wali waan ku jecelahay 9 sano kadib anigu ma guursan wali lkn adigu reer bad leedahay alle haku barakeeyo awlaada jacaylkaygi koowad bad ahayd uguna danbeeeyay
Heestan waxan dhagysanayaa hbeen salaasa 2022/28/12-12:17AM Wligay isma odhan jcyl drtibad la ilmayn ilahy waxn ka baryayaa inuu maskaxdyda iyo qalbigyga ka masaxo oo i ilawsiigo🤲🏻😣commentigan dibaan uso xusi dona wall like isaar hadaad argto😢 iina so duceee😣
Wa galab jimca ah tariikhduna tahay 1Apr.2022 waxan ku dhageysanaya dalkii hooyo waxan la hadlaya nafteyda qalbigeyga iyo maskaxdoo is diidan iyo Rajada calafka💘❤️🔥❤️🩹allow qalbiga xanunka aan ka daremaya iga dulqad adiga awood lah😭😭
Cawa oytahay Habeen arbaca 14/11/2022 in sh allah culayswalba uu dhamanaya waxwaliba khyr bay kudhmanayn waxn rajaynaya ano rajadadu irumoday inan kuso labn dono in sh allah ❤️😢rajada calafkan sugaa ❤️
Heesta caawa waxa saaid I tabanaysa inta ay leeday xaqiiqa cad ba dada waxan Calmada qorshe dibnaha ereyada cabira dareen culays gilgila hor yaal cidla ley qorsheyay lkn ilhay ba Ila jiri doona 😭🫂wehel bey mnta nafteydu u bahan tahay lakin Bari cidna Uma bahni hlka mnta leygaga wada dhaqaqay Sasa wligy kali u ahanay 😢31/1/2024 7:09 maqrib io cishe dhexdisa
17/june/2024😢3:43 habeenimo,xasuus i galisay caawa heestani ,(xiisahan ka curtay nabdiga,baryahn cuskade hantiyay,naftaan u cadayn karayn cidaan jamashada u qabo❤)waa ku soo ducaynayaa inantii heestan i bartay marwalpa igu ag dhagysan jirtay,si aan wax u fahmo 😢lkn maanta waxwalba waa adkaaden,duco iyo wanaag kugu ogahay❤
Xili waqtigu uu adagyahy rajada calafkan sugaa wan ka quuustay wax walba oo ku sabsan nolosha ya rabb nasiibka ii higaaaji Hadad iga danbeyso walal farxad ban ku rajayn Rajada calafkaaan sugaa Cindiga samir ban baraa 😢
Hesta wan jeclanay jiray gabar aan sxbow nahay wllkey ayaan xariir naga dhaxeye aya said u jecla asna caga jiid ayaa dhankisa ka dareeemi jiray alxdlilh ilhey qalbigeyga wa iga tirtiray malin isnin ah tariikhda thy 1/4/2023 salada 14:41 qado aya ninkeyga la cunoya aya ku dul dhageysana alxdlilh rer dhisan aya ahy nin aan jeclaha waan guursaday❤
malin sabtiya .29/7/2023. murugta illhay farxad ha igu badalo. maar an raystay ayaan dhagaysan dona oon. duluga kaa baxo insha allh illhay waxkasto niyadayda ku jira I rume yaa alllh😪😪😪😪😪
Ano waligey xiso le jecyl u maleyn jiray marka u midka saxda igu dhacay sowtan salad u istagay 3bil ka bdn xirir ma wadi jirin hadana sanad kusi dhownahay hadane ma noco wax kasto dhoco wn si jeclada kana ka tanasuli kro wayo sida aan u jecladay qof xata ma maleysan karo o ma sureyn kro ilahow dhib iyo xanunba heyga tusin inan waayo wey igu adag thy wayo asiga wa nuskeygii xata hadan 2:00 salad tukaday o an dhahay ilahow sidi kheyrka hadu I eheyn iga sar qalbigeyga wu ka bixi wayey dagalkii badna mesha ka baxay lkn wali sidi ban u jeclahay asiga ilahow wa awoda sayigeyga ka dhig o owladeyda aabohod ka dhig
@@nimcoabdirahman5610ugu dambeyn dhibka tira badan u adkeysan wayey Hada 4bil kala maqanahay go an Ayana ka garay horayna Wa u socdaa inan nolosheyda wayo sanad ka dib ayan hestan cawa dib ugu so Labty ina commantigan ka bixiyey xta ma ogeyn
