Turkiga,maku qanciyey Abiy in uu ka laabto damaciisa baddaha Somalia, Nuxurka xogaha kulankii shalay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024
  • Turkiga,maku qanciyey Abiy Axmed in uu ka laabto damaciisa baddaha Soomaaliya, Nuxurka xogaha kulankii shalay ee 2-da dhinac

Комментарии • 105

  • @art_lto2450
    @art_lto2450 2 месяца назад +1

    SOMALILAND❤

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 2 месяца назад +14

    Turkidu waa daacad waloow ay lacag rabaan lkn madax Soomaali Turkida ka faaidaysta malaha

    • @BEERYAHAN
      @BEERYAHAN 2 месяца назад

      @@HakiimHakiim-t8p Adna caaqila thay

    • @alimo3011
      @alimo3011 2 месяца назад +1

      siyaasadda, saaxiibnimo ma jirto. Inta badan dhalinyarada Turkiga waa dad cilmaani ah oo neceb Islaamka. waa in aan la macaamilnaa oo kaliya annagoo eegayna dantayada gaarka ah

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 2 месяца назад +5

    SOMALIDU ❤🇸🇴 waa liicdaa lkn ma jabto.

  • @princessknaan2912
    @princessknaan2912 2 месяца назад +4

    Somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @art_lto2450
      @art_lto2450 2 месяца назад +1

      𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢❌ somalia✅

  • @MunaManka-n4y
    @MunaManka-n4y 2 месяца назад +4

    Waa nasiib daro in maanta aynu arkayno darintii soomaali ilaahay ku uumay in la go'gonayo

  • @Sumadeena
    @Sumadeena 2 месяца назад +6

    Allow wadanka noo ilaali, oo hanoo jabin gaalo iyo munaafiqiinta Ethiopia. Allow noo keen hogaan khayr leh oo dadnimo, diin iyo daacadnimo intaba leh. Aamiin.

    • @Mohamed-p4v6c
      @Mohamed-p4v6c 2 месяца назад

      آللهم آمين يارب العالمين.

    • @mahadawilhossein9220
      @mahadawilhossein9220 2 месяца назад

      ilaahay wuxuu ku yiri ilaalso dalkaada anna waa kula jira laakiin lugu ma oron dhulkaada gaslo u ogoloow hada alla waxba kuuma ilaalinayo waayo adigaa ogolaatay dulinimo in aad ku noolaato

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад +4

    soomaaliya anukaal leh oo soomaaliya soomaali baleh ee itoobiya iyo horgalkoda wa in layskaciliya midakale xasan sheekh isagaba itoobiya wata

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 2 месяца назад

    Turkey waa dalka ugu muhiimsan waana dalka qudha ee somalia daacad u ah Lana Aamini Karo sidaaa darteed somaliyey weligiin ha Aamininq carabta reer galbeed iyo dawladaha jaarka ah

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 2 месяца назад

      Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya and Republic of soomaliland government between borders afrika

