TOOS: Afar Xaasle Taakeeye oo ku hor ooye maxkamada Ciidanka & xukun Adag oo..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 ноя 2024

Комментарии • 186

  • @MaslaxsheekhIbrahim-rx9mz
    @MaslaxsheekhIbrahim-rx9mz Месяц назад +23

    Dimoqraadugu waa gaalnimo xukunka wxaa iska leh allaah shacabka halke uu kasogalaaaa taasina kitaabka ayaa sheegy qof somaaliga ah runta wy dhibtaaa hadii kitaaba lasheego mashabaab baaa subxaana allaah 😢😢😢😢

    • @OmarAhmed-nw6lr
      @OmarAhmed-nw6lr Месяц назад +3

      Afkaaga heyso naftadna alle ku xir

    • @Saxansaxo11
      @Saxansaxo11 Месяц назад +3

      Waxba diin kama taqaanid ee aamus. Jaahil kastaa diin kama hadli karo.

    • @abdulali8822
      @abdulali8822 Месяц назад

      anaga maxuu ka wadaa?
      jahilkaan

    • @yaakcon
      @yaakcon Месяц назад

      In democracy gaalnimo tahay iyo in kale inta aad iska deyso. Bal macnaha democracy noo soo qor. Bal macnee kalmada.

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII Месяц назад

      @@abdulali8822 anaga iyo shabaab waye 😂

  • @ibrahimaden-w7h
    @ibrahimaden-w7h Месяц назад +2

    Ninkan waa laga qaldanyahy somalia dowlad kamajirto subxanalah
    Oo muktar roobow mey maxkamada xukuntoo

  • @Miketyson-o2k
    @Miketyson-o2k Месяц назад +14

    Wuxu la ooyayaa dadkan jaahilnimada ka haysa diintooda
    Iyagoo is leh cilmi ayaad ku doodaysaan .
    Allah hasoo hadeeeyo

  • @AbdiNuur-b9d
    @AbdiNuur-b9d 15 дней назад +1

    Dimiquraadi waa galnimo anaa dhahayo klaya i xukuma hoyadin cunee😂

  • @SSS78781
    @SSS78781 Месяц назад +12

    DEMORACTIC WA AFKAAR GAALNIMO WA RUN ...DEMOCRATIC WAX SAL IYO RAAD KUMA LEH DIINTA ☪️ 🕋 🕌 ISLAMKA

  • @gaarhadafkada8106
    @gaarhadafkada8106 Месяц назад +11

    Sufyaan wuu ku saxan yahay. Waxa leysku xakumaayo ee ah xeerka ciqaabta soomaaliya waa wax qaldan oo diinta kasoo horjeeda

    • @UpdeynaserEssay
      @UpdeynaserEssay Месяц назад +1

      Taas leyskumaba heysta ma fahantay waxa leysku heysta fikirka guracan ee qawarijta mida ah in kitaabka leysku xukuma horta wa sax balse xaqiiqda ah sida uu uhadlayo wa qalad wayo shacabka oo idil ayu ku tilmamay gaalo mida kale qofku asaga aya iska masuul ah diintana wa wax anan lagu kaftamin mana ahan diinta in ad si fudud qof ku galeysin karto ama ad ku islaamsin karto

    • @axmednurculusow8627
      @axmednurculusow8627 Месяц назад

      Horta qof muslin ah inaad gaal.waye dhahdid ma fiicno hadu islaam yahay adiga ee kugu soo noqonee ogow taas wiilow. @@UpdeynaserEssay

  • @Adiwahaab-e7p
    @Adiwahaab-e7p 11 дней назад

    Waa sax dimuqaraadiyada waa gaalnimo qofkii ku dhaqma waa gaal ani ixukun dimuqaraadiyad laguma galowa kulahaa Muslim hdda nahy diintena waa mid kaliya kitaabka allah iyo sunnada rasuulka scw قال الله تعالى ومن يبغ غير الاسلام دينا فلن يقبل منه وھو في الاخرة من الخاسرين warka cad yahay

