UGU DAMBEYN _ UMMU AHZAB OO XAASKEYGA NOQOTAY _ WAXII UGU YAABKA BADNAA MARKA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • MA DOONEESAA QOSOL MAAD IYO MADADAALO KU SOO BIIR CHANNELKEYGAAN OO AAD KA HELI DOONTO WAX WALIBA OO FUNNY MOMENTS AND FUNNY VIDEOS AH THANKS
    HASSAN SOYA
    FILM DIRECTOR/ACTOR/FILM PRODUCER/SINGER/ SONG WRITTER AND RUclipsR.
    FOLLOW ME
    / hassansoya
    / hassan.alish. .

Комментарии • 191

  • @SoyafilmsStudio
    @SoyafilmsStudio  Год назад +28

    Deg deg qamar sugani iyo rayan bajaaj doo daawo .
    ruclips.net/video/ws3DJPIdwOQ/видео.htmlsi=-sBMxedSTNPdAkwF

  • @CabaasShaafici-cl4nj
    @CabaasShaafici-cl4nj Год назад +214

    Hesaha waxa ka macan quraanka inta igu raacsan😢❤❤

  • @c.fataaxbuuwe9344
    @c.fataaxbuuwe9344 Год назад +143

    Halmar igula saliya xabiibkeena suubana maxamed scw ❤

    • @Anisa-ot2xe
      @Anisa-ot2xe Год назад +3

      Scwscwscwscwscwscw scwscwscw❤❤❤❤

    • @aaminabashir6116
      @aaminabashir6116 Год назад +3

      صلي الله عليه وسلم

    • @gobeyluul1122
      @gobeyluul1122 Год назад +1

      SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤

    • @Axmed736
      @Axmed736 Год назад

      𝚂𝚌𝚠 𝚜𝚌𝚠 𝚜𝚌𝚠 𝚜𝚌𝚠

    • @FarxiyocismaanMaxamuud
      @FarxiyocismaanMaxamuud Год назад

      @@gobeyluul1122 scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @mariamohamud3813
    @mariamohamud3813 Год назад +56

    alla labadan isku qurux badna illahow calaf iskugu dar markan dawanayo muqalku wuxu dhamada anoo dhola cadaynaya oo wali raba muqalka 😍

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Год назад +63

    Heesaha waxaa kamacaan Quraanka kariimka ya igu raacsan😢

    • @IdilMaxamuudfarah
      @IdilMaxamuudfarah 12 дней назад

      Haa wllo because quraanku waa kalaamu laaah hesahana camal shaydan quraanka qalbiga nadiifiya hesahana qalbigay madoobeyan wllo❤❤❤

  • @hamdisahansaho
    @hamdisahansaho Год назад +18

    Aan kusalino nabigeena scw ❤❤❤

  • @deeqoaxmed7929
    @deeqoaxmed7929 Год назад +26

    Sidaan iskula kiin jeclahay ilahey ha inoo wada jeclaado xasan iyo xamdi umada nabi muhamed badiya oo is guursada ilahey ha idin barakeye❤

  • @iqraabdullahi2900
    @iqraabdullahi2900 Год назад +13

    Dee ilmo adeerayaal wllhi sidaan idiin fiirsaneyna waan daalnay wlloyaal dee isku yaaca waa codsi waan idin tageyraa my favorite couples 💑 ❤

  • @hodanabdullahiashkir9476
    @hodanabdullahiashkir9476 Год назад +2

    Illahey Il iyo cadow hainka haayo hamdi qurux iyo soya wlhi 10 jeer waan ku celcelshtaa vedios kina❤❤❤

  • @Shukria-bc5ud
    @Shukria-bc5ud Год назад +11

    Queen of tha Queens iyo soya❤

  • @cumarcusman-ee9sl
    @cumarcusman-ee9sl Год назад +12

    Eesh calaa gabar xamdiyeey noolow wllshy sooya dheeshe ciyaarta kadaa sxb❤❤

  • @Amiira96
    @Amiira96 Год назад +5

    Jah ku weygii idin jecliyaa qalbigaa idinka soo duceynaa
    Hassan and hamdi msh allh 2bo qof oo asxab ah hadana isfahamsan allow wax walbo qeyr uga dhig adaa cadil ah oo il bini adam ah ka qabo iyo mid sheydan war aminta raacsiiiya idinkana

