Waa fursadaadiiTurkiye Burslari 2025

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 фев 2025
  • Our New Website: somalischo.com/
    Official linkS: www.turkiyebur...
    PLZ subscribe and like our channel
    You can also follow me on social media
    📸 Instagram -
    / yusuf_shire.. .
    🐦 Twitter -
    / shiremuse​​​​
    🔵 facebook -
    / yuusuf99​
    CAMERA GEAR
    [www.youtube.co....](www.youtube.co...)
    Affiliate links
    📌 [amzn.to/3vlFFc7](amzn.to/3vlFFc7)
    📌 [amzn.to/3hSTryT](amzn.to/3hSTryT)
    📌 [amzn.to/3fmYwOq](amzn.to/3fmYwOq)
    ▶️ My FAALLOBUUG Playlist
    [www.youtube.co....](www.youtube.co...)
    DISCLAIMER
    This channel is created in good faith for informational and educational purposes only. All persons associated directly or indirectly with this channel and videos use their best efforts in preparing the content. The accuracy, completeness, and correctness of the information shared here are our top priority and we will always be at our best in delivering quality content.
    However, you are advised to always make your research and ask when not too clear.
    Lastly, my description may contain links to other websites or content belonging to or originating from third parties, and when you click on them, I get a small commission. So thank you.

Комментарии • 81

  • @mohamoudbile
    @mohamoudbile 24 дня назад

    Mahadsanid wllo Qli
    Allah ku barakeeyo❤

  • @AbdiweliAbdirizackOmarMo-ws1jt
    @AbdiweliAbdirizackOmarMo-ws1jt 26 дней назад +3

    Thanks Ustaad

    • @yusufshire
      @yusufshire  26 дней назад

      @@AbdiweliAbdirizackOmarMo-ws1jt 🙏🏽

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 26 дней назад +5

    Ka Faa'iidaysi wacan Jalayaal
    ❤ Haddii aadan hadda ka Faa'iidaysan karin u diyaar garow

    • @yusufshire
      @yusufshire  26 дней назад

      @@MacalinEnglish 🙏🏽

  • @nastehoclqani3240
    @nastehoclqani3240 24 дня назад +1

    Shukran wall aad baad u mahadsantahy horay usoco noona so badi oo hanaga caajisin ❤️

  • @QoslaayePoi-c8c
    @QoslaayePoi-c8c 26 дней назад +2

    First coment❤

    • @yusufshire
      @yusufshire  26 дней назад

      @@QoslaayePoi-c8c 🙏🏽

  • @AXMED-k5d
    @AXMED-k5d 13 дней назад

    Zxp ma i xareen kartaa 🙏

  • @bashirtosane9323
    @bashirtosane9323 24 дня назад

    Ustaad Yusuf shire mahadsanid
    Su'aal baan qabaa, waana caqabad jira.
    Ardayda marine xaraynaysay ayaan ahay kulliyadaha iima soo baxayaan ama jaamacadaha bixiya kulliyadahaas.

  • @smile-db6bv
    @smile-db6bv 8 дней назад

    Ustad shurudahA noo sheeg please qof

  • @shaaficibile6672
    @shaaficibile6672 24 дня назад +1

    Ustaad mahadsanid mar walba sanado badan oo aan Channelkan ku xirna, sanadkii la soo dhaafay ayaan ku guuleystay Türkiye Burslari, illaahay mahaddi. Hadda wali waxaan ku faraxsanahay inaan daawanayo sida quruxda badan ee aad fursaddan ugu soo bandhigeyso ardayda Soomaaliyeed. Mar walba guuleyso Ustaad.

    • @Abdisamad.Abdulle
      @Abdisamad.Abdulle 24 дня назад +1

      Walaalkayow waan kuu baahanahy xaggeen kaa heli karaa .....

    • @ugbadosman2204
      @ugbadosman2204 24 дня назад +1

      Please noo faaidee wll

    • @hamdaabdy4914
      @hamdaabdy4914 23 дня назад

      Instagram hadii ad ledahay ii sheet walal inan kulaso xidhiidho ayaan rabaaye 10:17

    • @SwiftTrend-t5n
      @SwiftTrend-t5n 20 дней назад +1

      Bro fadlan isheg mel aan kala soo xiriiiro

    • @shaaficibile6672
      @shaaficibile6672 20 дней назад

      @@Abdisamad.Abdulle
      Saaxiibayaal qof idin kamid ah meel aan kala soo xariiro ha so qoro, qofkaas aniga la soo hadlaya, labadiinna kalena qofkaas la xariira.

  • @MohamedAliHussein-j1o
    @MohamedAliHussein-j1o 26 дней назад +3

    thanks, ustaadii I'm waiting your video sir

    • @yusufshire
      @yusufshire  26 дней назад

      @@MohamedAliHussein-j1o 🙏🏽

    • @SalloAbdi-n6q
      @SalloAbdi-n6q 25 дней назад

      ​@@yusufshire yusufow zxp 2025 waxaanu kaa sugeyney in AAD soo gudbin doonto *sababaha loogu guuleesto schoolarship walba* . Waad dadaaleysaa zxp Alle ha ku barakeeyo muuqaaladana ku soo dhakhso zxp.