  • @jukaatalojukaatalo9894
    @jukaatalojukaatalo9894 Месяц назад +3

    Wa run dee maxkamadu qodob bey wax ku xukuntaa sharci ilaheyna ma ahan

  • @mankayare4975
    @mankayare4975 Месяц назад

    Guul 20 in loogo dhigey ahead Garsorka somaliyed guul iyo gobanimo

  • @Primezaziano
    @Primezaziano Месяц назад +1

    Wa ku raacsanahay democracy wa gaalnimo

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he Месяц назад +6

    Hala toogto garacan hooyadii uu diiday inay Muslim tahay caasi waalid weeye walaahi.

  • @DrGeeleBocame
    @DrGeeleBocame Месяц назад +1

    Wadaadka ha la sii daayo

  • @liiyoos6710
    @liiyoos6710 Месяц назад +5

    Nin Hooyadii muslimnimadeeda Ma hubo yiri Cajiib

    • @samirgaming3918
      @samirgaming3918 Месяц назад +1

      Mesha oo ku dhahay maa ogid adiga naftaada dulmiga kadhaaf, wixi aad aragto bes xukmi ama qofka aad kamaqasho, manta waa aduun barina waa aqiro, wax aad shaqo ku laheen yaan Lagu cadaabin waa hadi aad tahay muslim

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 Месяц назад +5

    Eeda Qofkii dhaha Kitaabka ma dambiilaa?

  • @Fadxi-p5h
    @Fadxi-p5h Месяц назад

    War ninja saxan dimiqradi waa sharci gaalo diinta islaamka laysku xukuma hadii kala nabad lahilamaaya sida talibaan ❤❤❤

  • @musseabdulle2250
    @musseabdulle2250 Месяц назад +3

    Callaacalka daa,shslay ayaa lagaa rabey inaad ka fiirsato hadalkaagee.

  • @aweesahmadmohamad
    @aweesahmadmohamad Месяц назад +5

    madax weyne takeye so dhawow 😂xasan bahane iyo xildhibano iyo wasiro basabor shasheye watan ilmahoda yurub jogan dhiga shacabka somaliyed Ku bishan tugada alshabab wadanka halo dhibo Afghanistan wakas dowlada noqotay anagana qarax ka nasano 😢

  • @KhalidNuur-l6o
    @KhalidNuur-l6o Месяц назад

    Maxkamada maxaa kacodsanee hadii lagu yiraahdo allaha kuu naxariisto

  • @CabdiqadirIbraahin-sy6si
    @CabdiqadirIbraahin-sy6si Месяц назад

    insha sheydaan ilin kma dhamaato

  • @HaredDuale
    @HaredDuale Месяц назад +1

    HADII ISLAAM LA YAHHAY WAA IIN CULIMADU CADEYSAA NINKAAN. XAQ IYO XAQ DARO
    WAXXA. LAGU XIRRAY

  • @fadxijano9364
    @fadxijano9364 Месяц назад +3

    Waaba la xukumee waraysiga xaguu ka helay

  • @KhadraTaani-w5v
    @KhadraTaani-w5v Месяц назад

    Askarigan waa fariid ilaahay isha haka leexiyo

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 Месяц назад +4

    INAGU DAD ISLAAMA AYEYNU NAHAY MAXAA INOO DIIDAN IN AAN KUTUBKA QUAANKA ISKU XUKUNNO

    • @yaakcon
      @yaakcon Месяц назад

      Kitaabka islaamku ma diidana Democracy.

