Maalin aad u quruxbadan Mogadisho

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 авг 2019

Комментарии • 1,3 тыс.

  • @atariishoduureed497
    @atariishoduureed497 4 года назад +424

    Qof alle jeclaado waxa jeclaato malaaikta hdana dadka aya lasi jecleysiiya alle dartiis idin jeclahy

  • @Azad_2004
    @Azad_2004 4 года назад +157

    M.a dadkenu din jeclaa balse waxn ka xumahey dadka showyada soo buxdhafinaya oksonada waxaa ka fican kana kheyr badan inaad maxadaro kaso qeyb gasho yaa igu racsan arintaas

  • @FarxiyoTawakal
    @FarxiyoTawakal 4 года назад +22

    Waxey noo eheed shalay farxad wlhi illaahow noo deeyso culmadeena aamiin

  • @hamzaawichannel3866
    @hamzaawichannel3866 4 года назад +36

    مقديشو أم الصومال
    تحياتي لها ❤🌺❤

  • @yasminali74
    @yasminali74 4 года назад +207

    Muqdisho Allow dhowr waxay ahed malin qurux badan❤

  • @aweysbafowofficially7642
    @aweysbafowofficially7642 4 года назад +42

    Ku sali xabibkena muxamed scw
    Scw scw scw scw scw scw scw

  • @user-y-2948
    @user-y-2948 4 года назад +101

    Congratulation to reached 100k Subscribers On RUclips !
    🎉🎉🎉👏👏👏

    • @mombasasomali5871
      @mombasasomali5871 4 года назад

      Wankusaray adnaa isar

    • @user-y-2948
      @user-y-2948 4 года назад

      Ok | waan kuu saaray | thank you👍

    • @xaawomustaf1382
      @xaawomustaf1382 4 года назад +1

      Mash allh hormar wan cumar iyo cabuubakar

    • @amnaalhaj3056
      @amnaalhaj3056 4 года назад +1

      Mashaa allaah iilaahey hanii xafido adiga iyo walaal kaa😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘

    • @user-y-2948
      @user-y-2948 4 года назад

      @@amnaalhaj3056 Aamiin yaa rabbi | Alle ha xifdiyo

  • @simanofficiall5245
    @simanofficiall5245 4 года назад +16

    Masha allaah walalaheen Omar iyo Abubakar viva Somalia🇸🇴🇸🇴💙💙

  • @salmanabdullahi9201
    @salmanabdullahi9201 4 года назад +121

    Allahu akbar masha Allah wllhi farxadan cml lama sookobi karo Alle ha idin xafido aduun io akhiraba

    • @deeqomashaallahcali6138
      @deeqomashaallahcali6138 4 года назад

      Wanfaraxsanahay reysalwazaraha sodhaweyanta osodhaweyay wilasha kherka jecel

  • @zahratulahlaam3134
    @zahratulahlaam3134 4 года назад +67

    Wlhi ilahy dartis baan kuu jecelnahy wllkey sheikheena ilahy haidin xafido adigiyo cumar

  • @amatallahbintosman2472
    @amatallahbintosman2472 4 года назад +2

    Omar faruq isku fikrad baa nahay mar walbo ood hadleyso diintu waa akhlaaq big respect omar abubakar xaadaa i istaagtay sida wadaninimada leh eed uhadashay waa iga nasiib badantihiin hadaabo xalay xamar seexateen maalin waa rajeynayaa inaa ku laabto insha Allah

  • @amatallahbintosman2472
    @amatallahbintosman2472 4 года назад +16

    Waxaa tihiin wiilal uqalma magacyada loo baxshay Alle ha idin barakeeyo dhalin badan baa tusaale utihiin

  • @AsAs-hj1ry
    @AsAs-hj1ry 4 года назад +12

    ما شاء الله تبارك الله الله يحفظكم 😍😘Masaha allah انا احبكوم مره تحياتي لكم من السعودية أكيد مقديشو نورت بوجودكم

