Rag talabsaday o millionera ah bad kadaba lulaneysa aduunka macalinka waxbu ku bidhamaya ma ogiye cilmi dhan kugu shubi adiga laga raba more struggle inad la timadid
Course blogging ayay 25 dollars iga siiyen hadana waxay i dhahen 50 so dirso si an domain iyo hosting kugu samayno sidiba iskaga daayey 25 dollar na halkibay ku qasaren soray😮
Nacas nolosha ka dhacay adeer asaga ayagoo jiifo bey lacag qatan balse adi dadka camal ka dhiganeysaa nio umaduna ha faideystaan OO dunida ha.la jabaan qadaan ee Qamaan sii koley qof caqli leh ma qaldeyside dadka masaakiinta ee dalay ha.niyad jabin
Adiga sidee kula tahay ?!
Like & subscriber 👍❤️
Account kaan Ma gadaysaa?
Geele Bashiir , iyo warsame
Ha Aaminina .
Maxaad ku aragtay zhp
Cuuuccccc
Ma wax baa lagaa iibsan waayay jaalle😂😂
Wlhi bilhi anigay igugaaden 30 dollar iga qaadeen bloging wayna diiden inay icaawiyaan inyarba allaha kadhigee
Adi wax baro
Wllhi waa sax
Views ayd radinesa
Waa tuug views Raadis Ah.
Rag talabsaday o millionera ah bad kadaba lulaneysa aduunka macalinka waxbu ku bidhamaya ma ogiye cilmi dhan kugu shubi adiga laga raba more struggle inad la timadid
Aad iyo aaad mazuul
Xaqiiq ba bidhamisay
Waa tuugo isbahaysatay blogging sammayntiisa waa ay fududahay waxay usoo.dhigteen lacagta masaakiinta ah waxay sheegayaan waa wax kama jiraan ayagaa kushaqaysanaya dadka lacagtooda in ay sidaa kula wareegaan 😢
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Tuug waa gelle Bashir 30$ iga qatay course e-commerce ayuu igu qayaanay
Ninka geele abshir layidhaa waa beenti o qof ah. Wuxu ku odhanayaa sidee internet lacag looga sameeya. Hadana wax u lacag ka sameeyo aanay jirin
Exactly, course ay kaa iibinayaan waaba iska sheeko marki aad gudo gashid. Practice maba jiro
War duli baa tahay dadka jaaifada kalatag views baad ku raadsan anagaa ka iibsanay courses na anfacay dadka haka waalin suuq baad ku raadsan
Course blogging ayay 25 dollars iga siiyen hadana waxay i dhahen 50 so dirso si an domain iyo hosting kugu samayno sidiba iskaga daayey 25 dollar na halkibay ku qasaren soray😮
Adiga baaritaan sosamee ee halasoo ordin blablablbalaj😮
Nacas nolosha ka dhacay adeer asaga ayagoo jiifo bey lacag qatan balse adi dadka camal ka dhiganeysaa nio umaduna ha faideystaan OO dunida ha.la jabaan qadaan ee Qamaan sii koley qof caqli leh ma qaldeyside dadka masaakiinta ee dalay ha.niyad jabin
Warsame iyo Geele waa beenaliyaal
Beenta uma kadaa
Raga wa tuug
Masaakinta mafahansana shaxdaan ay wataa dadkaas kaliya ki wa caqliga usaaxibka ah ayaa fahmi kara
Wara beenaale
Dadkaas been ha ka sheegin
Been Beenale ayd thy