  • @HamadiMohamed-ju7vx
    @HamadiMohamed-ju7vx Месяц назад

    Asc maxaad ugu celcelisaa afar xaasle maxaad ka wadaan xalaal ma aha oo xaaraanbaa

  • @karinaali63
    @karinaali63 Месяц назад

    Ninkan so diley warishi Somali maxakamada ha saro Ilahay ha ka qabto umada Somalia 🇸🇴 qofkan walan

  • @TheNasraabdi20
    @TheNasraabdi20 Месяц назад +3

    Wariyayaashi uu dilay maa loo maxkamadeeyo 5 qof wariya yaashii

  • @huckaherci
    @huckaherci Месяц назад +3

    Comments ka alshaab ba ka buuxan 😮

    • @Primezaziano
      @Primezaziano Месяц назад

      Ok ani waxaan ahay muwadiin somaliyed oo neceb al shabab wlhi , lkn kitaabka Alle halagu dhaqmo ma , terrorist lagu noqdaa yab

  • @AbdirashiidAdan-u7x
    @AbdirashiidAdan-u7x Месяц назад

    Hukun shareeco. IslaN. Aan eheen wAa. Xukun gaallo

  • @NastexotawakalTawakalcali
    @NastexotawakalTawakalcali Месяц назад

    Xukubka allah baa leh dimuqraadiyaduna waa gaalnimo. Ilaahay hana hanuuniyo dhamaanteen

    • @superfun1819
      @superfun1819 Месяц назад

      Isdooraasha ayaa dimquradi ah

  • @AbdishukriMaxamed-tx3jy
    @AbdishukriMaxamed-tx3jy Месяц назад

    wariyahan horta maxaa ka qaldan waraaa xaqqa ayaa kulataaga waraaa

  • @SuldaanMaxamedfod
    @SuldaanMaxamedfod Месяц назад +1

    Afmiishaar khaaina weeyi umada allah hakaqabto shaydaanka

  • @baidoaproject
    @baidoaproject Месяц назад +1

    MashA ALAHA

  • @AbdiA-k9y
    @AbdiA-k9y Месяц назад

    Wariyaha caadi maaha :
    Afar xaasle iska dhex arkay madaxweynaha soo socda ee Soomaaliya 😂😂😂

  • @AboudiM
    @AboudiM Месяц назад +1

    Waa inaa xabsiga laga raado markana sharciga haa laa marayo

  • @SaciidocalixasanSaciidocalixas
    @SaciidocalixasanSaciidocalixas Месяц назад +1

    Dhumo ama ha dhuman xukunka ale hada ka weecato gaalbaa tahy dimuquraadi waa waxa ey gaalada sameesatay

  • @batunmohamud1238
    @batunmohamud1238 Месяц назад

    Taakeeyoow maantay ku haysataaa aaway haange iyo ragii 😮kale ee waad dishay lagu yiri 😆😁😄😜🤪😎🤓

  • @MustafeBashiirali
    @MustafeBashiirali Месяц назад

    Ninkaan yaan lagu siideyn umada soomaliyeed dhaqan calisthenics ubaahanyahay

  • @djkaafi5616
    @djkaafi5616 Месяц назад

    Kan iisku sheegaya gaashanle waa nin aan ka warqabinba siduu u qoran yahay dastuurkan uu sheegayo taakeeye xaq ayuu ku taagan yahay

  • @SmilingDancing-sq1ic
    @SmilingDancing-sq1ic Месяц назад

    Kan mustaqbal ka udhiman xeetah

  • @MohanAli-x2v
    @MohanAli-x2v Месяц назад +1

    Diintu waa bedbado lkn somalia kuma dhaqanto diinta islamka madaxdeduna waa galarac waligena somali hormar magareyso waa xaqiiq tas

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 Месяц назад +2

    Taakeeye waa narcissist, isaga Isla saxan markasta

  • @Mariyhcadey
    @Mariyhcadey Месяц назад

    SHUTE gaalo galo dhashey mar waan idin ka argoosanyna Insha'allah 😢

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 Месяц назад +1

    DEMOCRACY MA AHA IN LAYS DORTO DIINTNA AYAABA QABTA IN LAYS DOORTO, LKN DEMOCRACY WAA GAALNIMO CAD WAXAY DHIGAYSAA 2 NIN IN AY IS GUURSAN KARTO 2 HAWEENA WAA IN AY IS GUURSAN KARAAN NINKAN JAAHILKA AH EE NAGNAGTAAS HAYA HIRTA CILMI HA SOO BARTO

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 Месяц назад

    TAAKEYE SHEYDAN SHARCIGA WAXAY JU GARSISAY INAAD OOYSID YAKU GARAY SHEYDAN.