  • @nasrokaapa6816
    @nasrokaapa6816 4 года назад +29

    Maansha allah ilaahey janada kuwa kuwada kulma hanagadhigo oo kheerka kusxba 🤲🤲

  • @arisakosman275
    @arisakosman275 4 года назад +17

    Ilh ha idn ka qabto xasidka 💖💕💓💔😘😍❤💗

  • @sportsworld923
    @sportsworld923 4 года назад +25

    within one week from 20sub to over 100subscribe MashaAllah..
    watching you from Mozambique
    Ilahey hani hifdiyo

  • @adoomankiiallahsw2142
    @adoomankiiallahsw2142 4 года назад +5

    Masha Allah inta joogtay qeyr Alle haidin siiyo inta aan joogine sidokale qeyr Alle haidin siiyo aamin amiin aamin yaa rabi wili qof dhahday maidinku jirtaa abubakar maxamed markuu xamar imanaayey sidaan ufarxay sida malinka aan imaaday aduunka oo kale kadaran ayaan ufarxay runtii sadaxda Malin oo joogo Malin aan sheegin kumajirto abubakar maxamed sikin daqiiqad wiliba saacad markasto qalbigeyga ayuu Ku jiraa Alle dartiisa lknse haddaan aduunka Ku kulmiweynay aaqiro ayaan isku arkidonaa oo Ka qurax badan aduunka korkiisa masha allah

  • @fartunali2133
    @fartunali2133 4 года назад +14

    Xaq maha muxadaro wen ado no qaban ina baxdan qorax saa utagnen fursadna umanan helin ina idin aragno😭

  • @simplyruqaiyahmuhammad4040
    @simplyruqaiyahmuhammad4040 4 года назад +18

    Congratulations 👏 akhi for 100k subscribers

  • @uksoma927
    @uksoma927 4 года назад +7

    Abubakur and Omar mashallah my brother keep going

  • @hamdiaden1398
    @hamdiaden1398 4 года назад +57

    Mashallah I really miss my home country #Somali❤️

  • @ashaosman2972
    @ashaosman2972 4 года назад +43

    Sheekh Abubakar iyo sheekh cumar Allah hadinfdiyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤👍

  • @shiinesomali5476
    @shiinesomali5476 4 года назад +3

    Masha Allah

  • @ipip5401
    @ipip5401 4 года назад +8

    Masha allah 😭😭🇸🇴

  • @abdirahmaanaweis9107
    @abdirahmaanaweis9107 4 года назад +15

    Teedkle wlhi waa ku farxay maanta farxadaa lama soo koopii karo masha allh waa dhulkiina hooyoo meel walpaa waa kugu soo dhawwnaa

  • @officialhanadjess1543
    @officialhanadjess1543 4 года назад +51

    M.A Allaha dayo rer muqdisho iyo Abubakar

  • @kamalmuhamet9834
    @kamalmuhamet9834 4 года назад +4

    Masha allah mabruuk youtuber from Germany 🙏🏽🙏🏽🙏🏽

  • @maidacadey8444
    @maidacadey8444 4 года назад +29

    M.a ilaahey niixafido nasiibdharo manta way iisuurtagaliwaysay inaa dhaqeeso muxaadarasaan 😭😭 huulkaanyaraaday cml

    • @zahuadan9571
      @zahuadan9571 4 года назад

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ladancookingandbeauty7617
    @ladancookingandbeauty7617 4 года назад +38

    MashAllah wadankena nabad allaha kadhigo💕🇸🇴💕🇸🇴💞💕Somali meshey jogto allaha kuxafido Amiiin

  • @fadumoali7753
    @fadumoali7753 4 года назад +38

    Dalkena markan kaso tagnay oo qurbo so galnay ayn dareny macnka uu leyahy wadankena