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 2 месяца назад

      Bacaaaaac bacaaaaaac Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya

  • @FrhanIbrahim-jk8zp
    @FrhanIbrahim-jk8zp 2 месяца назад

    Etopiya guul

  • @munayousuf8460
    @munayousuf8460 2 месяца назад +2

    Somaliya u muhiimsan

  • @suldaanofficially
    @suldaanofficially 2 месяца назад +3

    Ilaahow somalia Cadawga Ka qabo
    Waligeed somali jabi mayaso ❤❤❤❤

    • @HakiimHakiim-t8p
      @HakiimHakiim-t8p 2 месяца назад

      .. idoor waligood taariikhda Ayakaa cadowga u soo horkca dhulka somaaliyeed

    • @Sumadeena
      @Sumadeena 2 месяца назад

      @@suldaanofficially
      Aamiin

    • @suldaanofficially
      @suldaanofficially 2 месяца назад

      @@HakiimHakiim-t8p Waligoodba inay difaacayeen miyaan laguu sheegin

    • @HakiimHakiim-t8p
      @HakiimHakiim-t8p 2 месяца назад

      @suldaanofficially .... waxay difaaceyn ma jiro waa jawaajis cadwoga horbooda

  • @AbdiMohamed-zd1no
    @AbdiMohamed-zd1no 2 месяца назад

    Allaha Nabad Nasiiyo
    Wax walba Nabada ka
    Qaalisane Ethiopia Damaceeda
    Walaan Ee Uu Abiyi Ahmad ka
    Walan Horboodayana Allaha
    Naga Qabto...
    Somaalidana Allaha Quluubtoida Mideeyo Dan toodana Garansiiyo
    Idamka Allaah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @kamalkani5258
    @kamalkani5258 2 месяца назад

    Kulan adag Ee dhex maxdharay mw m. Siyaad iyo mw Cuba fedal castaro
    Oo daarna in somaliya jooji so dulaanka ay damac sa tahy Ee itoobiya kuweerarayso
    Filan WA, aa iyo quus ayuu a lalaabtay mw Cuba
    Waana tan sababay in Cuba dalab kii itoobiya caawi aad ahaa si dag dag ah uga jawabto naftana uhurto in itoobiya ladifaaco

  • @hersijeego7451
    @hersijeego7451 2 месяца назад +5

    Dad aan wax qabsan cidna wax kuqaban meyso, ee runta garta soomaaliyay.

  • @aragtidahorumarkabulshada8060
    @aragtidahorumarkabulshada8060 2 месяца назад +1

    Heshiiska Turkiga Lala galay wali wax Faafiihin ah lagama hayo Turkigana Wuxuu ku Madhquulsanyhy Sidii uu Isugu wadi lahaa Dhinacyadiisa Isuguna wadi lahaa xulufadiisa a

  • @KhadarIsmail-xz9fb
    @KhadarIsmail-xz9fb 2 месяца назад +6

    Itoopiya laga baryi mayo inaay ka baqsato arinka laxariro badda waa qasab inay tanaa sul ka sameyso tasan rajeyneynaa❤inasha allah

    • @Junanilll
      @Junanilll 2 месяца назад

      yaa kacelin kara hee, kenya way nagu qabsatay bada qeeyb ayana lojaray, Ethiopia ayadana wa lojari doona

    • @buruj-l8k
      @buruj-l8k 2 месяца назад

      K😢and

  • @munahassan880
    @munahassan880 2 месяца назад +1

    Illaahow dalkeena dadkeena iyo diintaba noo badbaadi dowlad xoogleh oo dalkaan u istaagta malahane

  • @icc.concepts
    @icc.concepts 2 месяца назад

    i aamin.. Damaca waalida aad ku sheegtay wuu hirgalayaa. 😅 waanu soo dhaweynaynaa.

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 2 месяца назад

    Turkiga Xataa Aan ceerino siduu dhulkanaga kula gorgortami karas dal kale Somalida dhinac walba waa ay ka dhimatay

  • @MaxamedCabdiraxmaan-r3p
    @MaxamedCabdiraxmaan-r3p 2 месяца назад

    EToobiy

  • @FaadumoIbraahimmaxamad
    @FaadumoIbraahimmaxamad 2 месяца назад

    Adduunka ugu ma badana ltobiya

    • @baremohamedismail
      @baremohamedismail 2 месяца назад

      Africa uu la jeedey dabcan wayo aduunka macquul maahan lkn waa Africa

    • @xorahawwaligaa9163
      @xorahawwaligaa9163 2 месяца назад

      @@baremohamedismailAfrica xataa uguma badna, Nigeria #1 ku jirta

    • @Dhabaryare
      @Dhabaryare 2 месяца назад +2

      Wadanka aduunka ugu badan ee bad la aanta ah weeye
      Sidaasuu weriyuhu sheegay

