Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Sheriif waa dagaal yahan ,wiu yaqaan ciidanka asagaa jabhad ahaa asagaana ahaana ka saaray xamar shabaab.
SHariif Sh Axmed waa ninka ugu haboon oo la xisaabtamikara Xassan Sh Maxamuud oo hogaan xumo ku caan Baxay.
Walahi intuu Xassan sheekh joogo Somalia 🇸🇴 ka sabra😢
Shariifku waa shabaab
Xasan waxa fashilinaayo waa rooble baahane ,alcadaalo,faarax cabdiqaadir,sanbaloolshe, cumargeele, qashin isagaba kasii xun maamulna aangaraneyn waxay boobaan bes yaqaano
Xasan dhiiqo ciidankii farmaajo dhisaya waatu xasuuqaya waxan uu lla wareegayana waa malleshiyadkii ku qabiila ah weeyan oo wato magacayadii ciidankoo hore 👁️
Adeere WaRYa wake up Safe Somalia 🇸🇴 country !!!!You guys waiting for what ?Let out President Hassan shaikh Muhammad and Ahmed Mohamed Islam Maddobe out of power
Xasan shiikh waa odey dotobaaran jir ah kuma haboono inuu madax weeyne dalka ka noqdo wuuna fashilmey ee kursiga ha iskaga dago
Masha Allaah sheikh sharif shiikh axmad horay aan u soconno shikh sharif sheikh axmad sheikh inuu shiikh cigalle???
Warkan dagaalka kahorbu shegey sidi beyna udhacdey
Sh shariif waa nin caqli leh isaga iyo abdirahman c- shakuur iyo cidkasta oo caqli leh way garanaysay in dagaalkaasu fashilmi doono !!???
War xamza is casil dhahaya
Sheriif waa dagaal yahan ,wiu yaqaan ciidanka asagaa jabhad ahaa asagaana ahaana ka saaray xamar shabaab.
SHariif Sh Axmed waa ninka ugu haboon oo la xisaabtamikara Xassan Sh Maxamuud oo hogaan xumo ku caan Baxay.
Walahi intuu Xassan sheekh joogo Somalia 🇸🇴 ka sabra😢
Shariifku waa shabaab
Xasan waxa fashilinaayo waa rooble baahane ,alcadaalo,faarax cabdiqaadir,sanbaloolshe, cumargeele, qashin isagaba kasii xun maamulna aangaraneyn waxay boobaan bes yaqaano
Xasan dhiiqo ciidankii farmaajo dhisaya waatu xasuuqaya waxan uu lla wareegayana waa malleshiyadkii ku qabiila ah weeyan oo wato magacayadii ciidankoo hore 👁️
Adeere WaRYa wake up Safe
Somalia 🇸🇴 country !!!!
You guys waiting for what ?
Let out President Hassan shaikh Muhammad and Ahmed Mohamed Islam Maddobe out of power