Masha Allah marwalba oo aan soo rawaxo waan daawadaa barnaamijkan go forward suweys iyo bahda la shaqeysa insha Allah mar aan wadanka imaado puntland waan soo arki doonaa Dad goba weeyi allaha barakeeyo
Walaahi kama caajiso barnaamijkan laba arimood midkood, ta koowaad waxan ku qoslaa lahjada reer garoowe, ta labaadna sida fcn ee wiilka gabadhu iskula haystaan ee dadka uga xaraabaysanayaan. Waan idin salaamay reer garoowe, greeting from hargaysa
Kkkk war cusub, anaga lahjadkeena baa ku qososhaan? Anaga kiina baan ku qosolna ruunti, burco baa u daran🤣🤣. Markaan hargeisa joojey waanba iis fahmiiweyney, labo luugad ina ku hadleyno cml a moodey.
Gabadha indha-shareerkaa iska rogtay baa iigu qosol badan wlhi ilmmaa iga timid iyo midda leh fannaaniinta mid ba kama aqaane maxaan ka saaraa ii bilow😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
10:04 wlhi daacad ban u qoslay Hormar wanagsan walaalayaal
Way naga qosliyen kuwan
Ma nin ayaa yiri golis ayaa weerarinaa hadda kahor 🤣🤣🤣🤣
@@mhassan5374 haa
@@mhassan5374 haa mid wadaada oo reergaroowe ah markii maciishadu qaali noqotay ayuu sidaas yiri
😅🤣
from arrimaheena wixii ah like ku qabo 👋
❤
@@galayrofficial7976 9
Reer Garowe Talent bey leeyihiin youtube haloo furo 😆😆😆😆
🤣🤣🤣🤣
@@siciidsaafi5921 indonesian girl iyo heeeso tiktok ciyaraya
ruclips.net/video/coo1pRpvAIY/видео.html
Reer Garoowe waa dad ilbax ah oo isu dulqaad badan.Xataa ninka qaska wada si nabad ah ayey ula dhaqmayaan! 😂😂
🤣🤣🤣
War sooo Badiya wlhi waan shere Gareeye hadane tiktok ayaaan u jar jari Rawaa taageero buuxdaan idiin Ahay waxaana jooga Mugdisho
Reer Garoowe wllhi waa wada funny socda keep going 😂😂😂
Kan prank lama oron koro magac kale haloo baxsho
Team dirisle wixii jooga ninka udira hana qoslee😂😂😂😂😂😂😂
Wllhi daacad baan u qoslay prank gaan waa iga gadan yahay Hormar wacan My Home Garoowe💯💯💕
Yes tan a u aqaan prank not kuwa qolalka lagu sodubo 😂😂
Suways, waaban ka helay Garoowe, walahi waa reer burco oo halkaa taagan.
Inaba cadi mahan rer garowehe 😂🇸🇱🇸🇱🇸🇱
waa reer hargesa oo idin leh guuleysata, wonderfull .
Yaa Tik tok ka yimid 😂
aniga🤪🤣🤣
Frome tiktok and Facebook 😁✌
@@globenofficialchenal9257
Facebookga xagee baa la soo dhigay
Me
From arimaheena Rer garoowe walalhy Ani rer gakio ahay Puntlanomo 🇸🇱🇸🇱🇸🇱
Mar hadi magacaagu saas yahay anna waxaa laydhaha Reer mudug tagay 😂
Masha Allah marwalba oo aan soo rawaxo waan daawadaa barnaamijkan go forward suweys iyo bahda la shaqeysa insha Allah mar aan wadanka imaado puntland waan soo arki doonaa Dad goba weeyi allaha barakeeyo
Réer garowe wlhi wan wata from porama 😂
suuqa inji iney dhex tagto fcna umad wda qadcan ah miss growe
Walaahi kama caajiso barnaamijkan laba arimood midkood, ta koowaad waxan ku qoslaa lahjada reer garoowe, ta labaadna sida fcn ee wiilka gabadhu iskula haystaan ee dadka uga xaraabaysanayaan. Waan idin salaamay reer garoowe, greeting from hargaysa
Kkkk war cusub, anaga lahjadkeena baa ku qososhaan? Anaga kiina baan ku qosolna ruunti, burco baa u daran🤣🤣. Markaan hargeisa joojey waanba iis fahmiiweyney, labo luugad ina ku hadleyno cml a moodey.