    • @amaalchannel2037
      @amaalchannel2037 4 года назад +2

      Fadumo Ali wlhi kula mid baan ahay ilaaay haino nabadeeyo

  • @atika5785
    @atika5785 4 года назад +5

    Love ku ahay labada sheikh Allah dartiih Allah idin barakeeyo❤️💯

  • @atariishoduureed497
    @atariishoduureed497 4 года назад +41

    Wllken alle janada hanagu wada kulmiyo umada muslimiinta ah dhamantoot

  • @maryamcumar5895
    @maryamcumar5895 4 года назад +9

    Mashalah tabarakalah ilahay ha idin xafido si qurux badan loo soo dhaweyay

  • @KakaKaka-tk7dv
    @KakaKaka-tk7dv 4 года назад +4

    ما شاء الله تبارك الله يا شيخ ابو بكر يا شيخ عمر الله يحفظك جزاك الله

  • @fatminaa2491
    @fatminaa2491 4 года назад +3

    ماشاء الله تبارك الله الله يكثر من امثالك

  • @hapsahussein1939
    @hapsahussein1939 4 года назад +12

    Masha allah Allah hni xifdiyo Allah hni barakeyo dhamaantiin

  • @lulubintmoho2331
    @lulubintmoho2331 4 года назад +6

    Mshllh tabarakalaah ilaah haku xefdiyo sheeq muqdisho wadnurisay blhi💕

  • @queenmoon6999
    @queenmoon6999 4 года назад +4

    ماشاء الله تبارك الرحمن
    اللهم زد وبارك نعمة الأمان
    جزاكم الله خيرا

  • @user-wt6um5kk4u
    @user-wt6um5kk4u 4 года назад +5

    ماشاء الله ربنا يكثر من أمثالكم

  • @cabdinasirxassan8215
    @cabdinasirxassan8215 4 года назад +28

    Aar ilhay dartii iigu caawiya subscriber wllyl

  • @sabreindahirabdulle1842
    @sabreindahirabdulle1842 4 года назад +7

    Ya Allah masha Allah
    Allaah ban ugu mahad naqayaaa caawa inan noqdey qofkii ugu horeeyy alxamdulillaah

  • @sucadosalad7675
    @sucadosalad7675 4 года назад +5

    Masha Allah Allah idiin xafido ❤❤❤🙏

  • @liibaanwardheere1303
    @liibaanwardheere1303 4 года назад +5

    *Masha aallah ❤️❤️❤️✅🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴*

  • @dahrangarad8853
    @dahrangarad8853 4 года назад +5

    Mashallah Allah haidin xifdiyo Aduun iyo Akhra Jazaka allahu khery

  • @shamsa_ahmed.
    @shamsa_ahmed. 4 года назад +3

    Masha allah wlhi wa maalin aad uqurux badan❤ilahay wadankena nabat hakadhigo ya rabb😢

  • @ilhaanmalay9194
    @ilhaanmalay9194 4 года назад +4

    Mnsha allah💖💖💖💖

  • @zahradagan6168
    @zahradagan6168 4 года назад +4

    mansha Allah Allah wadankeena nabad hanoga dhigo meel ka qurux badan majirto walhi

  • @khaalidalinadaarakaalidali1298
    @khaalidalinadaarakaalidali1298 4 года назад +4

    ماشاءالله تبارك الله عليك prroh qli hormar wcn guul

  • @mirrortime.official5448
    @mirrortime.official5448 4 года назад +5

    Masha Allah niyada kafarax sanahay buuga goormu isoogaarin😃 wllkeen gobalada Kalena Waykusugin

  • @ciyeyare6033
    @ciyeyare6033 4 года назад +1

    Mansha Allah sh abuukar iyo sh cumar Allah yaxfadakum fidunya wal aakhira

  • @xabiiboshariifcali7620
    @xabiiboshariifcali7620 3 года назад +1

    Wcs MASH allh sheikh Abubakar allh idin hafido wakufrhy wlhi markan arkey markn arkey inad imadey mogdisho wnkfrhy wlhi allh idin hifdiyo ❣💯💛💚🙏👍🙏

