Buug Ka Hadalka | GASO, GANUUN IYO GASIIN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024
  • Waxaa si qurux badan oo lama ilaawaan ah noogu soo dhammaaday barnaamijkii #BaraarugBookTalk oo uu marti noogu ahaa Prof. Ali Jimale Ahmed iyo buuggiisa ee Gaso, Ganuun iyo Gasiin.
    Waxaa kaloo marti noogu ahaa laba qof oo aan u baahneen in laga bixiyo hordhac. Waa Dr. Idil Osman oo bare ka ah jaamacadda Leicester iyo Dr. Maxamed Dahir Afrax oo isagana guddoomiye ka ah Akadeemiye-Goboleedka Afsoomaaliga. Labaduba waxay nala wadaageen faallo kooban oo ku saabsan buugga Gaso, Ganuun iyo Gasiin.
    Wuxuu ahaa barnaamij xiiso badan oo laga kororsaday wax badan oo aqoon ah, sidaas darteed waxaan si gaar ah ugu mahadcelinaynaa martida iyo dadkii ka soo qaybgalay.
    Waqtigiina qaaliga ah wax loo dhigo ma leh.

Комментарии • 3

  • @mohamedamir5288
    @mohamedamir5288 4 года назад +3

    Runtii waa buug cajiib ah oo aan waligey ku arkin qorayaasha af somaliga wax ku qora. Dr Cali Jimcaale waa qoraa si duwan, oo maldahan oo haddana sugan u adeegsaday sheeko qorista Soomaaliga iyo erayada afka Soomaaliga. Mashaa Allah. Mahadsanid Macallin Cali oo caawa si ka duwan ii baray qaab adeegsi cusub afkeenna loo adeegsado.

  • @jimcale4904
    @jimcale4904 4 года назад

    Masha allaah waa buug cajiib ah
    Oo dhigiisoo kale horay loo arag aad umah u mah sanyihiin Baraarug Library