Macalin aadan Waxaa fiican in aan waqtiga Siino dadka dhexdhexaadka ah ee danta dadka iyo dalka Ka hadlaya. Laakiin midaani waa isku dir iyo kala daadinta ummadda ee ina ka jooji.
Salaan kaddib, Aadanow waanu ku jecelnahay waana ku Dhageysanaa balse sheekooyinka Dhooba Walaaqa ah ee sharaftaada wax u dhimahaya inaad dhageysato ha caadeysan.
xawadle waa qabiil balaran oo mesha xadka kala le yahay abgal xawadlaha baladweyne wuxuu u jiraa 200 oo kilomitir xawadle kale ee waa xawadlaha jowhar u dhaw
انالله وأنا اليه راجعون ilaahay ha hanuuniyo hooyooyinkaas kuligeena maamooyin aan nahay kaa hol OMO aa u geeystay allow hanuuni gaalka xataa kuma dhaqmo sidaas
Macalin aadan
Waxaa fiican in aan waqtiga
Siino dadka dhexdhexaadka
ah ee danta dadka iyo dalka
Ka hadlaya.
Laakiin midaani waa isku dir
iyo kala daadinta ummadda
ee ina ka jooji.
Xawaadle the lion,s of somalia the Reality❤🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁💯💯✊✊✊✊✊💪💪💪💪💪💪💪💪💪👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Macalin aadan hawsha halkaa kawad Damu jadiid dhiiga ayad ku karisay way u adkaysan la'yihiin. Waxay leeyihiin yaa fartayda subaga daray 🎉🎉
Aadanow meesha caadley maahan ee waa ceel baraf👍
Macalin waalo mahin e wa wali iyo abatig
Wariye Aadan asc❤💯💯👍👍👍👍👍👍👍
Salaan kaddib, Aadanow waanu ku jecelnahay waana ku Dhageysanaa balse sheekooyinka Dhooba Walaaqa ah ee sharaftaada wax u dhimahaya inaad dhageysato ha caadeysan.
xawadle waa qabiil balaran oo mesha xadka kala le yahay abgal xawadlaha baladweyne wuxuu u jiraa 200 oo kilomitir xawadle kale ee waa xawadlaha jowhar u dhaw
Macalin wan dhawan nahay ee xasan munafaq ay isku diraye shacabka soomaliyad alle han dhafiyo
Ninkaan aad wareyneyso Adanow waxaan aaminsanahay in oo xanuunsahay ee umadda ka hor leexi merci beaucoup
Xawaadle way ka adakyhiin AB
Somali waa dad xununsan walaal .naagihii neh weey washeeenn
Supxanalha
Macalin Aadan ñinkaan waa talax tagey xannaaqa Ka bate iska dhaaf
Illaahow soomaali kala badbaadi. Aammiin
Asc Adam waakusalaamey ilaahey haku barakeeyo walaaloow soomaali hadey hishiilaheyd siyaasiyiin Dan kukhaba dagaalka ayaa kashakheynaya beelwalba ninbaa loo adeegsanayaa sida anaga naloo adeegsanayo sanbaloolshe khabiilwalbo kuwaa horgal u ah marka walaalow shacabka kholoba meel ayaa lagu xertey si dhiigooda loogumacaasho looguna taajiro shacabkaan intey hurdling waalaga faa ideysanaa
Wallaahi waa edeb daro weyn
Ninkaan oo kale ummadda ha u soo qabanin. Wax macquul ah meesha kama sheegin.
Hiraab Xawaadle wuu neceb yahay
qaar cawaan ah ayaa ku dhexjirta.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa su alle xasan shekh markuu yimaado mxaa dagaalo qabiil keena yaab
Nin cuqdadeesan ayaa inoo keentay ee hanagu soo celin macalin😂😂😂
Wax wax duubayaan jirine. Gaalada bes ayaa duubtey. Waqtigii burburka ka dhacday . Somalia
انالله وأنا اليه راجعون ilaahay ha hanuuniyo hooyooyinkaas kuligeena maamooyin aan nahay kaa hol OMO aa u geeystay allow hanuuni gaalka xataa kuma dhaqmo sidaas
Illahow kalaqaboji wadad muslim a
Xawaadle.wa.gumobey hadi ay ka arsan Wayan cawaanta abgaal
SubxanaAllah 😢
Waxay sameeyeen abgaal iyagoo talo qabiil ah abgaal waa cawaan halatakooro
War ninkan xanuunsan eed cawa noo keentey muxuu ahaa hhhhhhh waxad wareysato miyaad wayday
derisnimo abgaala leh kuwii dhihi jiray baan so xaasuustaa
WAR DAAYEERKAAN JAAHILKA AH NA DHAAFI
Diini waa qof madhan xoolo xaaraan ah buu ku soo koray bal eeg wuxuu leeyahay maskax fayow kuma fekerto waxuu ku hadlayo wuu isla fiican yahay haddaan dhaho hadda Aadan increase ayaa ka danbeeya sow waalli ma aha dadkani isma ogola hadalkaaga haddaan u fiirsado beenaalaad tahay Sanbalooshe waa ninqabyaaladi fadhido Suxufiga waraysanaya waa sxbkay wax walbana waa og yahay ninkani waa cuqdadaysan yahay marbaa Malaha Majeerteenka iyo Ogaadeenku waseenama Xasan Gurguurte buu u hadlayaa
Filterkii ku celi raxanweyn asala ayaad u ekaatey kkkkkkkk
waxaan layaabanahay markii xasan shiikh madaxweyne noqdo maxaa qabiilada isku dagaalaan subxaanallaah.
Wadaaddadii Soomaalia keenay Qabiilka ayaa Danbigaan leh ama diid ama Doon . Political Religiosity 😂😂
Hu
Soomaali in ay dowlad dhisatay oo la heshiiyay wax ma garatada ayaa loo sheegaa sida Annaga oo ah Digil Aw mirifle oo kale
Aadanoow ninkaan Diini aad iyo aad ayuu u xanuunsan yahay, ma dareemaysid miyaa.
Bal makta oo hadlaba waxaa uu la aadaa aragtidiisa majeerteen iyo ogaadeen, xitaa haddaad ka hadlayso badda iyo hawlaheeda , isaga ogaadddn iyo majeeteeb lee la aadaa.
Nacayb ayaa ku dillaacay.
Xasan munaafaq hadduu maq-
warkaas (isxasuuqidda belaha
somaliyeed) aad ayu ugu farxa
Waayo? isaga kashaqeeya
iskudirka beelash!!!!!!!!
Xawaadle waa Daarood saami qaybsi la aha Abgaal iyo Hiraab. Marna shaati Shabaab usoo gashadaan Marna toos loo jar jaraa
Beenlow baadtahay ali samantar
Ciidan qaran kuwii dilay jarjaray magacee ayaan ubixinaa somaliyeey
Gun
Wallee soomaali ma dhawa massaasaa lagu cafin xawaadle imisajeer baa lalaayey murunsade sidoo kale saraakiishii ciidankii war soomaaliyey madaxda laaya xassan labarkoow ah san balooshe calooshood ushaqeytayaaya kuwaasoodhan iskaqabta war damujadiid qabta xukunka kadhiga