NEW CHALLENGE: IDIRISKA IITAABO OO BAABA JEEY IYO KABTANKA TUSAY MUCJISO U QARSOONEYD (PROF. IITAABO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024
  • NEW CHALLENGE: IDIRISKA IITAABO OO BAABA JEEY IYO KABTANKA TUSAY MUCJISO U QARSOONEYD (PROF. IITAABO)

Комментарии • 664

  • @Abdilahimahdi5555
    @Abdilahimahdi5555 Год назад +130

    Inta tageerta idiriska is muujiya 😍✋

  • @hodaniman9003
    @hodaniman9003 Год назад +18

    Always dadkii jeclaa nebiga Muhammad scw scw scw ku sali wllo

  • @cumarxuseenjiinow1434
    @cumarxuseenjiinow1434 Год назад +89

    Team idriska guul 💪

  • @Koyama548
    @Koyama548 Год назад +67

    Kabtan bara 38 baba jey 33 idiriska 29 Keep going 4 legends 😂😂😂😂😂😂😂😂😂✌️

  • @mahamethazen2997
    @mahamethazen2997 Год назад +143

    waa malin jimce ah kusali nabiga scw

  • @macowmaaxicumar6281
    @macowmaaxicumar6281 Год назад +10

    Su'aasha shimbiraha wlhi hal mar kuma fikirin inuu idirska ka jawaabi karo wlhi legend waaye 🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @ugaasfeyfle5768
    @ugaasfeyfle5768 Год назад +7

    Congratulations idriiska nin imatalikara guuleyso ebedkaa sxp

  • @cimraanqays9251
    @cimraanqays9251 Год назад +67

    Allow ramadaanka caafimaad lagu gaar sii🤲🤲🤲🤲

  • @alinoor7648
    @alinoor7648 Год назад +17

    Idiriska legend waaye hadii au'aashaas aan loo soo sheegin😍👌

  • @suldaanboss5376
    @suldaanboss5376 Год назад +38

    Ramadaan waa sooo dhaw yahay Wlllhi Tartamada waaaaan uxiisay 😥😥😥😥😥😥😥

  • @nabiihahassanjama.jamaac7211
    @nabiihahassanjama.jamaac7211 Год назад +6

    Kabtan bara waa qofwanagsan cuntada labadodaba wuu sinaya umadidayo masha allh 🥰🥰🥺

  • @maxamedcawilistakiincawilm65
    @maxamedcawilistakiincawilm65 Год назад +31

    Sida loo kala da'weyn yaahy
    1: baaba jay
    2: kabtan baara
    3: idirska ii taabo
    Inta igu racsan like 👍

  • @FOTBALL396
    @FOTBALL396 Год назад +26

    Bar barta ❤TM Bab jey🙏🙏Guleysta🙏🙏

  • @xaantuug8946
    @xaantuug8946 Год назад +40

    Idiriska ugu yar 😆🤣😂😹

  • @cabdimaalik9561
    @cabdimaalik9561 Год назад +40

    idiriska itaabo 17🤣
    kabtan baara 38😅
    baba jey 39😂

  • @mahamudmudey657
    @mahamudmudey657 Год назад +31

    Three legends never died

  • @jabrilmahamed6030
    @jabrilmahamed6030 Год назад +1

    Waa barnaamij qiimo badan wayay soo badiya waad mahadsantihiin barbaarta media

  • @sakariyemohazaki
    @sakariyemohazaki Год назад +3

    Wlhi idiriska waa legend BBD keep going

  • @kastaro4485
    @kastaro4485 Год назад +2

    Jamuuni asago og inu saxay ayu rabay inu dhafiyo legend ka gadaal kaga cadeeyey thank you

  • @darwinnunez3149
    @darwinnunez3149 Год назад +13

    Keep going brothers and sisters

  • @cabdishakuur7893
    @cabdishakuur7893 Год назад +14

    idriskaa uugu yar babajey ayaa ugu wayn🤣🤣

  • @kova758
    @kova758 Год назад +43

    Kaptan baara 34
    Baabajey 67 😂
    Idirska 19 😂

  • @mohamedcade9832
    @mohamedcade9832 Год назад +12

    10:49 masha allaaah🎉❤

  • @safiyoali1372
    @safiyoali1372 Год назад +5

    Captan BAARA 38
    IDIRISKA ITABO 35
    BAABAJEEY 55

  • @alidahir9911
    @alidahir9911 Год назад +1

    Idiriska 27 baaba 34 Bara 37

  • @abdihafiidyuusuf2513
    @abdihafiidyuusuf2513 Год назад +3

    Inte tageerta idiriska ismuuji🖤✋

  • @maxamedcabdulqaadirxuseen5870
    @maxamedcabdulqaadirxuseen5870 Год назад +2

    Wax cad oo madow baan arkee car,e yaa sheega (Sayid Maxamed Cabdulle Xasan).
    Su’asha jawab teda
    WAA INDHAHA ❤❤❤