Isniin 9:34 25/11/2024 waxan udhegaysanyo ma aqaan lkn wan ka helay waligay jaceyl iguma dhicin lkn comantiga dad ban oo qalbiga ka japan ayan ka arka sorry 😢💔 Anaa iso ducey inu jeceyl igu dhaco Anaa inila dareme waxad daremysan lkn qof isna ijecel oo quruxlow ah inan jecelado 🤣🤣😭🫶🏻🫡
22/3/2023 rajada rabi ayan sugaa insha'Allah 4:45 pm galab jawi mcn oo rooban oo ay bishii Ramadan so hadlayso Alle khayr keeda ha ina siiyo ameeen yaa rabi wxn halkan uga ducaynaya qof walba oo culays daremaya inu Rabi farxad igu badalo insha'Allah ❤❤❤❤❤❤ iso duceya wll
Waxad jeceshahay oo jannadu uu horaysa Allah haa ku siyo
Insha alalh wl waxad jeceshahy alle haku siiyo
cagtada halka aaad dhigeyso caqliga hubi baaaan yidhaaaaa allow calfka iyo hamigayga noo hagaaaaji🥺🤲🏻 2022
AMIIN BYO
Amiin 🤲🥹
wali waan ku jecelahay 9 sano kadib anigu ma guursan wali lkn adigu reer bad leedahay alle haku barakeeyo awlaada jacaylkaygi koowad bad ahayd uguna danbeeeyay
Mustafe
Mustafe
Naftu aday kugu jirtaa mulkigeedana rabi baa leh
Mana jirto sabab aad qofkale ugu xanibikarto
Aaaaax mid ku ilaawsiya Allah haa ku siyo walaal aaaax
Heestan waxan dhagysanayaa hbeen salaasa 2022/28/12-12:17AM
Wligay isma odhan jcyl drtibad la ilmayn ilahy waxn ka baryayaa inuu maskaxdyda iyo qalbigyga ka masaxo oo i ilawsiigo🤲🏻😣commentigan dibaan uso xusi dona wall like isaar hadaad argto😢 iina so duceee😣
Alx ana sidaso kaleh illahy ka baryaya my sister
@@nimcohoodo1012 ilhy wlshyy labdenaba ducoyinkena iyo hamiyadena iyo riyooyinkena haino aqbalo🥺🤲🏻❤️
@@barwaqoosman6121 anaa wadadas ku sugan hada💔😭
8/12/2023😢😢😢
@@Inna_mohamet😰xldda kwrn
Wa galab jimca ah tariikhduna tahay 1Apr.2022 waxan ku dhageysanaya dalkii hooyo waxan la hadlaya nafteyda qalbigeyga iyo maskaxdoo is diidan iyo Rajada calafka💘❤️🔥❤️🩹allow qalbiga xanunka aan ka daremaya iga dulqad adiga awood lah😭😭
Sanad kadib isla bishii iyo glb jimco wlhi cajiib baan comment gaag arkaa wllo qalbiga culeeska rabi hagaag dul qaado 🤲
Amiin wll ducada rabbi wuu ii aqbal
Aamiin walaal
After 8 years Wali Heestan Waan Jecelahay wlhi Waa Hees Cajiiba Niyad Wanaag iyo Rajo Fcna Way ka Muuqataa Waa Hees Bilaa Habaar Bilaa turxaan ah Bilaa Nijadxumo Cagsiga intaas Oo Dhana Niyad Dhis badan iyo Taxadir Uu Ka Muuqda "Dareenku Halkuu Ka Caago Naftaan ka Caraw Falaa "
Cawa oytahay Habeen arbaca 14/11/2022 in sh allah culayswalba uu dhamanaya waxwaliba khyr bay kudhmanayn waxn rajaynaya ano rajadadu irumoday inan kuso labn dono in sh allah ❤️😢rajada calafkan sugaa ❤️
Wllo hada xaladad 😢
khayr baan kuu rajaynaya walalo
Heestan waxaan ku xasuustaa 2014kii bishii 6 baan habeen ka helay yotubka anigu waxaan joogay burco inanbaan aad ujeclaa markii danbe aan calaf iaku yeelanay 3caruura bay ii haysaa maasha allaaah lkn hada singal faadar baan ahay hhh❤❤❤
After 7years Iam listening
Maalintii iiGu Horeysay an dhegeysto waxay aHeyD maalin aan Hely naf aan muddo doonayey
Ax ax ax ax ax
Sxp imika ma wada joogtaan ?