  • @Gabarbanaadir
    @Gabarbanaadir Месяц назад

    Taakeeya Waa atooraha mustaqbilka ee badali doona Ali dheere 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @CaanJaamac
    @CaanJaamac Месяц назад

    Cunugan iska hadaaqayo umada halaga qabto. Kulahaa dimoqraadiyada gaalnimada lasheegayo waxa waaye xukunka waxa loo celinaa shacabka shacabkana isaga leh talada . Saas mahan. Xukunka waxa iska leh ilaah . Khalgiga iyo xukunka waxa iska leh ilaah. Dimoqrqraadiyad waa gaalnimo

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 Месяц назад +2

    WAR NINKAANI SOW GACANKUDHIIGLIHII WERIYAASHA CABDULQAADIR CALI IIDLE IYO WERIYAAL KALE DILEY MAAHA MARKHAANTIYO BADANA JOOGAAN SOW MAAHA WAA HOROR. MOORYAAN AH

    • @zakariyajama9195
      @zakariyajama9195 Месяц назад

      Maku cadeen kartaa ? Hadii haa tahay dacwad kufur hadii kale waa layiri iskadaa sxbow wax kaaga fiican malahan ninkaan wax kasta oo ku hadla asaga iyo ilaahiisa u daaya kuwa xukumayana ilaah bee leeyihiin marka maxaa leesku dhibaa.

  • @Miketyson-o2k
    @Miketyson-o2k Месяц назад

    Dimuqradiyadu waa gaalnimo diinteenu dimuqraadiyad maaha
    Waa kitaabka allah I laysku zukumo

  • @Aminatt31828
    @Aminatt31828 Месяц назад +6

    ninkan ha la xiro yaan ummada lagu soo deynin dowladu hadey ilaahey taqaan ninka argagixisada ayuu taagera

  • @Kedismedia
    @Kedismedia Месяц назад

    Wadadkan wow taraa raxay galo mahan dadkan lkn dhaqan toosin bey u baahan yihin diinta iyo dhaqanka waa ka fogaadeen

  • @aminamohamed6121
    @aminamohamed6121 Месяц назад

    Afar.​Xasle.amara..ku..heysta😢

  • @HamadiMohamed-ju7vx
    @HamadiMohamed-ju7vx Месяц назад

    Asc dawlada soomaaliya wey ceebeysantaxay

  • @djkaafi5616
    @djkaafi5616 Месяц назад

    Maxkamadu qalad wayyn ayay galaysaa wlhi taakeeye cadayn rasmi ah waa loo wayay taasina waxay cadayn u tahay in maxkamada dabada laga riixayo cida ka riixaysaayina waa cidii samaysatay nidaamkan dimukhraadigaa waxanse aad uga xumahay in ay iska indho tirayaan taakeeye aragtidiisa ccad ee aan wax daahii saarnayn

  • @MakaranBarwale
    @MakaranBarwale Месяц назад

    Wiilka yaro maxkamada joogaan la hadlaya xer ilaaliyaha war nio ilahey kacabso ninkaan odaga ah kaleexo naftiisa ha unoolaayo kuwii naqarxinaay o na dhibaateynaayay ayaaba wali noolo nasii laaynaya kuwaas halso afjaro horta lkn maskiinkaan afka kahadlay o tala kunool labaxay ee hadal kufilan yahay kaleexo kuwa dowlada somaliya cafis ufidisay baa diidan iney soo laabtaan madiiday kusoco lkn waliga qof ha dulmin awood aad wax ku dilmiso marka ledahay wabilahi towfiiq

  • @foosmuke6029
    @foosmuke6029 Месяц назад +1

    Waa nin xanuunsan ninkaan

  • @barlinaden8850
    @barlinaden8850 Месяц назад +4

    Rooboow oo argagixisada ugu weyn ahaa ayaa wasiirnimo lagu abaal mariyay ee kan maxaa laga rabaa?