  • @ayuubceenta7238
    @ayuubceenta7238 Год назад +19

    Captain bara 38 jir
    Babajey 35 jir
    Idiriska 29 jir
    Team BBD💯👍

    • @abdusalansaleban7339
      @abdusalansaleban7339 Год назад

      Idiriska Afkiisuu maran dawaday wuxuu yidhi waxaan dhashay 1976😊

  • @DAACAT
    @DAACAT Год назад +3

    Soo badiya please 🥺🙏❤️ ♥️ challenge gan wax tar ayeey bulshda u leedhay

  • @kiikolyrics143
    @kiikolyrics143 Год назад +3

    Dadka waad ka farxisaan keep going

  • @cimraanqays9251
    @cimraanqays9251 Год назад +10

    Noo soo badiya waan ka helay wlhi ❤

  • @abdimajiidmaxamed8677
    @abdimajiidmaxamed8677 Год назад +31

    Babajey 38
    Kaptan bara 41
    idiriska 36 yaa igu raaacsan😂😂😂

  • @mohamedmukhtarmohamed8622
    @mohamedmukhtarmohamed8622 Год назад +2

    Wlhi waan kufarxey Jawaabta koobaad ee Idiriska

  • @Zeerka_boy
    @Zeerka_boy Год назад +26

    The goat of food idirska 😂

  • @abdirisaaqsaalah5192
    @abdirisaaqsaalah5192 Год назад +2

    Noo soo badiya aqoon ayaan ka faa.idnay walaahi

  • @abdiasishassan8200
    @abdiasishassan8200 Год назад +2

    AALAH yow Ramadanka AALAH hanagarsiyo

  • @mo_aqiil8884
    @mo_aqiil8884 Год назад +1

    idiriska ayaa ugu weyn

  • @adnohajji7160
    @adnohajji7160 Год назад +4

    Kabtan Baara jah abowe maalin waan ku arkin insha allah 🥰🥺😩🤦‍♀️

  • @yoonis7217
    @yoonis7217 Год назад +20

    Idirska nin weyn 34 jir ku qiyaasay anuu 😂😂💀🤚

  • @hankaabmedia14
    @hankaabmedia14 Год назад +1

    Tirada shimbiraha ee geedka saaran waa 7
    Kuwa geedka hoostiisa joogana waa. 5

  • @abubakaradam3348
    @abubakaradam3348 Год назад +1

    Kabtan bara 38
    jey 32
    30 Keep going 4 legends
    baba idiriska

  • @hamzitomzito9293
    @hamzitomzito9293 Год назад +1

    Suasha ugu horeyse idiriska algebra ayaa lawediiye

  • @abdiwarsame6229
    @abdiwarsame6229 Год назад +3

    Salaamu calaykum asxaabta dhamaan waad salaamantihiin, Mudane baba jey codsi ayan ku soo gudbinaya fadlan mikrafoonka laba xabo ma anfacayso markaa soo badi 4 xabo ka dhig si la idin maqlo waa iga codsi waad mahadsantihiin

  • @mo_aqiil8884
    @mo_aqiil8884 Год назад +1

    jawwaabaha mar hore ayaa soo xifdiseen

  • @muxiyadiinisman1335
    @muxiyadiinisman1335 Год назад

    Idiriska hadii wax la bari lahaa nin soomaliya guul usoohooya noqonlahaa

  • @xamsefaro1555
    @xamsefaro1555 Год назад +20

    Wlhi Chalange kasta Ood Soo Dhigtan Anoo Sii Jeclaysanaya Inan Si Dawado Ayuu Iga Dhamada Ee Soo Badiyada Pls From Gobolkii Raga

    • @aaminayar9294
      @aaminayar9294 Год назад

      Maya gobolka gabdhaha 🤣 sheeko keente

    • @updyrahim766
      @updyrahim766 Год назад

      @@aaminayar9294 hhhhhh wlhi wan qoslay🤣🤣🤣

    • @Sweet-yn7ft
      @Sweet-yn7ft Год назад

      Gobolka dumar la aan ma ku dhacday 😅 gobolka raga kulaha wa fuuray

    • @xamsefaro1555
      @xamsefaro1555 Год назад

      @@Sweet-yn7ft Hablo La,aanba ka dhecde iskeen

    • @apdikhaalaq133
      @apdikhaalaq133 Год назад

      😂😂

  • @aaminashafi
    @aaminashafi Год назад +5

    M.allah idiriska 😊

  • @saciimocqadirhasan838
    @saciimocqadirhasan838 Год назад +11

    Idiriska 🥰🥰🥰

  • @hindacabdi3671
    @hindacabdi3671 Год назад +2

    Barnaamijka su aalaha waan soo dhaweynaynaa anagana faa iido ayay noo thy

  • @maxamedcabdulqaadirxuseen5870
    @maxamedcabdulqaadirxuseen5870 Год назад +3

    Ameriaca waa laga helaya, Australia waa laga helayaa, Europe waa laga helayaa xitaa Africa wa laga helayaa balse Asia laga helimaayo, sheeg waxaas?
    Su’asha jawab teda
    waa xarafka R❤❤❤