  • @XamaroAhmedMohamed-cn5rf
    @XamaroAhmedMohamed-cn5rf 2 месяца назад +2

    Kacdonka D,k,s, hala wado itobiyanka hala saaro

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 2 месяца назад

    N iyo N

  • @hossainechaji6158
    @hossainechaji6158 2 месяца назад

    Ethiopië 🇪🇹 waa guuleysanaysaa taas wllhi shaki kuma jiro somalia 🇸🇴 iyana waa dumaysaa waana fashilmaysaa haku xiiqina

    • @AmiirNadridov
      @AmiirNadridov 2 месяца назад

      Wakaas waa kii walaashaa tii xabishada ee ka dhaanaan jireen

  • @AyanlehHoussein-b1v
    @AyanlehHoussein-b1v 2 месяца назад +1

    Wan aminsahay qadiyada

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 2 месяца назад

    Turkigu itoobiya wuu arkaa ineey soomaaliya dulmineeysee haka gudbiyo dacwad caalamiya soomaalina ha heshiissiyo ciidan xoogle oo cir iyo bad iyo dhul ka dhameeysturana hanoo dhiso shidaalkana hanoo soo saaro ethiobiyana meeleheeda haka caacleeyso anaga nama xoogi kartee

  • @jatarjatar136
    @jatarjatar136 2 месяца назад +1

    Ninkan waa wariye banankiisa yaala

  • @IdleNoor-tw4hx
    @IdleNoor-tw4hx 2 месяца назад

    Asc,dagestayasha iyo wariyaha.walalyal somalidhu waxey kumahmahdha (sac cata ah o ninkilaha dulka kurewayo makaca)sidhas darted somalidhu xata cidi ilahey usodira o kalmenlahed ayadha ayawa ogolen iney meshan kakacdho,gaar ahan qoloyinka dawladnimadha xoga kuqatay Ayawa ogolen dowlada iney Tayo yelata.

  • @cabdiwahaabnadaara7945
    @cabdiwahaabnadaara7945 2 месяца назад +2

    Hassan sheikh waa madaxweyne jilicsan maxuu ethopia uga baryayaaa dhulka somaliyed.

    • @khalidqawdhan3265
      @khalidqawdhan3265 2 месяца назад

      Maxa gacantisa ku jira

    • @cabdiwahaabnadaara7945
      @cabdiwahaabnadaara7945 2 месяца назад

      @@khalidqawdhan3265 dagaal toos ah muu la galo oo diblumasiyedaysan oo gncsigoda iyo safiradahoda baaciyo maxaa u baryayayaa nin dlkaaga ku xadgudbay.

  • @fuadhaji1132
    @fuadhaji1132 2 месяца назад

    War

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 2 месяца назад +1

    Turki waxaan aamminsana inay walaalnimo ka daacad tahay HAKAN FIDAN waa Nin Erdogan kasii daran nin adag waaye..❤

    • @Alberta-q4e
      @Alberta-q4e 2 месяца назад

      Dunida walal kama shaqeyso danbaa ka shaqeyso qof walibo waxa dadkisa iyo dalkisa Dan u ah buu ka shaqenaa walalnimada adiga unbaa amisan dunida wax walala la dhaho kama shaqeyo e aan isku danesano ayaa ka jirto

  • @xasannoor487
    @xasannoor487 2 месяца назад

    Argagixiso iyo qaadaaweyn waba tugri u qabanmaayo waanay isla dabar goayaan

  • @abdulaliahmed1918
    @abdulaliahmed1918 2 месяца назад +1

    Kan inuu qancaayo ilama ahan😮

  • @noorawdoll3128
    @noorawdoll3128 2 месяца назад

    Ethiopia kuqadi mayside kuqabso weeye aduunyooy xaalkaa ba 😢

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад

    muuse dembiile wa laso qabanaya inshaa allaah

  • @zuoakmal
    @zuoakmal 2 месяца назад

    Kulaha Ethiopia waa dalka ugu dadka badan aduunka kkk. In ay wadamo Million dhaafeen oo Billion population ah marayaan maanuu ogayn odaygan yari.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад +1

    soomaaliya iyada isduleyneysa oo iskubahdineysa shisheeye ee soomali asalkede haday kulaabato oo iskutashato aduunka iyadu ugu hormar iyo amni ficnaaneysa laakin kalsoonidi halaso ceshto

