Abaayo waxaa ku weydiin hooyada uurka leh markey computer is saarto ilaa mayqaa mar loo baahan yahay inay computer ka is saarto xabiibti iga soo jawaab🙏
Asc abyo 37 weeks aan ku jiraa waxan dareemaa qeybaha hoose in culeys badan iga soo fuulayo markan xoogaa istaagnado waxaas maxa waaye plz iga soo jawaab
Aamin Qliyey 37 week kujira imika AniGa io intii Xaamilo aHba allaHa nofududeeyo intaan hayzana awlaad barakaysan allaHa ZiiYo
Aamin ya rabi
Aaamiiiin Abayo amba 37 ahay
Aamiin yaa rabbi
Amin aaamin mcnto
Amiin abyo
Masha allah abyo waan kula socdaa xabiibti isbuucii 37aad ayaanba ku jiraa wlh rabi waxaa kabaryaya aniga iyo intii xamilo ah allaha nabad nagukala keeno
aamiin yaa rabi dhamaanten
Aamin yaa rabi
Aamiin aamiin aamiin yaa rabi
Aamiin xbbti kula midahay alow noofududee
Aamiin Aamiin yaa Allah
mansha allh allhnofududeeyo dhamaan inta xaamilada ah aamiin yarabi inta heysan allowsii awlaad baari ah
Amiin Aamiin mcnto 🤲🤲❣️
Fri abyo 37week bishee lga wada 6aada ama 7aad❤😊
@@QueenAnju-mt9xq 9
37 weeks 4dys ahy yarabii ifududee
Abaayo waxaa ku weydiin hooyada uurka leh markey computer is saarto ilaa mayqaa mar loo baahan yahay inay computer ka is saarto xabiibti iga soo jawaab🙏
3mar
ascw walalaaha inta uurka keh ilaahy haw fududeeyo inta ilmo raadinaysana Ilaahay ilmo khayr qaba hasiiyo walaalaha waxaan 37 week ahay ilmohii 6 oo qaliina insha Alaah ma jirtaa walal soomartay qaliinkii 6 aad ama 7 aad seed dareenteen ilaahay haynoo dhibyareeyo insha Alaah
Aamiin yaa rabbi
Jazakallahu khayran jazaa wll qali
Amiiin Amiiin
Ameen walashey mcn thank you so much 💞💞💞❤👏👏👏
Aniga ku jira 37 week Iso duceya dumaraw
Yaa alaah
Ani io intii 37 and 6 days ah rabi haino fududeyo foosha nabadna hainagu kala keno soduceya asxabta
Inta dhaleysa allaha ufududeeyo
Amiin abyo allha no fududey
Isku mid ayan ahay ilahey hano fududeyo aniga iyo inta xamila amiiin
Abayoyn waxaan idin weydina 37week ma lagu dhali kara 40week in lagu dhala maqlay
@@mumtazqurux8814 maqan lkin 38 39 ayan maqlay aniga 38 aya ibilabaty xanun ayana darema
waxaa bari ii bilaabanaysa week 37,fadlan iiso duceeya
Ma dhashey wl
36 week ayaan ahay qaliin ayaana ku dhalaa ma caadi baa 36 week ilmo dhamaystiran ma yahy 🥺dhaqtarka qaliin ayuu idhahy 7bisha
Abyo ma dhashey
Madhashy abyo
Aniga ayaa hada ley dhahay abayo madhashay ibida ayaa so hormartay dhiig ayaa isku arakay iso jwb
Yaa rabii alow nofududeeh intii an haysana allah hasiiyo
Aamin abayo ma dhashay
38 week noso gali
Shamsa mashallah abaayo 38 week noosoogili
Asc wllo 32 week wa imiisa bilod wllo
8 bilood waye wllo 32week ilaa 35week
37 week aya ahy fadhiga badan wax mu idhiba jwb wacn
Haa abayo ilmaha ayaa Mareeg gashaa ma fiicna bisha sagaalaad dhan in socoto fiican ilaa 40 daqiiqo maalin walba
36 week +2 days ban ahay sadax Baku furan Bala idhahay marka malagu dhali Kara cadi miya talaw shamso plz iso jawab
Fariida faraxsan ha walagu dhalikara 36 weeks
Ma dhashay baayo
36week malaga foliye abaayo
Abaayo ilaahey qeyr Haku siiyo waxaa ku weydinaa gorme socodka bilaabi karaa shan billod ayaa ahay
Abyo ani shali computer takee ilmaha qaliin waaye liidhahy ilmaha madaxa biyo oku jira see lodareemaa pls isoo jwb 😭🥺
Abayo ilaahy hakusiyo ilmacafimad qaba Allah kusiiyo insha Allah meeqo bil batahy
@@ifraxwardi5308 amiin abyo 9 baa hada iibilaawatay
@@fartunfilsan6173 ana 8 banahay
@@fartunfilsan6173 ma qaliin baad tahy kudhehen wllo computerka horey kugu may shegin miya
@@ifraxwardi5308 haaa abyo
Ilhow nbd cfmd igu garsii yrbi camin
Abaayo 37 weeks ayaan marayaa malagu dhali karaa soo gali
Anaaa kula mida apyo
Aamiin aamiin ilaahay hakubarakeyo w
