Deg Deg Turkiga & Somalia Oo Guul Taariikhi Ah Gaaray, Dowlada UK Oo Muuse Biixi Dhabarka Ka Togatay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 авг 2024
  • Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
    #WARKA #DEGDEG #WARARKA
    GARAAD TV
    Garaadtv Wararka Caalamka
    Garaadtv Wararka Somalia.
    Garaadtv Warar Deg Deg
    Garaadtv Xogta Caalamka
    Garaadtv Dowladda Somalia.
    .
    GARAAD TV
    Garaad Somalia.
    Garaad Somali News
    Garaad Itoobiya.
    Telefishinka Garaad.
    Warka Caalamka.
    Warar Deg Deg ah.
    Garaad tv today
    Garaad tv manta
    Garaad tv wararka maanta
    Garaad tv youtube
    wararka caalamka 2021
    Wararka Caalamka 2013
    Garaad tv Turkey
    Wararka Shalay Garaad
    Garaad Somaliland
    Garaad tv Puntland.
    wararkii ugu danbeeyey
    news today wararkii maanta
    Garaad wararka bariga dhexe
    Garaad madaxweynaha
    Garaad Muqdisho
    Wararka Soomaaliya
    Garaad Nairobi, Kenya
    Garaad Arrimaha Soomaalida

Комментарии • 44

  • @user-qe3gf9bs6h
    @user-qe3gf9bs6h 5 месяцев назад +1

    waa okay anigo abuukar maxamed waa tager sanahay mudane xasan sheq

  • @deeqali221
    @deeqali221 5 месяцев назад +3

    Muuse juudan iyo qoomkisa caqli yara badida aya cadow loga badbadinaya markasey dacwonayan

  • @abdinur8335
    @abdinur8335 5 месяцев назад

    Aad baan kuu salamayaa

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 5 месяцев назад +4

    Mashallah tabaaraka guuleysta Somali iyo turkey guul iyo gobanimo gacmo buuxa inshallah horay u socda cadowga illahay hanaga qabto amiin yaa allah ❤❤❤❤

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah5488 5 месяцев назад

    Mash Allaah❤

  • @JaamacMaxamed-yo7kj
    @JaamacMaxamed-yo7kj 5 месяцев назад +1

    Good news that is what wesomalia

  • @phprince5153
    @phprince5153 5 месяцев назад +6

    Ingriiska lama aamino karo oo waa midaba badan yahay sidii faysal cali waraabe

  • @yusufahmed6493
    @yusufahmed6493 5 месяцев назад

    Ingiriisku awelba isagaa waalay SL

  • @gare12
    @gare12 5 месяцев назад +3

    GUUL BIRMADE NOOLOOW ✌️

  • @user-bl5ss1jt8s
    @user-bl5ss1jt8s 5 месяцев назад

    Kulaha madha weybaha barakesan

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 5 месяцев назад +1

    Kuwan weriyaala maaha waa ilima xasan dhiiqo waatan Etoopiya soo buuxu dhaafiyee xuduudaha soomaaliya kamana hadalayo horotan duqan kurusiga mawuxuu u fadhiya koroboshal iyo qabyaalada😳

  • @safiadirie3781
    @safiadirie3781 5 месяцев назад

    Aduunku somalia buu yaqan ee mayaqan biixi

  • @kingfarhanze4053
    @kingfarhanze4053 5 месяцев назад

    ❤❤❤❤

  • @user-hg7sx8bv7w
    @user-hg7sx8bv7w 5 месяцев назад +2

    Dhulkana kusoodar si laahelo Awood adag oo kufilan dhaman gayiga Umaga somaliyed

  • @user-zp5gw2yw8y
    @user-zp5gw2yw8y 5 месяцев назад

    Wershadaha sunkorta warshadaha bariska kuwan ha no dhisan wershad hub ma rabne

  • @GuledAxmed-zs7pt
    @GuledAxmed-zs7pt 5 месяцев назад

    #Graad TV
    Runtaada Beentaada ka badan sidaasdarteed laguguma kalsoonaan karo

  • @husseinhassan1096
    @husseinhassan1096 5 месяцев назад +1

    Somaliland 👎 DOWN 😂😂😂😂😂

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 5 месяцев назад +3

    Hanbalyo waan soo dhownayaa heshiiska turkey iyo somalia ingiriis ha aaminin weligaa waa gaal toban wajiile ah waana cadawga koowaad ee islaamka iyo soomaalida weligaa ha soo dhowaysan waa cancer oo kale

  • @Mboqole
    @Mboqole 5 месяцев назад +1

    Wax yar aya iga dhiban xiliga salada

  • @user-zp5gw2yw8y
    @user-zp5gw2yw8y 5 месяцев назад

    Horta turki cidamadisi bada ma so garen badana

  • @user-dc6yh6bl3r
    @user-dc6yh6bl3r 5 месяцев назад +1

    S m g G N💐💐💐💐💐💐👏👏👏👏👏

  • @LJama6119
    @LJama6119 5 месяцев назад +2

    S/land ayaa weli hadleysa. Waa in madaxda sare ee S/land lagu xakumaa xasuuqii Laascaano iyo iibinta badda.