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 2 месяца назад

    It's unfortunate that Somalia is handing over its territory sovereignty to another country in order to defend it. However, politics has no permanent friendship but interests. Turkey has interests in both countries, while Ethiopia may seem to have the edge in terms of Turkey's interests in the short term, Somalia has more to offer in the longer term.

  • @MohamedAli-vv5um
    @MohamedAli-vv5um 2 месяца назад

    Abiye, wa nin isku daya inuu cid walbaaba laaluusha, e armuu laaluushaa Fakan......!

  • @KUSOWQAWDHAN-f6c
    @KUSOWQAWDHAN-f6c 2 месяца назад

    Waxa ay u muuqataa in Turkiga ay u cadahay in Itoobiya aysan ka laabanayn dhulkan & baddan "hadyadda" loo siiyey (aniguba ma yeeleen) laakiin waxa uu u dabaal-joogtaynayaa Xamar! Hargaysa kali ahina baddan & dhulkan ma bixinine, waxaa sidoo kale bixiyey Xamar & Jabuuti; waa natiijo ka dhalatay shirkii 3 geesoodka ahaa ee Jabuuti la isaga dabanoqday, Turkiguna waa ogyahay. Yaa ruwaayadda loo dhigayaa marka?!

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 2 месяца назад

    TURKIGU MU FALASTIIN WAX UTARO

  • @waliyocadga9985
    @waliyocadga9985 2 месяца назад

    Kkkkkkk walaahi shedaan waa Daciifnimada maanta naheysta hadaan Somali nahey, Ethiopia dhulkii ay naga heystey ayuu Hasan sheikh asagoo kadaxeynaa tahey oo yiri waa dhu Ethiopia ledahey manata kii kale iyo badii ayaan gacan ku ganbad la nahey

  • @MahmudAhmed-y1b
    @MahmudAhmed-y1b 2 месяца назад

    Turkigu Soomaalia waxa uu ku qabaa in diyaaradiisa 10% ay Soomaalidu raacdo, mustaqbalka na ay sii kordhi doonto.
    In billions of dollars la heli doono kheyraadka Soomaaliya ee uu soo saaridoono

  • @kaiseomar8064
    @kaiseomar8064 2 месяца назад

    Haaye neefbaa tahee ka reeb khariiradda somaliland ta somalia.

  • @MaxamudWardi
    @MaxamudWardi 2 месяца назад

    Kkkkkk hishiiska shidaalka turkiga iyo somalia iyo is afgaradka etiopia iyo somaliland iyo hishiiska dhaqaalaha etiopia iyo galbeedka keebaa laga tanaasuli doonaa

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад

    dowlada soomaaliyed hajoojiso badda iyo dhulka soomaaliyed ay itoobiya kula gor gortameyso waayo jiilka dambe waxa looga dhigaya meel itoobiya iyo soomaali iskuhaysato oo soomali lahayn

  • @SalahMohamedHussein-h6g
    @SalahMohamedHussein-h6g 2 месяца назад

    IIthopia Badeena maxa Nagala dhaxeeya wa qalad in Ithopia badeena lagala fadhiisto

  • @meecaad
    @meecaad 2 месяца назад

    Somaliya oo ay hogaamiso madax reer galbeed ah, iyo itoobiya global southern ah kana soo horjeeda mabda gumeysiga reer galbeedka. Hadda waxaa lagu heshiiyey in kheyraadka badda somaliland ay maalgashadaan turkey heshiiska somaliland iyo itoobiyana sidiisa ahaado

  • @maxamudyaasin9209
    @maxamudyaasin9209 2 месяца назад

    CADAWGA SOMAALIYA ALLE HA JEBIYOKA GUDAA IYO KA DEBEDABA

  • @abdirizaq1244
    @abdirizaq1244 2 месяца назад +1

    Ethiopia is not the Problem, the Problem is our Ignores Brothers and Sister in North- Somalia.