  • @doon8376
    @doon8376 Год назад +1

    Weel caanihii laga dhamoo cunugu heemaadshay jawaab tu waa riyaha naasahooda

  • @cumarxasan8647
    @cumarxasan8647 Год назад +8

    ماشاء الله

  • @ismailali1954
    @ismailali1954 Год назад +8

    Kabtan kU waa faxaL wlhi😊❤

  • @firdaussheikh4817
    @firdaussheikh4817 Год назад +3

    Baaba jey aa uu ween 42
    Kabtan baara 39
    Idirska 35 asaga noo sheegay 🇬🇧

  • @SacdiyaShafi
    @SacdiyaShafi Год назад +1

    Jeriya 42 Bara 40 itabata 39

  • @wllaakey8801
    @wllaakey8801 Год назад +3

    S.c.w ku sali rasuulka

  • @garaaddeyniile1149
    @garaaddeyniile1149 Год назад +6

    Ninkaas gadaal taagan waan ka waayay yuutubkiisa maxaa ku dhacay lama arkee
    Waxaan ku heestay reaction kiisa Ayaan jeclay 7 saac habeeninmo xitaa reaction kiisa diyaar ayuu ahay

  • @abdifatahsidik2973
    @abdifatahsidik2973 Год назад +2

    Big fan Idiriska izo raca 😊

  • @maxamedcabdulqaadirxuseen5870
    @maxamedcabdulqaadirxuseen5870 Год назад +2

    Sheeg xubinta mar alaale iyo markii ay wasakhowdo noqota cadaan?.
    Su’asha jawab teda
    Waa Carabka❤❤❤

  • @saalaxcabdisalah2736
    @saalaxcabdisalah2736 Год назад +1

    Shimbiraha kuwa kor saaran waa 7
    Kuwa geedka hoos fadhiya waa 5
    Kuwa house jooga hadii mid kamid ah duusho kuwa dusha saaran 8ayee noqonaayaan halka kuwa hoose 4 noqonayaan
    Hadii mid dusha sare katimaado oo hoos timaado waxee noqonayaan tira isla eg 6iyo6 jawaab teyda

  • @DAACAT
    @DAACAT Год назад +1

    Soo badiya please wax tar ayeey bulshada u leedahy

  • @Fananayman563
    @Fananayman563 Год назад +3

    We are team idiriska❤

  • @MimiLove-qr7hx
    @MimiLove-qr7hx Год назад +3

    Kor waxaa fadhiyaan 7 shimbir hoos nah waxaan fadhiyaan 5 haduu 1 kor aado Waa 8 hoos 4 ayaa ku hartay hadii ay1aado hoos 6 ayeey noqnayaan kor 6 ayaa ku hartay jawaabta Waa sidaas aad baa idin salaamay dhamaantiin guulaysta

  • @zackcabuud4579
    @zackcabuud4579 Год назад +8

    Idirislka siyaad bare is lekayeen 😅🤣

  • @nuurmohamed2714
    @nuurmohamed2714 Год назад +1

    captian bara3 34
    babajey 29
    idiriska 39 sanadkan u gashay🖐️

  • @habiiboabdi3531
    @habiiboabdi3531 Год назад +2

    Kabtan baara 38 baabajeey 40 idiriska 46

  • @maxamedcabdulqaadirxuseen5870
    @maxamedcabdulqaadirxuseen5870 Год назад +2

    Weel caanihii laga dhamoo canugu heemaadshay oo ciida loo dhigay afkii laga cashaynaayey, cayn kaasna anigaa arkee waa cajabe sheega? (Abwaan Gooni Cabdi Xaji).
    Su’asha jawab teda
    Waa naasaha Xoolaha❤❤❤