    • @Cabdinasir178
      @Cabdinasir178 Месяц назад +1

      Dacad nimidas lagu heysta 😢

  • @MohamedMohamed-uw6kd
    @MohamedMohamed-uw6kd Месяц назад

    Ninkaani xitaaa isma dhifaaaciyaaan

  • @Miketyson-o2k
    @Miketyson-o2k Месяц назад

    Allaaahu aclam

  • @zulthantwo1828
    @zulthantwo1828 Месяц назад

    Ninkan waa xagjir eee umada islamka ah

  • @KhadiijoApdirizak
    @KhadiijoApdirizak Месяц назад

    Sadaam ba iyo dadka muslimka alaah baa kufilan hadaa dishaana waa shahiid hadii ilaahay baa wax dila waxna daaya

  • @abdinur6152
    @abdinur6152 Месяц назад

    waa maxkamad shaqa la'aan ah, ninkani waxa uu aaminsanyahay ma dambiyaa?
    Haday sidaa tahay qof kasta dambiile noqonaa

  • @PukhaariSheikhcali-pn2gb
    @PukhaariSheikhcali-pn2gb Месяц назад

    Warunti sufyan waganimo tastuurku eeyan gala idin duufsanin iyo gaala raac

  • @jeyhmuhumed9309
    @jeyhmuhumed9309 Месяц назад

    Wa sax Wa in lagaqabta umada

  • @Never_give_up484
    @Never_give_up484 Месяц назад +2

    Dumuqraadiyad bad wax ku xukun taan Islamna waad sheeganaysaan Somali maan la sidee maskaxda looga gumaystay. Maxay tahay cadaalada aad Kitabka ka wayday oo aad dimuqraadiyad ka helayso???

  • @Abshaw6
    @Abshaw6 Месяц назад

    Ninkan waa risk

  • @OmarAbdi-g3u
    @OmarAbdi-g3u Месяц назад +6

    Somaliyeey ogaada in lakala miirmay ninkan waxa heysto rag difaacaya dimuqradiyada isagane kitaabka alle ayu ka hadle adigee kujirta dhanka raaceyso

    • @Kedismedia
      @Kedismedia Месяц назад

      DEMOCRACY LAGUMA HEYSTO LKN WAXAA LAGU HEYSTAA SHACABKA SOMALIYED WAA GALO OW DHAHAY
      ANI MANA LAYAABAAYI OO WAXAA JIRO DAD BADAN OO SOMALIDA DHIGOODA BANEYSTAY OO GAALO U AAMINSAN

    • @AbdullahiSuleimaan
      @AbdullahiSuleimaan Месяц назад

      ​@@Kedismediasxb hadaadan runta ka hadli karin kagaabso been haku marmarsiyoonin

    • @OmarAbdi-g3u
      @OmarAbdi-g3u Месяц назад

      @@Kedismedia war nio ilahey ka cabso anaga ciyaal ma nihin shacabka somaliyed wa galo intu ku dhahy ino tilmaam muqalka?

  • @fathiahussein7135
    @fathiahussein7135 Месяц назад

    Sharcigu waa kee?

  • @wamo4691
    @wamo4691 Месяц назад +2

    Aniga waxan dhihi lahaa ninkan cafimad iyo nasiino dheer ayuu ubahanyahay e sidii xasan dahir awees xabsi guri halaga dhigo

  • @samirgaming3918
    @samirgaming3918 Месяц назад

    5 Sano xukun ah, oo ku dhis neen sharci, islam, waa dulmi cad oo lo geestay qof dhan oo dhahay diin islam haleesku xukumo, hadi hadal kiisa idiin dhibay waxa dhihi kartiin sharciga uu so mar waxa aad shegeeso dood adag lagaliyo wuxu amin sanyahay laga dhageesto hadi diinta islamka ka hor imaaneeso, loga nasteexeeyo hadi oo diido kitaabka lo fiiriyo, Rabiyow dulmiga kajiro xamar hano cadaabin, qof shacab ah oo maxkamad ciidan lasaraayo,

  • @saadaqsaadaq7738
    @saadaqsaadaq7738 Месяц назад

    Tuugaan qaatilka halagu celiyo gobolkii usc kakeentay ilaaheey hanaga qabto ninkaan iyo kuwokale ooy isku jifo yihiin

  • @mohammedalichannel7293
    @mohammedalichannel7293 Месяц назад

    Ninkaan halis ayuu kuyahay shacabka iyo afkaarta khawaarijnimo hadaa ladaladhacayna dhibaatada alshabaab nagu hayso dad iyo duunyaba iyo aakhiraba naseejisay.