Ma nooshay sxb😢❤
Waa habeen axad ah 11:48 23/6/2024 waxan fadhiyaa kabad guriga hortisa ah jewigu waa baxayaa erefoon baa dhegaha igu jira heesta ilaa 10 jeer ban kusoo celceshtay ❤😊
Waxaan rajaynay waxaan jclhy anno helay inan halkan soo noqdo
Wa 30/12/2022 mln jmc
1 :42 duhurnimo
Waxaan donaya inan sannadka
Cusub samaysayto qoys
Nasiib cawo leh❤💋💋❤
Inaad heshn filaa😢
Ma heshay
Ma sameysaatay walaal
2022 /7/12 murugda allow iga sar o qofkana jecelahay iso celi wan u xiisayee😪😪😪😪😪
Naf wax jcl allh dhibay
wooooow nice song welly
Runta taala aduunka ayaa ay khusaysaa runtii
i loved
24/11/2023😫😭
Naftan u caddayn karayn cidan jamshaada u qabo😢
Heesta caawa waxa saaid I tabanaysa inta ay leeday xaqiiqa cad ba dada waxan Calmada qorshe dibnaha ereyada cabira dareen culays gilgila hor yaal cidla ley qorsheyay lkn ilhay ba Ila jiri doona 😭🫂wehel bey mnta nafteydu u bahan tahay lakin Bari cidna Uma bahni hlka mnta leygaga wada dhaqaqay Sasa wligy kali u ahanay 😢31/1/2024 7:09 maqrib io cishe dhexdisa
xaqiiqo cad ban dadaa
waxan calmadan qarshaa
dibnaha ereyada cabira
culays gilgilaa horyaal
cadaan qudcur moodaya
cidlana keligey ma rabo😭
4 _8_2023 habeen ayan dhegeysahaya heestan inaan dib uguso laabto ayaan rajayn iyadoo waxa niyadeyda ku jira inu illhy ii rumeeyo qofka aan jeclahayna illhy calaf ha iigu daro 😢❤
Rajada calafkan suga nasiib cawalaan fisha ciirsiga rabi baan lushaa naftan cidlo dashataan carshiga libinteeda taal curo ii hoo idhah wxn dhagaysanaya😢6/29/2024/malin sabti ah time ku waa 6:32 maqrib nimo rabiyow wxn sugayo iso dhawe oo wax khyrleh iga dhig oo farxad badan akhiro io aduunba allhuma amiin ❤
Amein wll ❤
Cagtada halka aad dhigayso
caqliga hubi baan idhaa
dareenku halkuu ka caago
naftan ka carow faraa
faraayeeeyyy
29/1/2022 maalin sabtiya ❤️😰
Rajada calafkaan sugaa
Nasib cawa laan fishaa
Cirsiga rabibaan lushaa
Naftan cidlo daashataan
Carshiga libinteeda taal
Curoo ii hoor idhaa
Hodan Abdirahman heesahaagu waxey ila dabaashaan oo kolba dhinac ii riixan sida mawjada badu kolba meel la aado biyaha ay sidato Noolow hodan Abdirahman ❤❤❤
8/9/2023 hbeen sabti ah allow nasiib wngzn ayanku weydisanayaa🤲
After 10 years my favorite song waaye Heestan Rajadaa calafkaa sugaa maalinka dhagaystay illa mnta fariintan qorayoon dhagaysanayo isku dareen ahay markastoo hestan maqlo dareenkaygu waa izbadalaa qaabkastoon ahay waxba kama badali karo
Cagtaada halka aad dhigaysoo
Caqliga hubi baan iraahadaaye
Dareenku halkuu ka cagoo
Naftaan naftaaan naftaan
Naftan ka carrow faraa farayeheee😢😢😢😢😢
Hestan ma umaleynaayi xita hadi an duqoobo inan ilawo mxayelay aadbey itabaneysa waxadna moda iney iga hadleysoo waxana aad ugu qiroda markey dhaheyso
xaqiiqo cadban dadaa waxan calmadan qarsha
dibnaha erayada cabira culeys gilgilaa horyal