Gabadha indha-shareerkaa iska rogtay baa iigu qosol badan wlhi ilmmaa iga timid iyo midda leh fannaaniinta mid ba kama aqaane maxaan ka saaraa ii bilow😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Askarikii paa qoslay wlhi funny waa galeyr lipaax waan ku tageraa😂😂😂😂
suweys wlh adiga ayaa ugo darnaa sida aad dadka u qalqalisay oo waxay u haysteen in aadan is ogayn keep going abyo
Video kuwad ka helay rer Garowe qofki qof ka qaldma meshaba wa laga saaraya war adiga meesha ka bax ka dhacdey😂😂😂😂
Wlhy waa funy ree garowe
wlahay gabarta indha sharerka iska qaaday iyo inka bajajta Wataa aad ugu qoslay abaayo soo suubi mid kale
Reer Puntland waxaanku jeclahay sida Koonfur maaha deegaankooda wey dhisteen nabadana weyka shaqeeyeen from Mogadishu
100% waan kaheley dulqaadka reer groowe aad buu ufiican yahay pls gobolada dhan geeya si’aan gobolada kale dulqaadkooda aan u’aragno kuwa dulqaad la’aanta qaadana aan aragno 🤙🤙🤙
hhhh abdi wali mid la gaaraacidoono buu u egyahey
Bowe shaqo abuurba laidinsamenaya😂😂🤣🤣
Suways gacayte waan kuwataa ina adeer mcn waad iga qosliseen xaqiiq keep going ❤🙏🙏🙏
Suweys gaceyte wxba kama garanayo inad wx iiga bilowda roon 😅😅 11:16
Dhowr marbaan kuceshtey qosol
Kkkkkk fanaanba ma kala aqaan igu daran kkkkkkkkkkkk
😂😂😂😂😂😂😂
Mid kama aqaane maxaan mid ka saaraa😂😂😂😂😂😂🔥🤣🤣🤣
Arimaheena meshuu soo booqdo
Waa lagu dhan yahay. Reeer garoowe qosol miiran waa
Wlahi qosol iga dhamaa hore u socda wlalayaal from Hargeisa.
Yecliyaa reer ayeeydeey boowe 🥰♥️❤️
From Arimaheena ❤️
👇Walaal Mcn 🙏
Keep Going 👍
Walah daacad baan u qosley reer garowe waa shidan tihin Allah nabada ha idin siyaadiyo❤🇸🇴🙏
Amiin
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂tiiviga mxaa uga muuqan weyne macalamdo baa nagu yaal
Dadkaygii iyo Boqoradii Darood 😍 from ogadeenia
🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴
wa wax wanaagsan iney dadku yara ilbaxeen, waagi hore gacanta ka horeyn jirtay ama jidhay 👍
Prank shurudihii pranknimo puxiyay😂😂😂😂
😂😂😂 qosol miiran kan prank lama dhaho wu dhaafay prank waa mid cajiib ah war ninka kula dhigayo dhib badana mar ban uyabay in feer lala dhaco
The little kids smile made my day
Nice God bless you Sister I am from India chandigarh city
😂😂😂 wah berka ixanuny. Abyo suways garoowe I yo barnamishyo xiise leeh
Kkkkkkkkk
Best somali prank! Funny idea.
Welcome wllshy waad iga qosliseen wllhi si daacadaan uqoslay
Wllayaal wa barnamij loo baahna mashallah oo qosolah halka ka sii wada !!!
Cabiwali galayr ani reer mudug baan ahoo hadii uu suaasha lay way diiyey igasoo dhex galo waan dhar baaxi lahaa 😁😁😁😁😁
Keep up suways I don’t know anything about Somalia media it’s amazing and hilarious made me laugh love my shacab
Waxwalbo waan saray we need more pranks thanks guys 🙏👍👍
From arimahena hormar wacan walal ✌️❤️
from mogadishu hormar wacan
Rer garoowe doonta dhinacooda ayee kaso koreyn wlhi.🤣🤣
😂😂😂 Best prank ever wallahi. This guy can act.
