Gabadhaa limo galeenta radineysa, India ha aado meeshaas ayaa wax kaste la ga awoodaa. Ilaah ha siiyo oowlaad cimri deer iyo, cafimaad qabo iyo inta Muslim ah, Ameen 🤲
SUBHAANA'ALLAAH waa isma dhaanto iyo dhasheed!!!!!!!!! Soddohda inti wiilkeeda uu reerkiisa uu ka maqnaa ay gabadha iyo ilmahaada u imaan lahayd weji fiican aa loo heyn lahaa lkn.marki wiilkeeda la soo buriyey maxay ku hadli ay weliba ugu hanjabeysaa hadduu ina adeertiis guursan lahaa saas ma dhacdeen!!!!!!
Kkkkkkkkkkkk 🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭 kkkkkkk aacudu bilah ala hoyooy yaa farxiya tawakal yaala aamiiina hdii kii kuu qabey kuu record gareyo caajaaib nin ku qabaa xitaa lama aminii karoo
@@dheemandegan4603 .wlhi.wax lasameyo maqan waa Aduun sii socda.WAXA CEPA PY KU KACAYAAN RAGII YAAAP ANI WLHI MAR MAR PAAN DHA DADKA MAXARN PY CUNEN SUPXANAALAH
Hal mid inaa sameyso ma aheyn taas bas aa ku qaldaneyd inaa dhahdo 100kun aan ku lahaay 50kun bes aad ku laheyd inta kale waa ku saxan tahay tan kale iska ilaali waa wadkaaga ha aamini wax xagooda ka socdo foojignaaw
Xanaan wa magaca curadayda ❤❤❤❤❤❤ ilaahay ii daysto
Mashaa allah gabadhaada waa sami dayda
Gabadhaa limo galeenta radineysa, India ha aado meeshaas ayaa wax kaste la ga awoodaa. Ilaah ha siiyo oowlaad cimri deer iyo, cafimaad qabo iyo inta Muslim ah, Ameen 🤲
SUBHAANA'ALLAAH waa isma dhaanto iyo dhasheed!!!!!!!!! Soddohda inti wiilkeeda uu reerkiisa uu ka maqnaa ay gabadha iyo ilmahaada u imaan lahayd weji fiican aa loo heyn lahaa lkn.marki wiilkeeda la soo buriyey maxay ku hadli ay weliba ugu hanjabeysaa hadduu ina adeertiis guursan lahaa saas ma dhacdeen!!!!!!
mashallah farxiyo qalbi quruxeey Illahay jaanadi xaa kuu busharaiyo amiin yaa Raab💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝
Hanaan walahay gowan fiican qyaad gaarty ale ha kuu barakeeyo
dhaman salan gobeed adiga farax fursad usiyey waxas naa kasamir lacag waa lahelaye🎉ciyaal lama helo nin waa kab kabtuna waa iib inso tuur bes team farxiya salan gobeed❤❤❤🎉
Naaag nool xanan nooly i❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Subxa allh yaala aaminaa heee😢😢
Soomalida diinti aysheegan jirta😢ooay kudhuban jireen🎉ay.kasobaxay diinti way kuyaratay imanka ale.idinka qaad xayawanad😢.ale idin soqabay sorry hanan naa🎉isjira.ayesan idin tagin. Dumarkan hoyada isku sheega.team farxiya habeenwanagsan❤❤
ماشاء الله تبارك الرحمن 👍💕
Kkkkkkkkkkkk 🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭 kkkkkkk aacudu bilah ala hoyooy yaa farxiya tawakal yaala aamiiina hdii kii kuu qabey kuu record gareyo caajaaib nin ku qabaa xitaa lama aminii karoo
Xbbi Alla ha ku cafiyo socodka padi sonkor wy dhi padantahy inan eedo u Aha baga qapo 7jira wlhi tay ku hyso Alla og Alla ha cafiyo
Masha allh
Subxanllah allow nin fidiyow naga doobo ha na tusin bisinka nin ku qaba fidiyow naga tuuba ha natusin
Aaaaamiin yaaa rabi
Team farxiyo tawakal dhiiro galisadeena
❤🎉
saxwalllah really queen❤
magaca maryama wa leysla arkay alla ma maryamoo dhan aya ka,eg😂😂😂
Ala farxiyooy ku jecliyaaa😭😭
Farax waadacif 😢iskuma kalasona haw jojina lakiin iska bara hadiiba uu gursado😢6suga dhaman soomaliyey habeenwanagsan dhamantii 🌹🌹🌹🌹🌹🌹💕😍😍😍😍😍
Allah ha caafiyo xabibo
Sheekadi ayaan ahyd 3bilod ka hor dhagesanaay nin aamin malahn
Naag nool waaye Xanaan. Ayaamahan sheekooyinka gabdho la silciyey naga badbadatey. Sheekadaan waan ku raaxeytey.
Salaam alaikum sister farxiya tawakal ❤❤❤❤
Jecliya gabar guull gaarto
ILLAAHEEY HAA CAAFIIYO
Waa doqon qofta weyn iska hadasho!!!!!!!! Asagana meel aan ka soo noqosha lahayn buu gaaray!!!!!!!!!!!
Wcs farxiya Cadey midlamida gudoon adigane ❤❤❤❤
Allh ha caafiyo❤❤❤❤
Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allha kubrakeyo mashllah jazakallah qer
Kkkkk waaba waashay subxanallah ninka
GABADHA ILMO GALEENKA RADIINESO WAXAA LAGA YAABA IN UU TUUYUUB KA XIIRAAN YAGEEY JARMAALKA HAA AADOO
Iyaaaa saacad aasoo baxday aaaa😢😢😢
Abaayo xanaan ilmagaleenka waa xaaraan in aad qof siisid
Si fiican bay uga jawaab celisay markii masawirada Laga duubay inaysan waxba ka soo qaadon.
