Mustafa Martin oo ka hadlay in la iska qaadanayo passport Maraykanka

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 ноя 2024

Комментарии • 21

  • @abdirizakhassan6635
    @abdirizakhassan6635 3 часа назад +2

    Jazaka Allah khayran

  • @Fays2010
    @Fays2010 41 минуту назад

    U absolutely wise person and encourageous.

  • @liibaanguuleed
    @liibaanguuleed 8 часов назад +2

    Mustafe ibraahim aar mustafe Martin sxb waa Ku salamaya

  • @haredmedia1494
    @haredmedia1494 2 часа назад

    Hurdaa ku hayso sxb waxa la diidan yahay madawga Asian-ka iyo cadaanka kale qof diidan ma jirto iyaga ayaana boos madawga la soo raafi doona lala doonayaa inay buuxiyaan

  • @salmanosman3966
    @salmanosman3966 3 часа назад

    Populationka minnesota afar boqol oo kun maaha waa shan million iyo todoba boqol oo kun.
    Minneapolis ayuu u jedaa baan filayaa.

  • @abdirizakhassan6635
    @abdirizakhassan6635 3 часа назад

    Asc Musdhafa aad baad u mahadsantahay

  • @Marshalcomputer-j9n
    @Marshalcomputer-j9n 8 минут назад

    kan caabtooyga ah ee nolosha ka dhacsan ma dad ba wax ka rumaysta yaabka adunka wa nin u shaqeeya fathia absie wa sida wuxu beenta iyo bufiska u faafiyo ee iska ilaaaliya wa haf-jaaaajuuus sida cali xararre yaabka adunka

  • @MIDNIMOJANAQOOW
    @MIDNIMOJANAQOOW 6 часов назад +4

    Dadka qabiil been ah, isku dhiibay, ma laga qaadan doonaa?
    Trump iyo TARXIIL
    Alloow na mooti, anya Madiino iyo dameerka muunka ah.

    • @Mariamabdow2Abdow
      @Mariamabdow2Abdow 6 часов назад

      Maya

    • @DramaReeles
      @DramaReeles 5 часов назад

      Kkkkkkkkkkkkkkkkkk❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Altodaily
    @Altodaily 10 часов назад

    laab qabojiye wa mahad santahay

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii 10 часов назад

    😪.😪.😪 . Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega. Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
    Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

    • @NajahibrahimIbrahim
      @NajahibrahimIbrahim 8 часов назад +1

      Ilhy haku cawiyo wll mcn isaga Bari saga xanunkan kuu ney sagana kaa dul qadi kara😢

  • @AhmedHussein-v1q
    @AhmedHussein-v1q 11 часов назад +2

    Martin❤❤❤❤❤❤❤

  • @Bilan-d1o
    @Bilan-d1o 8 часов назад +1

    Mr Martin is expert .
    B R A V O

  • @houskeymattanmanchaftyoutu29
    @houskeymattanmanchaftyoutu29 6 часов назад

    amendment

  • @naasiribraahin323
    @naasiribraahin323 3 часа назад

    Oo somalidii hore ee uu soo tuuray trump maxaa lagu eedeeyay ilayn eedahan aad sheegtay may galine
    Qaar hargeisa nala jooga oo citizen American ahaa oo waliba caruur ku dhalay oo xashiish cabaya lagu qabtay ayaa la soo tuuray markaa madax furashada qudheeda ku dar in laysku soo tarxiilaayo 😂😂😂😂😂

  • @YassirShalle
    @YassirShalle 4 часа назад

    Adigo ah somalia african ah sidah ugu Nixon's in lagi kho do citizen usa? Tasi weh khilidi hoyadii dilih sodiz Kam oh noxo awe yi kehi ah uh dhiliyi ah somalia? Anigi kami nixiyo why kini wah khateiy oh anigo weni midi ah noh lehi ah dhishiyi ay kah sabbiriy sidih midi kalihi ugah naxa kah soco mah midi adeni kah marini am ah uh dhinsid

  • @XanafQalbi
    @XanafQalbi 10 часов назад

    Mustafe wuxuu noo sheegay xeerkii adoomaha 14 amendment lagu siiyay dhalashada Maraykanka, ee Soomaalidu ayagu ma adoomo ahaan baa loo keenay meesha?

  • @noormohamud-it6ml
    @noormohamud-it6ml 2 часа назад

    Muwaadhin ma tihid ee foto koobi ayaadtahayda halkaa miyay ka timid (14 ammendment) ar dhulka shiimo sanaa oo wax maldahan badanaa Trump bacda huursan ayuu dilaacin rabaa miyaa.

  • @carinohope3117
    @carinohope3117 4 часа назад

    Okay ✅