Asc abyo 37 weeks aan ku jiraa waxan dareemaa qeybaha hoose in culeys badan iga soo fuulayo markan xoogaa istaagnado waxaas maxa waaye plz iga soo jawaab
anbo sas ah abyo marka fadhiyo aa kacayo qarka danbo maqadi karo cules said marka wa normal
Xbbti 37 week ayaan ahay feedhaha ayaa saaid iixanuunaya maxaa sababay isoojawaab asma
Ma nabad dhashy abyo anaa hada sas ah
Aamiin 😢❤ 37week
37 week ahy madhicir xanun tareyma ma lagu dhali kra apyo
Abyo 37 week mad kudhashay hada aniga saas ah mindhicir xanun drema
Asc abayo 27 week ban ahay hadana caalamadan ad so sheegtay o dhan wan isku arkay
Bishan 9 ii ah dhigeygane 7.6 wye cuntada igama maqna gaas xitaa maqadan karo
Wan ka xumahay abyo wax dhiga ku kordhiyaa qado inshallah Allah haku fududeyo
@@juweyriayusuf4380 Aamiin Abyo
Wll qali wali wax fiitamin ah ma cuntay oo dhiiga ku kordhiya
Feerafool qaado xbbti
Waan isakudayay inbadan lkn sidisa wye
Ilahow ameeen🤲🏻
Hooyo cunugii labaad sidaa imisa week ku dhali kartaa
Abayo 9galka ayan kujira qebta hose aya kadarema xanun marmar ah sida mindicirka sida wax idurayo cml
Haaa
Haaa abyo anaa saa daremayooo wlhi
37 week ban jooga walhi wan daalay
Insha allah mardhow waa dhalee samirka badi
@@nastexaaxmedsuge5050 haa habeen hore masha allah
@@nastexaaxmedsuge5050 adna
Bayo maroojisyo maxaa weye
Amiin abyo
32week ban ahay dhawar xanun daremaa
Wll malagu dhala 36 weeks ama 37 weeks
Haa
Lalabo saida isku arke maxawaye biyo xita macawi karo
Aamiin abayo
Abyo gumerka ayaa inu wax iso durdurayo ka daremaaa maxa waye iso jawab
Amiin yarabi
Abyo 37 isbuuc kadib ma isoo gadiyaan ilmaha
37 Wekz n 6 days insha allah zi khayr qbta
abaayo madhashay neh mise wali
Aniga aya hada ah 🙏🙏🙏
Alhamdulilah waxan dhalay 31 March
10 cisho kahor
❤
cream ufiican dildilaaca qofkii yaqaana haysoo sheego walalayaal
Saliid saytun iyo fasliinta furka buluuga Mari aniga bilowgiibaan bilaabay hada Sagal baan ahay wax dilaacana ma lihi waa sideedii
Ani 9ka ahay marka alxm mana lihi malinka 6bilood ahaa saliid qunbaha iyo xabad sowdo marin jiray ilahy hanoo fududeyo🤲🤲🤲🤲❤️🔥
aamiin yaa rabbi
Amiim
Amiin
Abayo 38 week kaso hadal
Amiin yarbiy
37week malagu dhalikaraa
Haa
Thnkx sister😍😊
Iso ducee 39 -4 day ayan ahaye inuu ilahay i fudaydiyo fosha
sidokale aniba kula mida ahy 39week 5malin ilhy hanofududeyo dhamaan inta xamilada
@@ayaanxaajixassan3051 amiin wll Allah ino fudaydiyo
@Kafiyo Farah wilasha ubato dhinacas madama culusyhy wilku jifka bidixda ubadso socodkane badso insha ala waka yarana culeska midig ubadan
Abaayo ma dhashay
@@umuazim9489 abaayo ma dhashay
Abyo meqo week lagu dhalaa hada 38 week maroya
38 weeks xita wadku dhalikadha isku xili lama dhalo wllo 41 weeks ayeey inta badan kudhalan hablaha sida cunigi 1 aad
38 noosoogali bayo mcn
Xbbti miyey ku dhamaden
aamiin yaa rabi aamiin yaa rabi
Isbuucii 37 ayaan ahay maanta waxaan dereemaa laabjeex
Isku mid nahy
@@hibaqmahamed7553
Maansha alaah ilaah ha inoo fududeeyo anaga iyo mammoyinka uurka.leh
@@deqaabdullahi407 aamiin abaayo
Insha allh farxad ban ku dhali doonaa dhamanten
37week waa imisa abayo
37week waa imisa bilood
Abyo dhabar xanunka maxa keno
Soo jaawab abayo 37week waa imisa
9 kii ayad kujidha
Abyo dhabar xanunka maxaa Kena
alxmdullilah wan dhalay inta xamilada ah ilahow u fududee Amin ya rabi🤲🤱
@@sahroabdimire297 masha allah abayo anagana noso duce insha allah
@@dhamaystiran8342 abyo mcn ilahay haku fududeyo fosha insha allah niyada kheyr usheeg way ku fududanaysa dhaman inta xamilada ah ilahay ha u fududeyo fosha gabdhaha amiin yaa rabi 🤲🤲🤲
@@sahroabdimire297 aaamin abayo xagee joogtaaa qali
@@dhamaystiran8342 abyo Nairobi ban joga xage adi qli
Amiin❤
Aamiin yaa raabi