  • @sucdicadood601
    @sucdicadood601 Год назад +18

    Manash allaah umu ahzab❤ xasan soyA❤

  • @mohamedhaajiisse6440
    @mohamedhaajiisse6440 Год назад +10

    Habaryar Xabiibti she is not easy 🤣🤣🤣

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 Год назад +14

    Xassno hooyo waanku jecelay Masha allah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @FadumoBashiir-pq9om
    @FadumoBashiir-pq9om Год назад +5

    Xasan videoga wali madaawan umu ahsab ma mehersatay sxpoow iso jawaaaab cawa waan dbaal degaAa

  • @susanmohamutt6267
    @susanmohamutt6267 Год назад +5

    Poowe xasan adiga iyo xamdi waa isku nuuraysaan wlhi 🥰🥰

  • @gafaneisback7453
    @gafaneisback7453 Год назад +7

    Soya inow sow dacey. Zhp aniganh 😂😂😂Allah Haku dhaqo

  • @xafsacali123xafsacali9
    @xafsacali123xafsacali9 Год назад +7

    Kuwaan qosolka iga dhameeyeen😂😂😂😂

  • @bashiirxulasho6208
    @bashiirxulasho6208 Год назад +7

    Hhhhhhhh kuwaan umad ma ahaan keep going queen or king zoya

  • @XaawaDegan
    @XaawaDegan 9 месяцев назад

    Walhi wan wata xamdi macntu galgacyo waniswanda ❤❤❤❤❤ Allah hanidhig kuw sukuwary aamiin ❤❤❤

  • @nafisladan2225
    @nafisladan2225 Год назад +7

    Lamaane ayaad ku qurux badan tihiin ❤

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax Год назад +5

    Gacmaha ilhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato ❤❤😂

  • @abdiafarah6330
    @abdiafarah6330 Год назад +13

    MashaAllah 💯💯👍👍❤😂😂

  • @farhiyoali3849
    @farhiyoali3849 2 месяца назад

    Manshaa allaaah Hadi.❤❤❤❤❤❤ mashaa alaah.Hadi..Guuul.❤❤❤❤🎉🎉🎉❤

  • @user-vg7xs9zb1v
    @user-vg7xs9zb1v Год назад +1

    Mshallah abtigay iyo xamdi qurux allah ha idin xafido kuwaygi ❤❤

  • @cabdiraxmaan-7981
    @cabdiraxmaan-7981 Год назад +7

    Waynuuroosaa xamdi qurux 🎉🎉🎉

  • @FaizaAbdirahman-d9y
    @FaizaAbdirahman-d9y 11 месяцев назад +1

    Naag reer galkacyood jijileec mataqano hadaa nhy team umu ahzaap😅😅😅

  • @karamacadde4
    @karamacadde4 Год назад +1

    Wlhi soya quftan xamdi ah wn kula rawaa Brother ee dumashidy ka dhig legend ❤❤👑👑🙏🙏🙏

  • @MaxamedXuseen-tj6oo
    @MaxamedXuseen-tj6oo Год назад +4

    Sooya legend😂😅

  • @salmoseytuun6200
    @salmoseytuun6200 Год назад +4

    Wariya lax iido jac ...jecla inay ku dhacda.....😂😂😂 adi yaawaaa😂😂😂

  • @nawalismacil5477
    @nawalismacil5477 Год назад +5

    Xasan iyo xamdi saan u jeclay farxadiina ❤

  • @HaniAdde-f1s
    @HaniAdde-f1s Год назад +4

    My favorite clip

  • @farxiyohussein
    @farxiyohussein Год назад +3

    Sx way umu axsab mashaa alaah noloshada ninka guriga Haku cidleen ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdifatahomarahmed9157
    @abdifatahomarahmed9157 Год назад +1

    Legend soya waad isku qalantaan gabadhan wllhi nio maad soo xareysid

  • @najahabdi5579
    @najahabdi5579 Год назад +1

    Lkn xaqiiq hassan soya waa uqalma in lo shegto si sir ah ugu sheg❤

  • @somalia499
    @somalia499 Год назад +7

    Xasan legend

  • @nuuracabdaala4142j
    @nuuracabdaala4142j Год назад +8

    Love you my sistar xamdi

  • @ardomaxamed9861
    @ardomaxamed9861 Год назад +1

    Hamdi iyo soya waligan haa kale tagi mansh Allah stay together forever and always

  • @Soubouch
    @Soubouch Год назад +9

    Best couple ❤😊

  • @AsmaCabdirashiid-gl6yi
    @AsmaCabdirashiid-gl6yi 3 месяца назад

    Mnshallh AllahAllah❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @sayidali6472
    @sayidali6472 Год назад

