AlFA OO JAKADII KAFUR MATAY BIYAHA DHEXDODA XASAN SOQABTAY🥺

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 авг 2024

Комментарии • 578

  • @Hawajama12
    @Hawajama12 Месяц назад +160

    Sundus waxa mooda wiilasha dhan hooyadod war yaa jaakada uxir ,war yaa bahasha afka gasho ,waryaa wiilka badbaadi ,waryaa is ilaali m.a Sundus waa naxaris miiran

    • @ameyra1
      @ameyra1 Месяц назад +7

      Maila argtay . Wlhi dareen hooyonimo kamuuqda

    • @SamiyaMuhidinKhaliif
      @SamiyaMuhidinKhaliif Месяц назад +4

      Hooyo waa hooyo ha yaraato ama ha weynaato❤

  • @BushroMohamoud
    @BushroMohamoud Месяц назад +302

    Ala M.a Sundus Naxariis badana😢🥹🥹 Wlhi Hoyo Ha yarato Ama Ha waynato Wa naxriis Miiran🥹🥹🥹 Boqorad ba tahay Bayo👸❤️🥹 Meshay koko Waxas Wxba la ahayn iydu Way unaxaysa Bowe is iLali say wilsha uLahayd Way dashay😢😢

    • @user-vn1uz5nb4o
      @user-vn1uz5nb4o Месяц назад +14

      Sundus naxariistii oo qof ah❤❤❤masha Allah

    • @Suuban225
      @Suuban225 Месяц назад +11

      Sundus waa hooyo mahinoo markasto hoyooyinka saas ayey u naxariisbadanyihiin

    • @ridwaanibraahimmohamed
      @ridwaanibraahimmohamed Месяц назад +8

      Wlhy sundus waa naxariistiiyo qofa m.a allah ku daayo allah ku xifdiyo allah ku sharfo waligaa ha arag waxa kudhiba koko adan sidookale xappiti koko iyadaab ka walwl badan sundus oo ah qofka soowaday oo haday waxa ku dhacan iyada ee kaga imanayso ee ma.ogidin ee waxaa arky san inay bada kujirto waxy ledahay ma maqlysan man.ogidin qalbigeeda allah idin xifdiyo wllyl dhamaantiin ❤❤❤

    • @user-vl8pv4pw4n
      @user-vl8pv4pw4n Месяц назад

      ,😂😂😂😂

    • @xaawomahamud195
      @xaawomahamud195 Месяц назад

      Ioii

  • @user-ch5mo5xn8o
    @user-ch5mo5xn8o Месяц назад +119

    sundus naxariis badanaa mashallh wilashaa saa uga naxay koko sidaa ugama naxayso ❤

    • @user-nq1zu5br5t
      @user-nq1zu5br5t Месяц назад +7

      Koko Ku naxsantihiin😂

    • @Fofoahmed88
      @Fofoahmed88 Месяц назад +6

      Sundus hooyo weeye naxariista ayaa kubadan

    • @nimcokaise3065
      @nimcokaise3065 Месяц назад +2

      @@user-nq1zu5br5t koko kuma naxsanin ee waa run waa cadawad ddka kama naxdo naagtaasi🙄

    • @user-nq1zu5br5t
      @user-nq1zu5br5t Месяц назад

      @@nimcokaise3065 sundus wa naag weyn ma ciyal ba mar walbo in gacnta laqapto rawo hhh

    • @amranhajji
      @amranhajji Месяц назад

      😂 koko Ma naxdo wlh​@@nimcokaise3065

  • @RaxmaMire-y5v
    @RaxmaMire-y5v Месяц назад +121

    Sundus saan ayan kaa raba Mar waliba noo sodhig video ga noon soo dhaqso❤❤

  • @Sadiashafici82
    @Sadiashafici82 Месяц назад +190

    Team sundus ayanle 500k aaan gaarsino gabadhena ❤❤❤❤

  • @hibosaakin5835
    @hibosaakin5835 Месяц назад +49

    Alla m.a wlhi sudus waa qalpi wanaagi oo qofah say wiilasha ugu naxeso siiba alpha waa hooyo naxriis miidhan ah alle ha daayo boqordan yare wacan 😢❤👸🏼🤲

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan Месяц назад +24

    😢Soomaalia Hanoolaato markay dhahday ani dhan Farxad farxad 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
    Sundus is ilaali Sister Dhawr jeer maa dhici gaartaye😢

