Maya ma jiraan cid soamliland u soo diratay. Lkn kuwa ka soo jeeda Deegamada S/ land u dhashay ee is xilqaamay in ay Dooda ka dhaxaysa soomaali ka qayb galaan . Wey is cadeeyeen wey is muujiyen. So good anay way
Muuse de faji buu sida ugu dhigay fiqi, fiqi maad ka filaysa inu muuse amaani laha, muuse xamar namu gayn e, ciro ina geeyay, muuse mu qarxin waayo muuse wu ka guulaystay
Maya heritage waa Dood soamliyeed. Inkasta oo la leexiyo mar kasta. S/land loogu Tala galay in S/land iyo Taariikhdeedaba loo tirtiro. Lkn siday u hadleen Xerta Sheegtay in ay somalida S/land inay ka socdeen sheegatay .wey difaaceen hirotaankooda. Khalaas.
subxaanallaah
ha ku fikirina midnimo soomaaliyeed inay somaliland kamid noqoto
Shirka Heritage waa Qudhun, waxba yeelimayso Qadiyada Jsl 🙏✌️💪❤️❤️♥️❤️♥️❤️
Ha ufadhiyin midnimo soomaaliya
Adigaa sidaa u fahamay
Soomaali dhammays tiran sow jabuutiba kuma jirto
WAAD KHAALDANTIHIIN EE ISKU NOQDA
Hadaan maanta dhayalsano Arinkaa iyo cida iyadoo inamatasha tagtay hadaynaan iskaqaban Maalinkale ayaa laga qoomamoon kuwaasi yaanay inoo iman
Ma.metalaan.kuwaasi.sland
💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️ viva somaliland somaliland guuuuuul somaliland somaliland guuuuuul somaliland somaliland
Maya ma jiraan cid soamliland u soo diratay. Lkn kuwa ka soo jeeda Deegamada S/ land u dhashay ee is xilqaamay in ay Dooda ka dhaxaysa soomaali ka qayb galaan . Wey is cadeeyeen wey is muujiyen. So good anay way
Muuse de faji buu sida ugu dhigay fiqi, fiqi maad ka filaysa inu muuse amaani laha, muuse xamar namu gayn e, ciro ina geeyay, muuse mu qarxin waayo muuse wu ka guulaystay
Asc hadhihin somalilland waar kuwaas nama matalaan sida ay iyaguba sheegeen somaliland ma matalaan kaba leefiitaas oo kale ee ha ceebayn somaliland
War wa faqash kalkal faqash ah Somaliland ma aha
Wcs
Kuwantegay Ma matalaan reer sland
Maya heritage waa Dood soamliyeed. Inkasta oo la leexiyo mar kasta. S/land loogu Tala galay in S/land iyo Taariikhdeedaba loo tirtiro. Lkn siday u hadleen Xerta Sheegtay in ay somalida S/land inay ka socdeen sheegatay .wey difaaceen hirotaankooda. Khalaas.
Maalintii goolku kadhashay m xasan sh iyo fiqi waxa laga saxeexay in aynu labadawladood ahayn Muuse rag kasiyaasisan fiqi ayaa waxba marinkari waayey
Xaafada hartigu ceerigaabo xagee ayay kaga taal
Kaalay.
Haddii shan Somali joogeen goobta Heritage maxaa Somaliland joogitaankeedu kaga duwanyey joogitaanka afarta kale
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅
Kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk
Waar Waxaani macna ma leh, ee Adiga dab quuman shidayne
Cudur aan islaamka kudhicnbaanu ilaahay uga barinay ninkaanu aamina ee nakhiyaama inuu kamuujiyo
Xildh ooyaaye Koofur hatago ma iman karo sland😂😂😂
Waxba kama dhicin somaliland
So what
Somaalilaan dee awlba kuwii u hooyi jiryi xamar ayaa noqdayi ninkii baqayoo lagu fasxa
Ciro wuu idin iibsaday oo SHALAY ayuu Jabuuti idinku BAAYACAY
Waar macnaha Heritage maaha in dawlad Somali oo dhan lagu dhisayo ee waa kulan dhaqan iyo cilmi . Maxaad uga jeedda wax gooni ah uga dhigaysa . Djibouti , Killin iyo Kenya hadday joogeen maxaa Somaliland joogitaankeedu cajiib kuula yahay adiga ? Maxaad soo kordhinaysa
Beenaale wuu kajawaabay
Markada xamir tagtaye bada kusoo kalqabtaye tuuga langaba kusoo naqo slam