Cadan gudcurmodaya cidlana kaligey marabo
xisahan ku curte nabdiga baryahan cuskade hantiyey
naftan ucadeyn kareyn cidan jamashada uqabo😰💔
wa cajiib marki qof aad marwalpo uga mahad celiso wanag uusan kusameyn
xitaa mahad celintaada usan maqleyn🤔😴
Samir waa xaal aduune wax xiriir la yiraahdoba waa iska daayey qof isoo maray dartiis
Xaqiiqda cadban dadaa waxan calmadan qarshaa
Dibnaha erayada cabira cults gilgilaa horyaal
Cadan gudcur moodaya cidlana kaliday ma rabo
Xisahan ku curtee nabdiga baryahan cuskadee hantiyay
naftan u cadayn karayn cidaan jamashada u qabo
17/june/2024😢3:43 habeenimo,xasuus i galisay caawa heestani ,(xiisahan ka curtay nabdiga,baryahn cuskade hantiyay,naftaan u cadayn karayn cidaan jamashada u qabo❤)waa ku soo ducaynayaa inantii heestan i bartay marwalpa igu ag dhagysan jirtay,si aan wax u fahmo 😢lkn maanta waxwalba waa adkaaden,duco iyo wanaag kugu ogahay❤
OMG heestan wan ka helay Tiktok kuso arkay 4/29/2024 Sacdu thy 11:21 😢❤
tariqdu waa 16/06/2023 19:16 malin jimcee ah
Ya Allaha 🤲 qalbiga ii qabogi waxan ah naf naftay jeclayd wayday waali owoodi laa inay nolol kaleh diib u sameysato cabsi ay ka qabto iney markaleh guul dareysato
Same wlley isku maaalin isku sannadkan 😢
Cagtaada halkaad dhigayso
Caqliga hubi baan iraadaaye
Dareenku halka uu kacaago
Naftaan kacarow faraaaaaa
16:18 ( 22/8/2024 ) days gu waa khamiis waxan rajaynayaa inaan halka kusoo laban doono anigooo wax kaston rabay ii hagaageen inshllh 🤲🏻🥺
27.3.2023 ,,/10.27 😢habenimo 😢 waaa Ramadan 😢illahyow qalbiga ii qaboji 🥺markad qof daneyste ah jeclato 😢qalbigayga and aqligayga ayaa dagal iskula jiraa bilaa go aan ayaan noqday wlhi lkinse waxan rajeynayaa iney iso noqoto awodan lahaa 😊go aan kaygii iyo sidan dadka u ilawi jiray baa insha Allah iso duceyaa hahblo ❤
Alle qalpiga haku qapoojiyo Alle talo saaro wll 😢❤
Aaamiin qli😢
Xili waqtigu uu adagyahy rajada calafkan sugaa wan ka quuustay wax walba oo ku sabsan nolosha ya rabb nasiibka ii higaaaji
Hadad iga danbeyso walal farxad ban ku rajayn
Rajada calafkaaan sugaa
Cindiga samir ban baraa 😢
😢😢😢😢😢😢😢
Xaqiiqo cad ban daada wxan calmadan qarsha dipnaha erayda cabiira culays giilgila horYal 😭❤️ At right now fav song
19/5/2024 culays ayaan dareemayaaa ilaahow adaan waxwalba bedelee murugta farxan iigu bedel
Aameen rappi hakuugu badalo🤲
Amein wll😢❤
Qalbiga qofkle ku xasli la,a ilaahow qof daacd oo samirsiiya😢
Waxan heestan dhageysanaya haben sabdi ah 29/7/2023 qalbi jab igudhacay iyo xanun jacayl qofkan uqabayna iiqabin dardiis udhageysanaya😢 rajadu wey wacnan nolosha iga cakiran wey fududan inshallh wan soboqan donaa waqtigoo iiwacnaday sidan jeclahay waxwaliba inoqdeen Allah hadu idmo🥺🤲
Heestani maalintii ay soo baxday, TV-ga ayaan live uga daawanayay. 8 sano kaddib, wali waan ka xiiso-goyn la ahay.