  • @Queen_123-r5g
    @Queen_123-r5g Месяц назад +30

    Sunduz ine dhasha u moda sidey uga fikireyzo Masha alH ❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад +22

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤

  • @Alisha-abdalla
    @Alisha-abdalla Месяц назад +86

    Sundus wlley is deji please qaylada iyo qosolkan badan iska dhaaf dadkana hadalka ka sug queen baad tahay wan ku wataa ani Marwalba❤👸

    • @BushroMohamoud
      @BushroMohamoud Месяц назад +14

      Ala Miskinta Way beer jilcan tahay Sasey Ddka ugu Naxaysa😭🥹🥹

    • @fardawsamc6410
      @fardawsamc6410 Месяц назад +3

      @@Alisha-abdallahah wlahi wa runta mida Daneynta badan wa la isku naca

  • @kowsaromarali1292
    @kowsaromarali1292 Месяц назад +105

    Hada dhimanayo xitaa waxaa dubaa kulahaa sundus dhib badnaaa😂😂😂😂😂

  • @Cumeer_Bigfan-t3t
    @Cumeer_Bigfan-t3t Месяц назад +55

    TEAM SUNDUS ONE LIKE ❤😊

  • @user-bj6gt3rv9d
    @user-bj6gt3rv9d Месяц назад +28

    Hooyo waa Hooyo Naxariis miidhan Tahay wllo sundus❤️🥺🙌

  • @luleey381
    @luleey381 Месяц назад +13

    Mashallaah Tabarakallaah sundus waa qof qalbi wanagsan ha u meelin asxaabay inaan sundus faniyayo why wax jirtay amiira & cayd & salax oo amiira dhibaysay way kale masalaxaysay waa qof naxaris badan Alaah ku xafido amiin amiin amiin dhamaanteen team kan way is fahmeen Alaah idiin siyaadasho farxadiina amiin amiin amiin amiin amiin amiin Yaa Alaah

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 Месяц назад +29

    Sundus alpha sey ugubaqeyso masha Allah ❤❤😊walked

  • @canabcismaanhappy5328
    @canabcismaanhappy5328 Месяц назад +65

    Sundus waligin isilashda adi iyo teamka koooko byo sundus kafarxiya bashala hbeenki mel qurx bdan kucaweya nosoduba cunto xayiya idunkoo cunayaa 😊❤❤❤😢

  • @mohamedabdirahman9659
    @mohamedabdirahman9659 Месяц назад +83

    Sundus ayaanle Dalxiis wacan Walaashey ❤🎉✌️💛

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 Месяц назад +40

    Team sundus bas like isaara❤❤❤

  • @user-ur8fk7gs2y
    @user-ur8fk7gs2y Месяц назад +11

    Wlhi sundus naxariis badan ayaad ledahay sbb hooyo nimada ayaad dareemsantahay❤❤❤❤

  • @ubah_cx
    @ubah_cx Месяц назад +18

    Walaahi sundus naxariis miidhan madha allah team27 wadnahooge weeyi sidey ilaalineysow wiilashe

  • @Samiyamohamed477
    @Samiyamohamed477 Месяц назад +51

    Sundusteenayy is ilaali abayo😢

  • @Iqroahmed-qq9us
    @Iqroahmed-qq9us Месяц назад +48

    Sundusey 500 k markaa gaarto lee dhigo xaflada markas fcnthy xflada

  • @RaxmaIsaaqRahma123
    @RaxmaIsaaqRahma123 Месяц назад +23

    Amiira ku jeclayd dareentay intad maqnayd darsatay amiiro mcn adi ku darsatayy hda nhy tem amiiro noso dhaqso wllsy sundusey❤❤❤

    • @mariasaidmariasiman8934
      @mariasaidmariasiman8934 Месяц назад +3

      Sundus xitaa amiiro way uxiistey naxariistii amiiro naagtan nimankii by ka raacdey gabadha dhanba umajeedo wlhi waayabanahay

    • @Queen_ilhaan
      @Queen_ilhaan Месяц назад

      ​@@mariasaidmariasiman8934show badnidiina walalyal wiilasha iyo ayadaba isku si ay ula dhaqme hade dhib idin kutahay iskaga tag koko leeba idin kaso harte acuudka