  • @noorhassan3605
    @noorhassan3605 Месяц назад

    Ceebta idiin dhiman maxeey tahay aduunka ayaaba nagu Qoslaya dadka masaakiinta eh ha u xoog badnaanina

  • @CaanJaamac
    @CaanJaamac Месяц назад

    Maxkamad aan diin islaam wax kuxukumayn lama dhihi karo maxkamad.kama maqlaysid xukumada in loo cuskado sharciga islaamka. Waxay meesha kasheegan mar waliba qodob hebel ayay kahadlaan . Sharciga raaca islaamka

  • @BeksiArtsDj
    @BeksiArtsDj Месяц назад

    Waxaan u arkaa xukunka ninkan aykuriday maxkamadu mid xaqdaro ah

  • @MohamedMohamed-uw6kd
    @MohamedMohamed-uw6kd Месяц назад

    Xer ilaaliyooow gaalnimada dowlada soomaaliya agteeda madambiyaaa waa suaale

  • @CumarShehkcali
    @CumarShehkcali Месяц назад

    Ninkaan hala toogto waa hadii dawlad jirto

  • @malyunwarsame6906
    @malyunwarsame6906 Месяц назад

    Dadkuu laayay ma ka too bad keenay oo ehelkii dadka cafis ma waydiista

  • @MohamedAbdi-w6k
    @MohamedAbdi-w6k Месяц назад

    XAQA WUU GUULEYSAN

  • @maxcali863
    @maxcali863 Месяц назад

    You can not just sentence someone for calling people "gaalo", unless the Law of the Land says anyone who calls people "gaal" will be sentenced to 5 years. Sharciga wa ino yahay wax qoran, masa xeerka ma aha wax markaas la iska sameeyo, wa wax la isku raacay oo qoran bulshadana kuwada dhaqmaan, masa iska ilaaliyaan ineyna jabin. It has to be Law first only then can a judge follow the law or uphold that law. Aaway sharciga masa xeerka dhahaayo hadaad umad "takfiiriso" waa 5 sano oo xarig.
    Maxkamada wa iney ilaalisa xaquuqda mu'adanka si kaste oo uqaldanyahay wixi waa iney yihiin xeer jiro oo qoran, oo ladhihi karo xeerkaan saas iyo saas ah oo numbarkaas leh ayo jabiye, xeerkaas kii jabiyo na waxa qoran iney 5 sano oo xarig tahay. Law is not based on what the Judge of the court decides it is, Law is what is in the Law book and the Judge of the court uses to sentence the accused.
    Fiqh miya lugu xukumay, Xeer miya lugu xukumay, Sharci Militari oo qoran miya lugu xukumay, manaqaano, wixi wax qoran oo lugu fuliye hadeyna eheen. Lawyarka "abukaataha" udoodaye ino maxkamada weydiiye aye eheed sharciga masa xeerka ninkaan jabiye. I personally don't like the guy but it does not mean you can take away his freedom without showing what law he broke in the books, xeerka oo jabiye aaway.

  • @foosmuke6029
    @foosmuke6029 Месяц назад

    Waxaan wax difaacayo wxaba ma baran hadaney ma xishoonayen uf

  • @samiiraabdulle3523
    @samiiraabdulle3523 Месяц назад

    Ware
    Asow
    Kaléidoscope
    Majirp.ee.maxkamadin.waa.laluushu
    Kkkllkk.maxaa.loo.dili.waye.ninkii.dileye.nagtiisii.kkkk

  • @khaalidtabliqichannel5216
    @khaalidtabliqichannel5216 Месяц назад

    Taliye shuute iyo taakeeye maxaa kala haysta 😂😂

  • @CaanJaamac
    @CaanJaamac Месяц назад

    Sharciga halagu dhaqmo ma arsanelbaa . Warhooy commentiga beenta ah iska dhaaf. Hadii ladhahi sharciga halaraaco ma arsanelba lanoqonaya. Ilah kabaq waxa aad shegayso kafiirso.