Hesta wan jeclanay jiray gabar aan sxbow nahay wllkey ayaan xariir naga dhaxeye aya said u jecla asna caga jiid ayaa dhankisa ka dareeemi jiray alxdlilh ilhey qalbigeyga wa iga tirtiray malin isnin ah tariikhda thy 1/4/2023 salada 14:41 qado aya ninkeyga la cunoya aya ku dul dhageysana alxdlilh rer dhisan aya ahy nin aan jeclaha waan guursaday❤
Xaqiiqa cad ban dadaa mudo bdn manta iguso dhacdey adunyo🥺🥰🔥🔥🔥
Naftan ucadayn karayn cidaan jamashada uqabo run ahaanti heestani anay iga hadlaysa insha allah waan kabixi xaladan mar uun🥲♥️
Ma heshay jacaylagii walal😢
malin sabtiya .29/7/2023. murugta illhay farxad ha igu badalo. maar an raystay ayaan dhagaysan dona oon. duluga kaa baxo insha allh illhay waxkasto niyadayda ku jira I rume yaa alllh😪😪😪😪😪
1/1/2022 00:01 😢 yaa marxalad Ka cakiranthy Mudo dheer 😭 8sano
Waxaa dhagayzanah 2024/7/1 insha allah hadan nolodo waan xiisi doona aniga cafimad qapo😢😢
4 Feb 2022 dhagaysana malin jimca ah
13:53 xarir jacayl leyahay ilahay ha ii sahlo qofkeyga😌🥰
Amn amn
fav song 21/7/2024 cagtada halka aad dhigayso caqliga hubibaan idhaa😢
Rajada calafka Hodanta❤
2024/april 29
😢 qof an naxriis lahyn markad jeclatooo, Wa marka kaliyya ed dreento jacyLku xanuunku leyay 😢
Allow qlpigga i qaboooji 😢
Ax hes duco iyo jacel iskugu jirto waxan dhagesanaya 2023/5/31 haben1:17 arbaco sogalayso allow calaf iskukaya dar qofkan jeclahy inshallh
12 December 2023 malin talada ah
Anooo faraxsan Alx allow kaarabo calaf iigu dar
Amiin yarabi 🤲 ❤
❤cagtaada halka aad dhigayso caqliga hubbi baan iraahdaa caddaan gudcurmooodayaa cidlana keligay marabo❤❤❤❤ mcn salma caruurtayda hooyadood❤❤❤❤
Ano waligey xiso le jecyl u maleyn jiray marka u midka saxda igu dhacay sowtan salad u istagay 3bil ka bdn xirir ma wadi jirin hadana sanad kusi dhownahay hadane ma noco wax kasto dhoco wn si jeclada kana ka tanasuli kro wayo sida aan u jecladay qof xata ma maleysan karo o ma sureyn kro ilahow dhib iyo xanunba heyga tusin inan waayo wey igu adag thy wayo asiga wa nuskeygii xata hadan 2:00 salad tukaday o an dhahay ilahow sidi kheyrka hadu I eheyn iga sar qalbigeyga wu ka bixi wayey dagalkii badna mesha ka baxay lkn wali sidi ban u jeclahay asiga ilahow wa awoda sayigeyga ka dhig o owladeyda aabohod ka dhig
Amiin abyo hdu khyr kugu jiro
@@nimcoabdirahman5610ugu dambeyn dhibka tira badan u adkeysan wayey Hada 4bil kala maqanahay go an Ayana ka garay horayna Wa u socdaa inan nolosheyda wayo sanad ka dib ayan hestan cawa dib ugu so Labty ina commantigan ka bixiyey xta ma ogeyn
Cagtada halka aad dhigayso
Caqliga hubi ban irahda
Darenku halku ka caago
Naftan ka carow fara🥺🖤
Qalbiga yaa intas ushego😭😭😭
29/09/2023 habeen jimco aha xoog u farahay waayo anig islahan waxyaabo badan ku suurto galayo hadan isk dhacay so i am happy we are happy 😅
Ilahayow rajade calafka aan sugayo ii rumee 🤲🤲
Hbnkii igu horeyse aan dhageysto heestan waxd mooda inay aniga iga hadalyaso 😭
18/8/2023 isoo doceyaa 🤲🥺
Xiisaha Ku cugtee Nabdiga
Baryahan cuskadee hantiyay
Naftaan u cadaynkarayn
Cidaan jamashada uqabo
Cagtaad halka aad dhigayso
Caqliga hubibaan idhaahdaa
Dareenku halkuu ka caago
Naftaan ka caroow faraa😢
11:15 /fri.2023/2/24
raja wlba sugayo io hiigsi wlba oo an leeyahy inay hirgln bn rjynaa insha allh.
