Maskiin wiilka wuu naxaristay lkin wee fahmi weysay inee ka naqoto aad baan u rabay waa la jeclaa Lakin wax walbo waa qadar ilahey waxuu ku qorin cid kuma siin karto
Alx nasib wacan leyaha sualaha laweydiye wallkay run ahanti hal sual shaki iga galay o ah suasha mana boolyp xafada ay katirsantaha xamr waqti badan kuma.qadan sidas ayana ugaranen lkn inta kle faruryahan isarnaayen wan mar un inan kaqayb galo dono program kan
Ina deer dadka check Aad kula hoose ordeysid ka daa please Aad hadana ledahay ama check ga ama jawabta wa fikirkeyga qofka ila u ka jawabo su’asha ka da check
Hadii laga hadlaayo Magaalo caasimad ah waa in la keeno 4 caasimadood oo mid sax noqon karto. Barnaamijku si uu qiimo u yeesho waa in la hagaajiyaa tayada su"aalaha please
Gabadhii indhaha naafada ka ahey waa in la siiyo jeegeeda first stageka ama dib loo soo marti qaada waayo waxaad keenteen magaalo aan caasimad aheyn. Oo hadana aad caasimad ku sheegeysaan idinka ayaa qaldey gabdhaas.
Dubai Caasimad ma aha. Waa la qaldey gabdhaasi indhaha naafada ka ah waa in dib loo soo ceshaa meeshana lagu qoraa Su"aalo sax ah. Waayo Dubai waxaad ku sheegteen Caasimad. Su"aal qalden markey ku jirto su"aalaha waxaa waaye in dib loo soo hagaajaa tartamahiina dib loo soo wacaa. Hadii kale barjaamij aan tayo laheyn iyo tv waxba la socon baan idinku tilmaami doonaa.
Qofkii ugu fiicnaa abid uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna akhlaaqda badnaa, rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW❤💙🤝
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ♥️
Barmaamujkan xagee ayaa laga helaa
ﷺ ﷺ ﷺ
Maskiin wiilka wuu naxaristay lkin wee fahmi weysay inee ka naqoto aad baan u rabay waa la jeclaa Lakin wax walbo waa qadar ilahey waxuu ku qorin cid kuma siin karto
adiga xitaa qof nariisleh ayaa tahay allah hakuu naxariisto
@@kaabahanoloshachannel2444 😂
Haa walhi maskiina😭wax badso wax beelay dhashaa😭intay islaheed is adkee bay ku dhacday😭
Somalida mid ha la baro iney qofka mahadsanid dhahan
😂😂😂😂
🙏🏿😂😂
Iyo sry 😂😂
@@saharaomar5611 Ma aragtey lacag ayaa la siinayaa mahadsanid ma jirto jeebkey gashanayan
Wow I live in American 🇺🇸 I really like this show ❤️❤️❤️
Welcome to Mogadishu dear sister i live in xamar
Asc asxaabta qaliga kusali rasuulka ramadhan mubarak
Weydiimahan wan jeclahay waan ku saxuurtaa haben walba allaha xafido
Aamiin Yaa Rabbi
Casimada Morocco waa rabat🥰
Cabaas walaal su’aasha qofku isagoon ku baasin Ha uqorin Check, waayo haduu dhaco ood kala noqotaan waa maxdin
Masha allah wiilk marku kaga shago suasha waad fahmi
kartaa waa qalad
Ma fahmin maxa dahdy hhh
Alx nasib wacan leyaha sualaha laweydiye wallkay run ahanti hal sual shaki iga galay o ah suasha mana boolyp xafada ay katirsantaha xamr waqti badan kuma.qadan sidas ayana ugaranen lkn inta kle faruryahan isarnaayen wan mar un inan kaqayb galo dono program kan
I live in Amsterdam Netherlands 🇳🇱
Salad Darbi sida u cawisay oo u la fududesay iyo waxa dhacay. Fursad ayaa ka dhuntay
Ina deer dadka check Aad kula hoose ordeysid ka daa please Aad hadana ledahay ama check ga ama jawabta wa fikirkeyga qofka ila u ka jawabo su’asha ka da check
MashAllah 🥰
Hadii laga hadlaayo Magaalo caasimad ah waa in la keeno 4 caasimadood oo mid sax noqon karto. Barnaamijku si uu qiimo u yeesho waa in la hagaajiyaa tayada su"aalaha please
Walaal Ilaahey Danbigaaga Hadhaafo Subscribe Iisar Wll Pin Igu Caawi Al Muslim Ikhwa 🥺🎀
Wankuu saaray iisaar wll
Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💟💙💜
Maan shallaah
Sorry gabadha aadban ujeclaa in wax uu n ku guuleysato lkn calafaalacunaa wlhi cabaas jaanis ayuu siiyey wuuna kaxumaa iney katagto lkn manoqon
Manaboolyo
Shibis iyo boondheeraba weey u qeybsantaa
Waxaa habooneyd 2daas degmo inaad mid soo qaadantaan
Maana booliyo ❤️❤️❤️
Ninkaan ma sidaan ayuu somalia kujoogay ceelbuur garanwaayay
Sorry gabadhu way degdegtay jaaniskii la siiyay kamay faaiidaysan
Gabadha asaa waalay
Maskiin wiilkan walhi Google ma is tiicmalo miya 😞😞🤣🤷♀️
Albarako xaafadeyda😉
Sorry farxiyo sxb wadadashay I.a mrkle guul kurajeyna wriye cabas waqof naxarisbdn aado urabay ine kajawabto m.alh 💯❤
Pls qofka suasha marku sheego u qor pls
wlhi aad bay u fudud yihiin
Salad maxamed shardi derbi.
Mashs allh
Inantu indhaha ma naafo ayy ka thy
Haa
Shibis ✅❤️
nio kan caajis badanaa
Wariyahan waaba Garac Dadka Khalkhal buu galinayaa
Gabadhii indhaha naafada ka ahey waa in la siiyo jeegeeda first stageka ama dib loo soo marti qaada waayo waxaad keenteen magaalo aan caasimad aheyn. Oo hadana aad caasimad ku sheegeysaan idinka ayaa qaldey gabdhaas.
Maxay tahay ee bii sii dhii miyaaney ka fiicnayn a ba ca dha oo afsoomaaliya
Mayee halka dhada ah waa da
M.a
Ha
Ceelbuur dhulkeygi
Jeega ama jawanta
Dubai Caasimad ma aha. Waa la qaldey gabdhaasi indhaha naafada ka ah waa in dib loo soo ceshaa meeshana lagu qoraa Su"aalo sax ah. Waayo Dubai waxaad ku sheegteen Caasimad.
Su"aal qalden markey ku jirto su"aalaha waxaa waaye in dib loo soo hagaajaa tartamahiina dib loo soo wacaa.
Hadii kale barjaamij aan tayo laheyn iyo tv waxba la socon baan idinku tilmaami doonaa.
Ninka qudhiisu dirqi buu 2da boqol ku qaatay
manapolyo waa isgos maha xafad sede wax uwadan boondhrere iyo shibis bey udhaxeysa dagmo kaliya malaha
Xfda ma ahan lkn wexee katirsantahay degmada shibis
Maanabolyo waa isgoyska labada degmo shibis iyo boondhere wana xaafad caan ah jwb waa khalad reer astaan tv❌❌❌
Wxa waba iziye maka qebgali kara
Shibis
Lira
degmada shipis ee gobolka banaadir
😉😉😉🤣
Subscribe iso dhaha dadkeyga
Lira