Hooyo caruur wadataa ahay in aan shaqeystaa rabaa inkasto leyso bilayo lkn gacanteydaa rabaa in aanku ciilbaxo cilaan sarka waan aqanaa salon iyo dukaan karem kebaa fican salonka imisaa igu filan in an furto iso jawaab xbti from sacudi
Ka waran hadii wadanka Somalią tagtaan oo nolan sameesatan. Somalia kale maha Mogadisho meelaha kale waa nabad. So malo wadankina aya idin bahan ee ku noqda
Waa fahanay mahadsanid guulayso wiilasha kasoo hadal fursadooda
Nakuuri ka soo hadal walaalo adigoo mahadsan
Masha allah madaama Nairobi dad badan usoo guuran warbixinta xaga nulasha waa luu baahanyahay
Thanks abayo waa side wx barashadeda nairobi
Waxa la yaaba qof wajiga wax u marsan yahay oo kaamirada so hor fadhiisanaysa gabdhaha Reer africa un baa ku arka
Walaashey waxaan rabaa inaan ganacsi xooga roon ka sameysto muqdisho inaan kasoo tago ayaan rabaa, sharcigaeeda iyo wax yaabaha leyga rabo ayaan rabaa inaa ii sheekto adigoo mahadsan.
Abayo en gabdhaha meshas shaqo ma kahelayan hadey kali tahy
MashaAllah ❤❤🎉🎉
❤
Abayo hada ani Garob ayan ahay en hooyo ayan ahay hada imado ani kaligey maka shaqeysan kara
Waa cusbahay abyo ❤❤❤
❤Masha Allah
Nairobi inaan imaadaan rabaa lacag mahaysto cidna kama aqaan kawarn taa
Mahadsanid huuno mcn ❤❤❤👍
wallahi runta Ayaad ka sheegtay naiobi Aniga 12 joogay intaan dhihilahaa Ayaad dhaday 😂
😂😂😂
Nairobi nolosha wa qaali macishada iyo guryaha kirada wa very expensive difficulties life Africa number 1
Nakuru baa ka jaban guryaha qudaarta wax barashada kili
Abyo nukuru miyaad dega thy
@@naciimoabdihalim152 haa abyo
@@FahmoAbdi203Abaayo Nakuru war iga sii waa la i amaanay qurbaha kaso socdaa
Mahadsanid xabibti 🥰🥰
Shukraan ❤❤
Masha allah❤❤❤
Wll guryaha ma adaaa jireya
Hadan ahay maclimad sharewcada islaamka baraty shaqo makahelaa
Abayo waxan ahay gawar Somaliyed waxan rawa ina Cid an oshaqeyo waxana heesta Hal will oo agon ah ee ma igo cawin garta
Asc abaayo kirada 3qol iyo biilka raashinka soo sharax
Mashallh
Somalia uguura oo wadankiina maalgashta oo horu mariya
Dalki maxay ka baranayan ilmaha
Markaa imaanay nerobi maxaa sameynaa cidna misoohoreysa abaayo inaan imaado ayaa rawaa
Asc abyo maclimad anhay hab online an kubra quranka 3$cala cunug hada rabtid plz isosheg wadanka kulajoga mombasa skyb ankubra appkas wanalugubara sifcan 5000thusand webdanthay inshallah isojawab3$basey waye
Abayo
Abyo tellkaga mahelikra?
Sister send me an email
Adeer.mcn.si.qofnol.u.hadal.laguma.maqlo
Waan kuu inaan aa abaa yo
Wallahi waa runtaa abaayo
🎉🎉❤
Ascw 2 QOL IYO FADHIKA MEEQO AYAA LAKUU GIREEYAA
Quruxbadaney waan soo socda mad I cawin?
Masha Allah
Hooyo caruur wadataa ahay in aan shaqeystaa rabaa inkasto leyso bilayo lkn gacanteydaa rabaa in aanku ciilbaxo cilaan sarka waan aqanaa salon iyo dukaan karem kebaa fican salonka imisaa igu filan in an furto iso jawaab xbti from sacudi
Diyar waye Insha Allah tomorrow
Telkaga ma heli kara abyo
Very true
Thank you
Just Heard NAIROBI 😢
Abaayo mahadsanid
Balse wiilasha kawaran maka shaqeesa karaan xirfadooda sida harqaan toowga fashinka dumarka nawaab iga soo sii blease abayo marlabaad mahadsanid
Abyo codka kur xogaa uqaad kaliya waa shidantahay horay usoco abyo ❤❤❤❤❤
I will try lkn uur hayaa
Xamar ayanjogaa
Maxsanid abayo ❤❤
Shukraan ❤
Mashallah ❤ ❤ ❤
❤❤❤❤
Asc abayo waxan ahay hooyo garoob ah maku noolan karaa waxan heyta 20,00kun oo doolar
Insha Allah bare abyo tomorrow ❤
Sharciga nayroobi ka soo waran maxaa lagu joogtaa sidee lagu helaa
Dhanka wiilisha nosheg abayo
Qawaran harkanlahaa shaqadoda
Kuwa dowlada ayaba ila 100 dolar eh
Wiilasha so sheeg abyo
Wllo sharcilan maku shaqaysankara
M.a wllshey whatsApp makaheli Kara
❤sax walahi
Waxaa wataa gabho cillaanka saara seee ku ahay
Ii soo jwb
Hee abyo
Naa iska dhaq waxaan baas ee wajiga kuu marsan aad ummada la soo fadhiisanaysid.uff naagahan Somaliyeed ee badowda reer baadiyaha maxaan nacay!
Ka waran hadii wadanka Somalią tagtaan oo nolan sameesatan. Somalia kale maha Mogadisho meelaha kale waa nabad. So malo wadankina aya idin bahan ee ku noqda
Sax waxay kashegtay dhan waa run gabadhan 10 sano ayan ku nolahay
Masha Allah ❤
Abaayo adiga xaafade dagan tahay
Masha Allah