calfka rajda suga
Cawa waa habenimo jimce sogalayo
9:30 pm 21/02/2024
Caawa waxaan hestan udhagaysanaya jacaylbadano guushaydi noqon wayay kuna guldaraystay sababtuna aytahay inan marunn nololkale galidono iyo jawi ka duwan kan adag ❤
Isha allh kolay comtigan wanso xusi doona wakhti kale ee laki isaar hadad soo aragto ❤❤❤ hbn wcn dhaman
CAGTAADA HALKA AAD DHIGAYSO
CAQLIGA HUBI BAAN IDHAHDAAA
DAREENKU HALKU KA CAAGO
NAFTAA NAFTA KA CARROW FARAA
FARAAYE KA CAROW FARAA 😍🧸
5/ 5/ 2023 hestaab bilaa sabab kahely tiktokana kuso argy lkn wala qiroday😅😩
Cadan qudur modaya 3.11.2023😓😪😭 hestan anay iga hadalsa hada xaldan ku jiro 😭
Hodan Abdirahman dheere dhal fanan
Inantan waxay ka mid tahay jiiLkan dhexe fananinta ugu codka mcn ayay ku jirtaaa..
Heestan rajada calafka waa mid aad loga shaqeeyay.
Cagtada Halka aaad dhigayso caqliga hubi baan. yidhaa.
cadaan gudcur moodayaa cidlana kaligay marabo.💔 allow calafka
iyo hamiga noo hagaaji❤.
Marbaan Isdhihi Jiray Qofkaad Haysatid Waayi Maysid Lkn Maanta Anaa Doonrtay Inaan kafogaado Arimo Dhacay Dqrtood 😭💔🥺
Inaad ka fokaato ma ahayn, wd xalin lahaydeen.
im sorry🥺
Rejjada calafkan suga
Nasiib cawo laan fishaa🥺
Mnta waxay ahayd Carafa ilahay acmasha haynaga aqbalo iyo ducoyinkaba calafkana alle hayno hagajiyo 🤲🤲🤲
27 June 2023
Isla carafadi kale oo 5 maalmood ka hadhay ayan dhagaysanaya ee walaal wax ma ku hagagen
Rajada calafkaan sugaa 🥹🤲
23: 40
1 may 2024 arbaca
Jijiga dds
Naftan cidlo daashataan
Carshiga libinteeda taal
Dhuroo i hoo yidhaah
24 Aug 2024 3: 24 am
Addis ababa
After long time wxy noqftey my favourite song 🙂
23/3/2022 wala yaabey😂❤Waxan Udhegaysanayo Ma Aqaani Lkn Waa Heart Touching heestu💔
🥱🥹
Heestan xasuuus ayey lugu le dahay qofku horeyey ee an jeceldo ayan dataset jirey 😢😢❤
rajada calafkaan sugaa
nasiib cawa laan fishaa
Ciirsiga rabi baan ushaa
Naftan cidlo daashatan
carshiga libintayda taaal
curoo ii hoor idhaa😢
5/3/2024 haben salasa ah
25/2/2023😢
Rajda clfkaan sugaa
Nasiip cawo leh baan
Fishaa😢❤
12/6 /2024
11:5😢 arbaca Rajada calafkan sugaa nasiib cawo leh baan Fishaa cisiga rabi baan sugaa naftan cidlo😢daashatan samir ku sasabaa❤🥺
1/9/2023
Time:10:15 pm
Location T/T
Day: haben sabti soo galeyso
Xasuus ❤😂
Another day kle
Date:28/11/2023
Location:T/T
Day:Salaasa
Time:3:55 galabnimo
Comment isku arkay 😂😂😂😂😂
Habeen salaasa 4 april 2023 ayaan dhegaysanaya haystan saacadu waa 2:02 ❤
Rajada calafkaan suga nasiib cawalaan fisha ❤️❤️🌹 ereyo xigmadleh
Isniin 9:34 25/11/2024 waxan udhegaysanyo ma aqaan lkn wan ka helay waligay jaceyl iguma dhicin lkn comantiga dad ban oo qalbiga ka japan ayan ka arka sorry 😢💔 Anaa iso ducey inu jeceyl igu dhaco Anaa inila dareme waxad daremysan lkn qof isna ijecel oo quruxlow ah inan jecelado 🤣🤣😭🫶🏻🫡
Thursday 24 October 2024
5:23 maalin xasuus igu leh 😭
6/2/2022 who Viwed Is Lejen😥😭
Waa ikan
✌
How's watching right now? 2024😢
Waa markii koowaad aan dhagaysto heestan 14/8/2024
Hargaysa.