  • @samatarabdilaahi5274
    @samatarabdilaahi5274 Год назад +1

    Baaba jey 39
    Idiriska 45
    Kabtan baara 41

  • @saidscholes18
    @saidscholes18 Год назад +1

    Cpt baara 42
    Idriska 39
    Babajeey 40

  • @c.raxiinc.qaadir4288
    @c.raxiinc.qaadir4288 Год назад +5

    Captain baara 38 jir
    Idiriska 35 jir
    Baba jeey 37 jir

  • @caliabuukarhussen2731
    @caliabuukarhussen2731 Год назад

    This is best video kuwan cml soobadiya anagane waxaa kafaaidenaa sobadiya

  • @jekeyxaaji4832
    @jekeyxaaji4832 Год назад +1

    kabtan baara ugu weeyn waxaa ku xiga baaba jey idiriiska iitaabo ugu yar

  • @dahirahmed4619
    @dahirahmed4619 Год назад +1

    Idiriska 32
    Baba 36
    Kabtanka 39

  • @tienskenya5006
    @tienskenya5006 Год назад +1

    waligaa haka shakin rer deyniile

  • @MudaneRaam
    @MudaneRaam Год назад +3

    Idriska ugu yar😂😂😂

  • @xuseenabkow3498
    @xuseenabkow3498 Год назад

    Idiriska 39-42 kabtan baara 34-37 baaba jey 33-38

  • @khadijamohamed5402
    @khadijamohamed5402 Год назад +1

    Abowe iwaraan setihiin xaladina igwaraan mawacantihiin you have been trying your hardest not long now

  • @Lee-dj5tn
    @Lee-dj5tn Год назад +1

    Horn Africa hadu shegay ma yaroh idiriska 😂😂

  • @libaancali7272
    @libaancali7272 Год назад +2

    Barbaarta keep going

  • @Hakim191
    @Hakim191 Год назад +1

    Baaba jeey 46
    Kabtan baara 40
    Idiriska 39

  • @mahadguled7928
    @mahadguled7928 Год назад

    Babajeey 53, Baara 42, Idiriska 26

  • @leylocabdi79
    @leylocabdi79 Год назад

    Wllhi waa nin ilhy wata Big legn idiriska

  • @wadankawaakeeni2415
    @wadankawaakeeni2415 Год назад +4

    Idiriska iitaabo oo laacibka barnaamijka noqday 😂😂😂😂😂😂keep going bms

    • @EGO-kenner
      @EGO-kenner Год назад +1

      Kuli afartan ay lugaha lagalooyaan somali curiyaal waaye 😂😂😂😂

  • @abdiqaaliqmohamed5006
    @abdiqaaliqmohamed5006 Год назад +1

    idirska aa ugu ween saan eelatahay aniga lpx

  • @naciimoaweys7557
    @naciimoaweys7557 Год назад +1

    Baaba 38
    Bara 41
    Idris 40

  • @liibaanmohamed7380
    @liibaanmohamed7380 Год назад

    Kabtanka 45
    Idis 41
    Baba 39

  • @zahrasaney7843
    @zahrasaney7843 Год назад

    Sifiican su aasha ugu dambeeyso jawaabta sifiican idiriska ugu mamaqlin ee noososheega

  • @mankacade553
    @mankacade553 Год назад +1

    Wllh idiriska funy waaa wllh baaqeena waaa dhaha kkkkkkk suaal lagaraneynin oo dadna lagaracaaaa wllh qosol waaa

  • @liibaancadde2731
    @liibaancadde2731 Год назад +2

    Captan baara 39+40
    Baaba jey 29+30
    idiriska ii taabo 19+20
    Dhalasho wacan lipax yada hhhhhh

  • @khadijamohamed5402
    @khadijamohamed5402 Год назад +6

    LETS ONLY TAKE A MOMENT TO APPRECIATE HUW MUCH TIME AND AFFORORT IN THIS VIDI

  • @aftaaraftaar4951
    @aftaaraftaar4951 Год назад +1

    Baabajeey 39 idiriska 39 baara 38

  • @cofowcofow6236
    @cofowcofow6236 Год назад +1

    Kaptain paara 37
    Baaba 35
    Idiriska 29

  • @Captainpaara2142
    @Captainpaara2142 Год назад +2

    Team barbarti media guleysta ❤

  • @ajey2493
    @ajey2493 Год назад +2

    m.a walhi idirska keep going 🥰😂

  • @ciizesiyad8529
    @ciizesiyad8529 Год назад +1

    Captan baara 38 jir baaba jey 36 jir idiriska 34 jir Abaal marinta niiga sugaa hadan saxay haloo sheego team kaas I.a

  • @Ilyaasmuuse-rp4ov
    @Ilyaasmuuse-rp4ov Год назад +1

    waxaan is leeyahay baabajeey is the ugu weyne

  • @Ziiy449
    @Ziiy449 Год назад +1

    Barnaamijkaan soo badiya please waxrarbuu bulshada uleeyahay

  • @jamalalahiosman4206
    @jamalalahiosman4206 Год назад

    Baabajee ayaa ah mid ugu wayn. Dugsi ayaan isla dhigan jirnay.

  • @abdifitaaxhassan3594
    @abdifitaaxhassan3594 Год назад

    Su,aaasha. 2aad waa qaraha

  • @djdhuusaaye1437
    @djdhuusaaye1437 Год назад

    BAbajey ugu weyn
    Captain baara
    idiriska ugu yer