    • @user-wg4rc1ni2d
      @user-wg4rc1ni2d Месяц назад +2

      waxey ayada iyo amiiro isku jecladen wabo naxariista

  • @hafsomuun9978
    @hafsomuun9978 Месяц назад +4

    Sundus waa waaba naxriistii oo qof ah wiilasha siday u ilaainayso masha allaahl

  • @Deeqoabdulqadir-zg9or
    @Deeqoabdulqadir-zg9or Месяц назад +67

    Kusaliya nabigena maxamed scwscw scwscw scwscw scwscw ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @shukrishaandhe3773
    @shukrishaandhe3773 Месяц назад +36

    Sudusey yaa ilajecel❤❤

  • @Juuri.mohamed-221
    @Juuri.mohamed-221 Месяц назад +5

    Allah naxris Banda sundus m.a😭❤️

  • @Cumeer_Bigfan-t3t
    @Cumeer_Bigfan-t3t Месяц назад +182

    TEAM KOKO ONE LIKE ❤😊

  • @HibaaqMuhumed-t3v
    @HibaaqMuhumed-t3v Месяц назад +36

    Sunduus waa Naxaristii oo Qof ah❤
    M.a❤

  • @Team_koko45
    @Team_koko45 Месяц назад +38

    Team kokobuule like 👍

  • @canabcismaanhappy5328
    @canabcismaanhappy5328 Месяц назад +17

    Sundus asxbey xflad qurxn igu dhiga mesha kadisa idinko isku dharaa 300k mrdhow❤😢

  • @RumanMuhumed-nd6jg
    @RumanMuhumed-nd6jg Месяц назад +6

    Sundus naxariisbanaaa wiilasha dhan bowe is ilaaliya alpha biyaha haku dhimam basha afka xidho xasanow walalka jakada uxidh cadnan ayaga dhan way is jecelyhiin wllhi❤

  • @user-ot8kj3fc9e
    @user-ot8kj3fc9e Месяц назад +25

    Sundus qosolkeda iska jeclhy ya ila mida😊

  • @ESMA_upThi
    @ESMA_upThi Месяц назад +23

    Deeqow iyo sundus oo heesaayo ilaahey kuma ag joojiyo😂😂😂😂

  • @SILENT______GIRL143
    @SILENT______GIRL143 Месяц назад +53

    Wlashey koko waxa ila fiicned meeshay cadnaan iyo wllked doonta raaceen iney wllked iyo sundus ey raacan maahen wiilashaan kale inaay gabdha ugu dhex tagto , xuman igama ahan kaliyh waa sida ilaqurxoon

    • @yousra52
      @yousra52 Месяц назад +14

      Anba sidas ila qurxan lkn marwlba muhimda wllked le sisey

    • @AmiiraSaid-dw8hx
      @AmiiraSaid-dw8hx Месяц назад +5

      Anba sido kale

    • @aminaabdi2088
      @aminaabdi2088 Месяц назад +1

      Lkn wilal fican bay laracdo ilaalinaya somaha

    • @Queen_ilhaan
      @Queen_ilhaan Месяц назад +3

      Abaa sas maaha ee labada doon in labadooda kala racaana qurxoon vedio xita saasu kuqurxon yahay

    • @user-zy8we5zv9r
      @user-zy8we5zv9r Месяц назад

      So kaleh

  • @dhelatira
    @dhelatira Месяц назад +9

    M.a sundus boqor weye wlhy wilsha dhan mideen wax ushegin majiro iyada dhan naxariis ilhey bayo hakudayo qalbi wangeeey❤🎉🎉🎉

  • @Amiiroqurux2
    @Amiiroqurux2 Месяц назад +53

    Team halista one like 👍

  • @NashaadJamac-jc2pi
    @NashaadJamac-jc2pi Месяц назад +32

    Anaa uhoreeya plz like❤❤

  • @farhiyafizka1216
    @farhiyafizka1216 Месяц назад +27

    Sundus naxaristiyo qofa 😢

  • @ubah_cx
    @ubah_cx Месяц назад +14

    Team 27 gabadhwade jacey ilaalisa iyade kooko smiira❤❤❤❤❤❤

  • @user-it3up5mn2c
    @user-it3up5mn2c Месяц назад +23

    Ala sundus inderkey bey ubaqesa wllhi ❤ koko wllked bey ubaqesa Sundusnh alpha ubaqesaa 😢