    Soya films waa meel aan ku nafiso kamana xiiso dhaco keep going

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 Год назад +1

    ❤❤❤Masha alaah labadiina waad isku fiicnaanlaheydeen hadaad nolosha wadaagtaan insha alaah

  • @CaptanLii
    @CaptanLii Год назад +6

    Waa idin wataa isku waara😂❤

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Год назад +10

    The end of the life 😂😂😂😂 saas waaye xamdiyey cimrigiina is hor fadhiya

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 Год назад +4

    Soya Xabada waad isku soo baxeysaan ,Lakiin qeebta Rumatig wey kadhimatay waxyar aan badnen wey kaaweyntahay 😂😂

    • @ayaanmuuse-mm8eo
      @ayaanmuuse-mm8eo Год назад

      Iyaah waynidii sidan kunaqanay malagabadqlay? Kkkkk cjib

  • @Selm4h
    @Selm4h Год назад +26

    ᴀsᴄ ǫᴏғᴀʟᴘᴏ ᴍᴜsʟɪᴍ ᴀᴀʜ❤😊

  • @hafidadaauud4660
    @hafidadaauud4660 Год назад +4

    M.a wadajira ❤❤❤🎉❤

  • @jeycabdi4821
    @jeycabdi4821 Год назад +4

    Sxp iga farxi😊

  • @aminaadan-mc2ge
    @aminaadan-mc2ge Год назад +2

    Ugali is the best food 🍲

  • @City-sr4iv
    @City-sr4iv Год назад +2

    Guul hormar wacan guys

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge Год назад +6

    Mashaalah 😂❤

  • @CabdallaAxmed-sy6wr
    @CabdallaAxmed-sy6wr Год назад +4

    Sawa SAWA

  • @CaishacuudCaki
    @CaishacuudCaki 9 месяцев назад

    m.a lamanah ujeclahy love you 🎉❤️💋💯

  • @aminaomar6306
    @aminaomar6306 Год назад

    MASHALLH XAMDIYEEY THATS RIGHT WAA SAX WAXAD SHEGTAY HALAYSLA DHAMADO NAAGNA YEYSAN GURIGA KUU SOO GELIN SAASAN ISKU OGNAHAY THANKS KUN IYO KOW JEER XAMDIYEEY SALAN SARE

  • @fayabdi7492
    @fayabdi7492 Год назад +1

    Soya gabadha hayga dhibin am her ant♥️

  • @qamarabdullahi4418
    @qamarabdullahi4418 Год назад

    Mash Allah Hamid Xasan soys you Like 👏👏👏💐💐

  • @nimcomukhtar5136
    @nimcomukhtar5136 Год назад +2

    Oo isma qabaan ba miyaa wlhi ani family ahaan ban u daawan jiry Allaha calaf iskugu daro haddaaa

  • @nimcocabdi21
    @nimcocabdi21 Год назад +3

    Umu umadan maah dumarland ayd ka turhumaysa 😂😂😂😂

  • @user-wu1nr5wi2q
    @user-wu1nr5wi2q Год назад +3

    Xasanow muqdisho imow abti mcne I.a wa arkayna

  • @SaacidYare-gq5ry
    @SaacidYare-gq5ry Год назад +1

    Hassan ali shariif hassan soya 😊

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 11 месяцев назад

    😂😂😂😂😂 janalkaygu ma wacyi galin baa ku yeh

  • @munoclraxmaan744
    @munoclraxmaan744 Год назад +1

    Xamdi ookiyalaha ku qurxan tahay soo qaado hada kadib ❤😊

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 Год назад +9

    Hamdi and soyaa so funny 😂❤

  • @UmaymaXabza
    @UmaymaXabza Год назад +1

    Xazan zooya adi iyo umu ahzaab dar alaan.iniijexlahay

  • @MohamedMohamed71-h2n
    @MohamedMohamed71-h2n Год назад +3

    Dadka film mada so turjuma ayuu ninkan u cod eeg yhy ya ila qaba filmkd

  • @user-mj1bf4gt4n
    @user-mj1bf4gt4n Год назад +3

    Ok❤❤❤❤❤

  • @deeqosheikh4150
    @deeqosheikh4150 Год назад +4

    Masha Allah wad nureysan

  • @SaacidYare-gq5ry
    @SaacidYare-gq5ry Год назад +1

    Asxaapey Ani waxa laga wado mafahmin
    Niini niini😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 Год назад +4