  • @faizamediamedia181
    @faizamediamedia181 5 месяцев назад +1

    😀😀😀😀😀😀😀😀😀

  • @user-bl5ss1jt8s
    @user-bl5ss1jt8s 5 месяцев назад

    Benta kulaha 4 Sano oo abar

  • @safiadirie3781
    @safiadirie3781 5 месяцев назад

    Bad iyo biriba somalia baa xukunta

    • @AslimaxamuthAsli
      @AslimaxamuthAsli 5 месяцев назад

      Hadaty xukunto my wax ka qabato naa iska amuus😂😂😂😂meel ayna cagtooda so dhigi karin bay ku leyihin anga mamula horta ina aad maamushaan ka adkaada😂😂😂😂 been hysku mawelinine

  • @runloow2202
    @runloow2202 5 месяцев назад

    Heshiisku waa inuu noqdo dhul, cir iyo badba

  • @rafiq5722
    @rafiq5722 5 месяцев назад +1

    Muuse Baahi: yaa la yiraahda Beesha Caalamka? Ma kuwii Xaaranta idinkaga dhaldhayey, maxaadse u diidan tahay guur Xalaal ah!

  • @safiadirie3781
    @safiadirie3781 5 месяцев назад

    Gobalada waqooyi waxaa laga xukumaa somaliya

  • @warcadaadey
    @warcadaadey 5 месяцев назад +2

    Xasan shikh iiman laawe gormee 4 sano oo abaara aan aragnay

  • @abdullahihassan4734
    @abdullahihassan4734 5 месяцев назад +1

    😂😂😂😂😂

  • @yusufahmed6493
    @yusufahmed6493 5 месяцев назад

    Ingiriiskii waalay bay u dacwoodeen balse waxba kama qaban karo ayuu yidhi.
    Khaladaadka DF ku gashay waxa ka mid ah,
    -in meydkii muqdisho la geeyo hargeysa.
    -in safirka igiriiska loo oggolaado in uu aado hargeysa waayo lama aamini karo waana dhibka dawladdeenna waalaya

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 5 месяцев назад +1

    Waxasu waxishoddaro iyo jahilnimo gudomiyegobol badawladisi dhexe kudacwaynaya beshacalamka warbahintuna inaywaxas shegto aqondaro saxafaded baykutahay

  • @yusufahmed6493
    @yusufahmed6493 5 месяцев назад

    RW hore Rooble iyo farmajo waxa iska horkeenay ingiriiska markuu rooble ka qaybgalay shir london lagu qabtay oo waxbarashada ku saabsanaa lana kulmay RW ingiriiska.

  • @user-ew5oo4sf4d
    @user-ew5oo4sf4d 5 месяцев назад

    war bil gaalraacyadan iidoorwagaashe ee waxaanay ahayn is moodey miyaanay ogeeyn dalku inuu yahay jamhuuriyadda federaalka soomaaliya cawaansanaa iidoorwagaashe. caqli daciif.

  • @user-le9nu2db7o
    @user-le9nu2db7o 5 месяцев назад

    Been iyo caadifad waxba ma taraan ee runta sheeg.ethiopia hadda waxeey joogtaa boorame ayadoo ay horkacayaan maleeshiyaadka SNM dadkiina xirxirayo

  • @yusufahmed6493
    @yusufahmed6493 5 месяцев назад

    Mee wasiirkii ganacsigu?ar xasanaa weli wuxuu u haystaa in uu NGO guddoomiye u yahay!!!

  • @CabdiraxamaanXasan-op5yb
    @CabdiraxamaanXasan-op5yb 5 месяцев назад +1

    Been waaye 😂😂😂😂😂😂

  • @CabdileHassan-hz9mw
    @CabdileHassan-hz9mw 5 месяцев назад

    Socod badnaa sun loo laaq oo si xun ubaqtiyuhu

  • @user-fc2ro6ov3i
    @user-fc2ro6ov3i 5 месяцев назад

    THE NEWS REPORTER ADDED A PUNCH OF LIES TO WHAT HAD BEEN DISCUSSED IN HARGEISA BY THE BRITISH AMBASSADOR IN MOGADISHU AND MUSE BIHI OF SOMALILAND.
    The United Kingdom encourages Somaliland to hold elections in November this year. Mike Nithavrianakis, the UK Ambassador to Somalia, said this during his meeting with President Muse Bihi Abdi of Somaliland. Amb. Nithavrianakis and President Bihi met at the presidential palace in Hargeisa on Thursday. The Ambassador said that it’s important for Somaliland to hold the polls in November this year. They also discussed media freedom in Somaliland and other regional matters (TLS, 1/02/2024).
    EVERYTHING ELSE WAS GARAAD TV ADDITIONS AND BLATANT LIES. GARAAD IS KNOWN TO BE ADVERTANTLY ANTI-SOMALILAND.

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 5 месяцев назад +1

    Meeshuu tago buugi iyo qalin buu isku qoraya xataa wuxuu qoroyo kama fekero miyaa😳

  • @user-pi5dr7ep1h
    @user-pi5dr7ep1h 5 месяцев назад

    Somaliland has no borders from Somalia 🇸🇴 😂😂😂😂😂
    Somaliland is in Somalia 🇸🇴😂😂😂😂
    Stop being ignorant please

  • @gashanahmed7066
    @gashanahmed7066 5 месяцев назад +1

    Kkkk war garaad trv benaale xagee kayimid waxaan moodi in uu hawada kabaxay ileen beentii unbu wadadadaa miyaa? Kkkk