    • @meecaad
      @meecaad 2 месяца назад

      Ok thanks, laakiin su'aal aan ku weydiiyee ma ogtahay in itoobiya aan dego anigu

  • @cawlfaraarecawlfaraare4190
    @cawlfaraarecawlfaraare4190 2 месяца назад +1

    Taasi waa been itoobiya ka laabanaysoarintaa

  • @AdamOsman-gz3df
    @AdamOsman-gz3df 2 месяца назад

    Waar iska illaw xidhiidhka Ethiopia & Somaliland iyo heshiiskooda.

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 2 месяца назад

    waa nasiib daro in Fidaan uu yimaado Adis oo Xamarna aanu imaan asagoo ku jira arinta labada dal. shame on Turkey

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 2 месяца назад

    somalida haday kala xajooto damaaca guraacan ee itobiya waa daciifnimo somalida joos badan ma heeysato on aheen difaaca dalka iyo qaranimada walow aysan heesan hogaamiye mayaal adag hogaamin kara ummada somaliyeed Hassan dhiiq hogaan ma ahaan waa nin daciif ah uu muuqda hogaamiye beeled iyo musuuq maasuq maxaan xada maxaa cunaa mooye aqliga kale majiro.

  • @prosl11
    @prosl11 2 месяца назад +1

    Adeer ethopia way kaa goaan tahay wax kaste haddi dhacaan inay hesho badda somaliland waa uu diyaar inay siiso haday aqoonsiga siiso majeertenow idinku sowdiga ethopia tagay oo ydhi garacad ayaa idin doyaar ah ethopianow ? Waa maxay munaafiqnimada

  • @anwarismailgedu5409
    @anwarismailgedu5409 2 месяца назад

    Ethiopian maaha dundalk dadka ibadan!!!

  • @barwaqo7791
    @barwaqo7791 2 месяца назад

    Dhulkeeno baryo ma u bahnaa ee isku xidhnado iyo difaac ayuu inoga bahanyahay that is it, nin igu ku liqo ugu talo galay baryo ma gali karo

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 2 месяца назад

    Xirirada dawladaha Edunida wadandhaqale iyo xulufaysi abni mabadi kusalaysan Hadawaxamuqda gacansaraynta xirirka itobiya xagadhaqalaha balse hahilmamin tuki osomaliya shidalkeda sosara faidada uyelankaro ankara olamida tanrergalbed kahelen khalijka + mabadida caqidada oxulufo isratijiyadeda + dhaqalahabada wahubal inturki somaliya ugamuhimsantahay itobiya

  • @SaidAhmed-t5c
    @SaidAhmed-t5c 2 месяца назад

    Been baad sheegtay itoobiya ineey aduunka ugu weeyntahay uguna dad badantahay iska daaye xitaa Africa uguma weeyna mana ugu dad badna ee halkaas iska sax. Mida kale soomaaliya weeyka dhaqaale badantahay itoobiya waa hadii laga faaiideysto shidaalka iyo kaluunka

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад

    madaxda wadanka khiyaamaysa wa in maxkamad loo sameeyo iyo sharci bal fiiri maxa laga fiirsan muuse war ma qof ba dhul iyo bad soomaaliyed iibin kara waayo wadanka jiilba jiilba usi ilaaliya

  • @Ahmedcismaan-y1i
    @Ahmedcismaan-y1i 2 месяца назад

    Uf baa lagu yidhi adiga iyo otdogaan

  • @bigie2264
    @bigie2264 2 месяца назад

    😂😂😂😂 mr niic iyo cunfi propogandist