  • @libanabduqaderali3980
    @libanabduqaderali3980 4 года назад +8

    Mansha Alah God bless you guys

  • @dhiirikaliso
    @dhiirikaliso 4 года назад +3

    masha allah sh allah yaxfadka ilahy cimri dheer hagu siyyo amin

  • @umibtisaam292
    @umibtisaam292 4 года назад +2

    Masha allah alaha idin xafida markasta walhi waan qiroode markaa idin arkay fiicnaalaheda hadaa joogi lahaay alaha idin xafida markasta walal qaali igu ah alaha idin barakeyyo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤😍😍

  • @subeir3498
    @subeir3498 4 года назад +18

    Congratulations on your 100K subscribers bro👏👏❤🙏

  • @hoyoocadeycooking1
    @hoyoocadeycooking1 4 года назад +48

    Masha Allah Masha Allah wallahi wan Oye ilinbat igakenten wow Somali people don't know what to say

  • @walaalahakhayrka7846
    @walaalahakhayrka7846 4 года назад +6

    Msha Allah Aloo Barakeey Walaalaha is Jeceel

  • @shukrikhaliif428
    @shukrikhaliif428 4 года назад +5

    MAshallah allah yaxfidkum amiiiin ❤️😍💕❣️💗angane nasogara matanaha jeclay abubakar Sadiq iyo cumar faaruq

  • @suleenaqaali7295
    @suleenaqaali7295 4 года назад +5

    Masha Allah
    Abubakar iyo cumar
    Allaha qeer idinsiyo sidaa dadka wanaga ula jeceshihiin Allaha idinla jeclado Allah wanagisa iyo janadisa Allaha idinsiyo

  • @umusidraandxudeyfa2439
    @umusidraandxudeyfa2439 4 года назад +6

    Masha Allah walalahena alle ha idin xafido Mel walbo aad jogtan

  • @marwasharaf4076
    @marwasharaf4076 4 года назад +8

    ماشاءالله تبارك الله الله يسعدكم ويحفظكم 🤲🇸🇴👉

    • @nasteehanuura487
      @nasteehanuura487 4 года назад

      Walahi hadan oganlaah wan imanlahaa muqdisha lkn alle imaqorin in an imaado lkn sheikh abuubakarow aniga waxan marwalbo isdhihi jiray gormuu imanaa abuubakar iyo cumar faruux ad arkidontaa lkn IMA qornen in an arko waa alle mahadiis alle ha idin xafido

    • @fatumohassan9551
      @fatumohassan9551 4 года назад

      @@nasteehanuura487 abaayo asc mnshallh qaliyy Allah hakuxafido

  • @naimaaden1955
    @naimaaden1955 4 года назад

    M.a iam over happy to see yu.both abukar and omar ..may Allah sw bless yu all inshallh..barakalah fiik...Alle dartis ayan idhin jeclee...Alle haidhinxfdiyo damantin wallaha muqdisho iskuguimadhe maxadharadha ..Amin ya rabii

  • @zalmiita5623
    @zalmiita5623 4 года назад +7

    AlaaHu akpar wlhi waan jidhidhicooday dalkaaga meeL ka sharaF badaN ba jirto.......

  • @user-fu3wp1de8x
    @user-fu3wp1de8x 4 года назад +7

    masha Allah

  • @zuhaniitapea2970
    @zuhaniitapea2970 4 года назад +6

    Masha allah alle ilahy dartiis idiin jclhy wllyl💖💖💖🙏

  • @liibana22
    @liibana22 4 года назад +4

    Madax ficn banyelanay waayo dhalinti bay dhiri galin.
    Masha'Allah

  • @nafisohassanahmed275
    @nafisohassanahmed275 4 года назад

    Masha'Allah My brother's Abubakar Sadiiq & Omar faaruuq Alle ha idin xifdiyo wlh indhihii idin arkaa nasiib badan insha'allah waan idila kulmi donaaa haduu rabi qadaro wllheyga aan jclaaa tahiin ❤❤❤

