Sheekh sharif muwadin matihid runa masheegin ninkii gacan qaadey oo ciidan lafero ayaad difaceysa, wax la jar jarey ma lahan gacan qaad maka horeyn nin soo maray madaxweyne ayaa tahay sidaasna looma hadlo ee isa sax
SHEEKH SHARIIF SHICIBKU SIDII HORE MAAHA WEY SOO JEEDAAN ADOO KALE MA RABAAN CIDNA KUN DOORAN MAYSO HAKU SHARAF BEELIN MEESHO INKASTOO AAN SHARAF BADANBA LAGUU OGEYN
CABDI SHAKUURNA WAA FAYSAL CALI WAARAABAHAYAGII OO KALE ISNA YAANU IS LUGOYN BAL LABADAASOO IS WATA AYAA RABA IN AY DAAD HOGAAMIYAA DAWLAD FADHIIDA OO CIDKALE U ADEEGTA CIDNA MA RABTO
Sheekh Sharif ma wuxuu gaaray in xaqii askarigii madkiinka ahaa in uu been ka sheego marka la leeyahay waa Feysalkii XAMAR waxaase kaa gardarsn cidii siyaasad ka wareysto Feysalow tag barlamaanka fakarkaaga ka dhiibo markii balamanka looga oriyay ayuu keenay in wariyaasha ugu yeero gurigiisa si u been u sheego wey dhamaatay thuma walaah ma ka socoto hada
Guul Guul Dowlada ,,,danqaran,,jawasis ta. ,,,Allah jepsho
masha allah takarakalalh
dolada hala taagyaro
yaa jamac
Illahay guul ha siiyo ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed ee u halgamaya midnimada ummadda Soomaaliyeed. Guul midnimada Umada Soomaaliyeed. Guul doorasho qof iyo cod 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Guuul somalia
Quruun batahay Shekh sharifo walaahi ixtaraamka kuu heyna wey damaatay wala iskaka celina intaan ka badan kuma dulqad majiro
Shirif iyo madowe alahadafiro somali
Shiikh shariif wax ummada dhan ay arkeysay ayuu isku dayay in uu inkiro, askariga booliiska la dhibaateyay iyo xil. Firimbi iskumid ka dhigay.
Waa waashay asiga u baahan in lasoo xero
Munaafaqu diinta waa ku gambadaa dawlad iyo Madaxnimana waa ku jiraa Haddii Samaliyeey aad aragtaan Qof diidaayah Doorashada Xalaasha ah oo Qof iyo Codkiis oo Marlabaad diidahah waa Qof xaaraan ah oo xun Allah hanaga qabto Allah kamagangalnay. Nabadeey Allah hanna hanuuniyo Aamiin Wabillahi Tawfiiq
🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴Insha allah guuuul XDS guuuul
Sheekh sharif muwadin matihid runa masheegin ninkii gacan qaadey oo ciidan lafero ayaad difaceysa, wax la jar jarey ma lahan gacan qaad maka horeyn nin soo maray madaxweyne ayaa tahay sidaasna looma hadlo ee isa sax
Shariif dbiile ayuu qariyay,sidaa awgeed waa in la soo xiraa sharifka.
Caruurteena yaan laysku dilin
Guul Guul somalia inshall Allah
Adeer naago kaamasoo horeyo
Shiiq shariif biijoole waa amiir al qawaa riij asaga axmed madoobe waa isku mid waa arga gixiso labadaba.
Waaba Khawaarij dagaalka Khawaarijta lala galay asiga oo hal mar ka hadlaayo ma arag kan iyo Madoowe waa shisheeye kalkaal
Guul 🤝💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴 wacan 🇸🇴
Walaalka dil adna dhimo anna boqor aan noqde
CIIDANKA HASAN IYO HOOYADAA MIYALEH WALAGAGA BADAN YAHAY WAXNA MAQAADI KARAN WANA LOOKOGA ADIGOO AF URI
HOYADA QANISAD MIYAA XARTADA MEY KA 1991KII KISMAYO KU KUFSANEY OMAR JEES IYO MALESHIYADKIISA
SHARIIF BIIJO SHARIIF LASO GAMEY KUTUBO XOOR ALE U NOQO KUTUBTII IYO QAMIISKI CUMAMADI AAD TURTEY
Warkaas jooji markale m.
Shiikh shariif raali noqo
SHEEKH SHARIIF SHICIBKU SIDII HORE MAAHA WEY SOO JEEDAAN ADOO KALE MA RABAAN CIDNA KUN DOORAN MAYSO HAKU SHARAF BEELIN MEESHO INKASTOO AAN SHARAF BADANBA LAGUU OGEYN
Shirking wcadaw qaran
Afsomaliguba dhibuu kugu yahay maa iska deeysid afxumada
Adigu bal hadal aan ku aragnee.
Shariif raali ahaaw
sheikhow Barlamanka iyo melaha loga dodayo imaw.
koley Adiga iyo Feysal Ali waraba isku mid ayas tiihin
Madaxweynasomarta,nin,maskinah,,,oo,2jer ama3jer,,ayu,,feray,,,Anaga,majoginkulaha,,,indhaha,,xanjo,,makasaran,,,madaxweynaha,,,xalkakuxun,,saxibki,,ayalahaya
KAN BEEN BADANAAH ISTAAGFURULAAH
Shiiq.shariifoo.w...maxaalagu.sooxiray..rooboow.dbila.aan.ma.isweeydiisay
Shekhow sey wax ujiran qof xaqani ah ayad eheed
CABDI SHAKUURNA WAA FAYSAL CALI WAARAABAHAYAGII OO KALE ISNA YAANU IS LUGOYN BAL LABADAASOO IS WATA AYAA RABA IN AY DAAD HOGAAMIYAA DAWLAD FADHIIDA OO CIDKALE U ADEEGTA CIDNA MA RABTO
Wabentshirka
Shiiq shariif waa ninkii badda keenya nagu qabsatay ii saday? Oo nayiri ma ogayn ,markii danbana yiri anaa amray in uu xalwayste saxiixo abdirixman cabdi shakuur. Mawaadin matahid somaliya naartana allaha kugu dheereeyo.
Geeda.naar.iyo.sharii.lasogemey.umada.alah.kaqabto.2dooda.waa.shawaab.dhulkow.kasojeedo.iyo.ehelkiisa.ayaa.dagaalamayo.kama.hadlayo.hadiilarawo.asagaa.kadanbeeyo.ileen.washab.ukaalmeeye.hadal.yuusan.kaategin.madax.weeyne.dambe.noqon.meysid.sharif.budlan
Shariif waa isku xaaray siyaasadna mayaqaano
Shariif budlaan wakiil kama dihid
Wuu iscebeyay hadiba difacayo ninki danbilaha aha waxjiro matihid
Sheekh Sharif ma wuxuu gaaray in xaqii askarigii madkiinka ahaa in uu been ka sheego marka la leeyahay waa Feysalkii XAMAR waxaase kaa gardarsn cidii siyaasad ka wareysto Feysalow tag barlamaanka fakarkaaga ka dhiibo markii balamanka looga oriyay ayuu keenay in wariyaasha ugu yeero gurigiisa si u been u sheego wey dhamaatay thuma walaah ma ka socoto hada
Car waa Kaasi amxaaro hala dagaalamaan
Maraan kugu qaldanay shariif tuug markale nama qaldeysid
Naga fariiso tuug yahow qurunkaa
Bal waxa uu ku hadlayo fiiriya
Ninkan beenaale boro badbaadi dhul iyo dadka beenta kawadaa ahmed dan waa uu ku kal soon