Ninkaas waa dhulbahante waaye
Walee waadan i aqoon ku lahaa
Wax kale weye
car iisoo jawaab
Reer Gorowe Dadkeygii
Wlhi wd naga Qoslisiiseen
Suuqii aar aareyda baa arkaa xasuus kkkk
wlh kal iyo laaban uqoslay tnx aqyare keep going
Wlhey wan qosley masha allah channelkale oo naga qosliya ayaa no so baxey
Gabadha reer garoowe kala kicisay
Mcha allah suweys wan ku salaamey legend girl waad iga qoslisey mahadsanid
Melaha dadka lagu daba ruco geeya hala dawadee hhhh
9:56 😂😂 biyo baan cabayay wallahi waan saxaday
From arimaheena Masha allah barnamij fiican kenten lkn waxaa niligarabay inaa gabadha adeerka far dhahesay inaa kasaartiin fiicneen maxaa yeelay meelkaste laga arkaa lkn ayada maxaa kaqaldanaa kamira lagadubaye saas inee sameso ma eheen keep going lineyhy
Suweys gaceyste and abdi Wali galeyr thnkz more and more together and I love people from Garowe
Burco hadey ahaan laheyd ninkas ka ugu horeya dili laaa😂😂😂😂from tik tok
Haa wlhi we qaraaci lahayeen ree garowe wa dad dagan
Garow is my Town I was born galkacay but I’m puntilander love all my puntiland
From grwe dirisle abdi reaction buuqisa wataaa rabnaa nio
Wlhi wan qoslay kal iyo laab barnamij kaan soo badi abayo abdiwali nah haka soo tagin
inaba caadi maaha prank kiga ee sameynaayaan reer punt xamar imaada ee ku sameeya
Majerten carab miye adoon u ahyeen😂😂😂meadow bdana misinkow😅😅😅 waxshi iyo bilal ee mel iska so galan 😅😅Qrux msha ilahyow carabta madow no daay😁😁😁
From Reaction #Arimaheena😂
Midka cadayga wata wallaahi waaka baqi lahaa caadi buu u garaaci lahaa ugu danbeyntii naftiisa wuula baxsaday
Si tosa ayaan u qoslay
Keep going u r comedian
I love u from jariiban
Thanks
Groowe magaaladeydii riyada waa imaan doona insha allah
Wiidaa ku gubatay waa first day an maqlo, ma waxa looga jeedaa maskaxdaa ku gubatay.
Make a new one for us I found in the program plesa😂😂✌
Hooy hoooy magacis Mxa ka qaldan hhhhhh dadku ileeen waba wada funny
4:20 caawa laga soo daynayaa in aad kamirada isku dhigayso waan ujeednaa😂😂😂😂😂
Keep going brother and sister 💖
Wll soo badiya kuwn oo kle
Ilaa prank buu ahaa😂😂
waa Real. Prank. inta aan la fahmin barina sameeeeya plz. qosol miiran waaye
Walhy waa dad bayo saa kuwad prankiyada wadada noosobadi🤣🤣
Barnamijkan prankiga waan la dhacnayee inoo soo badiya muqaladanoo kale 🤣🤣
Oo Mxa ka qaldan See u dhahayan anba jag ku ahay
Hhhhhhhh War Gawadhaa u waabstay gaaayga Wlhi War wlley hor mar wacan🙏🙏✊✊
Rer garowe miss u wallahi kal iyo lab aan u qosley
Dadkyga rer puntland wn jeclhy wllhi🙂
Barnaamijkan waan kehelay wlhi haka caajisina ina ader noo sooo badiya plz👍
Puntland goorma iigu dambeesay
Inta tiktok kasoo racday dhac igu siiya
Peaceful people mashhallah
Part two soo sameya😁😂😂
Welcome my sis from Arimaheena ❤💘mininka mininkaga wye sodhawaw
Wllo meeyey vedio shortcut kiisu saaran yahay
Wa funny nosoo badiya prank shidan waaye 👍👍😂😂
Waa funny,, reer garoowe,,, boowe u kaadi,,,,,
Sakariye Jakarta oo burco ladhex mara Su, aalo Qosola INUU weydiiyo Dadka ayaanba XASUUSTEY,,
Masha allah dhul udug 👑🇸🇱
Walaahi wiilka yiri yiri kuli waa kamsaari lahaay dal diin leh badan nahay yiri ugu fiican shacabka wax garan weeye ninkaas
From arimaheena🤣🤣
Asc wllayal wax qosol badan kusoda marwalba lakii gabadha kubadiya dukalayda habra waydiya
Ninka Talent Buu Leyhy RUclips Ha Loo Furo Abdiweli Galaydh✌