boqorku waa boqorka East Africa,boqorka Beelaha Direed, Boqorka Isaaqna adaba tiri,guuleysta from Surre F.M
maaha boqor ee shaydaan
@@Ahmedwali-ji2sf ma aha boqor beeled ee waa boqorka East Africa ama diid ama doon waa mid adiga taal.
Waa hadal aad iyo aad u Soo habsaamay looma baahna hadda
Afqadhmuun
Waa. Goorma. Gun. Guni. Dhashay. Yusra. Harti. Fashillu. Fadhillu
Hus faqash hanaga dhex kaluumeysan
Yes yusra harti hadana waa cod doon too late
@@miriamfarah2665
HEEGOOY orda muuse raaca halkan Rag GARXAJIS iyo Hj la yidhaahdaa laga hadlayaaye
Waa nin xa.nuusanaya
Hadalkiisu waa ciyi waa ka baryey waan cod ubraadin WADANI sida kale Rashiid jaambiir waan soo dhaweynayaa hadalkaaga
Waxani kaa Socon maybe.sowtaad shall ay .xafladii wadani.ku xaalmariseen.garaad.jaamac. darawal.eed qaadeen heestii.sooleey..dee sool cod ha idinsiiso.badowyahay
Wallahi billahi garxaji madaxweyne kanoqonane somaliland
Habar jeclo
Marki
Aad katashanayseen
Ee garxajiis
Yidhi waanu tashanayna
Maxad uga Hadley
Waydeen
Habar jeclo
Iidin ma bahana
GOOD COP AND BAD COP.
Waaar munaafaq yahow aqliga habarjeclo ha caayin ee waxaad tidha daa wanu ka soo tashanayna foolxumiyaaaa
Benaleh
Ragan wa in runta lo sheega goorma ayu sharcigu shaqaynaya oo caaqil iyo koofiyad bacle la dhagaysana
Cida sml kababayso halashego
Wallahi habaryonis madaxweyne xaran katahay
Wlhy anigu barigi hore waan ka godeyeey ciro waayo siyaasad xisbigisa manaa jecali lkn manta waali anigon siyaasad wadani racsanyana hadan manta waa u codaynyaa waayo waa midinmada reer sheekha isxaaq marksta waxa lagu dhahaa gx kurisa laydinma ogola taaso anaa runa ahyna sandkan waaynu doraynaa ciro dalkan waa lo dhibayaa from hj
😂😂😂
Habar awaley kaca mousse agjogsada gessiga habar awal
Hadalkasi waqtigisii kumu so beegmin ciyigi wa kaberyay niinki cunayba ka liita
Xisbiga Wadani waa inuu raali gelin ka bixiyaa SOOOLEEY HADA SOOOLEEY haday diidaan Salaadiintu Garxajis ha isaga kaaya dhex baxaan anaga iyo Xisbiga Wadani. Shicibka Habarjeclo hadaanu nahay heesta jeesjeeska Ciro ayaanu uga fadhinaa raaligelinteeda.
FALAADHI GILGILASHO KAAGAMA GO'DO, WARKAAGUNA WAA CIYI WAA KA BARYEY, HADALKAASINA WUU KACAY, KA DABA TAG MA LAHA, LEEF-LEEF KA H/J MA MASAXAYSO waanu ka soo tashanaynaa hiilka habarjeclo, TOOS NA WAYDINKII HUWANTA U RAACEY !
GUDIDA GARXAJIS HADDEY MEYDHAAN OOY SEEXDAANBOOY SOO TOOSAAN, WAA ISLA GUDIDII HUWANTA AHAYD....
ABTI INA JAAMBIUROW TAAGEERIDAA AAD MAANTA GARABTAAGAN TIHIIN HABAR JECLO WAA HABSAN WAXAANAN U ARKAA OLELE DOORASHO
Bila macne caqli caruur
Moussa bixi wallahi husobixi
Waxan garanwaayay.qoladan ciidagale.wadani.miyaay gubayeen.waamaxay hessahan iyo.raaligalinta garaadka
Maa hoyada baleh hargeusa
Ma marking muse ismaciil 5 lagadiilay
Ayaad tidhahden
Waanu garab taganahay
Habaryonis waa huwaan aye ayad dhashay
Wixii aad hore aad utiri waxaad kuqaribtay xadhiga xildhibaanka siada qaldan ee aad ugahadashay
HOOYADAA BEENTA KA WAS
Hhhhhhhhhhhhh
Hyaaaaaaay
ader taada kahadal difaacna cidi wax kaawaydinmayso
Miyuuu ilaway usra Harri 😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
ina jaambiirow wa goorma dee
Kofiyad baclayasha halka dhigay wadanka nama matalan hadan hy nahay
ISAQ IDINKA U BAAHAN EE ISAAQ IDIINMA BAAHNA IDINMANA ERYI KARO EE DADKA HA ISKA DHEX SAARINA CALAACALKANA JOOJI
BOQOR BUURMADOW WAA IN LA SOO DHAWEEYAA
Too late abati iminka wahansan arinkasu
Xsb wadani ilahayba fashiliyey oo somaliland na ka qabtay dhagarihiii ay umaleegayen bybybyby kkkjkkkk gushana ilahayba siiin kulmiye
Issak hukukalabixi doradqshada
Gacmaha niman kuguu jiirin labta lama geeyo
Hhhhhhh war anagu cidna uma baahnin
Habarjeclo dhulbahante bay ka soo baqeen oo garxajis leeyihiin noo soo gurmada
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Aue aye dhalay munafuq ah
Xaji wad la so hab santen ee iskaga maqnada ka so tashigini iminka idin ma bah nine
Too late
Sorry tug is qarinayaa lomaa bahna thanks
Yusra ceeb badan 😂😂😂
Cilqabe garxis janbir
SLUDAAN DAA UUD WUU DEGDEGAY
Sildaan daauud waa inan yar oo aan aqligu ku filleyn rag ayaa isticmaalay walahi waa ka xumaaday rag baa hadalka u so dhiibay ina jaanbir beenale weeyi waxa ku hadli jirey waa la ogaa
@@miriamfarah2665 HAA WAA XIRSI IYO kii beenta ku dhaartay khaliif
beenta jooji waa kaga baxdeen habar jeclo inaad garab joogsataan markay adkayd imikana looma baahna tawaawoc aamus nida ayaa idiin dhaata raga garxajis kadhigay inay somaliland inteeda kale cadow utahay hada mee ay ka soo qabtaan malaha
Xisbiga waddani wax lagu raaco kama muuqdo siyaasadiisa lkn reerkaa Grxajis maanta haloo codeeyo si loo mideeeyo reer sh isixaaq.
Sakhan garxajis benaleh munafuq janbir aye aye dhalay
Somalih Qabil bah lagu mashquliyay kkkk boqor futoh madow waxaa lo so dhibay bam 💥 sih logu Qarxiyoh Garxajis waxan sugnah 13/11 meshay ku danbaysoh
Too late markay doorashadii soo dhawaatay ayey ilmada yaxaaska ka timi walee garxajis munaafaqadii ka baray harti
Benaleh