  • @ibrahimroomiya
    @ibrahimroomiya 4 года назад +13

    Masha allah janada ilahay haysku keen tuso dhamaanteen subscrib 2k ahna ilahay dartii halaysiiyo

  • @xawraaxaryanwarfaa8492
    @xawraaxaryanwarfaa8492 4 года назад +5

    Wlhi farxadeeda malaso kobi karo ❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏

    • @ahmedyasin1059
      @ahmedyasin1059 4 года назад +1

      Abakor sxp dar illaahy ku jecelhy Hrgeisa imo👈❤

  • @womenpowerfamily1769
    @womenpowerfamily1769 4 года назад

    Masha Allah tabarakAllah Allah idin xafido 👐👐👐Allahumma bariek

  • @lulafarah6885
    @lulafarah6885 4 года назад +1

    Masha Allah guul Adinkoo kale Allah hanoo badsho❤️❤️❤️✍️✍️✍️ 👍👍👍👏👏👏👏💙💙💙💙

  • @juweriamohamed4803
    @juweriamohamed4803 4 года назад +4

    I am very proud of them 😍😍😍

  •  4 года назад +4

    👍🕌ماشاء الله 🕌

  • @raddiyahmohamoha8429
    @raddiyahmohamoha8429 4 года назад +4

    God protect you from evil eyes 🤲🏽

  • @filsanabdi593
    @filsanabdi593 4 года назад

    Masha Allah Muxadaro qurux badan sheekh Abubkar iyo Cumar faruuq Alle hadin xafido 😍👌

  • @haliimaibraahim4276
    @haliimaibraahim4276 4 года назад +3

    مشاء الله الله يحفظك

  • @asmasaed2393
    @asmasaed2393 4 года назад +4

    Manshallah Madal Qurux badan😍🙏

  • @fatxiyasomaliaofficial9034
    @fatxiyasomaliaofficial9034 4 года назад

    Masha Allah malin qurux badan mogdisho allaha kuxafido sheikh abubakar sheikh omar allaha idin xefdiyo axbaabi filaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ukhtakaisha7168
    @ukhtakaisha7168 4 года назад

    Alaaaa qurux badnaa Ma sha Allah 😭😭😭😭Allow igaarsi fursad aan kuarko dalkeyga Somalia wajiyaal quruxbadhan dad qalbi wngsan Allow wadnkena nabad noogadig Allaha xifdiyo dhamaan musliminta

  • @abdirahmaanaweis9107
    @abdirahmaanaweis9107 4 года назад +11

    Markle.ku celiina walal abuubakar isku day in aad noosameyso buugaatas adoo mahadsan wlhi meeqa sano ama.beri aan sugaaye lkn nasiipkeyga iimu samixiin

  • @ferhiyaibrahim4495
    @ferhiyaibrahim4495 4 года назад +7

    MashaAllaah ilahay Ha Idinku Nabad Yeelo wlalayaal

  • @munoyoonis1042
    @munoyoonis1042 4 года назад +1

    M.a jaskallahqeyr Abubakar mahommed and Omar faruuq walalo an jclahay ilhey ha Idin xifdiyo mel wlba ad jogtiin we love u ❤❤❤❤

  • @safaawarsame4947
    @safaawarsame4947 4 года назад

    mn shallaah tabarakallaa tabarakallaa runtii farxadeyda lama qiyaasi karo wlhi aad iyo aad ayan ug faraxa sanahy inaa samali jogtan wallalahayga abuu bakar iyo shiik faruuq 💕💕💕💕

  • @fardowsoxasan2861
    @fardowsoxasan2861 4 года назад +34

    Abuukar aad ayan u guxumahay in aan ka soo qeeyb galaan rabay lkn wan xanuunsaday

  • @zuzumahamed5525
    @zuzumahamed5525 4 года назад +9

    Mslh
    ماأحلى هدا المكان ماشاء الله
    Wlhi reer muqdisho waagob
    Alh hainoo xifdio culumadeeena🤲🤲🤲😍