    • @ABDIHAKIIN-GRAPHICS
      @ABDIHAKIIN-GRAPHICS Час назад

      @@yusufshire Asc ustaad xaga id ga kadh dhalasho ma haysto warqad dhalashan haysta ma ku badali karaa xaga id ga

  • @a.risaaqcumar8859
    @a.risaaqcumar8859 15 дней назад

    Wlo Yusuf shire aad iyo aad Baad u mahadsantay sida xushmada leh ee aad dhalinyarada soomaaliyaad ugu Soo gud biso scholership yada
    Wlo Romania ma ka haysaa wax xoga

  • @CaddeC
    @CaddeC 25 дней назад +1

    Wll adoo mahadsan waxaad si faahfaahsan ugu soo hadashaa "later of intent" iyo tusaalooyin wata.

  • @mohamudesse4890
    @mohamudesse4890 26 дней назад +3

    @yusuf shire waxaan wax kaa waydiin lahaa, YALI sideen kuula soo xiriiri karaa.

    • @yusufshire
      @yusufshire  26 дней назад

      @@mohamudesse4890 social media o dhan facebook instagram

  • @WllNeyga
    @WllNeyga 26 дней назад +2

    Ustaad
    Wraaqda recommendation letter School wan ka fogahay jamaacad dhigtaa macalin ii dhiga madada management ayaan ii qor dhahay shaqsi aahaan ani wax iga aaminsan tahay maraka waa sidee

  • @QoranWarsame-x9v
    @QoranWarsame-x9v 14 дней назад

    Hi

  • @maankaalimuse9573
    @maankaalimuse9573 25 дней назад

    Bro next video noo samee Cv oo ah mid qualify

  • @SalloAbdi-n6q
    @SalloAbdi-n6q 25 дней назад

    yusufow zxp shahaadada secondary gu ma qasabaa iney leedahay tiimbaraha ama shaambada wasaarada waxbarashada iyo w/duulista?

  • @yaasirmohamed5561
    @yaasirmohamed5561 5 дней назад

    Ustad kuliyadaha ma Kala duwi kara

  • @Xamdi-b7r7p
    @Xamdi-b7r7p 19 дней назад

    Ustaad qof english aqoon maxareen karaa

  • @ShucaybSaid-h2w
    @ShucaybSaid-h2w 18 дней назад

    USTAAD 3 SUAAL I FAAIDEY
    1 goorme ayaa oganaya in aa guleystey
    2 side ku oganaya in la idoortey
    3 ma xareyn kara ardey hada ah f4 o sankn u danbeyo

  • @Abdisamad.Abdulle
    @Abdisamad.Abdulle 24 дня назад

    Asc Ustaadii waxaan ku waydiinahaya anoo Türkey jooga ma xaraysan karaa scholarship kaan..... isoo jawaab please...
    .

  • @muscababdulahi2200
    @muscababdulahi2200 26 дней назад

    Ustaad qof ii xareeyo oo lacag lagu siiyo ma jiraa plz replay

  • @mohamoudabdi7163
    @mohamoudabdi7163 26 дней назад +3

    Asc Ustaad
    Warqadda Recommendation Letter ee Secondary Haddii Schoolka aan Dhameeyay ka Fogyahay Magaalada Aan Joogo ma Qoran karaa anigu warqadda

    • @Jalley00052
      @Jalley00052 26 дней назад

      Saxiixa ayaa loo baahnyahay ban u maleyna

    • @yusufshire
      @yusufshire  26 дней назад

      @@mohamoudabdi7163 email ahan igu so dira dheh si shaabada iyo saxiixa ay uga maqnan

    • @SalloAbdi-n6q
      @SalloAbdi-n6q 25 дней назад

      ​@@yusufshire yusufow zxp shahaadada secondary gu ma qasabaa iney leedahay tiimbaraha ama shaambada wasaarada waxbarashada iyo w/duulista?

  • @hamidkarasia4922
    @hamidkarasia4922 26 дней назад

    Bro, BCH of Nursing baan haysataa marka 90% baa la iga Raba.

  • @AxmedSh.XuseenCumar
    @AxmedSh.XuseenCumar 26 дней назад +2

    Su'aal zhp
    Jamacada ma qasaba inaad turkey language ku dhigato waxaan doonayaa mid english ku baxaysa oo associate ah? Sideen ku heli kara ku darsoo m haysto IELTS?

    • @yusufshire
      @yusufshire  26 дней назад

      @@AxmedSh.XuseenCumar may qadab ma ahan in aad Turkish ku barato IELTS na lama waydiiyo dadka raba inay English lu dhigtan

  • @abdirahmankeisal9939
    @abdirahmankeisal9939 25 дней назад

    ustaad Yuusuf, marar badan baan maqlay ardey ka cabanaysa lacagihii tution fees oo ah in lacag yar la siiyo ama lagu boodo lacagihii la siin jirey? marka arrintaas kawarran?