  • @manerajepreel2696
    @manerajepreel2696 Месяц назад +25

    Sundus wa qof masuula❤

  • @Faatimaofficial
    @Faatimaofficial Месяц назад +41

    Sundus naxariis badan Qalbi Saafi😢❤

  • @Effected_18
    @Effected_18 Месяц назад +32

    Guys 300k naga soo xirraa inta ksoo lawan dalxisk😂❤

  • @canabcismaanhappy5328
    @canabcismaanhappy5328 Месяц назад +49

    Kooooko walhi wa grted ani wllkey isago igaweyn hdaa meel adno saaa uilaliyo walayaba lkn koooko dadka dhan masuliyad kasaran khasatan sundus gbar islathin mrwalpo isxiga inkastooo wilal garaba ad wadataan forget ❤😢 dadka xun haw jojinina

  • @user-yg3tk2re7f
    @user-yg3tk2re7f Месяц назад +5

    Wllhi sundus way naxariis badantahay m. A. 😢😢😢

  • @Fatimaosman56
    @Fatimaosman56 Месяц назад +9

    Team sundus 500k aan garsiino🎉

  • @user-ud3kj3fi3s
    @user-ud3kj3fi3s Месяц назад +20

    www sundusteena poqorada walahi qosolee leedahay kulahaa ibad baadiya hhhh hore kasii qoslee❤😂😂😂😂

  • @Itsss_janno
    @Itsss_janno Месяц назад +29

    sundus ayaamah English bad beerka naga qaracday😂😂

  • @user-jv9rv2ik5l
    @user-jv9rv2ik5l Месяц назад +25

    Ala sundus sida dad uilaalineyso legemadwaaye

  • @NafisaHarun-rd6fs
    @NafisaHarun-rd6fs Месяц назад +6

    300k is coming 🎉❤ hambalyo Sundus qurux ❤

  • @Maskineyyyyy-ed4pj
    @Maskineyyyyy-ed4pj Месяц назад +3

    Sundus sidee walsha u hageeso m.a😂😂❤

  • @budeybudey2707
    @budeybudey2707 Месяц назад +7

    Mashallaah Tabarakallaah barakalaah fii Alaah ku xafido amiin Yaa Alaah xabiibtay aad ay u naxariis badan tahay Alaah idiin xafido allahumma amiin Yaa Rabi dhamaanteen amiin Yaa Alaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SalmaHafidh-bn2hy
    @SalmaHafidh-bn2hy Месяц назад +19

    Inta MARWAAN TAGYERTO LIKE ❤❤❤❤

  • @FadimaAhmed-rq1ye
    @FadimaAhmed-rq1ye Месяц назад +1

    alla sundus waa naxariistii oo qof ah mansha allh❤🎉

  • @ZuzuHassan-gh8eu
    @ZuzuHassan-gh8eu Месяц назад +8

    Wllhi m.a sundus waa geesiyed❤😂😂

  • @URCRISTIANO-v4f
    @URCRISTIANO-v4f Месяц назад +9

    FROM COUNTRY OF OGADENIA ❤🎉
    LAANDHERE MJ AH SUNDUS AYAANLE ❤🎉

  • @zeynabmaxamed3317
    @zeynabmaxamed3317 Месяц назад +11

    Team halista waa idin wataa 😂😊

  • @NimcoCumar-xf4ot
    @NimcoCumar-xf4ot Месяц назад +22

    Labada hablood inay is raacan weeye inkasto koko wallked la socdo

    • @Intisarcreates
      @Intisarcreates Месяц назад +2

      Koko ka cararayso somad maqlayn markay leedaha koko walalked bay mesha gashatay way iga tagtay

    • @Fatuush11
      @Fatuush11 Месяц назад

      @@Intisarcreatesawal koko waa u doodayy lkn hda arkayba sisi bee koko gbdha oga tagtagdaa

  • @user-ke8go3yl9c
    @user-ke8go3yl9c Месяц назад +13

    Cadnan samia wu u xiisay 😂❤🎉

  • @RaaxoRaaxoruun
    @RaaxoRaaxoruun Месяц назад +7

    Wlhi say iskugu naxarisataan ka helay❤❤

  • @SahraCali-nz1je
    @SahraCali-nz1je Месяц назад +8

    Team koko one like❤

  • @XamdiXamdiAbdilahi-ck1jv
    @XamdiXamdiAbdilahi-ck1jv Месяц назад +6

    Koko qof xun waye sundus inaya dhibsanyso ban ka damaya mar kasta aya video dubayso u fursad way ka tagays sundus na way ilshanays sori sundus wll yada wax gandha kula socotaya yana way ka tagty😢

