Dhalinyarada somaalayd taariikh ayay qorayaa in sha allah dhamaan dhibaatada ka dhacday somaliya waa mid lugu xisaabtamidoto in sha allah dhalinyare dalka ayagaa dhisanaya
Subxaanallaah Ciidamada Soomaaliyeed Ma Ahan In Ay Isku Diriraan Wuxuu Siyaasi Kusoo Qaatey lacagta Imaaraatka Oo La Rabo Dib U Dhc Qaranka Soomaaliyeey. Iyo In Ciidamadeena La Isku Dhameeyo Ka Jooga Ciidamadeenoow Hore Aad U Dhamaateen Hadana Hais Dhameynina Ka Jooga U Midoowa Qaran Dumiska Lacagta Ku soo Qaatey 😭😭😭👮👮♂️🇸🇴🙏
Ciidan somali ka dhaxeya majiro wixii la isku yab yabay waatii mishinka lagu dabargoyay Maleeshiyaadka mooryaan gurguurte ee doolka ku yimi jubada hoose waa inaan mid ka fiigin
Dhalin yaradi sow kuwan dab ka lagu shubay iyadoo argagixisadi joogto oo itoobiya iyo shisheeye wadan keena xoog ku soo galayo in inti maamualada ahayd iyo dawladi dhex is dagaalaan caqli ka xun miyaa jira bal maxay wiilasha soomaaliyeed ku dhimanayaan waan yaabay wallahi caqligeena ayaa la caayayaa
guul jubalan
Axmed madoobe dartiis ha u dhamanin ee isoo dhiibin.
Wan Ka xumahey in wiilal somaliyed ciidamada qaranka la iska horkeeno taaso ku dhisan Dano shaqsi ah
Dhalinyarada somaalayd taariikh ayay qorayaa in sha allah dhamaan dhibaatada ka dhacday somaliya waa mid lugu xisaabtamidoto in sha allah dhalinyare dalka ayagaa dhisanaya
Subxaanallaah Ciidamada Soomaaliyeed Ma Ahan In Ay Isku Diriraan Wuxuu Siyaasi Kusoo Qaatey lacagta Imaaraatka Oo La Rabo Dib U Dhc Qaranka Soomaaliyeey. Iyo In Ciidamadeena La Isku Dhameeyo Ka Jooga Ciidamadeenoow Hore Aad U Dhamaateen Hadana Hais Dhameynina Ka Jooga U Midoowa Qaran Dumiska Lacagta Ku soo Qaatey 😭😭😭👮👮♂️🇸🇴🙏
Guulaysta ciidanka juba land!
wataa dawladnimada soomaalidu
Benaale kismayo Ethiopia ay ka miid noqoon dontaa ama somalia ay ka miid noqon dontaa😊😊😊😊
Ciidan somali ka dhaxeya majiro wixii la isku yab yabay waatii mishinka lagu dabargoyay
Maleeshiyaadka mooryaan gurguurte ee doolka ku yimi jubada hoose waa inaan mid ka fiigin
Barriba waa la heshiin doonaaye ka ku dhimanaya.
Axmed Madoowe haduuba wareeray Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya waa ineey wax ka qabtaan waliba ilaa kismaayo loga badaba tago
Axmed madoobe ha is casilo
Halkaas wax ka cad in laga awood batay jubalaand waayo Dron cid iska dhicin kartaa ma jirto
War wax alle iyo wax doowlad deegaanka jubalaan,maba eey jiraan ee wax kale sheeg.
War yaa lajebiyey yasa wax jebiyey.
War hays'ku laynina dhalinta somaliyed.
Adinkoo u adeegayo gumeys taha somalia .
Adinkoo kuhadlayo afka gumeystaha
😂😂😂DALINYARO LISKU ADEEGSANAA
Dhalinyarada weerarka lagu yahay Soma ahayn kuwii daraad darajo abaalmarin ah lasiiyey goormay cadow noqdeen aadan uga xumahay
Wsxas wax lagu hadlo maaha lakiin dadka wey ujeedaan waxa mesha kasocda axmed madoobana danbigiisa wax uu gaari doonaa tiirka toogashada
Dhalin yaradi sow kuwan dab ka lagu shubay iyadoo argagixisadi joogto oo itoobiya iyo shisheeye wadan keena xoog ku soo galayo in inti maamualada ahayd iyo dawladi dhex is dagaalaan caqli ka xun miyaa jira bal maxay wiilasha soomaaliyeed ku dhimanayaan waan yaabay wallahi caqligeena ayaa la caayayaa
Xassan gacan ku dhiigle
Axmed Madoobe ma raaskanbooni miyuu jooga
Ciidankii uu layn jiray ayuu wali gumaadaya
Hadaaba oogu darantahay labada dhinacba
Waa wiilal
Calankii Soomaaliya xiran
Xassan dagaal
ooge umada Allaha ka qabto dhabarkana Allaha ka jabiyo
Wasiirka nin so ooyay ayu u ekyahay
Xaqa Allaha u hiiliyo😢😢
Xaqu waa dadka ciida leh waana cxds.not ex new police of Ethiopia viva somalia 🇸🇴
Dad bahan oo cawaan ah ayka lee isdilo aqoon malahn. Somalida waa jahiliin qoryo yaryar ayaa isladhaac aykoo isku heysto aniga ka landhersan kaliya xita umad hubeysan mahan umad wado jahiliin ah waye somalida cadowkood mamaba yaqanaan xabashida ah ayka leee isdilo somalida waa dad gumeysiga jaceyl somalida gabigeed waa cawaan garsho fog malahn somalida wlh umad ayda leee is argto waye garsho malahn waa cawaan somalida doqomo ah wlh dhulkan 40 sano waad isku dileyseen dhexdiina adignkood qabiil dartiis ah balse waqtigaas waa isku soo dhamday dhulkan xabashi baqadeneysa wlh waan hubaa aniga aqli xumda idin heyso cid ay heeso malahan waa jahiliin somalida waa nacaso garsho malahn doqomo waye war somalida ayda mahn cid kale mamaba arkaan dhulkan xabashida ah unbaa leh waad ka taba sujodeysn kordhow wayo waad is. Xakumi weysay kale damben malhidiin umad cawaan ah ayaa tihiin. Cadowka ayaa hoshi is u qabtan xabashida kor aye ka dawaneysa umad aaan aqli laheen waye gacamahood aye isku dhamneyn aye leyhihiin somalida dhexdeed. Kuwan aniga dagaal inguma adan Lkn aan ayka lee Madax isku Galino adunka ayaa na arkyo waye somalida waxbo mafhamaan doqomo waye
Ilma yar muu wax u shegayaa 😅😂
Xasan iyo Madoobe allaha ka qabto umada
Amiin
Daroonta ayaa idinka adeegatay ayaan ugartay 😢😢😢😢😢😢😢
Saacadaha soo socdo Calaacal meel walba isqabsaday waad maqli
Isgarsiinta ma kismaya laga xukuma waxa rabta ma no shege
Lool Shute u ekaa ninku