Waxba dhagaysnaha Habeen jumco soo galayo 2024/6/20 Insha allah hadan nolodo waaan xusi doona aniga qalbigu i cafimad qabo❤😢
Cagtaada halka aad dhigayso.
Caqligga hubi baan idhaahdaa😢
Dareenku halkuu ka caago.
Naftaan, Naftaan, Naftaan.
Naftaan ka caraw faraaaye😢.
Xaqiiqa cadbaan dadaaa
Waxaan calmadaan qarshaa
Dibnaha erayada cabiraaa
Culays gilgilaa horyaal
Cidlo keligay ma rabo.
Esh-qiyaazak.
29/11/2023 maalin arbacaha 8:30 subaxnimo
naftaan u cadayn karayn cidaan jamashada u qabo😢
13/5/2024💔 illahow wax wanagsn ku weediistay🤲🏻
waaw hodan c/raxmaan dheere noloow
Xiligan waxan u Malaynaya 2022😊
Garacow😂waa xilima 😂
27/2/2024 malin iiga duwan maalmaha inahsha allah malin aan ku ilawo ood xazuuz un igu ahaan doonta jiri doonta 😢😢😢😢😢😢khalid
17 .01.2022 😭🥺
5.5.2020😭😭😭😭
30.5.2022🥺😢💔
😭
Wfshhxjj
31-12-2022🥺
Dibnaha ereyada cabira culeys gilgila horyaal!!
2024 10:51 waa izka barqo waxan tabaya boqoradii nafta❤😢
What a song❤ dareenku halkuu kacaago naftaa kacaroow faraa 😢
Waxaan dhagysanayaa Habeen jimcaa saacaduna tahay 22:52
Habeen dayax qaad ah kaligey Waxana rajeynayaa Inan markale dib uheli doono qofkeygii 🥹💔
Sat 1/1/2022
12:54 Habenimo
New year whit more feelings🤲
Maanta waa 14/12/2023 aniga ayaa soo qabsaday ooy iga hadlaysaa
inaa aniga igu socoto ayaa la moodaa Wlhi Xanuun Waaye sidaan😕😕
@qaali abdi
Imika sideed ka tahay kk
@@theholyquran3995 inay nooshahyba ilahy baa og
Heesta iskabulada walalkeyba oran jirey😂✌🏽
2023 12/29 cidi jacayl daremaysa farta tag Lkn ma garanayo cidan jecelay
27/4/2023
Haben khamisa
6:48
Nasiib cawo Laan fish 😊❤
WAA Isla anigii iyo sanad kale ❤
long time ago am listening caawa friday/2/2023
Cagtaada Halkaad dhigayso Caqligaan Hubi iRaahda🥺Dareenku Halku Ka Caago Naftaan Naftaan Naftaan Ka Caroow FaLaa💔✋🏻😩
Cagtaada halka aad dhigayso caqli hubi baan iraahdaa mcn salma caruurtayda hoyadoood
Dabnaha eryada cabira ❤❤❤
14/9/2023😭qalbiga xanuun qalbiga allaw iqaboji farxadaydana isoo celi🥺
Somaliya ma ay arag qof mida is from mother or is from father codkan aan ka yAbnay waal?
wle hees xazuuuz leh who watched 2016