    • @aalachanel9840
      @aalachanel9840 Месяц назад

      Waan yabay anba hadiii inan aan isla socono Manigaba ka tagi Kara naxarista lookala fhashaa

  • @ayaanmaxamed9298
    @ayaanmaxamed9298 Месяц назад +3

    Ala sunduz😢 waa iska ka jeclhy wlhi sis🫶🥺

  • @Sumayo-fl3ud
    @Sumayo-fl3ud Месяц назад +12

    Sundusteena Naxariis badan😂❤❤

  • @xaawoaxmed4625
    @xaawoaxmed4625 Месяц назад +10

    Team walbah one like❤❤❤

  • @user-rr7cv3pe1j
    @user-rr7cv3pe1j Месяц назад +2

    M.a❤sundus allah ku jeclaado sida aad wiilsha ugu naxriisnayso❤😢

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 Месяц назад +6

    Englishka sundua fani weye wlhi beerkaa icasaday😂

  • @Sihaam1.5
    @Sihaam1.5 Месяц назад +5

    Sundus oo hadalkeeda degaan ku jirto yacni in dadka hadalka ka,sugto wlhi waaaba la isku cuni lahaa kk yani wa la cayuumi lahaa paayoy hadalka degaan sii xoga inta mooye funny aanu jecelnhy ba thy

  • @user-cv9jb1ek9g
    @user-cv9jb1ek9g Месяц назад +5

    Sundus naxriisa badan qalbi saafi 👸🥺🫀❤️

  • @NaciimoCabdisalaan-db3cf
    @NaciimoCabdisalaan-db3cf Месяц назад +2

    sundus naxariisteeda wlhi m.a😭😭💕

  • @user-om4cl2qu3j
    @user-om4cl2qu3j Месяц назад +10

    Sunduseey waakusalaamy inder❤

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis Месяц назад +11

    Sudus kulahaa laftigiisaba ii keena 😂😂

  • @abdikafiabdullahi3765
    @abdikafiabdullahi3765 Месяц назад +35

    Alla amira qurux ayaa meshan ka maqan sunduseey amira ma u xisin miya dalxiis amira u jirin nah malahan😂

    • @yahyeajab8841
      @yahyeajab8841 Месяц назад +6

      Adi dooqaga wye with out amiira.fcn😅

    • @ubaxcali2067
      @ubaxcali2067 Месяц назад +3

      Yaa ladhahaa

    • @user-ku8fq2xd8m
      @user-ku8fq2xd8m Месяц назад +4

      Haa amiira hadii la joogi laheed sunudus Qatar ahaan lahaa😂❤

    • @Amiira_gabadheda
      @Amiira_gabadheda Месяц назад +2

      Amiiradena dalxis uma xiiso qabto walalkeda ujoga tas xisabta kudarso😂😂

    • @-ikraam5872
      @-ikraam5872 Месяц назад

      ​@@ubaxcali2067 naagta adi marka aragto aa ooyso oo maseerka heerka ku garsiise amiira isn't easy wlhi 😂😂

  • @munoapdulkadir5550
    @munoapdulkadir5550 Месяц назад +9

    Team sundus one like❤

  • @husseinabdul8290
    @husseinabdul8290 Месяц назад +5

    Team 27 Taleefanada xariga qoorta ku xirta si uusan biyaha ugu dhicin !!

  • @Qalbidojah
    @Qalbidojah Месяц назад +6

    Team sundus one like

  • @Sumaya1771
    @Sumaya1771 Месяц назад +2

    Sundus fariid waye walhi iyo naxariis miidhan❤

  • @laylomohamutt6735
    @laylomohamutt6735 Месяц назад +7

    Jah naa saaas nolashaqeee hb dhakhso sodhig vediowga😂❤❤❤❤

  • @user-kv9oh9go9n
    @user-kv9oh9go9n Месяц назад +14

    Sundus alha kudaayo mcn hadalka dadka kasug

  • @Billiondhan37
    @Billiondhan37 Месяц назад +1

    M.a Sundas naxriis miiran waaye😢🥺

  • @RudwaanSaid
    @RudwaanSaid Месяц назад +7

    Kuwaan noloshaa ukuftaywaaraaxaysanaysaan❤❤❤

  • @faysalmaxamud9305
    @faysalmaxamud9305 Месяц назад +7

    Team halita sundus❤❤❤😂😂onelike 🎉🎉

  • @user-oo2tf3ji3v
    @user-oo2tf3ji3v Месяц назад +5

    Ala Ma sundus Naxariis badana 😢😢😢wlhi Hoyo H yarato Ama HA waynato wa naxriis miiran 😢😢Boqorad ba tahay Bayo 🎉❤ Meshay koko waxas wxba la ahayn Read more question 🙋 the