    Qoftan codkeeda ka caansan jeekey gabadhisi somaha 😂😂

  • @fatushchannel5911
    @fatushchannel5911 Год назад +4

    Cawa saa kuqoslay umuahzab 😂😂

  • @HamdaSouleiman-jk2mo
    @HamdaSouleiman-jk2mo 10 месяцев назад

    Waat iskosobaxaysin❤❤❤❤❤

  • @nadoabshir
    @nadoabshir Год назад +1

    ayyy waa idin xiisay ❤❤❤❤ Two lajan

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 Год назад +3

    Iso booqda asxaabta❤❤❤❤❤❤

  • @NimcoyuusufNimcoyuusuf-vn6cj
    @NimcoyuusufNimcoyuusuf-vn6cj Год назад

    Xasan soya gabadha ciyaarata nooga daa. Xaasa iinoqo. Hadal maa hee wxa kale la imoow umu waan ku wataa sharaf baad leedahy halakaas ka sii wada

  • @user-zh5ls3dj6l
    @user-zh5ls3dj6l Год назад +2

    Waw ❤

  • @AbdishakurAden-ot4eq
    @AbdishakurAden-ot4eq Год назад +5

    Keep going pro

  • @ShucaybC.risaaq
    @ShucaybC.risaaq Год назад +1

    Hassan soya 😮rer galkacyo ka xisho yah😢😂

  • @aniizaadem1203
    @aniizaadem1203 Год назад +1

    Ala kuwana waaa fany 😂

  • @HaniAdde-f1s
    @HaniAdde-f1s Год назад +1

    The end is the best part

  • @NimcobintuDarwiish
    @NimcobintuDarwiish 7 месяцев назад

    Xasan hoyodih😂

  • @SheikhAbdikadir-vi2bd
    @SheikhAbdikadir-vi2bd Год назад

    Hasan ardhi mahakaqalda umu axzaab shuter aya jecel❤❤🎉

  • @MaxamedaliAdam-h7b
    @MaxamedaliAdam-h7b 11 месяцев назад

    Warmaxaa farxada

  • @Maclimabuukr
    @Maclimabuukr Год назад +5

    😢😢😢🎉

  • @shamsocumar1749
    @shamsocumar1749 Год назад +1

    😂😂😂❤masha Allha

  • @AnuusInaxirsi
    @AnuusInaxirsi 3 месяца назад

    Hambalyo ❤❤

  • @fardowsofardowso2535
    @fardowsofardowso2535 Год назад +1

    Asc asxabey big funas tem xarabo xamdi iyo xassan soya

  • @CashaYuusuf-l2j
    @CashaYuusuf-l2j Год назад +1

    Ar maseeraaa

  • @AbdishakurAden-ot4eq
    @AbdishakurAden-ot4eq Год назад +1

    Lengan 😂 soyaaa 😅😊

  • @MaxamedAmiinCabdi-l5y
    @MaxamedAmiinCabdi-l5y Год назад +1

    Hi soya

  • @laylaali8181
    @laylaali8181 Год назад +1

    Idinko buuqayo lee na macsalameysin😂😂😂funny people

  • @SharifoSharifff-yh8ge
    @SharifoSharifff-yh8ge Год назад

    Film faan proj camal noosoo dig abwe oo jootga ah plz wllhi legenoow keep going ❤

  • @sacdiyoqueen4291
    @sacdiyoqueen4291 Год назад +2

    Hadda añoo ujeedo video iska duubteen😂😂

  • @FardowsAyy
    @FardowsAyy 3 месяца назад

    Scw

  • @FadxaIzmaacil
    @FadxaIzmaacil Год назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AsioIraad-ks8gs
    @AsioIraad-ks8gs Год назад

    Jacaylka reer xirsiga weeye 😂😂❤

  • @UMUAhzabchannel1
    @UMUAhzabchannel1 Год назад +4

    Ducadiii hooyadey copy paste dahay 😂😂😂😂

  • @salmoseytuun6200
    @salmoseytuun6200 Год назад +1

    Daren way is garatay ani waa wariya kax kulaha😂😂😂😂

  • @janajanadahir9721
    @janajanadahir9721 11 месяцев назад

    Reer galkacyood minaa heshay yaaba ka fcn😂😂

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 Год назад +2

    Jakad gasho qaboga iska ilali kkkkkkkkkkkk