Dhaaxaa Hees Cawaale Aadan YouTube

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 ноя 2024

Комментарии • 26

  • @najaheenakaran1691
    @najaheenakaran1691 3 года назад +4

    😥😥😥 QOF QOFKUU JECLAA WAYEY AYAA SISAA IDA UDAREEMAYA

  • @updiqanilucky9163
    @updiqanilucky9163 3 года назад +4

    ANA ADIGA KUMA DHCIN WASA AMAR ILHY ISKA IN AAN WEYNA 😭😭😭😭

  • @adilomarhussein6065
    @adilomarhussein6065 4 года назад +3

    Adiga ima nicin anigana kuma nicin balse calaf ayaa adeegtay 😭😭 xasuuus igu qaaaliya wlahi

  • @aminoaxmadcaliaminoaxmadca9816
    @aminoaxmadcaliaminoaxmadca9816 3 года назад +2

    Heestaan xasuus ayeey igu leedahay wlhi Ana adiga Kuma nicin

  • @rashidhassan7775
    @rashidhassan7775 11 лет назад +2

    ana adiga kuma nicin waase amar ilaahay ee walaal samiroo ubadaka kafikir

  • @jallam
    @jallam 3 года назад +3

    Qisada heeestaan waxay ku dhacday Abwaan laabsaalax gabar ay class mute ahayeeen oo xariir jacayl oo aad u wanagsan ka dhexeeyey kadibna uu u safray south Africa mudo ku siman 7 sano ay jacayl wadaag ahayeeen kadib xiriirkoodi ay soo food saartay is fahan waa kalifay inay kala haraaan mudo kadib ba Abwaan laabsaalax wuu iska guursaday Habeen isagoo gurigiisa jooga ayaa waxa soo wacday gabdhii hore oo ogaatay inuu guursaday iyadoo u sheegtay inuu yahay qiyaanoole waqtigii ka dhumiyey iyaduna isaga un ay sugaysay iyo erayo kaloo isaga dhibay habeenkaasu heestaan sameeyey
    Ana adiga kuma nicin waase amar illahy ifka inaan isku waynaaa true story

    • @mustafemohamed1620
      @mustafemohamed1620 3 года назад

      Qisadu sxb sidan maaha

    • @jallam
      @jallam 3 года назад +1

      @@mustafemohamed1620 sxp afka abwaanka curiyey ban ka qoray ee ma mala awaalin blse adne sidaa ku maqashay inoosheeg

  • @امروانروان-ي2د
    @امروانروان-ي2د 4 года назад +5

    Heestan waxay igu ledahay xasuus goni,ah waxan dhagaysan jiray 2015
    Anna adiga kuma Nici wase Amar ilaah ifka inan is waynaa ifka laba is waayayo itaal uu gabbo kala Oodmay baa badan Ex jacaylkaygii 1aad markan ku Qasaaray ayaan dhagaysan jiray waxaa nakala ka Xeeyay Qabiil oo waliba walidkay ba Diiday waliba hooyaday tallo ayaa igu cadaatay inan qaado Hadalka hooyaday mcn iyo inan fiiriyo jacaylkayga waxan qaatay inan is ka dhaafo Ruuxan aduunka ka Doortay_waayo badalkisa waan helayaa lkn duco hooyoy_mahelaayo hada waxaa laga jooga mudo 5sano ah illa hada musan guursan inna sido kale waxaa lay keeney wadan kle lkn wlhy wali habeen kama bixin qalbigayga lkn Nasiib uma yeelan inan Oridiisa noqodo soory💔 😢😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @issesouleiman5309
      @issesouleiman5309 4 года назад

      Walashay waxaan ku rajaynayaa khayr badan.
      Allaha ku sahlo amuraha. badal khayr qaba allaha ku siiyo walasheydi soomaaliyeeday from JABUUTI 🇩🇯

    • @abdikarimissa9394
      @abdikarimissa9394 3 года назад

      Waxa fican inad ka samirtid will kas, waxad gursata qof dulqad badan o caqli leh si u ku fahmo

    • @salmacrashiid3192
      @salmacrashiid3192 3 года назад

      Sorry 😭

  • @abshirahmed4665
    @abshirahmed4665 3 года назад

    Hayeeshee aduunyadaa urugiyo dhib hays basin
    Ugub baad utahay wali ayaankaagu kuu maqan
    Qaybka aaminooo nasiib kaama iilanee

  • @akzimba2366
    @akzimba2366 9 лет назад +1

    wooooow, i love dis song..!!

  • @ahmedcade1792
    @ahmedcade1792 12 лет назад +2

    axsan yaaqay cawaale waad ka baxsate vivva cawaale

  • @abdikarimissa9394
    @abdikarimissa9394 7 лет назад

    wase amar ilahay ifka inan is wayno my deka hada wa 10 sano wxan kala maqanhay e man is arkayna Mar inta an amenada hayno

  • @zaakirsomali1
    @zaakirsomali1 2 года назад

    Awale aadan for ever

  • @adanmahameth6642
    @adanmahameth6642 2 года назад

    Ww

  • @aasparoaasparo7060
    @aasparoaasparo7060 2 года назад

    Calaf baa adeegeeee🖤💔😭

  • @sayidcabdalla3680
    @sayidcabdalla3680 4 года назад

    Tumista danbe ee Furinle ayaa 100% ah

  • @beerbeero7669
    @beerbeero7669 11 лет назад

    tres belle chanson Awaleh. go on.....

  • @rayantm683
    @rayantm683 Год назад

    cawale markup heskan udhibayey gurigisu wadhisna habar bukukalgeyey

  • @dhuuxlacag
    @dhuuxlacag 13 лет назад

    hhhhhhhhh

  • @yaskatoxob9391
    @yaskatoxob9391 11 лет назад

    kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @rayantm683
    @rayantm683 Год назад

    kan labsalx layidhahdo marerah isqabu kalageya waba shydane mursal iyo khadra silimo heesti uu usameyey hodan iyo mursal bukukalgeyey kan umada halga qbto