  • @MaryamDahir-vh2xd
    @MaryamDahir-vh2xd Месяц назад +4

    Sundus Naxa riistii Oqofa abyo kujec lhy Gabadha ukaca Ohoray uwada dee❤

  • @sahro1072
    @sahro1072 Месяц назад +13

    90 ka walalkeed maxa oo ku jirtaa sundus wah iska badal bal ereykaan walalkeeda iyada buu la dhashay

    • @Queen-m.j
      @Queen-m.j Месяц назад +12

      Dee waa run maxey oga tagtay maysii kaxeysato wee ogtahay inee ayada kaligeed gabar la tahay wh

    • @sahro1072
      @sahro1072 Месяц назад +3

      @@Queen-m.j ilmo yar miyaa oo socod barad ah mideeda kale manta dhan hadii aad ku jirto walalkaa waa dhib sababta oo ah in eey walalo yihiin yaa moogan

    • @sahro1072
      @sahro1072 Месяц назад +2

      @@Queen-m.j mideeda kale aniga ma ihi kuwa u kala hiiliyo amira koko iyo sundus isku mid bey ii wada yihiin lkin waa ceeb manta dhan lawo walalo ah in aad ku heyso walalkaa

    • @sahro1072
      @sahro1072 Месяц назад

      @@ubaxcali2067 wlhi horta ani wan jclhy iyada iyo koko iyo amira lkin wey ka bad badisay manta walalka bey ku jirtaa mid kale marka eey saaid eey iska dhigto qosolka iyo waalnida wlhi ani waanbo yax yaxaa

    • @suusaanclcasiis
      @suusaanclcasiis Месяц назад

      Waxaas dhib malaha

  • @raxmamahad2092
    @raxmamahad2092 Месяц назад +1

    Sundus naxariis badan qalbi wanaag alle haku daayo abayo mcn❤

  • @HasanMoalim
    @HasanMoalim Месяц назад +10

    Team fuleey one like 😂😂😂😂

  • @zesi23
    @zesi23 Месяц назад +7

    Sundus wiilazha ilaalinayey special alpha🦁😂

  • @user-fo6qx7iy8k
    @user-fo6qx7iy8k Месяц назад +5

    Mnsha Allah sunudus inamada way ililinaysa Midh midh ayay uga war haysa

  • @tazniimhupii8266
    @tazniimhupii8266 Месяц назад +5

    Sundus wa naxariis miidhan mshlh

  • @NajmaAli719
    @NajmaAli719 Месяц назад +10

    Sundus is ilali 😢quen

  • @Amiira_gabadheda
    @Amiira_gabadheda Месяц назад +4

    Ayy sundus naxariis badan karti badan wan kugu tashoyaa noso badi videoga😢😊❤😊

  • @ladandheyman1055
    @ladandheyman1055 Месяц назад +1

    Sunday isn't easy 😂

  • @AxlaanMaxamed-zj1tm
    @AxlaanMaxamed-zj1tm Месяц назад +20

    Team sundus one like🎉🎉

  • @NajmaQaasim
    @NajmaQaasim Месяц назад +2

    Sundus naxariis badan wlhi m.a

  • @user-yr4wu2tv6d
    @user-yr4wu2tv6d Месяц назад +4

    ala sundusteena naxariista ❤

  • @faaisomuxameddacar-ow1nk
    @faaisomuxameddacar-ow1nk Месяц назад +7

    Omg anaba u horeeya😂😂😂

  • @yahyeajab8841
    @yahyeajab8841 Месяц назад +38

    Sundus see uga naxeeso alpha alla naxariis miiran wye

  • @ubah_cx
    @ubah_cx Месяц назад +4

    .mj mitey intan yare usa geeyen waa inanyare hore mar jaceyl