  • @zakariaxeysey6216
    @zakariaxeysey6216 26 дней назад

    Muuqaalka xiga nooga soo samee please

  • @feysalcalixuseyn1064
    @feysalcalixuseyn1064 25 дней назад

    @Yusuf shire sxb waxaad War naga siisaa schoolershib ka dalka Romania 🇷🇴 pls waa naga codsi hadaan nahay Dhalinyarada soomaaliyeed waxaan rajeynayaa inaad noogu soo jawaabto🙏

  • @AbdalleSulleiman
    @AbdalleSulleiman 26 дней назад +1

    Yusuf Shire, aad baad u mahadsan tahay, wll.
    Sanadkii hore ayaan portal Account ka sameystay aniga oo xaraynaya Islamic development bank ISDB scholarship markaa waxan maqlay isku meel baa laga wada xareeyaa Türkiye burslari iyo ISDB markaa information-kii hore ayaa ku jira weli
    markaa ma acount cusub ayaan samaystaa mise kii hore ayuun baan mar kale ka diraa?

    • @yusufshire
      @yusufshire  26 дней назад +1

      @@AbdalleSulleiman wllo account cusub samayso ama aad update ka dhig xogta

  • @anisadiamond9245
    @anisadiamond9245 24 дня назад

    maa noo xa reesid markaa wll

  • @zakariyemohamed2508
    @zakariyemohamed2508 26 дней назад +1

    Ustaad yusuf adiga oo rali ah waxaa ku weydinaa Yali ayaa ku gulesty interview onliine ayaa ku maray bil ku dhawad ilaa hda ma lisoo jawabin mxaa xal ah🙏

  • @hibonuurohibo9788
    @hibonuurohibo9788 25 дней назад

    Transcript macnihiisa no micney yusf shire

  • @mukhtaarhassan2583
    @mukhtaarhassan2583 25 дней назад +1

    Somaliland national ID maku xareynkaraa wll

  • @AbdullahiMohamed-q2g
    @AbdullahiMohamed-q2g 23 дня назад

    Marki Aan is Register Gareeyo isla markaas maa Buuxinaa Home Bage mise markii laguu Soo Diro ley Waaye

  • @mohamoud_8852
    @mohamoud_8852 6 дней назад

    Saxib Turkey buslari ma bixisa master in public health? Meel ayaan ku arkayy turkey buslari doesn’t award health science

  • @ugbadosman2204
    @ugbadosman2204 24 дня назад

    Ilets ma muhiim baa ustaad

    • @sayidbinusayid180
      @sayidbinusayid180 16 дней назад

      Maya luqada turkey wax ku barane ma xaraysay mise weli

  • @ahmedshahab8490
    @ahmedshahab8490 25 дней назад

    Linkigi away sxp

  • @ayaanabdirahman3096
    @ayaanabdirahman3096 25 дней назад

    wllo wxaan ku waydiiyay intent later qof kasta ma ku waajibaa yacni hdaad Bachelor degree tahy miyaa lgaa rabaana mise Master iyo PhD uun baa leh

    • @ShucaybSaid-h2w
      @ShucaybSaid-h2w 18 дней назад

      Haa waa waajib hadi aa rabto ina qorto aniga aayaa ka caawinya ila soo hdal hdi aa taaxiiseysnyso wlll

    • @ayaanabdirahman3096
      @ayaanabdirahman3096 17 дней назад

      ​@@ShucaybSaid-h2whyeh hlkee lgala soo xidhayaana

    • @mohamoud_8852
      @mohamoud_8852 6 дней назад

      @@ShucaybSaid-h2wintee kaala soo xiriiri kara?

  • @Zakeriyeibrahim
    @Zakeriyeibrahim 26 дней назад +1

    Linkiga ma shaqeenayo

    • @yusufshire
      @yusufshire  26 дней назад

      @@Zakeriyeibrahim Turkiye burslari ku qor google wu kuso bixin

  • @somaliaction2451
    @somaliaction2451 26 дней назад

    Wllhi sanadkii hore ayan xareeyay😪 waliba adiga ayan ka dawaday steps ka oodhan qaabka lo xaraynayo Kadib email ki aan ku xareeyay intan iska ilaaway bishii 8aad fariin isoo dhacday ahayd interview maad imanin sida darteed laguma aqbalin emailki baan baadhay shaw bishii 5aaad 14 keedi ayu isoo baxay interview goobtuna hargeisa ahyd aniguna 3bil kadib ban ogaadey any way marlabad ban xarayn doona sanadkn mahadsanid wll🙏 😪

    • @SalloAbdi-n6q
      @SalloAbdi-n6q 25 дней назад

      Wallal shahaadadu ma ta somaliland baa?

    • @ugbadosman2204
      @ugbadosman2204 24 дня назад

      Please halkeen kala soo xidhiidha wll

    • @drznaimanaziip9100
      @drznaimanaziip9100 21 день назад

      M.a wll isku day snadkaane

    • @naimaKeize
      @naimaKeize 17 дней назад

      Wll sidaada ugu guulaystay nala wadaag

  • @samiibrahim9554
    @samiibrahim9554 23 дня назад

    Ustaad ma qasab baa qofka 21 sano in uu ka yaraado