  • @user-gk7xl5uv1q
    @user-gk7xl5uv1q 4 года назад

    Masha Allah jazakumullahu qeyra Wallaheyga Allah hidinxafido nawad kusolaabta insha Allah

  • @naimaofficial3129
    @naimaofficial3129 4 года назад

    Maasha Allah sheikh abubakar Mohammed Omar faruuq kusoo dhawada wadankena Waaa nabad amaan waana wadan hawadiisa Aad uqurux badan tahy una carfayso💓💓💓💘💘💘💚💚💚🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdigeeljirehabarbakhtiday4507
    @abdigeeljirehabarbakhtiday4507 4 года назад +5

    Masha Allh ilahow farxadooda u sii siyaadi anigayba i faraxgaliyeen

  • @aishasadaq3986
    @aishasadaq3986 4 года назад +5

    so beautiful m.a

  • @CartoonKids856
    @CartoonKids856 4 года назад

    Masha Allah Alle ha idin barakeeyo adinka iyo dhaman umada somaliyeed ee leyga beray Alla maxey malin qurux badan aheed Allow quluubta umada somaliyeed bur cad iskumari

  • @halimosacdiya1309
    @halimosacdiya1309 4 года назад

    Maasha allaah Tabaarakallaah Dhalinyarada iyo Culumada iyo Wadankanka iyo muwaadiniinta Allaha noo xafido

  • @jiijoladan437
    @jiijoladan437 4 года назад +14

    Mashaa Allah alllaha idin xifdiyo walalaheen qaaaliga lkn sh ,plz asxabta fursad 2 dib usiiya

  • @wiiloahmed4623
    @wiiloahmed4623 4 года назад +17

    Abubakar. And omer hn hargaysa Somaliland kaaalya

  • @hamihooyochannel836
    @hamihooyochannel836 4 года назад

    Wlhi waaa farxad maasha allh cimri dheeer iyo caafimaad allh idiin siiyo diintane allh idiin siyaadiyo cumar Iyo abubakar😍😍😍😍😍👍

  • @cabdirashiidsaleebaancabdi8892
    @cabdirashiidsaleebaancabdi8892 4 года назад

    Alle Hayni xifdiyo wllyl kuwa guulaysta Aakhiro iyo aduun guulaysta haynga dhigo Aamiin

  • @ibtisaamcadey9148
    @ibtisaamcadey9148 4 года назад +16

    Abuubakarow aniga buuga ad qortay aadaa ugu bahanahay lkn shiida ahay bilash ma legu sinayo ani

    • @suweytacali6468
      @suweytacali6468 4 года назад +1

      Ukhti ASOO FILE AH TELKANA KU GALAYO ANA KU SO DIRAYO EE LANBARKAGA II SOO SHEEG

    • @Qadra-Hussein722
      @Qadra-Hussein722 3 года назад

      @@suweytacali6468 walal anah maad isoo dirtid saan uradinayay waanka quusan gaary wakan numberkeyga +252618204267 plze isoo dir hadaa ihelikarto buukaas waayo maiibsankaro mahdsanid

    • @Qadra-Hussein722
      @Qadra-Hussein722 3 года назад

      @@suweytacali6468 walal anah maad isoo dirtid saan uradinayay waanka quusan gaary wakan numberkeyga +252618204267 plze isoo dir hadaa ihelikarto buukaas waayo maiibsankaro mahdsanid

  • @rabatpropertyLimited
    @rabatpropertyLimited 4 года назад +5

    Masha allah keep going walal
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @simanbeauty431
    @simanbeauty431 4 года назад

    Masha Allah waa idin salamay abukar iyo cumar Ilahay ha idin xifdiyo mugdisho illahay nabad ha noga dhigo

  • @hanisaedd9699
    @hanisaedd9699 4 года назад

    Masha allaah Abuukar iyo cumar allaah aa idiin siiyay qurux badan iyo diin

  • @cosobabdi9068
    @cosobabdi9068 4 года назад +8

    masha allah ilahay ha inugu amansado meshaad jogtaan