Habo waan kusalamay RUclips fortaa rabaa maiga cawinkartaa habo mcnto
Farxiyo mhdsnd ❤❤
Kii farax ahaa meseyr buu lawashy miskiin😂😂😂
Naag nool waaye gabadhaan. Lacagteeda weyso ceshatay, ciyaalkeeda korsaneysa. Nin bili aadan looma jabo. Shaqeyso, nin uma baahnid
Asc iwaran abayo Farxiyo
😂😂😂😂 bisinka Iyo yasiinkaa kkkk
Wcs wllshay farxiya uuuu bisinka muxu kaduubayay bisenkee
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Gabadhos joojiya raga intad amiinta idin dubaya 😢ha isku hor qawin toalett xidha markad maydhanaysan
Adunka hada amin ma leeh
Guys naaagta caanka nimanka badan teee waye😂😂🤌🏽nooso raaadiya😂
xanta waa jecelnahay😂
Baaaro ameee thy taaas ilmo u jooog aydaaa nin 2022 guursatay😂😂
@@Hafsanor22 qalbi maskax baaad mesha ku haysa waa iyada laga yaaaba😂🤝
@@Hafsanor22baaro cunug ween oo 20 jir ah mee heesata😂
@@yaanyurtacidda3062 sheekadaa waa lis marin habaabinaaa saaa qofka loo aqoonsan😂😂
Wcs abaayo ❤❤❤❤❤❤🎉🎉
Wcs Farxiya qurux
Iska ilaali sodohda iyo ilmeheedaba isagana iska ilaali
Mansha allah abyo xanan allah yabarik
Asc caawa anaa uhorey❤❤
Wa iga so hor marte 😢 😂
😢😢😢😢😢 Sorry 😭Abaayo
Booso maxa ku dhacay waa guosode xanaan wee lamcn miya 😮💪❤
5 person ❤
layaab badna qoysaska somalida!!!
Kuwo qurxan oo isku wara aba uu xisay inan dhageysto
Abyo wa yaryihiin ma badno
Wcs❤❤❤❤❤love 🎉
Yaa iga hooreya
Odayga waka guleysatay waaw
Habo farxiyo
Wsc
Hadan gursado maryahygapa ma dhigayo jawan baan tolanayaaa
All dhintay tolo 😅😅😅😅
@nagadsaleban wlhi wllo waxnii. Waaaaa.imttixaan. yaaaaaap
@@MaryamHassan-i2h Haa lkn marka guursanso labo ragco tuko saddex maalin soon alle bari qaali dumareye
Hada iyo kadib hadaad aroosayso waraa kuu yaal nimanka intii xumaa baa isku haray
@@dheemandegan4603 .wlhi.wax lasameyo maqan waa Aduun sii socda.WAXA CEPA PY KU KACAYAAN RAGII YAAAP ANI WLHI MAR MAR PAAN DHA DADKA MAXARN PY CUNEN SUPXANAALAH
Wcs
Hadaaba anoo qawan qolka dhex wareego video ha iga duubo
😂😂😂
Malaaigta was in lava xishooda ani anaaba iska xishoodo
❤❤❤❤
Naag nool
Thanks 😊 🫂
Allhow wax na tuubo hana tusin
Ana uhoreyo
Asc
Wcs❤❤❤
Ninku damiir xumaa caruurtiisa xitaa wuu ixtiraami waayey.
Vidiyow aa subxana lah . Gabdhow hadaad 10 caruur aad u dhashaan xitaa is ka jeegareeya guriga .
Nag nool weye xanaan
Yaaabkii aduun ka waxkasto waa arkeysa saan maxaa waayee
Naa uma baahnid
Hal mid inaa sameyso ma aheyn taas bas aa ku qaldaneyd inaa dhahdo 100kun aan ku lahaay 50kun bes aad ku laheyd inta kale waa ku saxan tahay tan kale iska ilaali waa wadkaaga ha aamini wax xagooda ka socdo foojignaaw
Allaha caafiyo
Hadii uu ninki.kuqapy kudupanayo maxa lasamynayaaa yaaaaap
Marka horeba is astura markaad seexaneysaan taleefanada iska damiya xita wax yar iftiin ah iska diida
No face qorta
1
Mindi aaaa
Ciyaalka korso
weey iska fasiqi karta hadoo bila siina 3 bilo isku xigto
horta naaga somalida waxan kula yabay waxay ku dhahayan nin iyo naag iaqabanu ahayn waaxba makala qarsano naa maa xishotan miiya walahi caruur ayaan u dhalay muudo dheer ayunu is qabnaa waligay ak tiisa xaata maaryo kuma xiidhan acudubilah nin kaaygi kuutu maa fiilin ayaay matalayan naa isku xiishoda baalo kula qawanate
Marka caruurta dhalaysan ma idiinko marayaha xidhan ba dhashan qali 😅😅😅
Sax waye
@@nagadsalebanmarkas lidka lo dansada😂😂😂😂
😂😂😂😂
Heedhe bal noo sheega naagta caankaayo qaliinka gashay😂😂
😂😂😂😂
Bala soogowa
Hani leebito Lee miyaa nagtas tolow 😂
😂😂😂ar adigaa
Sodohda ka aamus
Allaha caafiyo
Asc