  • @zeinab-o6r
    @zeinab-o6r Месяц назад

    Belo kula gar sheydana lahaatey dadkii uu laaye dhiigoodii baa ka uraya Dhiig uu galey baa qalajiye ehelu naarka

  • @najiibhassan
    @najiibhassan Месяц назад

    Odaygu waa xagjir 😂😂😅

  • @gemstar416
    @gemstar416 Месяц назад

    Seeflaboodism oo qudha ayuu guilty ku yahay . Up to five years weeye qodobkani

  • @AbubakarMohamed-k6d
    @AbubakarMohamed-k6d Месяц назад

    Dhibaatata nahaysato ayaa waxaay tahay dowladeena waxaay rabtaa inaay qanciso yahuuda iyo nasaarada kuwaaso eebe inoo sheegay inaay caduuwullah iyo caduwul muslimiin yihiin

  • @fathiahussein7135
    @fathiahussein7135 Месяц назад

    Kan hadalka badan muxuu ahaa? adigaa ummadda gaalaysiinayee ilaahay ummadda hakaa qabto
    Waa shaydaanka dirayska xidhan

  • @SaalimSabriye
    @SaalimSabriye Месяц назад

    Dimuquraadiyada waa gaalnimo shaarba weeyne

  • @abdullahikhalid3468
    @abdullahikhalid3468 Месяц назад

    Xigtu waxn ma muslimso waxna mgaalayao waxay ka mitahay calmda alw sida dayxa qorxda waxna ma gaaleeyaan waxna ma muslimiyaan

  • @CiilTire-f2k
    @CiilTire-f2k Месяц назад +1

    Sufiyaan woo Samantaray ma ahan al shbaab

  • @fadumojama6493
    @fadumojama6493 Месяц назад +2

    Waar wixiino ma ah Maxkamad ee waa sheeko Hawiye. Maxkamada sharafta ha qaadin ee albaabada ishu dhufta.

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 Месяц назад

      Dadki hawiyaha dhex maraa ka mid tahay 😂😂😂 hada ayagaa is xukumayee bal ka dhax bax oo beel ka fadhiisa 😂😂😂😂

  • @SuldaanMaxamedfod
    @SuldaanMaxamedfod Месяц назад

    Damiir iyo iimaan maleh ninka dad intuu kibir kudilay hadana umada muslimkaa gaalaysiinaya intay goori goortay kan fasahaadkiisa umada kaqabta

  • @abdiahmed9716
    @abdiahmed9716 Месяц назад

    Horta milatari miyaa ninkaan
    Maxaa keenay maxkamad milatari

  • @sahrasahra2292
    @sahrasahra2292 Месяц назад

    NINKAANI WAA CUDUR CUSUB GOORMA AYAA LAGA NASANAYAA DHIBAATADA WAR BELAAYUU LA QALALEY WAA CUDUR HALIS AH

  • @DaraartuAxmed
    @DaraartuAxmed Месяц назад

    Maxkamada somaliya soofiyan waxabiya male xuuriyadisa halasiyo

  • @MuuseSheekhmaxamuud
    @MuuseSheekhmaxamuud Месяц назад

    Marna oy marna

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 Месяц назад +2

    Ninkaan waa ka khatar badan yahay kooxda AS waana nin aad u indho adag waxa uuna mudan yahay in umadda laga laga qabto khatartiisa

  • @SucdiSucdi-r9u
    @SucdiSucdi-r9u Месяц назад

    War hedhe xagjir Hano danbeye miyanu wariyal dilin ma been bay ahayd

  • @diktorzaki1076
    @diktorzaki1076 Месяц назад

    Runtu waa kulushahay walee